Nolosha Reer miyiga ama xoola dhaqatada Soomaaliyeed

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • This clip was recorded early in the 1980s in the country sides of Somalia

Комментарии • 59

  • @anthonywest4173
    @anthonywest4173 5 лет назад +5

    THE SOMALI PEOPLE ARE BEAUTIFUL AND MAJESTIC. SOMALIA WAS ONCE THE JEWEL OF AFRICA, THE JEWEL WILL RETURN.

  • @dursittukadir4386
    @dursittukadir4386 5 лет назад +16

    From ormoiyya i love u Somalia because oromo &Somali brother =kush ❤

    • @nimaanomgn4353
      @nimaanomgn4353 5 лет назад +1

      Thanks for your love bro also we love Oromo peaple Viva kush bro

    • @haniahmed5547
      @haniahmed5547 5 лет назад +3

      We are one people love u to

    • @nimaanomgn4353
      @nimaanomgn4353 5 лет назад +2

      @@haniahmed5547 I like it

    • @dursittukadir4386
      @dursittukadir4386 5 лет назад +2

      Thanks Somali people brother 😍

    • @lolbob1906
      @lolbob1906 5 лет назад +3

      Kush wasn't race or seed or they dont have at same blood. Sorry. But we are neighbour. That is reality

  • @hosnoweydoow6692
    @hosnoweydoow6692 5 лет назад +7

    Dadkaan waa soomali xalaal ah Waa soomalidii dhabta aheed.

  • @jirrowsultan652
    @jirrowsultan652 6 лет назад +11

    Our cultural 👍👍👍

  • @leylahilowle2168
    @leylahilowle2168 5 лет назад +7

    WAA DAD SHARAF IYO IIMAAN LEH, OON LAHEYN AF QURMOON OO NADAAFADOODA KA FEKERA MAASHA ALLAAH.

  • @farhiyaabdullahi9313
    @farhiyaabdullahi9313 5 лет назад +4

    Waa soomaalidii hore waliba ilaa balcad ilaa jubooyinkey dagi jireen waagii umadu dhaqneyd fidiwyo badan ayaan ku arkey

  • @cusleyeciltire1008
    @cusleyeciltire1008 5 лет назад +7

    Bal uu firsada dhammantood afkooda waxaa ugu jiira ul ama cadayga,Rer baadiyaha ilkahooda way nadiifiyan oo uma jeedan dhakhtarka ilkaha,ilkahoodu si fudud uma dhacan.Uusan sigaar badeecada iyo khamri ma cabaan.

  • @fartunabdullahi5172
    @fartunabdullahi5172 6 лет назад +4

    Nice old video somaalia ❤❤👌👌

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 5 лет назад +3

    Soomaali dhaqankeeda ayayka
    Faantaaan magalana 1960 kii ayaa ugu horaysay 60% Soomaalina Waaa Xoolo dhaqato Dadkani Waa Soomaali Dad loda Sidaa umaala Una cadayda Aduunka maba jito aan Soomaali Ahayn..!!

  • @ihearttakis396
    @ihearttakis396 5 лет назад +8

    Walee afkooda maso uri jirn

  • @biggstone3573
    @biggstone3573 5 лет назад +4

    Dhaqanka wanaagsan iyo sunaha isku si buu uga muuqdaa dadka soomaliyeed
    Cadayga aroortii hore

  • @abdulazizatl6752
    @abdulazizatl6752 4 года назад +1

    Kuwani wa oromo.. somalida waxa madax qawnaa kuwa magaalda jooge fanka ku jiray.. kuwi miyiga wey dadnaayeen sxb ..ragani wey ad adagyihin waji ahan.. somali maha

    • @naimadahir519
      @naimadahir519 4 года назад

      Hhhhhhh waa somali dadkan waxa kujira ayeeydey somaliduna walikeday madax qawneed xijeeba dheeerta aad hata arkeysid waa 1993 wixiii kadanbeeyay

  • @mbsavage7847
    @mbsavage7847 Год назад

    Dad miyiga mom majindo ❤

  • @mahadmahmoud6117
    @mahadmahmoud6117 5 лет назад +1

    Mashallah runti waan jclhy dhaqankeene

  • @fatxicali73
    @fatxicali73 6 лет назад +6

    Cadi mahan

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 5 лет назад +1

    Waa koonfurta soomaaliya xilligii berisamaadkii iyo nabadii geedka lugu laalay

  • @musemuse6648
    @musemuse6648 5 лет назад

    Waa noloshii xalaasha aheed ee Somalida

  • @AliAli-qw4ch
    @AliAli-qw4ch 5 лет назад

    Unforgettable experience

  • @HANDZ4729
    @HANDZ4729 4 года назад

    Anigoo yar ayaan weelasha kaqaban jiray walalkeey dadka inta badan sidaan ayey ahaan jirayn markaan arko haderteen dad xijaaaban wlh waa nimco ilaaah lkn somaliya dadka lo.da dhaqda sidaan ayey ahaaan jireeen koonfurta to xududa kenya aniga magaranyo Greeleyda...

