Abayo sundus iska samir ilahey qofku jecel yahay wuu imtixaama guri ka qeer badan ilahey kusinayo insha Allah abayo asxab , saxib iyo family ku jecel nah wa heysata we love you sunduuseyyy😘❤️🫂
Sundus maskinta 500k halagu turo asxabey gawadha yar lacagteda ilahey ha uso celiyo wlhi😢amiiro adna barnaamij banaanka no so samey guriga le sa nogu dhex heyse waa daalne jawiga no badal😂
Sunduseey ilaahay shalay ku siiyay lacagtaasa si ka fudud sidaa shalay ku heshay maantana ilaahay wuu kugu siin karaa alxm dheh ilaahay sifudud ha kuugu sahlo midka qayr badan apyo insha allah😢❤
Way helee guri iyo lacag farxadaadu waa farxadaayadah sundus amiirà nah waa garabkaaha wan ku ognahy boqornimadaas iyadaneh ha moodin inaa garab waysay qalbi sorry tan nah waa duni yar
Wlh sa uhadli lahaa ba uhadashay wa u awodaan kuli inee garab istagan rajeyaaa I a lcgta youtube ka wa uso dhacday 25 ka qatan kuligod inee garab istagan rajeyaa I.a
Amiiray Videoyada Mxaa Usoo Daahisaa Mcntoy😢😢😢😢 Allaha ku caafiyo qaliyey hada ka dib Video hanaga soo daahinin wn kuu xiiznaa wllhi intaa naga maqanathay quen❤🎉
Wax walbo waa qadar alle mafahanteen sundus ilahey lacagta ha uso celiyo wlhi mafiirsan Karo team 27 qof kamid oo murug kujirto hadi ey uso noqo wesana teamkeda iyo somalideda ayaa ujoigaan ayaa 500k ku garsinay i.n😢😭🙏
Saxaaf marba hadaad u sheegtay oo booliska iyo saxaaf arintu u dhaxayso waad helaysaa lacagtaada Saxaaf nafta ayuu u huraa qofka si daacadnimo ah bu qofka u caawiyaa mida kale sunduseey is daji wllaha ku jecel baad la joogtaa qof cidla jooga ha isku maleenin
Sundusteena cawa murug aa ii dishy cwa saqdhexe ani oohin😢😢😢lkn abyo manta dhacdo xamar ka dhacdy 2habdhood oo sxb ah safar isku diyarinayay aa qarax ku dhinten wax yabaha cajibka waxa ka mid ahaa in eey diiden iney gariga kadagaan iney qadeyaan xita in fruit lo kenay ee diiden taas oo ah ineysan u qornen oo ceshkey adunka ku lahayen dhamaden abyo marka noloshaba sas ah wixi qoran cid celin karto ma lahan hdaba noshahy nafkugu jirto hanti waa tabcanee ilhy meshey ka baxday wax kabadan hakugu buuxiyo love u sundus yarisay❤❤❤
Nafa jecelnaha tahoo wll nus badhkeediye,niyadiyo qalbigad ku taal o ku noshahayey nafiyo hamudan ciil wll nabar ku,so gaadho❤❤❤sorry wlsy,sundus, wa kuladaremeyna murugta sxpta amiirana wa garabkada iyo dhaman tem 27❤❤
I feel u pain wlhi saa uoynaye le 😢sundusey abyo wax kaqhr bdn kurajenaya I.a Amiro wlhi qof wngsn teh sxipta mnta garab kagabaxned alx wa garab istagtey ilahi cimr der nirajenaya lawadina
Meshan waxa iga muqato iney aqon la an jirto lacgta gabdha kamaqan hadey transaction ay martay oo aysan ahyn lacgaha onlineka mar hadey tahay bank transection wala soo celin kara dabagalna way yeelaneysa insha allh
Sundis abyo qalpiyey dhibmalahan ilaahay dulqadkaga lagu firinayaa teda kale kaliya mamurudsanid in tii qof oo kujecleed wan kula wada murudsanahay marka waa laga gudbayaa qalpi waxba haismurjin okey
