Villa Somalia oo Axmed Madoobe kucadaadinaysa in Muqdisho ku laabto, Ma aqbali doonaa,Faa'iido mise?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 окт 2024
  • Villa Somalia oo Axmed Madoobe kucadaadinaysa in Muqdisho ku laabto, Ma aqbali doonaa maxaase ka dhalanaya tagid & diidmo
    Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

Комментарии • 73

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 часов назад +6

    axmed wa guuleystaye iskaga hadh mar hadu ssc taageeray marku dantisa kadhex arkaye

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 2 часа назад +1

    anigu waxan la yaabanahy xasan shekh doorashii qof iyo codka ahyd ee butland ka dhacdey haduusan u hambalyeyn maxay tahy qof iyo cod ee asagu doonayo?

  • @AbdishakuurHabad
    @AbdishakuurHabad 6 часов назад +7

    Totally, we disagree with hassan sheikh

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 4 часа назад

      looma dhama adna waa ku sueysaa markaada!

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 3 часа назад

      ​@@beryalex1798hadii wadanka lawada leeyhy waxan loodhamen socon maayaan.

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 5 часов назад +2

    Axmed Madoobe haddii uu mar dambe Xasan Sheikh usoo hor fadhiisto waa haddii uu waalan yahay ama wadkii Galay

  • @SiciidCaweddheere
    @SiciidCaweddheere 4 часа назад

    Kusaliya nabigeena muxamad scw ❤❤❤❤

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 6 часов назад +7

    XASAN beeshii dooratey (Daarood) waa ka niyad jabeen.
    XASAN beeshuu ka dhashey (Hawiye)waa ku qasaaren.
    XASAN soomaliweyn waa kala diley.🇸🇴❤
    Ilaahow bedel khayr qaba ..🤲🤲

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 5 часов назад +3

    Illahay ha nagu garab galo in aan mideyno dalka iyo dadka Soomaaliyeed oo aan noqono hal shacab iyo hal dowlad oo hal calan wada hoos taga🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 6 часов назад +3

    Has Madoobe become a saint and saviour all of a sudden?
    Perhaps some may see it that way, but those familiar with his guy say he's nowhere near to be an ally or trustworthiness.

    • @Turtle333face
      @Turtle333face 4 часа назад

      He supports SSC/Khaatumu therefore I support him.😂

  • @subeermohamed3051
    @subeermohamed3051 5 часов назад +2

    Dowlad Military baa ku haboon Somalia

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 4 часа назад

      Milatary hawiye miyaaaa riyo 😂hurdo rabta😂

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 6 часов назад +5

    Xasan waxaa heysta inkaar uu horey u kasbadey, markii uu Axmed madoobe ku guurayey

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 3 часа назад

    Waamaxay ahmiyada gaarka,ah jubaland hleedahay MD xasan iyo federalka, aanay puntland ulahayn federalka somaliya? Mise anaga nalaqaldayaa owaxajira kalagoyn somaliya 2loogadhigayo ama 3dal?????

  • @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
    @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh 6 часов назад +2

    War heedhe waxaan la yaabay dhaqtar laxayeesiinaya waligay ma arag

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs 5 часов назад

      😂😂😂😂😂 umada soomaaliyed ilaahayba umaqan dakhtar laxayeysiinayo

    • @2daysago_
      @2daysago_ 4 часа назад

      Hortaa baa la yaabay😂 waa hore ayaan comment noocan soo qori jiray. Dadka somaalida waaba hurdaan cid kaa hoos qaadeyso maleh

  • @MohaAMIIN-b6p
    @MohaAMIIN-b6p Час назад

    🎉🎉🎉🎉😊😊😮

  • @CumarHaashim
    @CumarHaashim 5 часов назад

    Xassan sh waa geesi aan ka labalabeeynin waxa uu rabo , waxaana u maleeynaa inuu kansarka axmed madoobe iyo dani ku yihiin soomaaliya uu ka jari doono

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 4 часа назад

      Cabdhooy habaaar iyo duco midna deni ku gaari waydey😂

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 3 часа назад

    Yuusan imaan

  • @Xaajiwarfaa
    @Xaajiwarfaa 5 часов назад +1

    Galay media hadii aadan xalka soomaaliya qayb ka noqon ogow waxaa kamid tahay mushkiladaha haysta soomaaliya

    • @mrniceguy8663
      @mrniceguy8663 4 часа назад

      Xalku ma in Hassan suurabo dalka kayeelaa??

