ABDINUUR GAFOOTE|DHAANTO CUSUB| ABDINUUR GAFOOTE| NEW VIDEO 2024| GAFOOTE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2025

Комментарии • 53

  • @KhadraXuseen-s2j
    @KhadraXuseen-s2j 7 дней назад

    fanan ka kaliyee shacabkii sa lada Reena guulayso inader ❤

  • @Abdiwaliaxmedidlejibaax
    @Abdiwaliaxmedidlejibaax Месяц назад

    gaafoote waa fanaanka kaliya ee shacabkiisa u iftiimiya waxa jira libaax horay usoco❤❤❤❤❤❤

  • @Warankaa960
    @Warankaa960 4 месяца назад

    saaxiib cabdi nuur Xasan yaasiin❤❤❤ gaafoote ii soo dir lambarkaaga❤❤

  • @AxmedYare-jr8pj
    @AxmedYare-jr8pj 4 месяца назад +2

    Gafoote sxb waa fadhisaa
    Codka
    Laxanka
    Mustikada
    Miraha. 100%

  • @AbdinassirAbass
    @AbdinassirAbass 3 месяца назад +1

    Sxb gavoote wankuwataa sxb hori usoco

  • @harunkarim2712
    @harunkarim2712 10 дней назад

    Mansha alah I like thise

  • @gawalalemedia8872
    @gawalalemedia8872 2 месяца назад +1

    Dhaantadan iyaaa qoraal ka dhigi kara kaliya qof Suuganta yaqana

  • @adenabdiyussuf5921
    @adenabdiyussuf5921 5 месяцев назад +7

    Waxba qooshan ❤

  • @mohamedabdikarim9891
    @mohamedabdikarim9891 3 месяца назад +1

    Fanankan sarbeeb iyo sitoos ah ba waa u hiiliyay dadkiisa waana fananka li eh ee reer jigjiga ee dareenka shacabkiisa ku shaqeeyo geesi aan gaban

  • @zakiabdi2408
    @zakiabdi2408 6 месяцев назад +6

    Inta dhaantaysa gaafooto Ayaan ka tageraa ❤

  • @mubashirofficial3097
    @mubashirofficial3097 6 месяцев назад +1

    Abdinoor Gafoote Dhaantoloow ❤❤

  • @Abdiaden827
    @Abdiaden827 6 месяцев назад +3

    Ninka kaliya an tagero gafoote horay usoco walal

  • @CabdiQaadir-mh1uy
    @CabdiQaadir-mh1uy 5 месяцев назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zakiabdi2408
    @zakiabdi2408 6 месяцев назад +2

    Waa dhaanto sarbeeb ah wlle wiilkan Waa wiil hoog libaax libaax dhalay afuuf tuugada 😂

  • @xabiibofficial8903
    @xabiibofficial8903 3 месяца назад +1

    Ninka geelii u dhalay Goor xun laga dhacee
    Asagoon gar dhigan amaan waranka darin
    Godabtiisii xaqiray guurti lagama dhigo

  • @SalebaanMuuse9623
    @SalebaanMuuse9623 5 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @MohamudAbdi-y6b
    @MohamudAbdi-y6b 6 месяцев назад +3

    Adeer Dhaantadu waa Hoos ka sii 😂

  • @XiisCabdi-k6f
    @XiisCabdi-k6f 5 месяцев назад +1

    ❤️💔💔💔👍👍😍😘😘

  • @DeeqoMire-kl9ir
    @DeeqoMire-kl9ir 7 дней назад

    Alla maxaa meesha wax ku tuugan😂😂fadumadu waa boor ismaris😂😂😂😂 gaafoote wanku wataa😂😂😂😂

