DEG DEG: DAGAALKII JINIIN OO WAJI KALE YEESHAY & 1SR-AA!IL OO WAX AYSAN FILEYN LA KULANTAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 53

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  10 дней назад +24

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @maxamedcumardhagax8327
    @maxamedcumardhagax8327 10 дней назад +4

    Mawliid adiga & bahda HBN ba waan idin salaamay, waxaan ahay dadka aad u daawada Bartaadan HBN. Markaa waxaan ku odhan lahaa waqtiga dheer kasoo gaabi muuqaalada

  • @SadiiqCabdiraxmaan-d8h
    @SadiiqCabdiraxmaan-d8h 10 дней назад +2

    Mawliid x cabdì waan kusalaamay adiga iyo hawl wadeenada hbn online ba ❤❤❤

  • @MaxbuubCabdi-m3g
    @MaxbuubCabdi-m3g 10 дней назад

    ❤thanks you

  • @ubahabdi453
    @ubahabdi453 10 дней назад +2

    Ma saa ib aan Islam ka ku dhicin Allah haku rido reer Israel mucjiso rabbi how keeno

  • @YaasiinismaaciilRooble-y2k
    @YaasiinismaaciilRooble-y2k 10 дней назад

    Asc. Mawliid iyo maxamd aaway heerkulka boorama ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @suldaanaxmed39
    @suldaanaxmed39 10 дней назад

    ILAHOOWU UGAR GAAR YAA ALLAA YAA QAADIIR YAA CALIMI

  • @huda9105
    @huda9105 10 дней назад

    Mahadsanid

  • @Axmedsaafii
    @Axmedsaafii 10 дней назад +1

    Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar guull ban u rajaynayaa reer Palestine insha Allah dhulka Allaha lasimo yuhuuda

  • @GobshoGòsho-w3p
    @GobshoGòsho-w3p 10 дней назад

    ❤wcs❤ allahu akbar

  • @CraxmanMaxamed-i4i
    @CraxmanMaxamed-i4i 10 дней назад +2

    Mowliid xaji guul dhaman hbn online

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 10 дней назад

    Ilaahey haka qabto shayadiinta Israel reer falastiin yaarabi Aamin

  • @SoraanGameel
    @SoraanGameel 10 дней назад +1

    Ascm mawlid galab wanaagsan wll waan idin salamaya dhamaan hbn inshallah guul ayaan lenahay walalahena reer falastin

  • @nhjj-p9u
    @nhjj-p9u 10 дней назад

    masha Allah mowliid xaaji cabdi Iyo wiil kiisa ❤❤❤❤❤

  • @MohamednorNaqabe
    @MohamednorNaqabe 10 дней назад

    Mowlut Kismayo Kosodhar Xalada Hirkolka Mahatsanit Sawasawa Asante Sana

  • @SeymabMaxamed-j5l
    @SeymabMaxamed-j5l 10 дней назад

    Asch weriye

  • @Aadan-s8p
    @Aadan-s8p 10 дней назад +3

    Soo dhawow HPN TV

  • @yussufbarremuhumed
    @yussufbarremuhumed 10 дней назад +1

    H b n is nmbr one❤

  • @SacadCabdi-p7j
    @SacadCabdi-p7j 10 дней назад +1

    ❤😂🎉😢😮😅😊

  • @FardowsaMahamed-r1x
    @FardowsaMahamed-r1x 10 дней назад

    Nataniyaahu aqli xumaa Cadho illaahay kugu dhacday axdi magalaan oo quraankaaba noosheegay nacalatulaah yuhuud&nasaaraba

  • @GobshoGòsho-w3p
    @GobshoGòsho-w3p 10 дней назад

    Wcs

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 10 дней назад

    Mawlidow waxaan kaacodsanaynaa markaad dulmarto barnaamijkaad shegayso waxaad Ku dartaa saacadaad joogto si anaguna u garano inaad toos tahay jawaabna u bixinno

