waar dawlada hargasa waxaan isleeyahay kama taliso bari markii muuseba waa tii lasoo daayey nin dhulbahante ah oo wajaale laga qabtay iminkana ninkale ayaa lagu qabtay hargaysa oo lasiin danayaa markaa mar hore iyo mar danbaba reer bari dawlad ma haystaan ee ha tashadaan
Reer shiikh isixaaq way ilaaween dhalin yaradoodii lalaynayey sida wiilkii dahable ee lacejiyey koodana mushahar baa lagu siinayaa iyago og wuxu sameeyey Caqliga Zagreb laga geliyey
Ayaan darra weynaa oo dhiiladu culusaa ileyn Dhulmahantaa ba Hargeisa Ku dhex kibraya e Lakin isku hallayn aya keentay inu ki kysoo dilay hadana kusoo mushahar doonto .
Many thanks my dear Mr Ubahleh. How can we save our Somaliland existence and nation? Can we save the nation by upraising and taking up the arms? Any suggestions please?
Ugu dhaca oo banaan baaxa abihin waase 😢😢😢 sie muse kuma din walaan oo cudur muse idinku a shicin ciiro fara laga haaya allah maaxu hadlaye Ubaxle walaahi 😢😢😢
Waa run Buqdharkayn ninkaanu arkaynay wuxuu ka sameeyey, ayaa hargaysa Wasaarada Caafimaadka aayar shaqo iyo mushahar soo doontay. Inankii Madaxa shaqaalaha ee Ka howl galay in la qabto isagaa la xidhay. Abdirisaaq Khaliif iyo garaadada askartii falaagowday intaba lacagtii mushaharka waa loo sii daayay. Kuwa cadowgu dul fadhiyo ee la laynayo booyad shidaal ah lama siinayo
Dadkaad la hadlaysaan lahay dux iyo....dadkani waa sidii riwaayadii ishiisa la arkaa ushiisa lagu tubaa..dadkan waxaad moodaa qaarkood inay gacan yare shisheeye ku wanaagsansantihiin.
Walal Muuse nin laaluush mu ahayn umada xoleheda aad buu u ilalin jiray Allah ha xifdiyo ❤❤❤❤
Kkkkkkk muuse maanta waa maal qabeen wuxuuna ku noqday xoolihii dalka uu ka dhacay tuug weyn ayuu ahaa
Waxa tuuga Cirro oo wadanka xaraashay
Waxaana kuugu filan dadkii uu codeeyay Cirro siday uu qalyayaan oo xaladdi waxay noqotay dhado roob noqon wayday waxakaloo kuugu filan huwan iyo qadaadwaynta dalka kabuuxda waxakaloo kuugu filan Cirro dalka aan uu damqanay oon ka dhiidhiyayn marka dalka lagu tilmaamo Gobol Simaliya kamida
Iyadoo Aanay weli 100 kii maalmood dhamaan aya dawladii wadani fashilantay oo qoladi isbedelka sheegeysay iyo qarankiiba qaylinayaa ILAAHAYOW qaranka Noo badbaadi اللهم امين
FARTIINAAD EEDEEN
imisaa la lahaa waa afti maantay runtii arkeen
Illaahayoow naga qabo cirro.
Aamiiin Alloow dalka Cirro ka qabo waayo ninkii damiirle wu arkayaa siday wax uu dhacayaan
Geeeeeeeeeeeeeeeeeeeeesi Qaran guuuuuuuuuuuuuuuul iyo gaming you are the best and true teller Mashallah
❤️❤️❤️❤️❤️ geesi qaran
Waa la idin iibsadee iska qabta isaaqow kaca oo toosa❤❤❤
Viva the Republic of Somaliland 🙏✌️💪❤️❤️❤️
Waa sax waaxa tiidhe.