  • @xasancabdi-v7l
    @xasancabdi-v7l 5 месяцев назад +1

    Ok

  • @IlyasAbiib-official
    @IlyasAbiib-official 6 месяцев назад +4

    Sarbebiyahanka caan baxay wan ka hayna somaliland ha maqlan dhantadan

  • @MahamedYare234
    @MahamedYare234 5 месяцев назад +1

    Cabdi nuur gafoote😊😊

  • @AxmedQorane-k4m
    @AxmedQorane-k4m 5 месяцев назад +1

    Asc

  • @ApdiHaadiXuseen
    @ApdiHaadiXuseen 5 месяцев назад +1

    Bal faadumo waxeey kusoo jawaabto aan aragno
    Abwaan xayaan hadowba
    Meesha soo galay amaani
    Mataale wax garta dadkeygow

  • @Ayan-vo9np
    @Ayan-vo9np 4 месяца назад

    Return gift 😮 0:13

  • @gudgudemediaofficial298
    @gudgudemediaofficial298 6 месяцев назад +2

    Dhaantadu waxay coobaha dhigtay heshiiskii is afgarad ee muuse iyo abiy axmed siday ilatay

  • @HayeHaye-u7t
    @HayeHaye-u7t 5 месяцев назад

    Subxna alh tn wa sarbeeb aabo 😂😂😂😂😂😂😂😂😊

  • @adendubow5617
    @adendubow5617 5 месяцев назад +1

    Gafoote madfac culus ayuu ridaayaa😂😂😂

  • @SuubiFaaraxhajow
    @SuubiFaaraxhajow 5 месяцев назад +1

    1:1

  • @Ayan-vo9np
    @Ayan-vo9np 4 месяца назад +1

    Ashwin to you

  • @amalikmuse15
    @amalikmuse15 3 месяца назад

    Amaan ta aad hargayso geyneysaan xaytahay adeer bahashu waa sarbeeb😂

  • @saynabcisman7794
    @saynabcisman7794 5 месяцев назад +1

    Dhanto waba karbashe ma nolgu hos qariyay ila aman gabadh mahe bahasha cadi nogu badhedha hhhhh😂

  • @kifaaxguraase7359
    @kifaaxguraase7359 6 месяцев назад +2

    Sarbeeen waye dhantadu

  • @MaxamadAxmad-b6y
    @MaxamadAxmad-b6y 2 месяца назад

    Yarkas ibara asxby wakahele1

  • @BishaarCali-w6s
    @BishaarCali-w6s 5 месяцев назад

    S

  • @CabdiQaadir-mh1uy
    @CabdiQaadir-mh1uy 5 месяцев назад

    sxb xitigta aya qaltn dacadnimo ey ubahanthy

  • @harunkarim2712
    @harunkarim2712 10 дней назад

    Dantata runta ax

  • @MuminAbdulle
    @MuminAbdulle 5 месяцев назад +1

    Jugtaan Meesheey Usocotay Wax Yar Oo iga Anba Ah Ayaa Lana Galiyey 😂😂 Kabiir Waa Garbaash Naloo Hoos Galiyey Amaan Been Ah

  • @fartunqalbi9397
    @fartunqalbi9397 6 месяцев назад +3

    Dhantada ma gabdha baa loo qaaday mise waa Sarbeeb ninka geela laga dhacay

  • @XamseBuux
    @XamseBuux 5 месяцев назад

    Xamse BUUX

  • @NasteexoHassan-y9s
    @NasteexoHassan-y9s 5 месяцев назад

    Hadalku waa sarbeebe iyga suga waxa dhaca nio naac leh

  • @gudgudemediaofficial298
    @gudgudemediaofficial298 6 месяцев назад +2

    Gabadh maxaya sarbeeb weeye heestuye xaged hargaysa uga galgalanaysa😂

  • @xasancabdi-v7l
    @xasancabdi-v7l 5 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IkraanAxmed-f2b
    @IkraanAxmed-f2b 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @GARISSA..production_
    @GARISSA..production_ 5 месяцев назад

  • @IkraanAxmed-f2b
    @IkraanAxmed-f2b 5 месяцев назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @NuuraGaydhe
    @NuuraGaydhe 3 дня назад

    ❤❤❤