    • @Zakiaria-haaji
      @Zakiaria-haaji Час назад

      Xalku ma in masiirka umada somaliyeed labaabi'iyo oo wax aan suuragali karin iyo doorasho qof iyo cod ah oo xamar iyo dhusamareeb uun kadhacda hadhowna layidhaahdo Somalia qof iyo codeey aaday. Taas lagu taageeri maayo.
      Hassan hala yimaado agende midnimo oo somali kuwada dhantahay, haduusan awoodina meesha haysaga tago yuu nawareerine

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 4 часа назад

    Ha aaado heee waa rabna in jubaland cagdheer lga qaade 😂

  • @mohamuddahir5772
    @mohamuddahir5772 5 часов назад +1

    yacni midnimada somali waxaa ooga muhiimsan , raali ahaanshaha bar kamid ah beeshiisa 😮

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs 5 часов назад

      axmed midbimadu u doadaya ee xasan ba midnimo rabin ee caqli malihid cuqdad baad qabta

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah 3 часа назад

    Aftar shaagle lagabaqay.
    Xasan Shiikh reer qurac wareerisuu ku xiray.
    Dalxoreeye cadowgaagu maciil baxo.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 часов назад +1

    axmed madoobe duruufa ssc khaatumo bu kafaaiideystay ee reer jubland way katuuri raben kursiga laakin xagee jiray marki laydhka iyo biyahaba iyo netka laga jaray oo xasan taareeray muuse

  • @mahdidjama9211
    @mahdidjama9211 5 часов назад

    Gaylan media waxay ka shaqaysa burburka somalia .

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 4 часа назад

      Hawiye xamar hku deeqdo 😂

  • @subeermohamed3051
    @subeermohamed3051 5 часов назад

    Somalia cadow geeda gudaha iyo keeda dibada waxaa khatar batay midka gudaha oo fara dheeraaday cadow kasta oo dibadeed..

    • @AdamYare-cw6lo
      @AdamYare-cw6lo 3 часа назад

      Somalia cadaw uma baahna marhaday madaxweyne kusheeg haystato.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 часов назад

    qofki ssc khaatumo taageeraba saas uguuleysta oo maadaama shacabka soomaiyed ssc xiisheynaya oo taageersanyihin waxana kuso caan baxay asad diyaano isagoba hakganka qayb kahaynba

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 4 часа назад

    Emarat waa nau saaqay! wadanka wuu kala taagay

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 6 часов назад +1

    Aadan Uunsade ayaa dad u ah.
    Been ka fog waaqiciga waaye inuu soo laabto.

  • @Alexandrabuull11
    @Alexandrabuull11 6 часов назад +1

    Ahmed madoobe io Dani waa ina ey imaadan miiska wada Tashiga ee dalka hadeysan imaan dhib weyn ayaa kadhacayo dalka oo ah kala tag io tafaraaruq

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 4 часа назад

      Imaan mayaaan candhooy mxaa badeleysa lagu joojin maayo😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 часов назад +1

    axmed maxbuus baxsaday ba maxa layskugu habarwacday

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 3 часа назад

    Hadii madoobe dibugulabto muqdisho iyadonaytiisanoqon xasana kalaaban qariskaturnimadiisa ah lojojinmaayo cidna waxakadhigantahay inmadoobe sidalamodayo anuahayn unayahay sidifahad yasin shegay Eahayd madhruc shisheeye leyahay keninakaran kanasaarikaran

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 4 часа назад

    Mid naag ah o deni kuwalatey bn arka 😂 o laasdhiig ka socota naaa mamul noqon maysid hiiran ba mamul noqon lhyd😂 iyo gedo intas aaamin ogow gedo 3 jees by laasdhiig iyo buuhodle ka wayn thy

  • @Zakiaria-haaji
    @Zakiaria-haaji Час назад

    Dal colaado shisheeye kufuran yihiin oo cadow kusoo duulay, intii arimisa gudaha la mudyn lahaa, ayuu dab iyo baasiiin kusii shubayaa.
    Xasan meelxun ayuu kusocda,bal aan aragno meeshuu kudanbeeyo .

  • @daacaddood3740
    @daacaddood3740 6 часов назад +2

    Haduu sonoqdo waa Laxeraa

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 6 часов назад +3

    Laba shey hadaan laga taqalusin FADARAL iyo QABIIL Somalia ❤🇸🇴 weligeed ma HAGAAGEYSO....yaan lays daalin 😂

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 4 часа назад

      Federal in laga takhakuso waxa ka horeya in hawiye lga takhaluso😂😂😂

  • @billeqabowsade6518
    @billeqabowsade6518 5 часов назад

    AM waxa uu yahay iyo in aanu dan gobol iyo mid somaaliyaba laheyn maanta wax uu faaiido u hayaa in aanay somaaliya kali tegin hadii uu yomaadana waxay ka dhigan tahay loo jooji maayo iney ku dhiman doonto somaliya balse hadii uu ka dhabeeyo AM in uu ku adkeysto waxey wax uga goosaa somali inuu iidaday inuu qabto dan nin gaara leeyahay weliba ninkaa oo aan is ogeyn hora u yiri caqli hal nin wax lugu maamulo somaliya waa ka weyntahay ayaa maanta tiisa kaliya ka arka weliba isaga oo xoog ku tashanaya balse waxaa ka maqan cida eey is dilaayaan ineey tahay hawiye somali inta aan lagaarin hadii uu ka adkaadana somali wey dhimatay wexayna noqon doon taa ugu yaraan 10 dowladood AM manta ha u hiiliyo somali XSH na ha hor istago inta somali ka tashan doonto waqtigiisa hadu dhamaado waxa eey tegi doontaa in miska lawada fariisto iyada oo la siman yahay XSH yuusan dib u celin halka aay somali gaartay oo yeysan eedin

