Allaha dhamaan caruurta Islam ayagoo cafimaad qeyr qabo ugu badala aamiin iyo imaan diintooda u xafidan Allaha u soo wada celiya waalidiintooda aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Allow Kaa qabo manaxayaasha aan alle aqoon oo arxan laawayaashe kala fageeyey hooyo iyo ilmaheeda isjeclaa illaahey samirkii nabi ayuub allaha kusiiyo iyo qisadii nabi yuusuf insha allaah faadumo waanu kula xanuunsaneynaa abaayo samir jamiilah allaha kugu irzaaqo allaha qani yahe hakaaga soo qaado
Allaha awooda leh waa habeenkii bishii barakeysneed ugu dambeeyey fadligeeda ha celiyo caruurteda iyada &muslim ah ay ka maqan yihiin oo gacan cadow ugu jiraan ha uga soo badbaadiyo aaaaamiin yaarabi aaaaamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Wcs sahra markasto waxaan ka fikira oon is iraa markeey umusho xaalkeedo soow noqona hadana ayaan alle ubarya♥️♥️♥️♥️♥️abaayo ilaah qalbiga alle hagoo adkeeyo we love you
Allaha badal qeyr qabo Allaha udinku badala Allaha caruurtiina dib idinka soo celiya Allaha caruurtiina deg deg idiinku soo celiya Allaha meel ka qeyr badan udinku badala aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Walaashey Faaduma iyo Odaygeeda waxaan kula talin lahaa in Habeenki 3am ay soo toosaan, ilaahna baryaa. Inshaa-allaah, ilmaheeda alla ayaa u soo celin doon.
Waaa gabar sabar badan xaqiiqa sabarkeeda ayeeyna meel kugaaraysaa inshaa allaaah guul allaha kuugu dhameeyo abayo ciyaalkana allaha noosoo celsho xbbt
Aamiin aamiin yaarabi
Mansha Allah Xafidullaah Qaaliyeey Rabbiyoow Kuu Soo Celi Caruurtaada Allahumma Aamiin Yaarabbi 🤲🤲🤲
Alaah Tabaaaraka Watacaalaa Waxaan Uga Baryayayaaaa waa yoomul jumca maalintii ugu danbeysey ee ramadaan. Ilaaheey waxaan ka Baryayayaaaa Gabadhaas Walaasheen ah. Iyo Dhamaan inta awlaad laga heeysto inuu ciyaalkoodii usoo celiyo aamiin yaarabi
Ascwrwb Fadumo waxay waayday ciidan culus marki ugu horaysaba, sida waraysigan iga dhandhantay, qadirkuna waa xagiisa. Allaha carrurti oo nabad qabta ha ku so ceeliyo.Samiir iyo duqadna Raabigu ha idin siiyo 🤲🤲🤲
Fadumo Allah subxanahu watacaalaa deg deg ilmaha ha ugusoceliyo Amin 👏👏👏👏👏
Alle hakaga soqaado Crrtada Cadowga Kakalana hakaga qabto Xabibti ❤ Yaa Allaah Yaa Rahmaan Caawi Fadumo buranbura 🙏🙏
Allaha dhamaan caruurta Islam ayagoo cafimaad qeyr qabo ugu badala aamiin iyo imaan diintooda u xafidan Allaha u soo wada celiya waalidiintooda aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Insha Allaah Sheikh Rabi ha u aqbalo aamiin Yaa Rabi 🙏🙏🤲🤲🤲🤲🤲
Mansha allah been maahan abaayo anaa og inaa tahay hooyo soomaliyed oo fcn alle haku dhowro adi & ubadkaaga
Fadumay illah ban kuubryey kurbada kaa bartey baariyey oo tobada dhashey dhib laan dib ulamidoow oo cadowgaga ciida lugu camcame aamiin
Walal qali insha Allh Allha ku xifdiyo adiga carurtada iyo sawjkada insha allh farxada wey dambeysaa insha allah wall qali ducada Waa balan ma joojineeyna aniga iyo xaaskeyga iyo cunugeyga yer ❤️
❤️ ❤️ ❤️
AAMIIN YAA RABI....
