DEG DEG:DAAWO FADEEXAD FAHIIMA QUUJE OO BEESHA IIDOOR KUBIIRTAY SHEEGTAYNA INAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 янв 2025

Комментарии • 69

  • @KhadijaMohamed-t9c
    @KhadijaMohamed-t9c 2 месяца назад +8

    ياطلحا ياابني ان مستغربه بعض الناس كل يوم ماشيين في اتجاه ماتعرف فين رايحين الله يهديهم

  • @Man19699
    @Man19699 2 месяца назад +10

    Waa calaamadaha munaafiqiinta.C/Raxmaan Cirro waa qofkii maleyshiyaadka argagixisada Somaliland u hambalyeeyey markay madaafiicda ku xasuuqayeen shacabka reer Laascaanood.

    • @naimam.9551
      @naimam.9551 2 месяца назад

      Waa xaqiiq warkaasi waa isku mid muuse iyo ciro

  • @Mideye157
    @Mideye157 2 месяца назад +3

    Reer SSC waxa si wax habsaminaya ma aha. Labo dumar ah oo boodboday iyagay u taala.

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 2 месяца назад +2

    Asc walaal hadalkaaga ha ku khasaarin gabdhaas ee hore oga soco ssc khaatumo aydaa loo baahan yahay guul dhulbahante guul ssc khaatumo ❤

  • @bby6
    @bby6 2 месяца назад +5

    Ani waxan idin dhihi laha wax hubsada viva ssc khatumo state of Somalia inshallah

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 месяца назад +2

    Kuwa idoor Ka leef leefaya SSC khatumo sheeganaya WA horgalo WA in la dilaa WA wax bila damiir ah dhiig an Ku jirin cadowga idoorka leef leefaya

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 2 месяца назад

    AF SOOMAALIGA AYAABA ADIGA KUGU ADAG. SHAQO KALE RAADSO ADEER.

  • @roodamahamed6138
    @roodamahamed6138 2 месяца назад +1

    Asc wll qof balwadle oo walibadunari aamiin male ee kudaalin khatumo guul

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 2 месяца назад +1

    Qofka kala jecclaada Muuse iyo Cirro waa doqon ama horgal, runtii dadkan doqonada ah ha laga feejignaado.

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up 2 месяца назад

    Kkk Game is over kkk wuxu waa wadani aye ahaayeen maantana waa somalilander

  • @rukiyamohamed8050
    @rukiyamohamed8050 2 месяца назад +1

    Waa daneystayaal😮😮😮

  • @AhmedIbrahim-fl1fc
    @AhmedIbrahim-fl1fc 2 месяца назад +2

    Waa in labadba 10 Sano
    Lagu xukumo

  • @AxmedDauud-v6c
    @AxmedDauud-v6c 2 месяца назад

    Dhumshsntow waxba hays adkaynina kolay nagama maarantaane xataa adjgaagan waramaya gabadhaad kasheekaynaysaa dhamaan was imanaysaan Somaliland guuul guul guul

  • @mohamedabdi7504
    @mohamedabdi7504 2 месяца назад

    Gabadan fahiima dowalda lamaha amniga Kenya 🇰🇪 Nairobi aya ku daba jiraa. Nairobi aay ariin qurun la timid...Ficil aay sameyse aya CID da Kenya Rabey ina xiran maxakamada Nairobi la hor keeno. Naw Ahmed Rashid aya akhir gacanta kuso degi doona. SSC KHATUMO WAA MUQADAS VIVA ONE LOVE ❤️ KHATUMO. IIDOWR IYO QOWM ABAARSO DORASHADOODA WAX BAH NAGA MA GELIN.....

  • @abdiisse4554
    @abdiisse4554 2 месяца назад

    Aad baa kuu salame walaalkey dalxa 👏👏👏salaan kadib fahima quuje iyo garaad jaamac garaad ismaaciil wali waxee amiin sanyihiin maleshiyaadka somaliland ee snm waxee sugayeen intuu muuse judaan kabaxayo waliba tani waa hor dhac fahima quuje iyo ina garaad ismaaciil mar dho filo ayagoo hargesa ka dsge anaga muuse judaan iyo ciro firimbi isku mid bee noo yihiin oo waa mas iyo abeeso makala jeclaan karo 2 cadow mas iyo abeeso 😊

  • @hashiali689
    @hashiali689 2 месяца назад

    Waa Cajiib afkooda iyo degahoda ma ismaqlan miyaa kuwan maxaa lagu sheegi karaa waa wax runtii lalayaabo waxba nama yeelayan lkn iyagay sharaf beel utahay meel xun ayey kudanbaynayan waali mise miyir qab munafaqiin ama waali waa mid uun cajabnaa

  • @مريمالصيعري-ج8ر
    @مريمالصيعري-ج8ر 2 месяца назад

    Allow nabad ken

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 2 месяца назад

    Allaahu akbar

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 2 месяца назад

    Awalba horgalayaal ayay ahaayeen ee way isqaren waayeen istusnimadii iyo lacagtii lagu qaadanayay dhiiga dadka ayay ka maarmi waayeen markaa waxba maaha .