  • @mukhtaarmiicaad9066
    @mukhtaarmiicaad9066 10 дней назад

    Yahuuddu waa waslad xaarana oo ku taala barriga dhexe
    Ilaahay masiibo haku rido aaamin yaa rabi
    Shacabka daanta galbeedna allah ha qabto cadowga

  • @SacadCabdi-p7j
    @SacadCabdi-p7j 10 дней назад

    somalilad,borama,jawhara,yuusuf,xashi,sacad,cabdi,muumin,ilove,my

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 10 дней назад

    Qaza shaqoyin badan ba ka socdo waxa laga arurinayan banboyinkii haragii ka harey

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 10 дней назад

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 10 дней назад

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @AbdiXamre
    @AbdiXamre 10 дней назад

    Maxaad uga reentry Boorama,Awdal.Fadlan ku dar

  • @Xasancadde-us6ht
    @Xasancadde-us6ht 10 дней назад

    الله اكبر😢😢

  • @Xiirey2013
    @Xiirey2013 10 дней назад

    Alle haku jibiyo cdwga alle

  • @aydarusadawe1157
    @aydarusadawe1157 10 дней назад

    Waxa cimilo la dhaho ma jiro rag baa ka faaiso

  • @Abibmahamed-e4r
    @Abibmahamed-e4r 10 дней назад

    asc wuu gulayteen falastiiniyiintu alah lajiro

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 10 дней назад

    Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AboubakreYoussouf
    @AboubakreYoussouf 10 дней назад

    Alaha awodalehi

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 10 дней назад

    HBN

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 10 дней назад

    Sxb.kuwa maxud cabas waa yuhuude.may sifiican u cadaystan ogow balaayo.cadaw xanbaarsan illa lama waayo waa sida somaliya oo kale bal eeg.shariif biijo dani a madoobe ccshakur xaarmaajo alshabaab daacish waxas oo dhan oo dawlado shishee xanbaarsan

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 10 дней назад

    Ilaahow dhibka kaqaad reer qaza

  • @MustafJijo
    @MustafJijo 10 дней назад

    Jabka yahuuda ban sugaynss

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 10 дней назад

    Mowliidoow arrinta Janiin DGalbeed kasocota maahan dagaal ee waa Xasuuq.

  • @AbdulkadirAhmed-y3q
    @AbdulkadirAhmed-y3q 10 дней назад

    Cadawga Allaha jebiyo

  • @SacadSiciiid
    @SacadSiciiid 10 дней назад

    Yarabi.yuhuda.kaqabo.falstii

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 10 дней назад

    ASC MOELID CODSI QORALKA HAWADA HALA WEYNEEYO SI LOOARKO FADLAN

  • @Deeq_official
    @Deeq_official 10 дней назад

    KHAABKA WARKA MAANTA U TABISEEN WAA QAAB FIICAN SAXIBAYAAAL HBN

  • @XasanaxmedMaxamud-x2o
    @XasanaxmedMaxamud-x2o 10 дней назад

    😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 10 дней назад

    Yahuud wa wareeren Gaza ku fashilmeen hadan danta galbeed mey ku bilabeen Ilaheye idin jabi

  • @AbdiXamre
    @AbdiXamre 10 дней назад

    Maxaad uga reebtey cimilada gobolka Awdal .Fadlan ku dar,Mowliid, cimiladda G Awdal maadaama ay degen yihiin dad faro badan

  • @ColadCabdi-zm2kf
    @ColadCabdi-zm2kf 10 дней назад

    Mawliid horta daanta galbeed iyo gasa xuduud maleeyihin meelna mise gabi ahaanba israa iil baa udhaxaysa

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 10 дней назад

    KKK NITANI YAHU WARKIISA YAKUJIRO

  • @gaaraneguure7346
    @gaaraneguure7346 10 дней назад

    Ee heerkulka hawada magaalada kismaayo ma sheegtid

  • @Amiircryptor
    @Amiircryptor 10 дней назад

    Aaaway dhusanareeb hpn ay

  • @Ahmed-i2j4r
    @Ahmed-i2j4r 10 дней назад

    Gobolka hiiraan waad iloowdaa fadlan ku soo dar jawiga