Anigaa sidaas uah qalbi xabiib Laakiin wuxu alle igu galaday gabar aan dhalay odhahda hooyo umada iska daaa waxay kugu sameynayaan ma ogid walhy islaam aan aqoonin o aan waxba dhalin qolkeyga hurdada so sexiyay lacag sii dhar sii cadaro sii ka ajarso islahaa mise xiqdi iyo xasadnimao ay iqabto Ayeey habeen icaysay ilaahay igu og samaan moye Grey xun xata dhagteda ma maqashiinin Habo albaabka markad kabaxaysid haben barki ha iskusii dhufanin waa bir anigana wadna garaac leyahay maxaa iga yeersiiyay cay xataa an ahayn cay caadi ah Iyado leh ilaahay mataqaanid iyo rasuul ila hada wanaxa markan so xasusto waxan ahay qof salada waqtigeda tukata daharad badan wardi badan laakin we ixasaday!!!!!!!! Kabacdi waan shakiyay waan iska fasaxay anigo xata kabaqaya inay igacan qaado subxaanalaah gabadheyda waan ugaraabay hooyo dadka iskadaa hada asaxaan wan bixiya lakin qof so season NO NO NO
Qisoyinka u fiirsada maahan kuwa hada ah wa kuwo waa hore ah kuwa hada ma badno ilaahey dhib nama tuso alaahu manajeyna isku asxaan fala Aya nala dhahay ilaahey markaas ayu idin naxariisana ilaahey inta dhiban dhibta haka dulqaado o faraj qeyr qabo ha u furo. Ilmaha yar o bila danbiga sidu yeelay bal eeg dad bdn o ilmo iyo dumar dhib u geestay aduun iyo aaqiro ilaahey waka abaal marina xaqiiq ilaahey iyo rasuulkiisa csw dumarka iyo caruurta ayey uugu dardaarmeen raga balse wajibkooda laga warabina i.a
My lkn taasi waaba waqti hore ka hadii Ay ilaa Wali jiraan dad sidaa Unaxariis badan Hadana key Aaminayaan Ama U naxariisanayan Uu la mid yahay Turki allaha naga haya daalimijnta Aamiin
Waxaan u xiisnay kaftankaada.
Farahaaga inuu mid kaa qatay iyo in kale 😂😂😂 golden voice Maasha Allah❤❤❤❤❤
Aduunka Maanta. Qof Lama Aamino. Wanaag Baa Samaynee. Xumaan Aalaguugu Bedelaa. Saaxib Aad Jecleyd Oo Nafta Uhurtay Dhabar Jebin Aakala Kulmee
Anigaa sidaas uah qalbi xabiib
Laakiin wuxu alle igu galaday gabar aan dhalay odhahda hooyo umada iska daaa waxay kugu sameynayaan ma ogid walhy islaam aan aqoonin o aan waxba dhalin qolkeyga hurdada so sexiyay lacag sii dhar sii cadaro sii ka ajarso islahaa mise xiqdi iyo xasadnimao ay iqabto
Ayeey habeen icaysay ilaahay igu og samaan moye Grey xun xata dhagteda ma maqashiinin
Habo albaabka markad kabaxaysid haben barki ha iskusii dhufanin waa bir anigana wadna garaac leyahay maxaa iga yeersiiyay cay xataa an ahayn cay caadi ah
Iyado leh ilaahay mataqaanid iyo rasuul ila hada wanaxa markan so xasusto waxan ahay qof salada waqtigeda tukata daharad badan wardi badan laakin we ixasaday!!!!!!!!
Kabacdi waan shakiyay waan iska fasaxay anigo xata kabaqaya inay igacan qaado subxaanalaah gabadheyda waan ugaraabay hooyo dadka iskadaa hada asaxaan wan bixiya lakin qof so season NO NO NO
Badanaa dadka naxarista badan, dhibato ayaa loo geystaa, oo ka timaato qofkii ay ka naxeen, , naxarista allaha nagama qaado.
Keep going Mr Dudaaye 😂😂😂
Aduunka maanta qof lama aamino runti😢😢😢
Yas khalad wayn ayee kuleeyihiin😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢qufkasto makikasodhawesto😢😢😢😢😢😢😢😢
Haa Waa khalad qof aadan aqoon
Inaad guriga Soo gashato qofkii
Baahan Debeda kusii waxaad heli
Karto guriga iyo Caruurta Nin
Xoogle oo Shaqayesan Kara waa
Khaladka ugu weyen
XAQIIQ
Shukran wll ❤❤❤
Sumxanllah Allah how naxariisto cabdiqadir iyo xaaskiisa lakiin dad lamaso dhaweysto
😂😂😂😂 walhi waad iga qoslisay farahaagaad hubsan inay midi maqantahay keep going 👊🏽
Ana u horeeyo adeer❤🎉
Qisoyinka u fiirsada maahan kuwa hada ah wa kuwo waa hore ah kuwa hada ma badno ilaahey dhib nama tuso alaahu manajeyna isku asxaan fala Aya nala dhahay ilaahey markaas ayu idin naxariisana ilaahey inta dhiban dhibta haka dulqaado o faraj qeyr qabo ha u furo. Ilmaha yar o bila danbiga sidu yeelay bal eeg dad bdn o ilmo iyo dumar dhib u geestay aduun iyo aaqiro ilaahey waka abaal marina xaqiiq ilaahey iyo rasuulkiisa csw dumarka iyo caruurta ayey uugu dardaarmeen raga balse wajibkooda laga warabina i.a
AAAAAAAAMIIIIIN
Waxaa maqli jiray waxaa jira ruux aad kabtiisa tolayso oo isna karfantaada tolaya
Qaa,in buu ahaa la soo dhawaystay
Carabta Manta joogta inbadan ka mida yuhuuda dhaanta 😮
Allow carab ha noo gacan galin iyo cadow oo dhanba subxanallaah 😢😮
Hore loo dhehya wanag ha sameeyn shar kuma yimadee😊
waxaan maqli jiray ha shafecin sharba kuma yimadee rerka la dabar jaray allaha unaxtisto😢
Inaalilaahi wainaa illayhi raajicuun
Dad fiican ahayeen laakiin wuu xasday ax ax alloow unaxariiso Aaaaaamiin
Ninka wax dilay wuxuu leyahay calaamadaha ehlu naarka waayo dadkii ceeshka siinaayay walalal unoqday😢😢😢😢😢
Iyo xataa saqiirkii ay dhaleen yaaa allaah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
My lkn taasi waaba waqti hore ka hadii Ay ilaa Wali jiraan dad sidaa Unaxariis badan Hadana key Aaminayaan Ama U naxariisanayan Uu la mid yahay Turki allaha naga haya daalimijnta Aamiin
Khalad ayey ku ahayd inay so dhaweustaan qof reerkoodi dayriyeen tuug ahna 😢😢😢
Soo badi tliye 😢❤
Hore u siiwad qisoyinkan okale sa an ugu cibri qaadano mahadsanid wll❤❤❤
sheekooyinka abou talal al hamrani baad soo guurisaa!
