Shariif baastow waa dadkii hore ee aan flashka ku heesi jirin heesta dhowr jeer ayuu ka hadhayaa codkan la daarayo odayadu lama haystaan, cid music gii iyo alaabti ay isku ladhi jireen u garaaci kartaana ma jirto Ustaad shariif iyo sooraan waayay soo qaateen long live heestan xataa sooran ayaa leh ayaan filaya
Heestaan markii aan dhageysto waxaan galaa jawi aan wali arkin alle haunaxariisto Abwaan Sooraan , sidookale Alle hasharfo Alfanaan Cabdullahi shariif baastow ,Yaa Ila daawanaya 21 July 2023 8:15 Pm in BBS mall Nairobi Kenya
Hooba hilowle qaniis baa bari ka yimi ma waxaan qaniis ahayn ayaa bari iyo majeerten yaalo majeerten waa wada qaniis ninkii ugu horeeyey ee somali ah oo nin kale waso waa majeerten qurmuun qurmuun dhalay
@@abwaangaas8451 Xageed ka keentay warkaas..reer north-ka in la qanciyaa qay adag tahay anaaba og'e bal aan kuu sheego heeska aad ku khaldeysaan waxaa la yiraa "soodegeey soodegeey saarkii duleedow soo deg" oo Iftin iyo Durdurba qaadi jireen .
Halmid oo waxaa jirto Aan fahmi waayay ,heestan Gabar soomaali ah hadaad udaarto waxbaa kusoo dagaayaan ,so that's what I didn't get about this song 🎶👊
@@mohamedhussein1332heesta sooran sameyey ee uu shegaya waa mid kle oo la dhaho soo dageey saarkii duleedow waa saar waqooyi lkn tan waa saar koonfureed shariif baastow ayana sameyey
waxa meesha ku dheeleeyo Axmed from cayaal fila biyadhabo madiino buulo xuubeey NOOLOW AXMED I will see you soon in somaliland dee meeshii aan ku kornay umaanan dhalane dee waaa halkan wadankeena
Kkkkk odaygii sooraan aha alle ha unaxariistee caawa fadhigii ayuu la kacay dadkiisii ayuu helay Mida kale heestana asigaa leh oo sameeyay cajiib Walaahi booskiisa wali waa banan yahay
Inta sooraan stylkeesa kaa heshay like igu sharfaaan
Yuusuf Jabriil kkkkkkkk top waye sooran😅
Rilli Ali waa ila aragtay so ma ahan
Zxb soraan waa fani runtii
Fgfgyyyyyu
@@rilliali6127 ,,👁️👁️👁️👁️👁️👁️✋👁️👁️👁️
Sharif baasto wadani dhab ah intii Sharif baasto tagirta like ha izaaran
Maahi reer SOMALILAND........
Reer soomaliland waa Gob Gobi dhashay, waa dad dhaqanka iyo sugaanta wallaalyihiin!
Tusaale yar waxa kugu filan Alfanan shariif Baastow showgaan ka hor waxuu tagay Garowe isaga oo Dayacan ayaa laga qaaday waraysiyo maantana waakaas Hoygii Fan-ka soomalida ayuu tagay Ahlul sharaf Noolaada wallaalayaal💚
Anigoo oon somaliland ahayan ayaa markaan qoraalkaga akhriyay daawaday garoowa walihu waa runtaa ninka ragah waa ninka walaalkii gobanimada uqira ana ka 2 igashig
Garoowe wabaa meesha oo daqaan yahay oo xaafdaadis ah
gobi laba maaha rer north allaa ka dhigay inta kale gabasho dagaag
Legend Sooraan illaahow kuu naxariiso😭
Amiin
Aamiin
Aaamiin
Amiin Allah unaxaristo
Legend baaastow fanaan wayn
Kuso dhawoow dhulka hooyo
Sooraan gacan baan u taagay. Burco waa ninka ugu reer magaalsan! 🙏
50 jir baan ahay kamana daalo
Dhageysigeeda heestaan
Oooh!!!😍😍😍😍😍 hees dareen iyo xasuus gooniya leh, erayadii ilaahay ha u naxariistee SOORAAN
Oo hadaa sowtan lagu soo qoray ereyada iyo laxanka waxa leh cabdilahi bastow
Somali legend Abdullahi shariif baastow long life Amiin 🌷🌷💕💕💕💕👍👍👍👍
Eraydiii soorn ismaciil sugule iyo codkii toolmoonaaa c/laahi shariif baastow axyaa fanaan
Waa beentaa baaba kani waa saar caan ah waana saar koofureed .