Faadumo Buraanbur Gabar sabir badan ilaahyoow Nogasoo celi ilmaha yaryar Ayagoo Nabadda💕💕💕💕faadumo qof karti badan Oo aad u wanaagsan, sheek Axmed Nuur iyo sh idaawaqa ilaahy haka Abalmariyo sidaa fican Ay garab walashod usiiyeen, walaalyaal Ducada Aynu aad igu badino walaasheen.
Allow
Kaa qabo manaxayaasha aan alle aqoon oo arxan laawayaashe kala fageeyey hooyo iyo ilmaheeda isjeclaa illaahey samirkii nabi ayuub allaha kusiiyo iyo qisadii nabi yuusuf insha allaah faadumo waanu kula xanuunsaneynaa abaayo samir jamiilah allaha kugu irzaaqo allaha qani yahe hakaaga soo qaado
Abaayo macan, Allah kusoo celiyo awlaadada yaa rabbi. ❤️❤️❤️habibti ducada la xawla walaa quwata ilaa bilaah ”badi” insha Allah
Aamiiiin aamiiiin yaa rabi
Allaha awooda leh waa habeenkii bishii barakeysneed ugu dambeeyey fadligeeda ha celiyo caruurteda iyada &muslim ah ay ka maqan yihiin oo gacan cadow ugu jiraan ha uga soo badbaadiyo aaaaamiin yaarabi aaaaamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Illahey ilmahaga ha kuu soo celiyo bi idnillah Aamin.
امين
Masha alh idawaqac waa qof dagan si wanagsan baa dadka udhgeysata wll hore usoco abayo allah ubadkena noo so celiyo
Allaha uga soo qaado ilmaheeda gabadhaan.aamiin Samir walaale waad gu leyton in sha alaahu.
Inshallah. AMIIN yaa rabi
Aamiin Aamiin Aamiin yaa rRabbi Illaahow farxadaada, kusoo celiyo, gurigaaga buuxay, Awlaadaada quruxda badnayd oo qaaliga ahaa. Xabiibti samirkii Nabi Ayuub Illaah haku siiyo Insha Allah, Alle dartiis ayaan kuu jeclahay jazakumulah kheyr shukran.👍😍👏 guusha Alle hakuu soo dadajiyo Insha Allah
Maashaa alaah faaduma ilaaheey sabar hakuu siyaadiyo gaal iyo muslim meel islama maraan inshaa alaah rabi aa kuu gargaari doono
Faadumooy wlh si niyad ah ayaan kuga duceeyaa marwalba insha Allah ciyaaal keena weey so labanayaan niyada kheyr usheeg habo macaan♥️♥️♥️
Amiin. Yaa. Rabi❤️🌙🌹🌻🌷
Faadumo waad liibaani ee ha walwalin wallahi si kal iyo laab ah ayaan kugusoo duceeyaa.. Faadumooy farxad baa kuu dambeeysa insha Allah waxaa tahay qof iimaan iyo sharaf iyo Qurux iyo sabar a Alle ugu deeqay waxaan waa ADUUN waxaa tusaale u tahay hooyooyin badan noolooow oo ilaahay adiga iyo awlaadaada ha idin mideeyo aamiin🌹♥️
Allaw u soo celi allaw faadumo caawi
Allah Subxaana Watacaalaa Ilamahaaga hakuu soo celiyo walaal
wcs walaasheeyan faadumo walaal waan kuu duceeya waqati kasta alaaw caruurtada kuu sooga qaado cadawaga aan naxeeni alaah dhabarka ka soo dharbaaxo abaayo aamiin yaa rabi mcntoy
Aamiin yarabi
Amiin Amiin waa biil Ramadan May Allah SWT accepts our dua and her dua . In shaa Allah you will be unite with your children soon 🙏🏼🙏🏼
اللهم امين اللهم امين.
