Bilow ilaa Dhamaad Shidaalka Somalia, Fursadah, Caqabadaha, & Amaanka Qabiilada, maamulada & ...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 окт 2024

Комментарии • 23

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 12 часов назад +1

    Umada somaliyeed guul guul guul manta manta manta waa malin teena manta 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @YoutubeDhako
    @YoutubeDhako 15 часов назад +4

    Soomaalia guul i.a

  • @YoutubeDhako
    @YoutubeDhako 15 часов назад +4

    ALLOW dadka somalida ah is raac sii aaaaamin yaaarabi

  • @Dresstoimpressgirl_087
    @Dresstoimpressgirl_087 13 часов назад +1

    Somalia 🇸🇴 ❤💪🏽

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 15 часов назад +2

    Waa guul usoo hoyatay somaliya lkn dowlada
    waxa laga rabaa in marka hore heshiis laga gaaro Waxyaabaha dhibku ka imaan karo

  • @Sofia-ji2zj
    @Sofia-ji2zj 15 часов назад +2

    🤝🇹🇷🤝🇸🇴🇹🇷🤝🇸🇴🇹🇷🤝🇸🇴🤝🇹🇷🤝🇸🇴🤝🇹🇷🇸🇴🤝🇸🇴🤝🇹🇷🤝🇸🇴🤝🇹🇷🤝🇹🇷🇸🇴🇹🇷🤝🇸🇴🇹🇷🤝🇹🇷🤝🇸🇴🤝🇹🇷🤝🇸🇴🤝🇹🇷🤝🇹🇷🤝🇸🇴maansha allah madaxwayne xasan Somalia guuul

  • @MohamedShiekali
    @MohamedShiekali 15 часов назад +2

    Alxamdulilaahi ❤❤❤❤

  • @wabarisaaq5290
    @wabarisaaq5290 12 часов назад +1

    Waxaa waxaad oo dhan ka daran sucuudiga iyo imaaradka
    Inshalaah ilaah ha naga qabto

  • @husseinyussuf7117
    @husseinyussuf7117 14 часов назад +1

    Soomaaliya Guul iyo Gobanimo ❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maxamedcabdi5459
    @maxamedcabdi5459 9 часов назад

    M.a Sida Khayrkale Raxmanoow ☝️🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p 14 часов назад +1

    ❤❤❤❤❤

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 3 часа назад

    Xasidiin waye allow somali mideey oo walaalo is jecel ka dhig guul allaha na siiyo

  • @MohamedShiekali
    @MohamedShiekali 15 часов назад +1

    Asww❤❤❤❤

  • @IbrahimMuqtaarSalaad
    @IbrahimMuqtaarSalaad 14 часов назад +1

    Hadi aan ka.dhibto fikirkeyga waxaas oo dhan waxaa ka.weyn midowga ummada soomaaliyed waxaas oo dhan wey idka tagi donaan lakin hadi dh
    Shacab iyo dowlada wada jira weynu gaari karna horumar iyo aabni iyo barwaaqo qeyraadka dalkeena hooyo ummada soomaaliyed iney ka.dhidhiyaan qabyalaad iyo nin jecleesi iyo tug nimo

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 14 часов назад

    Waxba deegaanka mayeelikaro waayo carabtuba barwaaqo waxaan ahayn kama qaadin deegaankana hadday a beeralay noqdeen xoolihiina tabcadeen lama rabo humbaalayn bilaasha

  • @cabdomohd7282
    @cabdomohd7282 14 часов назад

    Adigu ma. Waxaad. Mutuhinayso. Ayaad. Noogu waramaysaa. Iyo waxaad. Maskaxdaada. Ka keentay mise. War. Master. Lah. Kumaanaan. Farming. Waxaagu. Waa. Fanqayn. Iyo male. War rasmiya. Noomaad. Sheegin. Sxb

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 9 часов назад +1

    SULDAN TV 📺 WA GUUL WADE 😆😆😆 qofku hadu jahil yahay wixi la rabo la logu shekenaya. SAHMIN maha shidal laso sarayo. SIDA AMANKU YAHAY SOMALİA 🇸🇴 shadal lagama so sarı karo

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 15 часов назад

    Cidii diido iyo cidii ku faraxdo maxeey naga qaadi kartaa wadanka anagaa is kaleh xorna waa nahay cid aan ka fasax qaadaneeyno ma jirto warka xen jooji adeer

  • @calibare1641
    @calibare1641 15 часов назад

    Dadku haminaya xasanshiikh badrool uusoosaray baakhayr lagadheefayaa waabeen xasansh hantidii qaranka lagudhisay canshuurtii umada buudhaaniibsaday xaraashtay sideelooaaminikaraaninboobku jira.baabadroolkiisa lagafaaiidi anigumaqabo ninkaad kabahaagaudhiibaneyso kuwiisaalafiiriyaa balse waala arkidoonaasomaaliyeey

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 15 часов назад +2

    Waa guul usoo hoyatay somaliya lkn dowlada
    waxa laga rabaa in marka hore heshiis laga gaaro Waxyaabaha dhibku ka imaan karo