War dadkan ku haayo video ga maxa usoo dahisay see wax idinka yihin wa ujedan gabdhaha dhibka ku dhacay iyo inee murugsanyihin hadiiba laso dhigay video alx dhaha una duceeya agah🙄
وعسى أن تكرهوا شيئا وهو خير لكم وعسى أن تحبو شيئا وهو خير لكم sundus abyo wxa laga yaaba gurigas ino qeyr kuu eheen mrka qadarta aamin illhy si nyad u bari faraj qeyr qabo kuu furmayo l.a
سوري والله سوري الله يفرح قلوبكم الله يفرحك قلوبكم ان شاء الله الله يعطيهم اكثر اكثر فلوس ان شاء الله باذن الله وراح تحسن ان شاء الله فلوسكم ان شاء الله تحصلوا😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Ilaaaahay ha unaxariisto in tii ku dhe ma tay😢😢 qaraxii manta. Ka dha cay muqdisho 😢 intii dhaaa wa can tay na. Alle ha u bog siiyo 😢😢 Qaasatan. Labadey dii gebdhood 😢😢 maski 😢 iyo faiza. Naxa ristii jano allow ka waraaaabi😢
Sundus wax kaa xumanaya ma leh intay amiira qurux ku garab tagan tahy alx dheh maanta asxab iyo familyba waad ku haysata malaysia😢❤
Haa wlhi Masha aan ka naxay miskin weye sundus waxan rajeenay inay amiiro cawin doonto❤😢😢😢😢😢
@@MoznaMohmetwayba caawinaysaa zxpted taas is waydiin ma leh aqwan❤
Qofka wanagdan ilahay xagisa marki laga jeclado ayey dadkuna jecladan amiira bilash kuma tageri jirin waxa taxahy qalbi safi sundus ina adertay guul ban kurajeyna zorry😢❤❤
❤❤😢
Abayo sundus iska samir ilahey qofku jecel yahay wuu imtixaama guri ka qeer badan ilahey kusinayo insha Allah abayo asxab , saxib iyo family ku jecel nah wa heysata we love you sunduuseyyy😘❤️🫂
Aan kusalino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam 📿🤲🏻🤲🏻🤲🏻😭🙏🏻🙏🏻 10k
Qosolkeyga waa been qalbikeyga kama imaan heesta igu so dhacde qosol jirin qosleysa maskiinta😭
yaa ila jecel nabi muxamad scw ❤
Scw
Yhu like ba ka crrty
Gabdha caawiya lacagta la raadiya ama sikale u caawiye team ahn ah sorry Sundus 😢😊
Guys Gabdh sundus ha loo kaco lacgta 💸 halga bixiyo ama 500k halgu tuuro 😮😢❤
M.a wlshy Amiraa
Waan kaxumaaday wallshay sundus abaayo samir abaayo waxaan usheega inta rabta insundus in aan gaadh siin 500k linki iisaar
Sundus 💸💸tiktko live so qal dhah gift ahan baan ugu dirynaa 😫 team sundus hadaan nahy murug teeda way na dhibysaaye❤️🥰
Team sunmir one like 👍❤
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🥰🌟🌟🌟🌟🌟⭐
🎉
adi mel walba ma jogta😂❤
❤❤❤
Sundustena Caashaqa ilahey haku Xafido abyo Mcn inshallah wax ku dhibo maku tuso😢
Sundus cawa way naga murjisay amiira iyo asxabtada anago dhana kujogna sundus 😢😢😢😢
amiirooy suprise waxaan ahay qofkii ugu horeeyay oo like ku saaroafahntay apayo qali macneeeey❤🎉
Miskiin sundus ayaanle abaayo ilaahay bedel khayr hakuugu bedelo plz team amiira sundusteena 500k gaarsiino kafarxino like saara 🎉❤
Sundus maskinta 500k halagu turo asxabey gawadha yar lacagteda ilahey ha uso celiyo wlhi😢amiiro adna barnaamij banaanka no so samey guriga le sa nogu dhex heyse waa daalne jawiga no badal😂
