Asc Omar bruder waxan Ahay qof rabo inaad talo siiso wllkey waxan jogaa Garmany inaan kula hadlo muhiim ayey i thy wll waxan Ahay nin dhalin yaro rabo inaad ila taliso waxad igu dhaanto wll wana kugu taxanahy wan ku farxay markad tirahday waxan ahay reer gado Ama reer luuq aniga waxan ka imaaday luuq ganaane plz iso jawab oo meel an kla soxariiro isheeg Ama An kuso qoro tellkeyga wll
Hadal xaqiiq ah 😢😢😢
Iso duceeya Walalaayaal in Alle culayska IGA dul Qaado.
40 Qof ducadood Wala aqbalaye 😔
Waxad rajeuneyso oo qeyr ah allah hakusii yo wll
@Abdiadanfooley amen wll Qali
Ilaahay hakuu sahlo😢
@@BarkhadAbdiwali amen brother
Aaminn
Download please sidaya
❤❤❤❤
Asc Omar bruder waxan Ahay qof rabo inaad talo siiso wllkey waxan jogaa Garmany inaan kula hadlo muhiim ayey i thy wll waxan Ahay nin dhalin yaro rabo inaad ila taliso waxad igu dhaanto wll wana kugu taxanahy wan ku farxay markad tirahday waxan ahay reer gado Ama reer luuq aniga waxan ka imaaday luuq ganaane plz iso jawab oo meel an kla soxariiro isheeg Ama An kuso qoro tellkeyga wll
Download wa xiratay legend lkn dhibmalaha
Wll meesha laga sodagsanayoh mxa kudhacay
Oky zxb waxaa kaagama mahad celinayaa inaada iga dheerigalisaya caado xuna oo aad tiri meel ku qoro inaadana waligaa diba ugu noqona ana waa sameeyaya waxaa raacaya taladaadii waxaa iigu dambaysay 15 9 2024 soomaalida wlhi adaa ugu fiicana waxaa kuu rajaynayaa khayr wllo
M.a
Maxaa kudhacay changelka omar inshaar
Cajiib horaan kaagadhagaystay laakiin hada intaana podcastigan furin waxyar kahor ayaan xasuustay hadalkan markaan furayna isagii unbuunoqday