  • @MohaAMIIN-b6p
    @MohaAMIIN-b6p Час назад

    😂😂😂❤❤😂

  • @MaxamuudFarax-f8g
    @MaxamuudFarax-f8g 5 часов назад

    Axmad islaam libaax libaax dhalay

  • @AhmedJimale
    @AhmedJimale 5 часов назад

    GEYLACOW CBB AAD THY A MADOBE XAMAR WAA IMAHAA MAJERTEN AAD THY LIIMA JOOJAYO

  • @Maxamedweekiyo
    @Maxamedweekiyo 5 часов назад

    War iska aamus alle ku xoorye

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 4 часа назад

    Fowsiyo xaaji aadan wixii loo bireeyey oo jagadii Soomaaliya iyo masiirkii umadda loo siistayba waxay ahayd in Kenya ay Axmed madoobe ku cadaadiso hawahaan lkn Xassan shiikh nama yaqaan ama Soomaaliya baa ku kala tagaysa oo fiin firirtay ku joqonaysa ama riyo maalmeedka dhorkaan basaas ee hawiye ayaa beenoobausa....
    Nimankii shalay lahaa 1991 AA loo noqohaa....farmaajo Soo bad....500 oo igaar aan haayaa oo waliba riditaankii farmaajo qeynta weym reerkiisu ka qaatay baa wali waxay ku adimayaan Qabyaalad iyo xoog iyo anaga hawiye ah baa xaq uleh dalka inaan hogaankiisa jayno....iyo madaxeryne lacag ku bixinaya dadku inuu qabas'il usu laayo oo kaa'inul watan ah

  • @Muqdisho_News
    @Muqdisho_News 6 часов назад

    Xamar save weeye

  • @MM-qm7iw
    @MM-qm7iw 5 часов назад

    Guul Madaxweyne Hassan Shiikh shacabka

  • @anshurAden
    @anshurAden 5 часов назад

    Baydhabo markii lajoogay maxoow u saxiixay markoow hada diidaayo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 часов назад +1

    xasan deni ba kursiga saaray dee wakas xasan puntland kuso duuli rabo oo ciidan uso diray isago xaafadisa alshabaab haystan yacni wa dagaal daarood lagula jiro

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 4 часа назад

      Naaa laasdhiig haku deeqdo deni pl waaa ku filan yhy

  • @libanomar9769
    @libanomar9769 4 часа назад

    Cbb gaa tahay cuun iyo adi iyo madaxdha butland caabad iyo qeeyla naagu diishen isbucan Sedhi lafta garen ahmed madoobe xadu muqdhisha ku soo labta maxa ku hadli dontan rer loomadamooy

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 часов назад

    dhic hadi loo fiiriyo musuuliyad madaxweyne qaran masahlana xasan basbasti ba kdhamaatay dee arintu way fududahay xasan talo ma ogola wa keligi talis

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 5 часов назад +1

    Dhibtay SOMALILAND udhgeen ba gudohoda kaqaraxday. GUUL SOMALILAND 🎉🎉🎉

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 6 часов назад +1

    Doqonbaa halkii lagu qatali qoorta soo dhigane
    Maanaa mindiyo lay qarshaa laygu qali doono.

  • @subeermohamed3051
    @subeermohamed3051 5 часов назад

    Axmed madoobe
    Anaa dad ugu xiga hadeer baana ka hor imid 12sano
    Waa looser mj miyaad kawadaa taageerada 😂😂😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 часов назад +1

    axmed madoobe hala weydiyo xagee jiray marki xasan lacagta muuse kutaageeray duqeynti lascaanod marku maanta sixun uga faaideystay ssc oo si u xasan uga guuleysto wuna guleystaye

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 часов назад +1

    ssc khaatumo wa in maamul buuxa si deg dega logu dhawaaqo wayo waxay noqotay wax marba sisaasi kursiga kufuulo xasana dooraashadu lasugaya deni iyo axmed na waahorey kafaaiden

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 5 часов назад

      SOOL BARI IYO AWR BOGEYS WELIGED MAAMUL NOQON MAYSO ISKA RIYOOODAA

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs 5 часов назад

      @@mohamedabdirahman5840 wa sanaag cayn sool caysimo ee hadad ciilantahay iska aamus reer abaarsow

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 4 часа назад

      Laasdhiig hdy mamul noqoto hiiran iyo gedo waa mamul 😂😂