Sundus Waa gabar yar karti badan Samir badan iyado waxaso dhan kudhaceen bay iska dhola cadaynaysa Abayo mcnto Waan kula Calool xumaday Dhibta laguma waro waa laga dhamada i.n badal khar qaba Oodag dag ah Alle hakugu badalo❤
Sunduseey ilahay marka uu wax ku dhaafiyo wax ka sii khary badan ayuu kgu badalayaaa insha allah
Sunduseey ilaahay shalay ku siiyay lacagtaasa si ka fudud sidaa shalay ku heshay maantana ilaahay wuu kugu siin karaa alxm dheh ilaahay sifudud ha kuugu sahlo midka qayr badan apyo insha allah😢❤
Wlshay sundusey
Ducadan ku celceli
اللهم اجرني في مصيبتي واخلفني خيراً منها
sundus dhibka waan la daremaynaa cawa wllhi farxad kubarane 4:18 yaristena kartida badned lkn dhib male amiradena garabkeda taagan❤
❤❤❤❤❤❤😮😮😮 1:10 1:10 1:12
Saxaf wlhy wan ku kalsoonahy wayo dadka farxadooda jacelayahy una soo celin lacagtaas❤😢
Way helee guri iyo lacag farxadaadu waa farxadaayadah sundus amiirà nah waa garabkaaha wan ku ognahy boqornimadaas iyadaneh ha moodin inaa garab waysay qalbi sorry tan nah waa duni yar
❤❤❤
Amiiroyy abayo sundusey grbkeda wliga hka bixin mar wlby murug dareento ady kugu nafistaa ilahy waxa oga baryaa tuugadas in sifudud loso helo adna caawi amiiroy lbo hooyo isku dareena tihiine ilhay halgnka nololeed aad ku jirtaan ha idila garab galo😭😭
Aaamiin aamiin yaa rabbi aniga commentigaaga iga ooyi siisay wlhi 😢😢😢
@maryanCraxamaan sorryyy apyo macn😭
@@Najuush dhip malahan qaali
Insha Allah khayr bay noqon Abayo
Yaa allaah dhibka sundus kudhacay ka dulqaad wax badan ogaadey caawa amiira inay tahay garabka kaliya sundus haysato illaahay ha isku kiin daayo cimri dheer io cafimaad
❤❤❤
Adna amiira iyo ceyda baryahaan waana waaloosiin barnamijyadiina wax kale waye ❤❤❤
Ilahy qalbiga hakuu qaboojiyo Sundus
❤❤❤بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ❤️❤️❤️اٰمَنَ الرَّسُوۡلُ بِمَاۤ اُنۡزِلَ اِلَيۡهِ مِنۡ رَّبِّهٖ وَ الۡمُؤۡمِنُوۡنَؕ كُلٌّ اٰمَنَ بِاللّٰهِ وَمَلٰٓٮِٕكَتِهٖ وَكُتُبِهٖ وَرُسُلِهٖ ۚ لَا نُفَرِّقُ بَيۡنَ اَحَدٍ مِّنۡ رُّسُلِهٖ ۚ وَقَالُوۡا سَمِعۡنَا وَاَطَعۡنَا ۖغُفۡرَانَكَ رَبَّنَا وَاِلَيۡكَ الۡمَصِيۡرُ🤲🤲🤲لَا يُكَلِّفُ اللّٰهُ نَفۡسًا اِلَّا وُسۡعَهَا ؕ لَهَا مَا كَسَبَتۡ وَعَلَيۡهَا مَا اكۡتَسَبَتۡؕ رَبَّنَا لَا تُؤَاخِذۡنَاۤ اِنۡ نَّسِيۡنَاۤ اَوۡ اَخۡطَاۡنَا ۚ رَبَّنَا وَلَا تَحۡمِلۡ عَلَيۡنَاۤ اِصۡرًا كَمَا حَمَلۡتَهٗ عَلَى الَّذِيۡنَ مِنۡ قَبۡلِنَا ۚرَبَّنَا وَلَا تُحَمِّلۡنَا مَا لَاطَاقَةَ لَنَا بِهٖ ۚ وَاعۡفُ عَنَّا وَاغۡفِرۡ لَنَا وَارۡحَمۡنَا ۚ اَنۡتَ مَوۡلٰٮنَا فَانۡصُرۡنَا عَلَى الۡقَوۡمِ الۡكٰفِرِيۡنَ🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤❤
Sundus waa inaa gacan qabatan amiira
أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ🤲بسم الله الرحمن الرحيم🤲 اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ🤲❤️❤️❤️🤲
Aayda baa waxay ahayd waxa jira wax aad jeceshay oo shar kuule wax aad neceb tahay oo khayr kuule wax waliba khayr bay ku dhamaanayaan wall sun dus khayr baa Dan bayn insha allah
