Kan xijaabka loo xiray waxaa uwanaag saned inu faristo oo wajiga uu qarsanaayo go ku dabolo Ayadii xijabka dumarkey la hadlwysey raga aaqiro seega iska ilaaliya
Galmudug was dugaag dugaagna ma heshiisyo soomaali isagaa halka dhigay iyaguna ma heshiiyaan mana laha hogaameye in la hogaamiyo mooyee shaqadiinii baayacmushtarka iyo suuqa meadow dhib ugu Honda ha qaaqlaynina
Nimankaan waa dhageysan jirey laakiin waxeey maanta noqdeen igu shubo sida amiin arts marka lacag bey qaateen sumcadooda dhageysiga hoos bey u dhacaysaa second galmudug waxaa ugu baqayaa nin lawato yaan la dooran saa waxaa idiin qaban mahayo
Nimankan dowlada ruwaayada galmudug was sheega u soo dhiibtay aaa afar caado qaate dowladna meesha ma taalo waa labo nin habargidir aano u qabto qabyaalad iyo mucaarad habargidir mideysay waxaa anigo qof dumar fahmaayo niman rag ma fahmi waayen galmudug guul iyo gobonimo gaar bay u leedahay
War ilen macnaha gereen somalia wuxu ka yahay iifasira lafta gereen baan fahmi la ayn mantana qoorta gareen bay sheegayaan greenku ma English baa nimanku laf cagaaran iyo luqun cagaaran May leeyihiin mise wa afsomali!
Viva galmudug mudane Madaxweyne odawaaa❤️❤️👌🏻
Illas
Ilkade
ilkas
Ruyiti
Hangool beydhabo waa runtiis galmudug waa dhabarkii Soomaaliyeed ♥️♥️♥️♥️♥️👍
P
Kalaman: war heedhaha ma aanan ogeynee Kalaman ma waxeey aheed igu Shubo, walee Kama hadleysaam dano Galmudug, Allow Galmudug ka xijaab wasiir Qor qoor iyo sharta Famaajo AAMIIN 🙄😇
Sax kkkkkk taaa aaa xaqiqa galmudug waa laf dhabarta somaliya viv galmudug ❤❤❤❤❤
Ninkaan naagta iska dhigaya awalbaa codka iyo magaca dambi ugu filnaa ee jillinkiisi ma dhar dumar buu ku daray
Wallhi bahasha meel xun bey la gashay ee rabbi unoqo yaa yiraahdo
Kalamaan waxay umuuqataa inay N&N naqdeen marka waxankasugnaaba waa inay warkooda cadeeyan sidii Shekh Xasan Dahir Aweys hello Kalaman xantiina maqla
Wa markii igu horaysay aan arko reer kalamaan wajiyadooda
Kalamaaan caadi maahan alaha idin dhowro dhamaantiin iyo somaliweyn. Viva and Hambalyo gulmudug
0to gwh
Noqda kuwo mideysan oo isracsan alle ha u so sahlo mid anfaca dadka iyo dalka aamiin insha Allah
Kalamaan maanta waa ISKUMAAN-Qoor Qoor Madaxweynaha GM🇸🇴☝🏽
Sax👍🏻sax👍🏻sax👍🏻adwaaa u bagantahay guul guul guul❤️👌🏻
Caadi maahan
Tasho
Maxadweynayaasha tirada badan faaido inoo ma laha wlhi soomalieeyne isku uur allaha naga dhigo
Aniga duqda kalaan hadalkeeda jeclhy shaqfiraa lagu yiri
Wllhi kalamaan wa intixaan horo usocda insha'alah
VIVA Galmudug💪🏾
Good Ruwatad ❤️😡👍🏻Alaha idun xafido Kalamaan ❤️👌🏻
hadii odawaa soo bixi weyo banaanbixi mayno sidii baydhabo ee baasuukaan ridaynaa dawladana waan ridaynaa 1983 dii ayaa loolaabaa
Hhhhhhhhhhhhhh armaad reer baydhabo ka dartaan
Kalamaaneey kadaaya dadka aad kala taaageeraysaan kalsoonida shacabka yaydaan lumine please
Viva Qoor Qoor viva galmug viva kala maan viva qaranka soomaaliyeed
Kan xijaabka loo xiray waxaa uwanaag saned inu faristo oo wajiga uu qarsanaayo go ku dabolo Ayadii xijabka dumarkey la hadlwysey raga aaqiro seega iska ilaaliya
Maro waa maro uun
Kalamaan waan idin aaminsana oo waxaan idiin maleeyay inaad ka maran tihiin kooxeysi laakiin waxaan ogaaday inaad xag jirto aa tihiin oo ku shubo tihiin ee waad is ceebayseen
Madaxweyne galmudug Odawaaa❤️👌🏻
Ninkaa saacada qudbaynayay galmudug baan ka fahmay
Lacnad Alla ku dhacday ragga dharka dumarka gashado iyo dumarka dharka ragga gashado
Kalaaman Group waaan iidin salamay
Waa salaamay tahay
Nicmooyinka Rabbi ku Siiyey Haku Caasinin | Sh Xuseen Cali Jabuuti 2019.
