WAR DEG DEGA:HARGAYSA OO HADA LAGUDILAY|LAASCANOD OO HORGAL HADA LAGU QABTAY|KISMAYO OO XILDHIBAMADI

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 янв 2025

Комментарии • 55

  • @XasanjananxasancadeXasancadexa
    @XasanjananxasancadeXasancadexa 2 месяца назад

    SSC.....guul.....guul...SSC❤❤❤❤❤❤

  • @Amira_lul
    @Amira_lul 2 месяца назад +1

    Waan ku salaamey walaalkiis. Waa nasiib daro. Waxaan horgalada ah ee hilmaamey wixii loo geystey reer ssc. Miyey hilmaameen xabaaladii iyo dadkii lagumaadey eer reer ssc. Doqon meelkasta wey joogaan. Gacan bira ha la gu qabto. Waa na ceebeeyeen.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад +4

    horgalka ugu weyne wa cabdirisaaq khaliif ee hala xidho dee markihoreba horgal bu ahaa oo dadka ssc laxasuuqayo bu rajo kaqabay argagixisada idoor oo diiday in u iscasilo laakin reer ssc ba uceeb asturayay

    • @fadumaabdiduale1624
      @fadumaabdiduale1624 2 месяца назад +1

      C,risaaq khaliif dhinaca ssc wuu ka sareeyaa cidkasta adigu idoor baad tahay waxaad donto sheeg dantuu lahaa markuu idinaka gaadhay buu shaadh kiinii bixiyey waana raga nimo .❤c,khaliif❤❤❤❤

    • @fardowsaabdi334
      @fardowsaabdi334 2 месяца назад +1

      Cabdirasaaq khaliif waa ninka soo af jarey maamulkiinii soomaalilaan.
      Ee iska aamus

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад +1

      @fardowsaabdi334 soo kahambalyo oo iyo leef leef ladabo taagan ar wa horgal

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 2 месяца назад

    AskArigaa horgalka ah dhagax ha lagu dilo eeyga.

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 2 месяца назад +1

    Waar Sanka Gacanta ha Gashay Dadka Hortooda 😡 Xaanshi horay u Soo qado waa Ceeb e baro Sharciga wariyaha inna adeer 👍🏻

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 2 месяца назад +2

    MURARADILAAC IDACADAN CIILQABE IYO MURARADILAAC

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 2 месяца назад +1

    God wll ha qodin hadaad qodona ha dheerayn ku dhicidoontaana mooyee taasaa haysata xasan shiikh ha adkaysto wuxuu shalay ka shaqaynayey baa maanta haysta mw.farmaajo wuu adkaystay

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 месяца назад

    Wcs wr wb

  • @RashiidJaamac-cl2ov
    @RashiidJaamac-cl2ov 2 месяца назад

    Hargaysa maxaa ka yaal ninkan miyuu doonayaa inuu yimaado

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 месяца назад +3

    Hala xidho qofkii weli leef leefaya Iidoor. Oday wax kasoo noqday maamulkaas oo hambalyeynaya isna waalasheegayey. Ma’Dawladbaa maxaa looga hambalyeynayaa? Teeda kale hadaad uhambalyeyso waxaabad tahay gooni goosadkooda aaminsan.

  • @Man19699
    @Man19699 2 месяца назад

    Reer ssc wax ka maakhool badan ma jiraan hhhh 9 bld dadkii dadkooda madaafiicda ku xasuuqayey ee uu C/raxmaan Cirro-na intuu shir jaraa'd qabtay yidhi waan hambalyeynayaa hawsha ay hayaan ciidamada qaranku,ayey qaar badani hambayo & boogaadin u dirayaan !!. Waxaan ku talin lahaa maamulka Ssc khaatumo waa inay waxaas gacanta ku wada dhigaan oo abaal marin wacan wada siiyaan.

  • @maxamedjibriil5258
    @maxamedjibriil5258 2 месяца назад +1

    Kuwa badan oo dhulbahante ah baa laga cabsiqabaa inay noqdaan soomaalilaan😅😅😅

    • @urfavvediter
      @urfavvediter 2 месяца назад

      Wa beenta hadan ku hanbalyeyo mawaxay kadhigantahay in an adiga kuracay

    • @urfavvediter
      @urfavvediter 2 месяца назад

      Ssc ba kuwabadan oisaaqa ba uhanbalyo udira cadi is kadhig

  • @raybadlebi5000
    @raybadlebi5000 2 месяца назад +1

    Is ka hubi waxaad sheegayso hrg wax shacab ah hubsysani ma jiraan

  • @abdihasanwaes349
    @abdihasanwaes349 2 месяца назад

    Hhhhhh duli hada itaalka wax is ku dir buu is leeyahay

  • @RashiidJaamac-cl2ov
    @RashiidJaamac-cl2ov 2 месяца назад

    Kama maarmaysaan hargaysa

  • @XasanjananxasancadeXasancadexa
    @XasanjananxasancadeXasancadexa 2 месяца назад

    Maleshida.somaland.