Ilaa goormee ka cararee saliga nabiga scw ❤❤❤
Amira abyo gabadha garab istaga hada sidan icawin kartan
Amira 500$
Cayda 500$
Asad 500$
Koko 500$
Cumer 500$
Hadaa awoodan abyo 🙏🏻❤️
Qof igu talo ah adaa ka arky😢😢
Way ficnan lahayd lkin dhaqalaha dhan yaga mahystan asad moye yagu wa dhalin yaro reerohoda wax kasugayan 😢😢
Wlh sa uhadli lahaa ba uhadashay wa u awodaan kuli inee garab istagan rajeyaaa I a lcgta youtube ka wa uso dhacday 25 ka qatan kuligod inee garab istagan rajeyaa I.a
Mashallah ❤🎉
@@zhaadiyacabdi562Haa wllhi jebkoda kama warqabno haday u awoodan inay garab istagi donan ban filaya 😢
ABAAYO AMIIRO MAMA CALWIYO IKU SALAN WAAN UXEESAY IYO ASIM YARE
Amiiradeenna caawa waad daahday ax sundus qalbi wanaagna waan ka xumahay wlhy illahay ha uga jaro kuwaas
Sundus garab istaagbay rabtaa asxaabta sundus waxan yaraynbaa helay 😢😢😢😢😢😢😢
SAXIPTINMO AMIIRA WAY LAMURUGOTAY SORRY 😢ABYO SUNDUS SUNMIIRA👯👯💖😻
alla amiiray san kuusugayey kaneeca icuntay wlhy sundus na wn kaxumahay lacagta laga dhacay badal khayr qaba allaha siiyo ❤
Amiiray Videoyada Mxaa Usoo Daahisaa Mcntoy😢😢😢😢 Allaha ku caafiyo qaliyey hada ka dib Video hanaga soo daahinin wn kuu xiiznaa wllhi intaa naga maqanathay quen❤🎉
Ku sali xabibken muxamad scw ❤
Amiiroy comentiga ma aqrisaa hadad aqriso love faqiired ma noo quuri weysay dad xun maa nahay hadaa lagal ogaana inad comenti aqriso inkle 😩😟🥲
Ma aragte xorta😢
Waqti hadey uhesho wey kusaree qali❤
Abayo dadka badan marka mawada sari karto wey najeceshy boqoradena lakin dadka badan😢😊
Marka love keda ma abal kuradinaysan 😂kuwana love faqiired kulaha 😂 wata bes lacag aa laydinka samayna nes dawada wadashen
@@Nadiya-v-p2d maxaa ka galay repliyda iga bax 😂🥵😾
Sundus sorry abayo Insha Allah wad hele guri kafican kad weysay lacagtada dadka qatana ayaga dhib qabo wayo xoolad sidhiba kuso shaqeysay ayey sifudud kaga qaten lkn aqirey kenayan don't worry xbbt 😭🙏
Waan la ooyey wlhi sundus miskiin ilahay baa kula jira qaali
Sundus maskin wada marwalba faraxsan lkn Murugada qarsada soryy😢😢😢
Wll mxaaa ku dha cay gebedhan
@@cabdallaxidig-uf3ds 2500$ laga dhacay
Makeup la'aan qofkale aad u egtahay specially sanka waaaaw what a difference. 😮😮😮
Quruxley waaye
Inta ka naxday sundus 😢
Wax walbo waa qadar alle mafahanteen sundus ilahey lacagta ha uso celiyo wlhi mafiirsan Karo team 27 qof kamid oo murug kujirto hadi ey uso noqo wesana teamkeda iyo somalideda ayaa ujoigaan ayaa 500k ku garsinay i.n😢😭🙏
Saxaaf marba hadaad u sheegtay oo booliska iyo saxaaf arintu u dhaxayso waad helaysaa lacagtaada Saxaaf nafta ayuu u huraa qofka si daacadnimo ah bu qofka u caawiyaa mida kale sunduseey is daji wllaha ku jecel baad la joogtaa qof cidla jooga ha isku maleenin
Sundus waay iga murjisay😢😢😢😢😢😢😢
Sorry sundus qof iska farxsan ahyd lakiin caawa😢😢