ruclips.net/video/4axnDKch6wM/видео.html
BYU
Koi
Kalamaan manta isku man waye hal nin ay isla doranayan tolow jeebka ma lo wada buuxshay🤣🤣🤣
Kalamaan Tookadaan Toos ayaa loo kufsadey waxaa lagu yaqiiney Ineey Mucaarad iyo muxaafid Weey iska dhigi jireen
Guul guul guul ❤️❤️Viva odawaaa❤️❤️❤️❤️
Galmudug was dugaag dugaagna ma heshiisyo soomaali isagaa halka dhigay iyaguna ma heshiiyaan mana laha hogaameye in la hogaamiyo mooyee shaqadiinii baayacmushtarka iyo suuqa meadow dhib ugu Honda ha qaaqlaynina
Kalaman jiibka miyaa loo soo booxiye mantaa bes waye mar danbo ma dhagaysanaayo kalaman dhan mantaa igu danbayso dhaax dhaxad ayan moodi jiray lkn manta lacaag ayay qateen
Wlll haddaa iga dambeyso subscribe igu sharaf Allaha ku sharfeee
Lacag fiicanbay qaateen kalamaan mar haday xafladaa ka ruwaayadeen qoorqoorna mdwayne ugu bishaareeyeen.
Hees qira leh dowlad u baganaye 😭😭😭😭😭😭😭
Madaxweynaha ay Galmudug rabta waaa Abdirahman Odowaa ninkii dhisay Galmudug
Hhhhhh Kala-maaan Dad Wax Bartay Waxey Qabeeen Kaftan lee Ayaaaba Lagu Sheeegy😆😆
Kalamaaneey ileen hunguri lagama hufna maanta wixii kadmbeeya xaaraan ayaad noqoteen nasab ma ihidiin meeshaas ayaad iiga harteen if if if qoorta gareen
Qortagareen maa nodorteen
Waxaan u digayaa madaxwayne qoor qoor inuu ka foojignaado munaafiqnimada faroole iyo deni iyo naaquudnimadooda imaaraadka waxayna soo adeegsadaan gaalkacyo iyo daamu jadiid
Knn sidaad wax udusisiin ama u sarbeebtaan waan ka helaa
Ninkan naagta iska dhigaya see wax leyay
Oday Cabdille aa way?.
👌🏻❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👌🏻
Isku dhexyaac badanaa. Stress baa ka muuqda. Maxay iskugu soo aruureen meel kaliya? Microfoonada sida loo isticmaalo ayaa dhibeysa miyaa? 5 qof waaye, 5 microfoona weytaalaa. Maxeey iskugu dilaayaan 2 keliya? 😂😂
Kalamaan waad mahad santiin lkn qowdhen ayaa idinka maqan
Waxaan ka yaabanahay kuwa xijaabka iska bixi leh . kuwa waxqarxinaya muu wacdiyo
Ayaka ma ahee wa kistee qaaten rer kalaman
Kalamaan waxaad ku queuxbadantihiin inaan laydin arkin ee masraxa ha imanina
Nimankaan waa dhageysan jirey laakiin waxeey maanta noqdeen igu shubo sida amiin arts marka lacag bey qaateen sumcadooda dhageysiga hoos bey u dhacaysaa second galmudug waxaa ugu baqayaa nin lawato yaan la dooran saa waxaa idiin qaban mahayo
Qoor,qoor kala,maan baan KU nahay hadaan nahay galmudug doorasha xalaal ah ma,muuqato xaaja waa,xoog bay,u,egtahay
Cawa kalmaan weekala jirta waad qoorqoresantihiin
Knn jamacadda waayo arag miyaa ka soo wadaxdeen qoorqoor?
