"HAMBADA GEERKA WA LAGU DHANDHANMA"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025
  • un sketch préparé par nos artistes sous le thème:
    "HAMBADA GEERKA WA LAGU DHANDHANMA" 🤣🤣🤣😂😂😂
    © Djib-médias
    veuillez s'abonner sur notre page pour plus des vidéos...........

Комментарии • 60

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 5 лет назад +6

    Legend Bifto Nin wax badan naga so qosliyay Allah cimriga ha u barakeeyo

  • @yacoubguelleh7212
    @yacoubguelleh7212 5 лет назад +2

    Masha Allah jabuuti allow nabada na siiyadi

  • @simanabshir8792
    @simanabshir8792 4 года назад

    ruwayadan waay iga qosolisay 👍👍💯

  • @ramadanhoussein7425
    @ramadanhoussein7425 5 лет назад +4

    ruwayad qosol badan fier d etre DJIBOUTIEN nos artistes talentueux

  • @ahmedmohamedmohamud9257
    @ahmedmohamedmohamud9257 5 лет назад +2

    Reer jabuuti dad aan jecelahay hiil walaal hadaan nahay walaalaha kale ee soomaaliyeed waan idin jecelahay reer Jabuuti

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 5 лет назад +1

    Waxa wada nusu nusbaan kubilaabay waxa danbeyana ma ogi hasocoto inti laga maarmayo✅👌🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mousamooge8228
    @mousamooge8228 5 лет назад

    Kkkkkk hambada geerka kuyeh qayrkaa meesha ku qora

  • @abdallaahmed9032
    @abdallaahmed9032 4 года назад

    Hhhhhhhhh
    Adaa ku horeeyay wa lawada dhaandhaami 😂

  • @mahdigamiyeh3000
    @mahdigamiyeh3000 5 лет назад +1

    funny wlh dadkaygii reer djb hambada waa kagu dhaadhaama ku lahaa hhhhh

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 5 лет назад +3

    Hambada qayrkaa waa lagu dhandhaama

  • @simanabshir8792
    @simanabshir8792 4 года назад

    kkkkkkk horay u socda wll

  • @somalilandchessfederation9356
    @somalilandchessfederation9356 5 лет назад +1

    Hhhh my reer jabuuti talents ilahay ha idin daayo

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 5 лет назад +1

    Hambada qayrkaa waa lagu dhaadhamaa dhamaasna waa lagu noqdaa 🤣🤣

  • @dalmarhassan4549
    @dalmarhassan4549 5 лет назад +1

    Waa habbadii ismaaciil cumar

  • @cabdixakiimabiibakarkhaliif
    @cabdixakiimabiibakarkhaliif 5 лет назад +1

    Wada nus

  • @asalsomalilanderhargaysaaw6850
    @asalsomalilanderhargaysaaw6850 5 лет назад

    Reed jabuuti afsomaligay ka dhinteen

    • @hamzadirieh3982
      @hamzadirieh3982 4 года назад

      This the Somali of Djibouti, somaliland, Ethiopia and some part of puntland so if it’s strange for you that’s mean you are far for those places

  • @zakariaadam-1445
    @zakariaadam-1445 5 лет назад

    Casanba kugushidmayey😀

  • @azallegaming2791
    @azallegaming2791 Год назад

    Hhhhh nus cune

  • @faizoyusuf5864
    @faizoyusuf5864 5 лет назад

    Kkkkkkk adiga ku horeyey kulahaa🤣🤣

  • @maslahosman9695
    @maslahosman9695 5 лет назад

    Walee waa murti

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 4 года назад

    Waruntii cunuu yidhi

  • @khadraabdullhi2440
    @khadraabdullhi2440 5 лет назад

    Hhhhhhhhhhhhhh wale reer Djabuuti

  • @abdullahiayoub5631
    @abdullahiayoub5631 5 лет назад

    Habnada geerkaa waaa lagu dhadhaamaa Somali meel kasta waa xaraaabo miiran Kii lahay ha cunin ayaaba bilaaabay

  • @fatoumaharedmoussa8349
    @fatoumaharedmoussa8349 5 лет назад +1

    j aimerai être avec eux mes lovely artistes djiboutien

    • @ducoqabe12
      @ducoqabe12 5 лет назад +1

      Afsomali ku hadal

    • @adminmin2328
      @adminmin2328 3 года назад

      @@ducoqabe12 on nes pas o somali frérot mais c quoi le rapport ???!