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 2 месяца назад +1

    Gabdhuhu ragay ka dhexeeyaan lakiin dhulku raga kama dhexeeyo.....

  • @zamzamali4347
    @zamzamali4347 2 месяца назад

    Ina booster malaa ceerigaabo maad daawan because iidoor baad u dabaal degaysay 😢😢😢

  • @ismailahmed001
    @ismailahmed001 2 месяца назад

    Nagtaas waan ogaa ineey weli dhegin oo wax dhibayo,waa attention raathis ,waa nag fadhinin oo nacasad ah lakin rahmo yar ayeey is arkidoonaan

  • @KunealAbdi
    @KunealAbdi 2 месяца назад

    Maxaa kabadeli kartaa iska cabaadow waligaaba waa lagu raran jiray iyaga ayaa kaasaxan

  • @khatumo2023
    @khatumo2023 2 месяца назад

    Dalxa wad qadantahay gabdhuna wey qaldan yihin lakin maxd dadka utusesa😡

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 месяца назад

    Aduuyada dadka qaara waada yaabayasa ee naagahan Aweleba igu sawir baya aheeye ee haday dhaba katahaya maanta niyada uma heleen in ay iodoor isdoortaya inaya maanta u habalyeeya yaanay tallaabo soo dhigin sool naagahan waxan maqali jireye ilowosha dhowaa ma umulubaa🥹

  • @a.j2428
    @a.j2428 2 месяца назад

    Dee hada hees unbay dhegaysanayeene xagay SNM ku taageereen? waxba kamaanu maqlin gabdhaha, mida kale war dadku wada perfect maahee hadiiba laba dhoocilood oo iska heesaya lasoo saaray war waxba nooma dhimayaane hasii buunbuunina, dadkii shahiiday maxay udhimi karaan? war inagu emotional inaynu noqono maaha dee, xataa haday garaadada qaar ku biiraan loo joojinmaayo.

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 2 месяца назад

    Kani waa bilaash xayteh been ayuu sheegaya waanu xiiqsanyey xaaji isdeji Kulmiye wuu habalyeye Madaxwaynaha Doqon hadii laxifaaltamayo in La Kala tegayo ayey moda

  • @hooyoali8142
    @hooyoali8142 2 месяца назад

    Halgan fake ah buu ahaa ee hoos bay kala socdeen SNM.

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc 2 месяца назад

    hadalka yartan in quje wax minac ah ma samaynayso
    Mr dalxa waxba ha ku dheeraan
    Coments ay sameeyeen iyo vedio waxba kama qaadyso qadiyada ssc khaatumo
    fadlan micno ha u samayn

  • @AhmedSharif-j9f
    @AhmedSharif-j9f 2 месяца назад +1

    MW Firdhiye& MW Cinro ❤ Haka Heshiyaan somalia waa Mid isdhexgal

  • @Umo580
    @Umo580 2 месяца назад

    AKHAS SHARAF TABEENA UF

  • @asiyamaxamad6891
    @asiyamaxamad6891 2 месяца назад

    Naguhu ilawsho dhawaa ma umulbaa kuwani waa damiirlawayaal haday iyagu ilawen wixii dhacay iidoormu ma ilaawin

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 2 месяца назад

    Waxad iloowdey. England daahir calasow. Nijaasta dhagax ha lagu wada dilo.

  • @snw9257
    @snw9257 2 месяца назад

    Dalxoow ma ninman ayey ka waayen SSC Khaatumo gabdhani? Qadiyadu waa dharkaga iyo hooygaga wana lama dhaafan iyo dhigaaga.

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 месяца назад +1

    𝑐𝑎𝑙𝑎𝑛𝑘𝑎 𝑠𝑜𝑚𝑎𝑎𝑙𝑖𝑦𝑎 𝑚𝑎𝑥𝑎 𝑙𝑎𝑔𝑢 𝑓𝑎𝑙𝑎 𝑘𝑎 𝑡𝑜𝑤𝑥𝑖𝑖𝑑𝑘𝑎 𝑘𝑢 𝑞𝑜𝑟𝑎𝑛 𝑦𝑎ℎ𝑎𝑦 𝑎𝑦𝑎𝑎 𝑛𝑎𝑔𝑎 𝑏𝑎𝑑𝑎𝑛 𝑐𝑎𝑙𝑎𝑛𝑘𝑎𝑦𝑔𝑎 𝑎𝑦𝑎𝑎𝑛𝑙𝑒 💚🤍❤️💯

  • @HodanElmi-wp8sf
    @HodanElmi-wp8sf 2 месяца назад

    Wsc war ha u gefin gabdha halgamayaasha ah hada hees baad noo soo gubisay waqtiga ayqaadayeen miyaad ogad Halgamaa Fihiima iyo Halgamaa Sahra boos dacaayad waba ka dhibayso laa kiin adigu xishood