YAA ARXAMA RAAXIMIIN ALLAH SUBXAANAHU WATACALAA HA UGA SOO QAADO CARUURTEEDA ayagoo nabad qabi AAMIIN YAA RABI
Yaarabi yaarabi alloow soo celia ilmaha faadumo yaarabi 🙏🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️ waa kuwaan halugu dhaho inshaallaah
Allah hakuusoo celiyo Allah baa awoodleh amiiin
Aamiin Allaha Raxmaanka ha u Soo celiyo iyada iyo hooyooyinka lamidka ah.
Aamiiin
Ilahay waxan kaga baryaya ilahagi gacantada ku Sonqodan iyago cafiimad qaaba amiin amiin yarabi
Waad helaysaa faadumooy idinka ilaahay waan kuuduceeyaa marwalba waxaad tahay HOOYADII LIBAAXADA AHAYD .
Aamin yaa raxman
Rabi raasqaboow ku gee halkaad tiigsaneysid rabigey kugu soo celiyo ubadkaada aamiin
Amiin
Asc abaayo allaha ku caawiyo waxaan kuugu duceynaa in Alle kaa xijaabo sharta bani aadamka iyo sharta xaasidka iyo wax walboo murugo ah abaayo qaaliyey samir way soo noqonayan dhamaantood aftar ramadanka alle hakaa farxiyo aamin
Allaha kuxifdiyo guulayso waliga kunagaada guriwacan adiga iyo awladada iyo abahood cadawgaa cabi indhala alawkayeel amiin
Aaamiiin aaamiiin Aamiiin aamiin aamiin Aamiiin yaallaah
aaamin aamin abaayo
Allaahuma Aamiin
Asc wll faadumo wll ilaahay sabirkaaga hakugu abaalmariyo caruutadana ilaahay hakuusoo celiyo Aamiin Aamiin Aamiin
Mashaalha
Masha allah ilaheya ha kusahlo ciyalkada imankadana allaha ku siyadiyo bismilah masha allah
Gaalo awood maleh illahaa awood Faduma waa guuleysan insha allaah guuleyso Faduma Khaaliyey samir garabkaaga waxaa taagan allaah
Ilahay wllshy hakuu heeliyo ilmahagiina hakuubkeno
Aaamiiin yarabi allaha yoow usooceli ilmaheeda unaxafid ilmaheda
Masha Allah ilahay haku xifdiyo adiga iyo carurtah kaamaqan
Illaahu maa Aamiin amiin
Masha allah walashey qaali dumar ilaahey Haku so sahlo
Asc insha allhi wad helayas abayo mansha illmahed Allha ka qabado cadawag 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Allahayow Raxmaaanow Raxiimow cabsidaada u soomanahay hooyadaas ciyaalkeeda u soo celi .midka caloosheeda ku jirana gaal gacanta ha u galin🤲
Bilaa shuruud aamiin aamiin aamiin yaarabi
Ilaaaha wayn ee an waxba dhibin ayaan dacwadeeda u gudbineynaa si jamac ayaan ugu baryeynaa ee alaha soo celiyo iyagoo dhan aamiin
Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabi❤❤❤❤❤❤
Aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Amiiiin amiiiiiin
Wcs sahra markasto waxaan ka fikira oon is iraa markeey umusho xaalkeedo soow noqona hadana ayaan alle ubarya♥️♥️♥️♥️♥️abaayo ilaah qalbiga alle hagoo adkeeyo we love you
Mansha Allah wlshy alle haku sharfo
Abayo insha alaah ducada muslimiinta alle waa noo aqbalaa, ilmahernnniina waa noo soo laaban doonaan ayagoon gaalada ku saamoobin oo sidiii iyo kasii wanaagsan ah waxna kasoo bartay dhagarta gaalada. Alle nama hoojinaaho insha alaah adne allaha kuu siyaadiyo iimaanka iyo samirka
Abaayo waa adagtahee ilaaheey hakuadkeey sabanarka badi waa midoobeysiin intaadan dhalin inshaalaan
Aamiin yaa rabi Allaha aamiinteena iyo aamiinta malaigta Allaha wada kulmiya aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Amiiiin Amiiiin Amiiiin yaaa Rabi
