DEG DEG: SIR-AA'IIL OO WEERARO KA GEYSATAY QASA + DAANTA GALBEED + SUDAN + UKRAINE & RUUSHKA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025
  • DEG DEG: SIR-AA'IIL OO WEERARO KA GEYSATAY QASA + DAANTA GALBEED + SUDAN + UKRAINE & RUUSHKA
    #SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline A
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #Somalia

Комментарии •

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 6 дней назад +1

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam

  • @liibaanguuleed
    @liibaanguuleed 6 дней назад +3

    Mawliidaw inantan kula daadhineyza barnaamishka waa weriye heer sare ah op dadaaleysa gabadhaasi hambalyo

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 5 дней назад

    Qasa way kuujaabayan israi iyo maraykan ilaahayba qasa duufaacaya markasta ilaahow baabi cadawga musibo dag dag ah kuurid insha alaah

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 5 дней назад

    Jaahad qasa faalaastin mujaahidinta sharaftale guusha ilaahayba ukeenay qasa masha alaah

  • @ismailaadan9940
    @ismailaadan9940 6 дней назад +1

    MASHAA Allaha Hambalyo warbahinta HBN, mardhow waxad dhaafidoontaan warbaahinnada fadhiidka ah reer galbeedka Afsomaliga ugu hadlo, sida BBC somali iyo VOA. Iyo kuwa la mid ka ah.
    GOOD JOB

  • @aomar9318
    @aomar9318 6 дней назад

    Nimco Mashalah well done

  • @RuqiyaFarah-q9m
    @RuqiyaFarah-q9m 6 дней назад

    Nimco masha waa wariye khatara

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 6 дней назад

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 6 дней назад +4

    Wcs ilaahow guuleey rerfalastiin meelwalba ay joogaan hadii gaza tahay iyo danta galbeed gaaladana yahuudaa iyo xulufadoodana sharta ay maleegayaan shartooda ku celi nabadna sii rerfalastiin suudaana rabiyow nabad ku soo dabaal dunidaan xagey u socotaa ma dagaalbaa aakhiro sabaan waayee ilaahey khaatumada hanoo wanaajiyo xaqqana hanagu sugo aamiin

  • @JamacdeeQAbdi
    @JamacdeeQAbdi 6 дней назад +1

    Ninma 👌🫶🙏 Thank you HBN

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 6 дней назад

    Allahu akbar

  • @KulmiyeAbdulahi
    @KulmiyeAbdulahi 6 дней назад

    Xulashada wararka HBN

  • @axmedwali7463
    @axmedwali7463 6 дней назад

    Waan ku faraxsahny horumarkaaga sacdiyo hore usoco

  • @liibaanguuleed
    @liibaanguuleed 6 дней назад +1

    Guushii ay gaadheen iyo fashilkii yuhuuda uskaga ah kaga dhacey dagaalada Dhoola tuskii xanaas intaasiba dhulkey la jaren yuhuuda cadawga ah

  • @Almaascabduqadir
    @Almaascabduqadir 6 дней назад

    Rer Qasa alle dhibka haka qadi yuhuud waa gardaro garabo,g

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 6 дней назад

    ASC nimco subax wanaagsan

  • @IdrissGuirrehsougeuh
    @IdrissGuirrehsougeuh 6 дней назад

    🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 6 дней назад

    YAHUUDA ILLAHEEY WUU UNAADIYAA CADAAB EE ADUUNKANE CADAAB DEG DEG AH

  • @AbdirahmanAliMohamed-yo6kv
    @AbdirahmanAliMohamed-yo6kv 6 дней назад

    Wcs

  • @HantiMal1984
    @HantiMal1984 6 дней назад

    50,0000
    Jeer isagoo naf aduuka

  • @AhmedGalab-eh2pc
    @AhmedGalab-eh2pc 6 дней назад +1

    His...

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 5 дней назад

    Ilaahow masajida qasa laagubaabiyay fadligoda kuubaabi israil iyo maraykan ilaahow musibo dag dag ah kuurid cadawga insha alaah

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 6 дней назад

    Ilaahayicadawgayuhudahabaabiyosxb

  • @MohamedSiciid-y3u
    @MohamedSiciid-y3u 6 дней назад

    Xabad joojinta haka baxaan xamaas hadaan la ilaalinayn wixii lagu heshiiyay

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 6 дней назад

    Haday xabad joojinta jabiyaan waa in loo jawaabaa asxaan idiinma dhexeeyo reer falastiinow

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 5 дней назад

    Wasirka israil waa benale wujaabay iyo ciidamada israil jaab wayn aya kuudhacay israil guuldaro wayn kaalaayac israil insha alaah

  • @XaydarurrYusuf-n2y
    @XaydarurrYusuf-n2y 6 дней назад

    Dugsiga makugaala misey wwamuslim