Thanks for your time 🙏💯
Asc ..Bogasho waa kugu cusubahay . Hore u soco walaal🎉
Myfriend myfriend 👑👑👑👑👑
Qalad weyn ayey ku lahaayeen inay aaminaan nin eysan aqoon u lahayn
Dudaaye ❤
Mya waaa lasoo dhaweyaa lkn xafadada lama keeno kaliya 3bari kanadana lama siiwado waz u dhiib suuqa gal lkn inaa maradada siiso dharkaaga xafadana soo galiso waa qalad
Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horay u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤
Wcs sxb-key qaali mstr (DUDAAYE)💯
Keep going bro ❤❤❤
Horay u so coo mr tudaayeee ❤ sheekoyinkaada waa Masha allaah
Good
Mahad sanid walalkeyga nosoo badi qisooyinka carabta hori usoco. Soo tawintaada aad aan ujeclahay❤❤❤❤
Noo soo badi plz qasooyinka carabta ❤🎉😊
😂😂😂 farahagaa xisabinaysaa ayaanku qoslay 😂😂😂😂
Waxan soo xasuustay mahmahdii ahayd khayrba hafalin sharba kuuma yimadee😢
WALLO SIDAA HAU FAHMIN IN QAYR LAFALO WAA INOO WANAAG DAMBI DHAAF RISQI IYO JANO AYA LAGU HELAA
LAAKIIN WAXAA RERKA QALAD KU AHAA GURIGAAGA KEEN HANTIDAADA HA ARKO XAASKAGA HA ARKO DAHABKA QORTA USURAN HA ARKO HAKU MULKIYAYSTO😢😢😢AHU REERKAA
QOFKA WAXTAR LAAKIIN GURIGAAGA HA KEENIN WAAYO
ALE MUXU INO BARAY INAAN GURI DHISANO WAA SHARKA KAGAL IYO CADOWGA
DAAHA XATAA WAA SURTO ASTUR
ALE HUNAXRIISTO LAAKIIN NIN AJANIBKAA AH DAHABKA QORTAADA HA ARKO WAA DAMBI
CAYUMA NAAS XATAA LAGA QAADAA😢😢😢ALOOW NA ASTUR YAA ALLAAH
Subxanalah
Welcome back sxbkey dudaaye
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan
Hore usoco sxb
Subxanalah nenkad kobahesa toleyso aya karfantada tolayo
Absolutely 💯
Sheeko khayaali
Mhdsanid
ASC❤ MAMO ❤
M,a tabaaraka llaah mudane mahad sanid ❤❤❤
Asc wll
𝐖𝐜𝐬❤❤
Sxp isbadalka kawaran 🎉🎉 💌 400
Ayaa lalasoo dersaa
🎉🎉🎉🎉
Maya mayaaa
Guulayso sxb horay usoco
❤️💯🥰
❤❤❤❤❤❤❤❤
🥰🥰🥰🥰🥰
🤝🤝👋👋👍👍
Wcs
Khalad ayey ku aheyd iney soo dhoweystaan nin ayaan aqoon
Haye sawir iyo filin maa jiri miya sheeko cml lee waayey
Walal qisooyinka carabta waxaa ka wanaagsan kuwa hindida ee maad carabtan naga daysid
Kkkkkkk
CARABTA MA REER SEDIYASHAA KKK
CEBTODA DAA HALA SHEEGE KK
La isuma dhiibo ilaa aad ka imaaneyso xaaladihiisa
👑👍
Brother muuqaaladda quruxda badan wn ka helay screen shot maka qaadan karaa adigoo mahad san
Waayo markasta adiga oo iska ilaalinaya shartiisa
Haaa khalad wayn waliba nin aanaan aqoon maxa guriga ii so galinaaya
❤❤❤❤
Aduunyooy xaalkaaba maxaa caalamkaan kadhacaya waxaad rumaysanwaydo dudaayoow waad😂mahadsantahay
Qofki ku dili lahaaa lama ogaa karo sababto dad bdn u fcn aa jiro miasana marka la so dhaweystay awaalkas dib ka kuday
Qofaa kabtisa tolesid asna karfantada tolayo😢
Your so 😅funny shanta farood
😂
scwscw scwscw scwscw scwscw
Kulaha haloo guuriyo useless kasta Marla gabadh miskiina loo guuriya waxasa dhacay qadhmuun
Maha horta hablha loo lu Goya carabta iyo afrikaankeena 😮shidh