Isbedalku burburinbuu ahaa
Isbadal isbadal 😂😂😂😂😂😂
Alleylahe waa runtaa, Doorashadani waxay ahayd Dumintay Jamhuuriyada Somaliland, sidaasi darteed waaar Caano daatayba dabadood la qabay. 🙏✌️
Nin la iibsaday 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏
70 boqolkii qabyaalad iyo imaan la aan ayay yahiin
Waa ruunta
Inaadeer mr Ubaxle
Dadkii ma iminka ayay tooseen???🧐😳😳😩🫣
Tuuga ugu weyn waa ina xaashi ee ha iloobin kaas
C/rahmaanow inaadeer waad ii caqli celisaye markaan arko dadkii codka inagu jabiyay oo cabanaya ayaan qalbiga kamarooro dilaacaa
I’m very sorry to hear this thanks A/Rahmn❤❤❤❤
Guuuuuuul somaliland somaliland guuuuul somaliland somaliland isaaqw is not easy isaaq nimo is not easy isaaq guuuuuul somaliland
Xaqiiqdu waa sidAsi 50 days waxaan gaadhin baa lagaga qancay Ciro oo la moodaa mudo kordhin inuu galay niyada jabka haya siijeesiga dadka thanks
Allahayaw waa mahads mar haday dadkaygii barii ila galbeed arkeen xusbiga wadani inu qaraan dumis ah oo inbadan wax garadka indheer garadka reer somaliland arkeen wixii logadigayay allahayaw waa mahda wax ino hadhay kooxihii madax dubna iyo nimankii is qarxiin jiray maantay badbaadada caruurteena iyi qaranimadeenu badbadiin inoga bahantahay shalay xasan sheekh ay ka hadlayay markanku aqoinsiga ula rabo somaliland waxan u sheegayna buuyidh inan lakala gooyn somalida isago catabaya lagama jawabin aqonsigii maraykan ka waa laynaga mash quliyay inta cadawgu weraarka aqonsiga somaliland xayirayo dawladan maanta jogtana way isku ogyihiin in maraykanka laga hortago allaw sahal amurah
Madaxweeyne Muuse waxa uu yidhi:" fartiinta baydin eedin ".
No sorry for that, it's a true issue
Ciro hurdaye ilahay hatoosiyo
Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Cabasho waxba qaban mayso maanta.qarankiina waa dhintay.wax dhintayna dib uma soo noolato.!!!!
Odayaasha h jeclo ilahay hanaga qabto inta faqashta no hoosaasi naysa bur mafawna istus weye aderkay warkasu run kama aha
Waa Googrma
waxaas oo dhan waad ka digtay walaahi
waar dawlada hargasa waxaan isleeyahay kama taliso bari markii muuseba waa tii lasoo daayey nin dhulbahante ah oo wajaale laga qabtay iminkana ninkale ayaa lagu qabtay hargaysa oo lasiin danayaa markaa mar hore iyo mar danbaba reer bari dawlad ma haystaan ee ha tashadaan
We’re feeling sorry for them , yes indeed,😱
Suulldan guul waallhi Edoo yaan u haaye diila baastarka siidi qaadari u dhiimatay dhuulbahante yuu nooqodaye
❤❤❤
Walayaban yahay Alle ha sahlo
We must stand up for our country we can’t wait 100 days!!! Sadness
Axx ya wadani
Waan gumawnay hadaan nahay reer sheikh isaxaaq waar garxajisow maxaad nagaga daawanaysaan waxa noocan ah aleen hadaanu nidhaa waar kadaaya reer ayaa naloo arkayaa
Waynu ka soo saaraynaa nafaxtooyada odayaahana koofiyadohoodaynu ciid ku shubi bodhna waynu u waali doonaa si aynu dalkeena u badbaadino
DURTaaba Reer Wadaani Fartoodi bay EdeeN😂😂😂
Reer shiikh isixaaq way ilaaween dhalin yaradoodii lalaynayey sida wiilkii dahable ee lacejiyey koodana mushahar baa lagu siinayaa iyago og wuxu sameeyey
Caqliga Zagreb laga geliyey
waala eeday waanay caddayd insidani dhacayso subxaan ALLAAH 🤭🤭🤭 ALLOOW guuuuul SLND ALLOOW xifti SLND ALLOOW jebi cadawga SLND ALLOOW jebi cadawga SLND ALLOOW na astur 🥱🥱🥱😴
Muwaadin dhalada ayaadtahay alle hakusharfo
Dowlaadi Abdirahman TuuR ayay kuu Wadaan Hersi , ina Hashi iyo Odayashi ictisaam walahi Somaliland
NINKA HUNGURIGU QAATAY EE LA ADEEGSADAY WAYNU BARANEY TUURA KUWAA EE CADOWGA AYNU ISKA ILAALINO GUUL BAAN ILAAHAY KA RAJEYNAYAA
In qilab ayay ahad
ALLE HA INA GARGARO KHATAR BAAN KU JIRNA
Suldansda hala Ilaayo hala dilo iyaga dadka lugta hayee
WAAN KA XUMAHAY WAXA DHACAY ILAAHAYOW CADOWGA INAGA QABO. WAAN GARANAYEY IN DADKAA JIIDAHA DEGEN AY IXTISAAM SHILQOOLEYSO WAX BADANA WEY KU GUULEYSTEEN EE DIB HA UDHAGEYSANINA ODAYADAA IXTISAAM AH OO ISKA JIRA
Dadki dhagaysan wayey Dr Edna oo tidhi raaga sharaxan waxar kuma amiineen waba qaran dhan ee….. dee iska oya maxa la qaban kara….. malaha af gambi uu. Baa inaga xorayn kara dawladan huruda
Ayaan darra weynaa oo dhiiladu culusaa ileyn Dhulmahantaa ba Hargeisa Ku dhex kibraya e Lakin isku hallayn aya keentay inu ki kysoo dilay hadana kusoo mushahar doonto .