  • @AhmedSharif-j9f
    @AhmedSharif-j9f 2 месяца назад +1

    Kudadaal Nabada kutimid Dhiiga Hana Laga Heshiyo Labada Maamul Ee H&Lass

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 2 месяца назад

    Dhilooyinka dhulbahante oiy ka midtahay siil quuje

  • @AhmedSharif-j9f
    @AhmedSharif-j9f 2 месяца назад +1

    ASC talxoow Dadku waa isdhaleen isla Dhasheen Ee Nabada

  • @YurubAli-nr1dl
    @YurubAli-nr1dl 2 месяца назад

    Dhilo waa uun Dhilo

  • @bby6
    @bby6 2 месяца назад

    Gabadhan maxay sameeyen ina ader way un ciyaarayan lakin wax cadeen ah kuma heyno brother

  • @AminaHirsi-u7g
    @AminaHirsi-u7g 2 месяца назад

    hooyo may hadline maxaad ku eedaysay?

  • @AaminoAbdulahi-p3o
    @AaminoAbdulahi-p3o 2 месяца назад

    Walalayalow.wax.ubsada.haday.run.tahay.naxdin.halis.ah.

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 месяца назад

    Naagahan hadaan tallaabo llaga qaadin kuwo kalaya duufusanayan 🥹

  • @a.j2428
    @a.j2428 2 месяца назад

    Hadaad shimbirtii dhuustaba muuqaal ka diyaariso waad xikmad beelaysaa, fahiima qof kamintidsanaa majirto, hadana waxbaba nama aad tusin, gabdho boodboodaya oo hees dhegaysanaya ayaad natustya
    dee yaa yiri snm bay uniikinayaan,

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 месяца назад

    Awalba horgalad bay ahayd

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад

    horgal bay ahayd markihoreba fahiimo quuje

  • @AhmedSharif-j9f
    @AhmedSharif-j9f 2 месяца назад +1

    ibedel Baa kadhacay Hargeysa colaadana lasoo Afjarayaa Cidwalbana mamulkiisa ugaar ah

  • @hodanahmed5937
    @hodanahmed5937 2 месяца назад

    Niyada miyaat udhisaysaa godoonka😢

  • @NurJama-ct9tv
    @NurJama-ct9tv 2 месяца назад

    Waar naagi macno ma laha kuwa ay qaban ayey la mid yihiin markaa ha ku habsamin gabdhaha kuwo rag aheeganayaa ayaa la jooga oo u dagaalamayey oo dadkioda xasuuqayey kuwaasa in wax la yishaahda u baahan wa bilaahi rowfiiq

  • @mruun2509
    @mruun2509 2 месяца назад

    Wcs

  • @abdibotan5805
    @abdibotan5805 2 месяца назад

    Hora loo yiri naag kula tol ma aha ee nimankodii ayey u xiisen habrahan

  • @MukhtarIid-z9w
    @MukhtarIid-z9w 2 месяца назад

    War hanagu dhexgubanina

  • @QoobjalowQoobjalow
    @QoobjalowQoobjalow 2 месяца назад

    Labadani maxay Ku kordhinayaan snm

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 2 месяца назад

    War Naagaha dhillooyinka ah. ee. Cadowgeena u Niikinaya Dhulbahantoow Dila.

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 2 месяца назад

    Maasha Allah way saxsan ilma abtiyaashay Muuse biixi Dhulbahante keliya ma layn waa Dictator Siyaad bare kun jeer ka xun waxuu DABAR jaray Habarawal oo ah jifadiisa sidoo kale GARXAJIS sidoo kale Habarjeclo iyo Gedabiirsi Maasha reer Somaaliland fartooda ayay kurideen insha Allah we Will unite our brothers and sisters Dhulbahante insha Allah Gaar ahaan JAMAC SIYAAD .

  • @XaliimoMuuse-n8r
    @XaliimoMuuse-n8r 2 месяца назад +2

    Dalxoow qadiyad adiga iyo garaad gala dagaalka baa ka leh

  • @AmalAil-m5q
    @AmalAil-m5q 2 месяца назад

    Naa taga karaama seega e

  • @faaraxmaxamed4174
    @faaraxmaxamed4174 2 месяца назад

    Naago.nindhabayyaqaaniin eenindhalaymayaqaaniin

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 23 дня назад

    Ina afweyne xaarka iska duw xaraan yahow cuqdadaysan somaliland sanka kaga tolan tahay

  • @AaminoAbdulahi-p3o
    @AaminoAbdulahi-p3o 2 месяца назад

    Maxay.tahay.dhoba.walaqu.

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 месяца назад +1

    awalba dhulbahante rag iyo dumar waa wada horgal waxloo hiiliyo maistaahilaan hartigii kale idiin hiiliyey waa oga inaad dabamareysan

    • @Mideye157
      @Mideye157 2 месяца назад +1

      Oromadi ba soo hadashay