inshaaAllah wey usonoqonayan illahey idhimkis walashen macan qalbiga Allah u buxiyo
Yaa Rabi usoo celi caruurteedi
Amiin amiin yarabi ilahayow usoceli caruurta cadowga kasoceli yaa rabi amiin amiin
Waa so noqonayaan insha Allah
Manshallah illahay ha ku kaarameeyo Fadumo
Allh usaxal Amiin
Allaha badal qeyr qabo Allaha udinku badala Allaha caruurtiina dib idinka soo celiya Allaha caruurtiina deg deg idiinku soo celiya Allaha meel ka qeyr badan udinku badala aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Abaayo Allah SWT waxan kaga baryayaa in ilmaha ayagoo nabad qabaan kaga soo celiyo abaayo macaan Ilaahay sida niyadaada jeceshahay hakuu yeelo dadkan waxay doonayaan inaad aadanka ka tagto oo ilmaha ka tagto maskaxiyan kuula tagaalamayaan ee Allah kuma dayacaayo Rabi SWT hakaa qabto Allahuma Aamiin
Rabi ha kuu xifdiyo awlaada meel wal beey joogaan
Alaah Amiin amiin
ASC Abaayo Samir qaali inshaalah waad guuleysaneysa
mashalla mashalla 🙏🇸🇴👍
Asc walaashay alaah macaka in sha alaah
Abaayo waxad tahay hooyo aad iyo aad uqiima badan Ilaahey kuma dayacaayo Allaah awoodaleh oo cirka iyo dhulka sameyaya anakane naku dhax abuuray aya kuu baryeynaa Ilaaheyoow walasheen Faadumo baranbur caruurteedii oo badqaba irida uga soo gali Aamiin Aamiin Yaa Allaah
Walaashey Faaduma iyo Odaygeeda waxaan kula talin lahaa in Habeenki 3am ay soo toosaan, ilaahna baryaa. Inshaa-allaah, ilmaheeda alla ayaa u soo celin doon.
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
Abaayo allah kuu soo celiyo
Ilaahaw Faadumo nuurkeedii usooceli caruurteeda dibulamidoodaa afurkii 1 saac baa iigadhiman ilaahow ducada igaaqbal Aamin Aamin Aamin
Aamiin yaarabi ilahoow ha sahal side jeceshahay oo qey abyo 🤲🏼🤲🏼🤲🏼😭😍
Allah hakusoo celiyo caruurtada Ameen
Fatumo WALAALO ousogoure Holland Denhaag calagoucaahine.Incha Allah
insha allaah ilaahay baa u soo celin gabadhan sujuudda ayaan ku xasuustaa waxaana ahay hooyo waxaan dareemayaa xaalada ku jirto
Allaha kaaga soo qaado abaayo adiga oo nabad qaba iyo ayagoo nabadqabaan
aamiin yarabi
Allaha boqorkaa hakaa farxiyo gacantooda tan Rabi baa kawayn gacantaada Allaha soo galiyo aamiin.
waa guuri donaa hadaa ilmaheeyga helo marnaba yaa afkaaga laga maqa waxaa jiro jaajusyo hadalkaaga turjumaayo waxaa tiraahdaa carurteeyda waan jeclahay dalkaan waa dalkee ku dhashteen kuna soo barbareen nolosheen halkaanaa ku sii wada donaa wax barashadana waxaa rabaa inee heer ka garaan wixii kale qalbigaaga ku heeso intaa caruurtaada ka heleeso markaa gacanta ku dhigto telo iyo go.aan waa markaas hadase afkaaga ha isku araar geeyn inee ilmaha dhaqaaqsatee rabtaa lees dhihin
Rabi hakuu soon fududeeyo wall ilmahaaga sidaa Ku helilahey
Jzklaah wll
Caqliga Allaha kuu barakeeyo
Abaayo
Insha’Allah bi idin alaaahi
Allahaa ku soo celiyoo awladadaa Hunno
Mashalahaa abaayo ❤❤😘
اللهم انصرها ورد اطفالها آمين
Allah caruurtaada hakuu soo celiyo isagaan waxba kucuslayn انشا الله
Caruurteeda Allaha usoo celiyo iyaga oo wanaagsan