Sooraan heesta kalui leeyahay soo degeey soo deg .
Soraan baa sameeyey been maha adeer
Shariif baastow waa dadkii hore ee aan flashka ku heesi jirin heesta dhowr jeer ayuu ka hadhayaa codkan la daarayo odayadu lama haystaan, cid music gii iyo alaabti ay isku ladhi jireen u garaaci kartaana ma jirto
Ustaad shariif iyo sooraan waayay soo qaateen long live heestan xataa sooran ayaa leh ayaan filaya
Shalaad baratee waala shubi jirey baa habeenkaas meesha ka dhacdey, bal eega Sooraan siduu u ciyaarayo, habkuu masraxa kusoo galaa xataa cajiiba walee waa rageedii, inuu durdur ahaa buu cadeeyey, isaga iyo saaxiibkii Baastow waa rageedii masraxyada ruxi jirey waayo waayo. God bless you guys.
Faiza Mohomed ; sister aad iyo aad raggani waa originally Dur-Dur tii hore ee masraxyada kala kicin jiray.dhalinta cusubi waxay arkeen dur-durtii dambe ee Itoobiya ka tumi jiray een musigoodu fadhiyin. qaabka uu Sooraan kusoo galay perfect saxa oo bilowga muusiga ah .thanks.
Axya hees waayo waayo 🤔🤔
Xusuus dheerbaan galay wlhi❤❤❤
Baastooooow noolow
Allah ku naxaristo sooraanow
Saad aduunka noga farxin jirtay noga qosli sin jirtay
Allah hakaga farxiyo o hakaga qosliyo aamin
Enjoying with the music and the sounds mmm kabax
Dur Dur ayey na sooxasuusiyeen....sooraan iyo Baastow....mahadsanidiin
aad ayan ugu faraxsanahy walalkeen baastow inuu inala joogo isagoo
soran iyo zxpkii bastoow
waawaynkii welcome back
BAASTOOW WUXUU HORE USOO RUXAY WAABERI, ONKOD, DURDUR, IYO IFTIN !!!! HADDANA GAROOWE/HARGEEYSA KADIBNA NATIONAL THEATERKA.
Sooran ismail sugule
Rabbi Ha ku Naxariisto 😥😥
Please say Amen 😥
Legend sooraan ilahay haw naxariisto
fartuun birimo, sooraan, jawaan iyo baastoow legends
Aad haloo Soo dhaweeyo ninkaa baastow runtii waa legend
Ilaahay ha unaxariisto Sooraan.
Heestaan markii aan dhageysto waxaan galaa jawi aan wali arkin alle haunaxariisto Abwaan Sooraan , sidookale Alle hasharfo Alfanaan Cabdullahi shariif baastow ,Yaa Ila daawanaya 21 July 2023 8:15 Pm in BBS mall Nairobi Kenya
Waberi Legend Abdilahi Shariif Baastoow 🎤🎸
Sagal Mustafe waaberi kumuu jirin wll
Durdur band
Legend sooran alla yarxama wlhi waan ooyay markan soooran meesha ku arkey Allaw janadi fardowsa ku kulanaa
Erayadii sooraan 😢 heestiisa si fiican oo ugu ciyaaray ilaaheey ha u naxariistee 🤲 cabdalle baastoow ❤️
Ereyada iyo laxankaba ninkan qadaya iskale wll heesaha nocana saar konfur baa ladhahaa lkn isku koox bey ahaan jireen soraan AUN kadib hees noocana lkn ka erayo badalan oo saar waqoyi liyidhaa ayuu sooraan sameeyey Aun
Thanks wllkey shrif bastow
Kuwa kaamiradaha jarjaray ayaa ku dheelay heesta wllhi.