  • @sakariaadem7332
    @sakariaadem7332 5 лет назад

    Dhaadhaanimda adiga ayaa ku horeeyey

  • @100ksubscribersyetnovideon3
    @100ksubscribersyetnovideon3 5 лет назад +1

    War wax weyn maad ilahay waydisatid...😂😂

  • @olaadali3507
    @olaadali3507 5 лет назад +1

    Riwaayadu Way Murtiyaysantahay lakin Sida Loo Editing gareeyay ayaa khaldan ee editingka iska hagaaja reer jiboutoow

  • @guleidhasan816
    @guleidhasan816 5 лет назад

    Af Somaliga reer jibuuti 😂😂😂

  • @hamdahayaat4640
    @hamdahayaat4640 5 лет назад

    😂😂😂😂😂😂

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame260 5 лет назад

    😂😂😂😂🙄

  • @Dasuuqi2024
    @Dasuuqi2024 5 лет назад +3

    fadlan tripod slisticmaala hadad vedioga backgroundka ka jaraysaan si aanay u dhaq dhaqaqin camerada iyo backgroundkuba.

    • @ismah5122
      @ismah5122 4 года назад

      Ada lagu bahna ee orad kaso shaqe 🤦🏾‍♀️

    • @Dasuuqi2024
      @Dasuuqi2024 4 года назад

      Anuu Djibouti ma joogee😁

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 5 лет назад +5

    dhaqan xumaa sigaarka lagu dhex cabayo youtube ciyaal baa daawada balwada ka daaya

    • @kattysom4285
      @kattysom4285 5 лет назад +1

      Hhhh makaa runbaa inaad sigaarka la yaabtay

    • @sabirinamohamed5380
      @sabirinamohamed5380 5 лет назад +1

      katty som waa dhaqan xumo adduunka aan ku noolnahay qof dadiisu ka yar tahay 18 lagama iibiyo sigaar tv lagama xaydiiyo mrelaha laguma sawiro sigaarku waa dilaa youtube caruurta yar yar ayaa daawata marka in tvyada somalida laga arko islaan shiishad cabaysa iyo oday weyn oo sigaar cabaya waa wax laga yaabo

    • @ismaaciilmacaawiye2218
      @ismaaciilmacaawiye2218 5 лет назад +1

      @@sabirinamohamed5380 waaaaw ar wng sanidaa wll halkee lagaa helaa wll kkkkk

    • @BRG4776
      @BRG4776 5 лет назад

      Sxb waaa runtaaa tv yadu waa kamamnuuc in laga sodaayo lkn tv yada somalida ayaa lagu faana sigaarka

    • @maskiintiialleinaahmed733
      @maskiintiialleinaahmed733 5 лет назад

      Cidaan wax somalida kale ceeb la ah ayaa ayaga caadi la ah hooyo weyn oo shiisho cabeysaad arkeysaa riwaayadna jileysa

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 5 лет назад

    Dhandhamaaa maxaa laga wadaa?

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 5 лет назад

      Nasra Ahmed :Nacas
      Am Doqon Weeyi Saasu kawasaa

    • @abdim.m.q3127
      @abdim.m.q3127 5 лет назад

      Nacasnimo

    • @mukhatarcabdi3137
      @mukhatarcabdi3137 5 лет назад

      Waa tijabinayaa ayu kawadaa cunada dhadhamo aad garan wayday xage ku xidh nayd waa yabe🤫🤫🤫

  • @mounaabdi3262
    @mounaabdi3262 5 лет назад

    Kkkkkkkkkkk so funny

  • @mubarakaidid9819
    @mubarakaidid9819 5 лет назад +1

    unprofessional editor

  • @somalilandtayda3765
    @somalilandtayda3765 5 лет назад

    GEERKA IYO DHANDHANMA WAA MAXAY? MA DHANDHAANMAA BUU U JEEDAA

    • @Ahmedhanadtv
      @Ahmedhanadtv 4 года назад

      geerka waa
      qeerkaa
      qoraalka ayaa q ka noqday g

  • @jamalmohamed1910
    @jamalmohamed1910 4 года назад

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @hersimadobe1439
    @hersimadobe1439 5 лет назад

    Trop faible & con! Bila dhadhan

  • @abouarkanalturqui8221
    @abouarkanalturqui8221 5 лет назад

    🤮🤮🤮🤮🤮🤮