Sax baynu ahayne dadkeena ayaa bilaa mabda ah
Nabsigii baa haysta , haday af talyaani ku ooyayayn
Thanks true story thanks 😂😂😂😂❤❤❤
ubaxle geesi qaran
ILAAHAY BAAN KU DHAARTEE WIILKAAS HADALKIISA WAAN KA ILMEEYAY. TALO ALLA HALOO DAAYO.
Haddii dawlada wax ka qaban waayeen, maxaa ku dhacday shacabka iyagana ?
GEESIGII BIRTA AHAA IYADOON 100 CISHO LA GAADHIN AYAA DURBA LA TEBAY?
Wle isndelkii dadka reer Somaliland waa lagu khaladay durtaba shacabkii wadani doorty waa ogadeen iany fartooda eedeeneen
Many thanks my dear Mr Ubahleh.
How can we save our Somaliland existence and nation?
Can we save the nation by upraising and taking up the arms?
Any suggestions please?
We will share ideas privately ❤
In aràtida dadkeenu gaabantay waxaan ogaaday markii ninka aabìihii kujiray ragii jasiira lagu laayay aan arkay sawirkii farmaajo oo usaaran waan yaabay zero maba kala garanayoba meel uu usocdo iyo meeluu kasocdaba
Waa yaab
Waar ciro halagu mudaharaado hana kag tuuro walaahi hadii lasii eegto in la odhan slan baribay jirtay
Sax weeyaan ķu digan mayno Codeeyihii waxa se denbiilayaal ah kuwii dhaqaale iyo xildoon ahaan ugu badheedhay inay inna haligaan iimaan-xaraashyada ha la diiwaangeliyo halista qaranka ula badheedhay Guul Somaliland Insha Allah .
Inamadii dhamade e wa in talo lakeeno
Ubaxley Ilaahay caqliga ha ku daayo nin meel Fog wax ka arkaad tahay
Abti waxaynu leenahay wixii soo waaya arkay soo dhowaada
Dawladan dawlad kamunaafaqsani Somaliland ma soo marin!.
Indher garadko hore way uu arkayeen in wadani yahay fakhash mantaa intii danbee ayay tostey
Wiixi 32 sano lagu tabcayeeey waa zeero 😢😢😢😢😢😢😢😢
Alxamdulillah reer Somaliland inay garteen inuu foodkii noqday Food Khasaare.
Ninkani.run.ayuu.sheegaya.suldan.
Siciid.iyo.suldaan.guulef
Wll dalka huwanba qabsaday wadani wa xisbi somalia laga leeyahay waxa umadax ah farmaajo mahdi guuleed iyo fahad yaasiin
Waar Ciro waxaan arkay oo misan maalintu inqilaabay Faysal Cali waraabe ee loo garnnaqay oo uu diiday haddana tegey Maxkaxdda oo uu diiday ayaan Ciro dar Illaahay u tufay balse shicibka Somaliland waxba garran maayaan oo waa cawaan oo aan fekerin waxaan leeyahay bagga huuro.