  • @quenayisa7780
    @quenayisa7780 5 лет назад +2

    Awow gey ayaku jiro allh unaxarste waa konfurta somalia

  • @dalmarsom1119
    @dalmarsom1119 5 лет назад

    Soomaali ma aha habayaraatee. Isku dhiigba ma nihin laakiin waxaan wax yar ka wadaagnaa nolol maalmeedka Reer miyiga

    • @ladanabukar4951
      @ladanabukar4951 5 лет назад

      Somali dhalad ah ayagaaba ahaa oo ma tuugsan jirin gaal ayagoo weliba aan aqoon badan u laheyn diinta Allaha u naxariisto intii dhimatey iyo inta noolba VIVA SOMALIYA

  • @hanadyare2928
    @hanadyare2928 5 лет назад

    Soomalidii ann naqaanay waa kuwaan rag Iyo dumarnba waxeey leeyihii natural 6 Pac Rga Iyo dumarka caloosha dheer oo maata jooga oo kale maha

  • @garadadde4771
    @garadadde4771 5 лет назад

    Allahu akbar

  • @amiinxirsi6105
    @amiinxirsi6105 5 лет назад

    Somalida degan magaalooyinka iyagaa ka fiican waayo isma xasdaan beenta iskuma sheegaan shaqadana iskuma eegtaan waana xalaal quudato Alle dhib idinma tuso.

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 3 года назад

    Raga kasooqabta cunuga intan aheen waa uyerta mala arkay rag dhalay oo calool weyn cunug fooshay dhalay qofkii cayilaa xisaab gooni ifka meshuraba hakajogo haduu culumo aba madax yahay misanka halasaro kiiburtaa halabadalo shaqale kumel gaar haloosameyo shekadi abii axmed keenay warabo dadoow shekadi haicunin caawa kaliya

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 6 лет назад +2

    acuudo billahi

    • @arligiiudgoonka4772
      @arligiiudgoonka4772 6 лет назад +2

      Samiya Mohamed mashallah

    • @calibaashi7917
      @calibaashi7917 5 лет назад

      👌🤙❤❤

    • @samaale7381
      @samaale7381 5 лет назад +1

      Naa maxaad ula jeedaa Acuudi Billahi ma wax xun baad ku aragtay filimka? Wax afka laga jibiya ayaa tahay, adiga oo kale waa la yaaqaan waxaa tahay mid buuran oo cidina dan ka laheyn. Naa ha aflagaadeyn dhaqanka soomaaliyeed

    • @baacsiRADIO
      @baacsiRADIO 5 лет назад

      Pure Somali hhhhhh wx kle lkn inanta marka hore waydi sababta ay erayga u adeegsatay haku deg degin

  • @abdihashi2310
    @abdihashi2310 5 лет назад

    Waa muunyo

  • @nasirabdillahi2802
    @nasirabdillahi2802 5 лет назад

    Caruurta waa maxey waxa caruurtu xambaarsanthy

    • @HANDZ4729
      @HANDZ4729 4 года назад

      nasir abdillahi dhiiil ayuu xanbarsanyahay do you remember dhiil

  • @nasirabdillahi2802
    @nasirabdillahi2802 5 лет назад

    Dadkan somaali maaha ee waa jaarkeena boran iyi oromo. Maxaa hadalkooda usoo deyn weydey. Lkn waa funy

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 5 лет назад

    markan dhaqanka lahiin and lthe land had law and order hadanah jawan bah lagududubanyah

  • @travelandnaturechannel5875
    @travelandnaturechannel5875 5 лет назад +1

    They're really somalian

  • @amiinxirsi6105
    @amiinxirsi6105 5 лет назад +1

    BEEN MAYAQAANAAN BALWADNA MALAHA BARYANA ISKABA DAA.

  • @qardhabbarkhad7028
    @qardhabbarkhad7028 5 лет назад

    kkkkk waar dadkan somali maha

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 5 лет назад +1

    Umdani wa ormo malaa.

    • @samaale7381
      @samaale7381 5 лет назад +2

      Sidee ku ogaatay ma sumad u gooni ah ayey leeyihiin mase dharka ay xiran yihiin ayaa ku dhibeyso. Dadkani waa soomaali ku nool gobolada konfurta waa sida waligeen u ekeeyn inta aan lays cadeyn iyo maryaha waaweyn ee carabta hablaha xiran

    • @sarahussein5872
      @sarahussein5872 5 лет назад

      @@samaale7381 hhhhhh😁😁

    • @aliyadigriyow4455
      @aliyadigriyow4455 5 лет назад

      @@sarahussein5872 waa raxanwen may maay kufurgalbeed

    • @sarahussein5872
      @sarahussein5872 5 лет назад +1

      @@aliyadigriyow4455 ok walaal gartay ty alots.

    • @abdiali3111
      @abdiali3111 5 лет назад

      Pure somali dagaal baad ooda jabsanaysa qofkii mesha wax ku soo qorabaa see camaal kkkkk

  • @adenfarhan4090
    @adenfarhan4090 5 лет назад

    Waaar kowan kajo badan ka muuqata😂😂😂😂😂

  • @hubsiimojslhubsiimojsl6975
    @hubsiimojslhubsiimojsl6975 4 года назад

    Kkkkkkkkk kkkkkkk