Rag culus, oo ciyaar wanaagsan ayey ciyaartoodi jarjareen.
Salaan sare Raggaas mshAllaah.
Soran allh haw naxaristo amiin
Soraaan Allah ha u naxaristo 😢
Mnsha allah heeta ereyadeeda waxa sameeyay sooran wakhti fog xikmad aya ku jirta cimri dherer allow iyo caafimaadba
Laba saaxiib oo qaaliyaa meesha isku arkay Walee sooran and baastow
Heestan waxaa lahaa erayadeeda Sooraan waxaana qaada shariif baastow
Hooba hilowle qaniis baa bari ka yimi ma waxaan qaniis ahayn ayaa bari iyo majeerten yaalo majeerten waa wada qaniis ninkii ugu horeeyey ee somali ah oo nin kale waso waa majeerten qurmuun qurmuun dhalay
😂😂😂😂😂 ala garacow
soraan jeeskiso waakii dhalinyartee hhh
haaa indr wlhi odaygu waa halis
+Nacoum Mohammet heestaba isagan udaawanaya inaan kabarto jaska
Baastow goormu imi wuu noo dhuuntay fanan wayn
erayadii soraan ismaciil sugule iyo fanaanka weyn ee baastow Alle haydin dhawro
Heestaan sooraaan masameyay anoyaraa dhagesan jirey soran jilaaa cusub uheste madadkihoraa
@@xasankaafi854 sooran ayaa sameyay sida igu maqaala ah youtube waa ka heli karta sharif bastow la warysanyo isgo shegaya in soran hal abuuray 😁
@@abdiosman2092
Waa been indr. Waa hees dhaqameed soomaalida koogureed(Bari iyo dhexe) lahaayeen .
Midda sooraan sheegtay waa Soo degeey soo deg
@@regularwarya9443 walaal sooraan aya leh ereyada iyo laxankii heestan waa berrisamaadkii waxuu kamid ah kooxdii durdur abwaan sooraan ninkan waa nin soo jabay ha yaraysan
@@abwaangaas8451
Xageed ka keentay warkaas..reer north-ka in la qanciyaa qay adag tahay anaaba og'e bal aan kuu sheego heeska aad ku khaldeysaan waxaa la yiraa "soodegeey soodegeey saarkii duleedow soo deg" oo Iftin iyo Durdurba qaadi jireen .
Macaana sxb markaad is heshaan
Halmid oo waxaa jirto Aan fahmi waayay ,heestan Gabar soomaali ah hadaad udaarto waxbaa kusoo dagaayaan ,so that's what I didn't get about this song 🎶👊
Kkkkkk
@@ibraahimxasan9456 🤣🤣🤣. Wlhi waiga qoslisay
Hargeisa hooygii fanka umada somaliyeed ♥️♥️♥️🙏🙏🙏♥️♥️♥️♥️♥️
waaa wareeey .rag culus baa is helay .sooran iyo vaastaw lafa hore .alla maxay kala baadiyoobeen...
Soco salax sakariye cumar taraqo hesta ade kugu sabsanthy kandhefid aye ku shidan jirnhy
Sooraan ismaacil sugule illahay ha u naxariisto😥
Baahilowle wa mxay?
