Xasan-baahane Stress ayaa haya, Imaraadka Markuu tegey, ee inaku soo noqday isagoo ookiyaala madmadow xidhan, Wax xillay ku soo sameeyeen. Dadkana uma sheegikaro, Stress ayaa ku dhacay, waa sababta uu diyaaradda uga degila'yahay. Imaraad ciyaar maaha, waalli bay ku rideen, Xasan-baahane.
Warkaaga waxaan nacay oo aan ogaaday inaad aad u been badan tahay markii dhawr bilood ka hor aad noogu dhaaranaysay inuu ismail omar geele France ku geeriyooday oo mayd ahaa caqliga soomalida ha ku ciyaarin ma difaacayo hassan sheikh oo inuu tuug yahay soomali oo dhan way ogtahay lkn adigu war ma sheegi kartid kolay anigu waxba kaama qoro
Alla riwaayadaan jecliyaa hhhhhhhhhhhhhhhhhhh riwaayadaan aad bay u fiicnaanlaheed hadii si fiican loo sameen lahaa riwaayadii haha haha ee gurguurte iyo ismaciil dhiigyacab tuuga ah oo liita hhhhhhhhhhhhhhh
Ninkaan asbuucba dal u dhuumanayo Madax wayne see ku yahay?
Waa sax duligaayagaa is galiyey
400 million dollars xaaraana oo umadii lahayd laga soo dhacay wax alle wixii somalia laga soo dhaco Ismail Omar geela ayaa isna sii dhaca
Jabuuti.maxaà.naga.galay.geele.marabno.urdugaan.iyo.turkiba.
Hadaba USA way ogtahay musuq maasuqa xasan shiikh maaha mid qarsoon
Casharadi Geelu ku saaqidey miya. Geelow lacagta shacabka somaliyeed ba leh ee hay lacagta.
Nin isago Baraf iibinjirey uu maanta haysto lacagta inta le’eg waa lacag laso dhacay.
Muuse Judan iyo Gurguurte lacaga hooda waa lacag somaliyeed oo in laso celiyo loo bahanyahay
Hawiye reer unukaa iska leh xasan dalkan maad ka qabataan
WAAR SUJUUDNA WAY KAA MUUQATAA EE ILAAHAY KA BAQ OO MUNAAFAQADA ISKA DAA MISE MA TUKATIDE KHAD AYAAD ISKA MARISAY SUJUUDA
Kkkk
Xasan-baahane
Stress ayaa haya, Imaraadka
Markuu tegey, ee inaku soo noqday isagoo ookiyaala madmadow xidhan,
Wax xillay ku soo sameeyeen.
Dadkana uma sheegikaro,
Stress ayaa ku dhacay, waa sababta uu diyaaradda uga degila'yahay.
Imaraad ciyaar maaha, waalli bay ku rideen, Xasan-baahane.
Kkkkkkk
Xasan-baahane ma 79 jir ayuu
Qoor-dheer ku bilaabay kkkkkk
Quduul ?
Sub xaana laah war nin yahow ma xishootid qofka ku dhagesto walhi london wa leesku cayaa wax adi camal lee ku dhageysto
Qosolka dhaaf hee.
Warkaaga waxaan nacay oo aan ogaaday inaad aad u been badan tahay markii dhawr bilood ka hor aad noogu dhaaranaysay inuu ismail omar geele France ku geeriyooday oo mayd ahaa caqliga soomalida ha ku ciyaarin ma difaacayo hassan sheikh oo inuu tuug yahay soomali oo dhan way ogtahay lkn adigu war ma sheegi kartid kolay anigu waxba kaama qoro
Kuwa weriye isusheegu maalinta afkooga fidnadda ka dhawraan soomaali wey way hagaagi
War ninyahow dadka si fican ugu waran ciyaarta ka daa
Shir sanadlaha irirsamaale si guul buu ku soo idlaaday
Ethiopia mesha way ka baxaysaye eelaay yaa difaci doono hayeey adiga amxaar aa kaa dhex hadlayo waxbo kama dhagaysanayno
Beenalee maymay,ismaciil geelihi dhahaysay un dhiintay bu gaadhay x.sheekh
Farhad ween waaye lacgtaas umada somaliyed ayaa leh waana in ay ku soo noqtaa xisaabta dowlada federaalka tii uu hogaminayey wasiirkii maliyada ee doladii nabad iyo nolol hhhhhhhhhhhhhhhh