Taan 6 bilode maa garayaan 😂😂😂😂
Ugu dhaca oo banaan baaxa abihin waase 😢😢😢 sie muse kuma din walaan oo cudur muse idinku a shicin ciiro fara laga haaya allah maaxu hadlaye Ubaxle walaahi 😢😢😢
Shacabbow kabaxa danta guud katashada dalkiina waladiin ayaha caruurtii doorashadii inbadan baan kahadlay
Garyaqaan Guuleed Dafac ayaa yidhi" Reer Waddani iyagoon diyaar u'ahayn maamul dawladeed ayey xilka heleen walina uqaadan waagii ayaa ay kujiraan"
Buuuuuufi huwantaa xaarmaajo faqasha xaarmajo iyo xassn dhiiqo uf
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Adiga lalushki musa biixi kusiin jiray aya laga goostay . Sidaas darteed aya maalin laqeylisa tuug yahow doqanka ah
Nooca Gunimada ku qanacsani halkan madnuuc bay ka ahaayeene yaa ku soo fasaxay 😂
Suuqii gobonimo waa lagubay caawa QALBIGAA KA XANUUNAYA DADKII CIRO DURBA MADAXAY BANAAN BAA LOO SOCDAA TUUGO IYO AFDUUBYO BILAABMAY MAJIRTO XUKUUMADI
Ha la joojiyo qaadka ( jaadka ) huwanta ee buuhoodle waa dhagarta wiilasha habarjeclo ee SSB nacas baan ogayn taa !
Qudhmiye waa qudhmiye wuuna dhacay muusana soo laaban maayo
Waa run Buqdharkayn ninkaanu arkaynay wuxuu ka sameeyey, ayaa hargaysa Wasaarada Caafimaadka aayar shaqo iyo mushahar soo doontay. Inankii Madaxa shaqaalaha ee Ka howl galay in la qabto isagaa la xidhay.
Abdirisaaq Khaliif iyo garaadada askartii falaagowday intaba lacagtii mushaharka waa loo sii daayay.
Kuwa cadowgu dul fadhiyo ee la laynayo booyad shidaal ah lama siinayo
Warutii ubaxle soodhawee oo hakudiganìna ubaxale waa wadani dhaba waa geesi waanin dalkiisa jecel danuleeyahay umaqayliyo waa danguu waalexejaclo guud
Dadkaad la hadlaysaan lahay dux iyo....dadkani waa sidii riwaayadii ishiisa la arkaa ushiisa lagu tubaa..dadkan waxaad moodaa qaarkood inay gacan yare shisheeye ku wanaagsansantihiin.
❤😊❤😊😊❤❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊
Guuleed dafac ninka la yidhaa ayaa arkay todobaadkii ugu horeeyay oo yidhi waa dawlad daalan oo afarsano inay joogtay la moodo
Ubaxle aad baa kuu salaanayaa Waxad ii soo cadaysaa sirdoonkii
Xamar Hargeisa ayuu joogaa ayaan hayaa
Khasaaraa dhacay oo ciddii caqligoodu fiyowyahayba waa arkayaan. Imika waxa haboon in aynu isweydiino waxa inala gudboone Mujaahid Ubaxlow aynu tashano si aynu u badbaadino wadanka.
Ina adeer af soomaaligu kuguma yara ee afka qalaad inaga yaree!
Mahadsanid inadeer
Nimankani dawlada haystaa waa cadaw iyagaa dirsaday oo lacag ku bixiyay in ciidanka la jabiyo oo laga dhex shaqeeyo
dalkana aynu dib u xoreyno
Aya is gadhay wax ka daaran ba soo socda ba ka daran oo Somaliland confedaration loo badali doona 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
3 daa waa imanlawe yaale mudaharada yaare iyo waayne waa waa jahilin qaabil madex maraye
Wxn arkayay galabta niman dawladu dirtay oo ceerigabo ka hadlayy oo laha gobolka sanaag iyo ceerigabo wa nabad wa amni haso noqdaan dadkii ka qaxay oo daarood kan oodihiisa wataa markaa ma rashbay ridayen oo dagaalba ma jiro miyaa walee wan yaab dhamays tay inader
😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allow dhawr muuse biixii xoog u baroorta iimaankaawayaal maxaydun la ooyi