Soory hbbti sunds wd helina insha Allha wxa walb oo aad raabt wlih wn oooya azxpta wllo weey ku gaarba tagayaan maaal iyo lacga ku sinayaan lacaal hda so noqan weeydo insha Allha wn kuso ducaaya hbbti amiro garbka weeyn ❤❤❤❤❤❤
Sundusteena cawa murug aa ii dishy cwa saqdhexe ani oohin😢😢😢lkn abyo manta dhacdo xamar ka dhacdy 2habdhood oo sxb ah safar isku diyarinayay aa qarax ku dhinten wax yabaha cajibka waxa ka mid ahaa in eey diiden iney gariga kadagaan iney qadeyaan xita in fruit lo kenay ee diiden taas oo ah ineysan u qornen oo ceshkey adunka ku lahayen dhamaden abyo marka noloshaba sas ah wixi qoran cid celin karto ma lahan hdaba noshahy nafkugu jirto hanti waa tabcanee ilhy meshey ka baxday wax kabadan hakugu buuxiyo love u sundus yarisay❤❤❤
Amiradeena habeenadn videoyada waala soo daahda😢 pls soo dhakhso
Nafa jecelnaha tahoo wll nus badhkeediye,niyadiyo qalbigad ku taal o ku noshahayey nafiyo hamudan ciil wll nabar ku,so gaadho❤❤❤sorry wlsy,sundus, wa kuladaremeyna murugta sxpta amiirana wa garabkada iyo dhaman tem 27❤❤
اللهم صلي على النبي محمد صلى الله عليه وسلم وعلى آله وصحبه أجمعين ❤
Ilaahay baa kasoo saaraayaaa Kan maskiin taan iska faraxsanaa jirtay alxm bedel kheyr qabo I.a😢😢
Sundus waan kaxunahay hadda nahay team sunmir😥😥😥😥
I feel u pain wlhi saa uoynaye le 😢sundusey abyo wax kaqhr bdn kurajenaya I.a Amiro wlhi qof wngsn teh sxipta mnta garab kagabaxned alx wa garab istagtey ilahi cimr der nirajenaya lawadina
Wcs sundus mnty mxa ku dhcaa islhaa wxa arky channel ka cumeer aydo ka dhex dhaheso muteka iga qaldn mnty lcgtz hdey xlal thy ma dhumeso I.a ❤
Meshan waxa iga muqato iney aqon la an jirto lacgta gabdha kamaqan hadey transaction ay martay oo aysan ahyn lacgaha onlineka mar hadey tahay bank transection wala soo celin kara dabagalna way yeelaneysa insha allh
boolis baa loo dhiibay arinta
Amiira Abayo maxa kugu dhacay video wala so dahda ayamahan😢❤
Sundustena cashaqa in sha Allah wad kaqudbidonta ❤
❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Amiiroy Codkaga sidanuu ku qurxanyahay🫶😂
Ilahye ha usahalo hadu kher hadu ugu jiiro
Allah haa siyo xaqda wllshy sundus ❤❤dadkujecelna wad haysta iyo Allah Kula jiro wllo hawarwarin.ducadayda kulajirta❤❤
TEAM AMIIRO QURUX ONE LIKE ❤😊
❤
Amiira shein kumay keenin ee waa soo gadatay😊
Amira qurux keep going insha llah 2m ❤❤❤❤❤❤
Ayy cwa qofkii ugu horeyy inaa ahay ma leyga darema ycy😢❤😂😂
Amiira gabadha waa ladhaca waa sundus e wax la qabta amiir qof qaali nagu taayahay❤❤❤❤❤
Amiiradeena asiim wan uxiisnay eeaaway igusalaam😊😊😊😊😊
Sundis abyo qalpiyey dhibmalahan ilaahay dulqadkaga lagu firinayaa teda kale kaliya mamurudsanid in tii qof oo kujecleed wan kula wada murudsanahay marka waa laga gudbayaa qalpi waxba haismurjin okey
AMIIROY SUNDUS GURI GIFT 🎁 IGAA DHIIG❤
amiira qurux iyo sundus qurux one like 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤😊
Sundus guri halo kireyo lacagta isugudara wabadantihin rer malesiya team 27 walhy lacagta wad bixinkartan isgarab qabta qurba lajogaye sundus adina samir lagayaba Allah wax kaqayr qabo inu kugu badalayo ❤❤❤
War dadkan ku haayo video ga maxa usoo dahisay see wax idinka yihin wa ujedan gabdhaha dhibka ku dhacay iyo inee murugsanyihin hadiiba laso dhigay video alx dhaha una duceeya agah🙄
Almxd
Haa walhi daqiqadaha xata wey noso dhereysay
Amiro sundus hdey macqul.tahay xitaa den ahaan radiyaa gbdha isla guriga hde la helayo bahnan yahay ha gado manta waa oynay
Waaw maalintaan amiiradeena waasoodhalaalaysaaye
وعسى أن تكرهوا شيئا وهو خير لكم وعسى أن تحبو شيئا وهو خير لكم sundus abyo wxa laga yaaba gurigas ino qeyr kuu eheen mrka qadarta aamin illhy si nyad u bari faraj qeyr qabo kuu furmayo l.a
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋🕋🕋🕋🕋🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️💯
Plz amiradena sundus maskin wye hala cawiya sorry sundustena😢
Insha Allah Guul Walashey Sundus
Abaayo ilaahey guri fiican hakuusahlo aamiin yaarabi😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Sorry sundus insha allaha badal qeer qaabo abaayo ❤😢
Amiira Quruh Sudus u qaarama team 27 sundus maanta garab idinka baahan tahay si ay guri u kireysta Saxaaf markuu soo celiya qofkasta haloo celiya hada feke aheyn iskugu dardara lacagta oo u muujiya garab hadal waxba matareysa hoo hiil baa loo baahan yahay
Hal qof bay shalay dagtay sundus abayo
M.a amiira sundus is ilaashada mar walpa 😫🥺👸❤️
mansha allah dhalin yarada marki wax lasiyo waku farxa amiiro guuleso abaayo
Amiira waxa dhan imisay kaa siiyaan isheeeg 😊
Sundus sorry abaayo wallahi waxaa tahay gabar karti badan caawa ani xitaa waa iga oosiisay sorry sundus abaayo 😭😭😭❤
سوري والله سوري الله يفرح قلوبكم الله يفرحك قلوبكم ان شاء الله الله يعطيهم اكثر اكثر فلوس ان شاء الله باذن الله وراح تحسن ان شاء الله فلوسكم ان شاء الله تحصلوا😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Sundus maskin wye Amiry garabkeeda thy ee gbdha ilaali insha allah
Alle hakuu so badnaadiyo lacagtaada wllshey mcn I.a waad helaysaa😢
Amiiradeeena🙈♥️👑
QADAR DHACY CANN MA LEH😢SIS Never give up❤
Markaan dhageestay sundus waxa ku dhacay anoo ilmenaayo ayaan is arkay sorry 😢abyo team ku jacel baa hestaa waxba kama halabayaan
Ninka guriga leh ayaa ninkaas ka ijaaray he does have all the informations. In'sha Allah kheyran.😢😢😢
Sorry sundus iska samir wax khayr qabo helaysaaye 😢😢😢😢😢😢
Mahadsanid abayo runti waxaa tahy qof daacada maashaa allaah
Saxaaf Ha U Dadaalo Isaga Wadanka Luuqadiisa Iyo Sharcigiisaba Fahamsane, InshaAllH Alle Ha U Soo Celiyo Lacagteeda Gabadha Yar
Ilaaaahay ha unaxariisto in tii ku dhe ma tay😢😢 qaraxii manta. Ka dha cay muqdisho 😢 intii dhaaa wa can tay na. Alle ha u bog siiyo 😢😢
Qaasatan. Labadey dii gebdhood 😢😢 maski 😢 iyo faiza. Naxa ristii jano allow ka waraaaabi😢