Qoorta gareen ayay maanta ka shidan tahay
caadi ma ahan
Kayaree dhuuban magacii odaygan afmayga kuhadlaayana magacii qawdhan aaway abdule aaway se
Horta Canbaro Waxaan u maleen jirey Odey xijaab iyo Indha shareer ayaaba u gashan2
Kala maan looma dhama maanta, dhabar kataabasha lagu so kaxeeyay
Sidaan u dhageysanayey bey qoor qoot la soo istaageen.
kkk aaway qawdhan ninka reer waqooyiga iska dhigo
Kkkkkkkkk waana udhiibeen tilmaameen laakiin ay geliyeen
Kalamaane e galmugud la talliy a x
Waxan manta arkay Mamo caanbaro oo laafah
Wax cambaro la dhaho ma jiraan ee waa nin dulli ah
kkkkk reer kalamaaan waa iga padiyeen waxooda kaftan lee ku dhameystaan kkkkk
Benloowin qaadkaad rabtaan ?
Reer kala_maan wexey isu bedeleen Fadlan ku shubo
Qoorta gareen lugta gareen lafta gareen
Kkkkkkkkkkkl waaa waxaa manto dhan layabanaa wuxu madhabba laftagaren banmaqli jiray hadana qortagareen miya gareen gareen beykashidantahay
Nimankan dowlada ruwaayada galmudug was sheega u soo dhiibtay aaa afar caado qaate dowladna meesha ma taalo waa labo nin habargidir aano u qabto qabyaalad iyo mucaarad habargidir mideysay waxaa anigo qof dumar fahmaayo niman rag ma fahmi waayen galmudug guul iyo gobonimo gaar bay u leedahay
Dowlada kuwaan ma waxay u soo kireysatay dacaayad galmudug horta somaliyeey waxaa fahantan qof wax ah baa cadow badan yeesho galmudug waliba beesha habargidir beel ama Berlijn iska dhaaf dowlad cadow ku noqotay sababta ma fahanteen waa dadka wadani ah wax garad ah aqoon leh waxna galo waxna gooyo maansha allaah
Waan dooneynaakkkkkkl madooneyno
Ar kalamaan oo video ahaa lakiin maqal ma jiro👂🏽war microphone u hagaajiya
Raga asxabeey kaligeey miyaa mise
Ismaqal ma jiro 👂🏽👂🏽🤔🤔
Smaqal waa jiraa
Codkooduna waa nadaam
Waa kaligaa
War ilen macnaha gereen somalia wuxu ka yahay iifasira lafta gereen baan fahmi la ayn mantana qoorta gareen bay sheegayaan greenku ma English baa nimanku laf cagaaran iyo luqun cagaaran May leeyihiin mise wa afsomali!
war kalamaan fadlan kushubo meey noqotay
Caadi ma ahan runtii
Ķkkkkree kalaman ❤❤❤❤❤❤👈🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈
Kala maan manta ine nawad io nolool dakerte kentay miyaa
KNN wilka swrlka gaduudan wata Fasax maa siisan wilkaan hdl ayaa dilay, maalintan bartay ilaa hada sidan ayuu u waramaa macrophanka haka nasto
Maqal majiro
Reer kalamaan Nahdii aad ka qaadeen
Midka dumarka iska dhigayo ma sidaas ayaa la qurxanaaty kkkkkk duli
፮
Funny
KNN ?
Maxy Aheed Nagta Hagoogan🤔
Bro nin waaye naagta asagaa matalo
iskumaaneey
Ollas
Faqash Fooqal FAQASH.
nin aanan warkiisa fahmin baa qab saday meshaan
Warkuwan miya manta live an uarki hayo
Qor qor maba uqalmo in uu galmudug uu hogamiyo mid wx ino qabanaya rabnaaa odowaa aya kabixikara xilkas dhbtii
😁😁😁😁
Intaas ayan kusokobiyayi yan ingubadinin
kalamaaney manta waxaad noqoteen fadlan lacag ku shubo nabar iyo naxdin ayaa manta u iibsantihiin ee dhagaha noga baxa
.
Thankis knn
qoorta gareena maha
Kalamaan guulbaan urajaynayaa
Qofka jilbaabka qaba maninbaaa mise waa naag
Cabdulle ayaa mesha ka maqan kkkkkkk
KALAMAN WAXAY U EGYAHIIN AMA U HADLAYAN SIDII DAD LACAG LASIYAY. 5 TAN NIN EE HADLEYSO WAA WALAAL IGU SHUBO AMA ISO TUUR DOLAR
Qoorqoor
Dertii ila meereyso
😂😂kalamaneey London ayan idinka so salamaya lkkn micrafonka ayey idinka ga ciyaren
Kalaman inta ka heshay like saar😂🤔
Cod malaha video