Sooraan anba ku haysta ciyartiisa caadi ma aha yaa
Allaha u naxariisto Sooraan
Xamarawi aya tahay
Dadka dhahayo hestan waxa erayada leh sooran sameyay waa dad jiran erayda iyo laxanka ba iyo codka intaba waxa iska leh sharif baastow hesta waxe ehed hees mingis eh isgana badalay oo erayada iyo laxanka inataba saartay ee adeeralay is dajiya bastow wa nin xuduntisa ey ku dugan tahay muqdisho waa nin legend ah oo wabari ka tirsana
Waa dad waalan dhaantada iyo mingiska intaba kooxihii Iftin iyo Dur Dur ayaa music u sameeyay oo main streamka keenay .
Bastoow oo laga wareysanyo cidii sama seesay soo baadh heestaa sooraan baa lahaa allah ha unaxariisto
@@mohamedhussein1332heesta sooran sameyey ee uu shegaya waa mid kle oo la dhaho soo dageey saarkii duleedow waa saar waqooyi lkn tan waa saar koonfureed shariif baastow ayana sameyey
Bastaaw you're Legend and 🇸🇴 💘 you.
Heesta magaceeda markan arkayba sooraan baa igu soo dhacay. Eraydii iyo laxankii Muj sooraan iyo codkii Sh.baastow
Waa been aad dhoodhoobteen ninyohow waalafina dafkiinan reer woqooyi .
Dmheeskani waa Saar soomaalida koofureed dhaqan ahaan u lahayd.
Goormuu heestaan Sooraanka sheegeysid sameeyey? Heestaan 40 sano ka hor soo baxday, fanaaniin badana qaaday.
waaaw waaa leysku arkey hbnkaa kkk sooraan cayatiisaaa kkk horaa loo jaazayaa
odayaasha ayaaba ka shidan dhalinyarta walaahi sooran iyo bastow ayaan ku heystaa
waxa meesha ku dheeleeyo Axmed from cayaal fila biyadhabo madiino buulo xuubeey NOOLOW AXMED I will see you soon in somaliland dee meeshii aan ku kornay umaanan dhalane dee waaa halkan wadankeena
Baastow iyo sooraaan oo sxb ah heestana sooranba leh mudo 27 burburki somaliya kadib waxa xuseen kooxdodi durdur ee Somalia kadhis nayd
Illhyow naxariisti janno ka waraabi sooran ismaacil sugule 😪😪😪😪😪
Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw maasha allaah waa ka baxsatey sxb
Sooroon wuxuu xasuustay wayihii so maray yah yah ereyada heesta isagaa iskale xaqbuu uyeeshay👏👏😂
Waa been heeskani waa SAAR caan ah oo lege fka somaliga ku jira .
@@regularwarya9443 waa saar lakin soran ayaa eryada sameeyay wll baastow waraysigiisa daawo
@@abdirisaqassayr6244 .malaha qoraalka shaashada maad akhrin
Erayada iyo laxankaba waa baastow
Mida sooraan sameeyay waa mid kle, Album kle ayay ku jirtaa.
Sooraan Alle hakuu Naxariisto
Esh caal fanaan qaran somaliyeed bastoow🕺🏿🏃♀️🕺🏿🏃♂️🏃♂️👐👐👌
BBC
BBC
Odaygii sooraan ayaa halkaa muruq iskaga saaraya aar meesha odayshu way ku dhan yihiin😂😂🤣😁
Mustaphe Suwo Channel hhhhhhh
Mustaphe Suwo Channel hhhhhhhh
Heestan ereyada sooran le
Mudane 1 haa sxb xusuustii heestisa ayuu ku ciyaarayaaba hh
Mustaphe Suwo Channel isagaa heesahan badhna sameeyay laxankana lahaa sooraan inuu durdur laxanka u samayn jiray ma la socotaan horta
Alle haku naxaristo soraan😭
Abdulaahi Shariif Bastow miyaa ninkaan Io Abwaan weyn sooran
Oobaahilowlowa bogiyo beerkaa idololee😢
Eesh qiyaasak wallee waa la yaabay habeenka Baasto iyo hoygii fanka hargeysa hadhwanaag
Sooraan waxuu soo xasuustay nimcadiii 1980 iyo curuba iyo mugdisho lkn hada xero yar ayuuu iska juraaa allow soo cili sharaftiii somali weyne
Ninkan qisadi intuu qaaday ka dib bay dhab ugu dhacday yaa ila og😀😀
Waar ragani Kuligoodba Sharafbay
Inagamudan yihiine Hakaskudaaya💗
Soraan weyee ugu jirta waayo waayo baa oo soo xasusuti
Ilaahey kuuma naxariisto Ilaahey qaniis sooraan cibraan Ilaahey kuuma naxariisto aameen aameen
Aboo aboo Odayaasha Waa Dheeli karaan yaah
ninkii dhexena xasuus baa soo kicisa6 waa ragii curuba juba lulumbe woow
Coil Ii qabayo Plaza hargeysa Bastow with Jackson
Soraan waa saxiib wngsn wayo si wcn ayu iga tumay sxbkii baastow
Nagaad Mss Nagaad heestan waxaa lahaa erayadeeda Sooraan waxaana qaada shariif baastow 1979 ayaan jeclahay
kayse ali saxiix wll
I remember my father when I saw Bastaaw he looks like my father
Waree Sooraan Ciyaartiiza Wa Top khatar wlhi
Sooraan jookar waye... Legends 👍❤👉
Legend waaa
Mr baastoow ilaaahay cimriga Haku dheereeyo
Jaas wa la dhaneeyay dadki hore khatar
Kkkkk odaygii sooraan aha alle ha unaxariistee caawa fadhigii ayuu la kacay dadkiisii ayuu helay Mida kale heestana asigaa leh oo sameeyay cajiib
Walaahi booskiisa wali waa banan yahay
soraan ka shegeysan wamaxay rugcada ba tagay mesha noloow baba baaaaaaaastooow
Sooraan baa leh heesta waana laba nin oo sxp ah sooran iyo baastow 2 legendary
Khadar Mohamed hhhhh halkan majoogta fb un baan kugu oga hanad
Eebow caadi maahan reer hargeisa nowlada waligen Waa Ahmed lampe oo idinka so.sallamaya muqdisho cadey
odaygu play back waxba ka garan maayo o microphone kagaba afka kuma duwayo kkk
Ilahow u naxaristo mr soran
Ninkaaa Dhexdu waa ciyaalkii Curubo kkkk
Waaw fanaaniin culus 👏👏👏👏👏👏👏
Legend culus ayaa so laba kacleyay muxu curubo ka tumay cajiib aduunyo ayaa saan noqoneysa leysma laheen
Axsan fanaan ,,, Leoni di leoni ,, Abdalla Shariff Bastow
osman lugayare reer xamar jab jab aa tahay u malaynaa ex anzaloti
shaarif baastoow iyo saaxibkis qali oo heestan iyo heeso badaan oo sameyee abwaan soraan xaji maarduuf
hhhh waa shidan yihiin dhalinta cuslatey iga dabayeeya sooran ismaciil👌👌👌👌👌👌👌
Baastow fanaan hore. Axsan cod.
Mashallaha dadkayga iyo dalkayga somaliland dad aad u wanaagsan
Legend baastow fanan qaliii
Cabdullahi Shariif madaxaadu
Saarantahay Dalkayga Somaliland
Kusoodhowoow Alfanaan
C.Sh. Baastoow🤴🏾
🇸🇴🇸🇴🇸🇴
kkkkk war soraan ayaa mesha ugu shidan ciyaar cusub ayuu lasobaxay lipaxii sorogaal celi legend baastow
Cajiib❤❤❤❤
Halkan kudhashay aha
wax kle inuu dhintay umaleya ninkan