  • @Abdi-hx7zq
    @Abdi-hx7zq 2 месяца назад +1

    Haye maxaa cusub

  • @AdamJama-v1o
    @AdamJama-v1o 2 месяца назад +1

    Waar waxan qadhmuunka ah geel jire ilaa jaahil

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 месяца назад

    Dhulubahante waxa kabuuxa furuuqu weligoodo daahiran oo horogalo ah ee waa in llaga sifeeya SSC khaatumo dhexedeeda siday ugu hambalyen karan iidoor is doorotaya maxaa ka gallaya ufu🥹

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 2 месяца назад +2

    LAASCANOD IYADO NABADA GARAC GARADLAAWE GALA DAGALKA JAAMAC WAATI LA IDINSO DIREY MASIIBO IYO BAABAA ARDEYDI HORUMARKI JAAMACADIHI MEE JAAMAC WEYDI

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 2 месяца назад +1

    BEENALE BEENALE DHALEY FAQASH QUDHUN DHALEY CIILQABE XAASID VIVA SOMALILAND GUUL ALLOW DHAWR AMIIN

  • @HassanMohamed-s2k
    @HassanMohamed-s2k 2 месяца назад

    Bagay udileen sax

  • @Umo580
    @Umo580 2 месяца назад

    NACAS KANI WADAMIIR LAAWE WAWAX DHINTAY SNM MAXA NAGADHEEY ANXABAD AHAYN DADKA MAXAKASIAH

  • @axmedxasan5916
    @axmedxasan5916 2 месяца назад +1

    Guul wacan❤

  • @XasanCisman-iv7qv
    @XasanCisman-iv7qv 2 месяца назад +1

    Adigu waadxanunsanaysaa

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 месяца назад

    Arab ayaa laynaya hj

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 месяца назад +1

    War kaas mala hubaa

  • @Caamir153Xasan
    @Caamir153Xasan 2 месяца назад

    Biin Biin

  • @XasanCisman-iv7qv
    @XasanCisman-iv7qv 2 месяца назад +1

    Maadnacawryi

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 2 месяца назад

    sodhwow wlal iidor allhi hyeskodro oromda

  • @avoidcruel744
    @avoidcruel744 2 месяца назад

    Beenawaas caalamku wuu og yahay Somaliland siday aamin u yihiin Ooy

  • @avoidcruel744
    @avoidcruel744 2 месяца назад

    Hala yaabin waa Badaw Dhulbahante dawlad iyo magaalo Somaliland baa ugu horaysaye. Marku waayey Somaliland na waa ooyayaaye 😂😂😂😂😂😂. Iska sug oqoonsiga ina Cabdulle Xassan kuu soo sido. Tuuladaa go doonka ah😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢😢😢

  • @XasanCisman-iv7qv
    @XasanCisman-iv7qv 2 месяца назад +1

    Artificial waaadiga

  • @cabdiaxmed3577
    @cabdiaxmed3577 2 месяца назад +1

    Waar kii waalnaa. Waar nimanyahay daa rood doqon kiina maad qabsataan kkkkkk

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 2 месяца назад

      Cabdiraxmed
      Doqonka darod iyo aqilka idoor baa isku mida .mida kale ma ogid miyaa in darood ismacil uu doqonbo dhalin carurtisa wa wada
      Aaqiliin doqon iyo deyuus ma dhalo darood ismaciil

    • @cabdiaxmed3577
      @cabdiaxmed3577 2 месяца назад +1

      @@MaleykaGabane walee inuiu dhlo sawka kanba dhalay

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 2 месяца назад

      @cabdiaxmed3577
      Qoralkaga ma fahmin

    • @cabdiaxmed3577
      @cabdiaxmed3577 2 месяца назад

      @@MaleykaGabane waxaan. Ku idhi. Sawka daarood. Kan duqon ka ahba. Dhalay. Markaa. Inu daarood. Doqmo. Dhalo. Kan baab tusaale. Iigu filan. Baleeg. Marka uu hadlyo. Waad ganaysaa inuu doqon yahay. Walaahi. Ama uu xanuunsanayo

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 2 месяца назад

      @cabdiaxmed3577
      Wakee doqonka kuma fahmin.
      Adigabo mindcup ah oo daryeel ubaahan

  • @munaadan1247
    @munaadan1247 2 месяца назад +1

    Beenaale

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 2 месяца назад +1

    INTII HAMBALYEEYAAY IIDOOR WAA HORGALE JEELKA HALA SOO DHIGO HORTA ILOWSHO DHOWAA DADKAAN IIDOOR WAA IIDOOR WAA CADAW HA ILAAWINA SIDEE UGU HAMBALYEEYSEEN SNM ARGAGAXISO WAA ISKU MID DHULKA AYEY RABAAN JILEECA JOOJIYA QADIYADIINA HA SAREYSO SOOMAALIYA WAA HAL WIXII INTAAS KA BADAN WAA DABADHILIFNIMO IYO MUNAAFUQ IS QARINAAYA SSC KHAATUMO AYAA TIHIIN IIDOOR INAAD U HAMBALYEEYAAAN CEEB IYO DOQONIMO AYEY IDINKU TAHAY DADKII DHINTAY MA ILOWDEEN

  • @KayseMaxamed-x2s
    @KayseMaxamed-x2s 2 месяца назад

    Hoyada was inlo beenta waaye

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 месяца назад

    Waa askari horgal ah nedelku

  • @maxamuudtahar9609
    @maxamuudtahar9609 2 месяца назад

    Benale tuug ayatahay

  • @AdamJama-v1o
    @AdamJama-v1o 2 месяца назад

    Nacabkii isaaq fara fareyn jirey ayaa halkan ka neefsanaaya

  • @Darwiish-Sool
    @Darwiish-Sool 2 месяца назад

    Dhulbahante waa dhoohanyhy 😂 bal xagee lagu arkay qof madaxweyne ku xigeenkii dhamaa istaafkiisa ah haddana doorashada jabhadda argagxisada SNM hambalyyna 😂

  • @abdisalamsulux9345
    @abdisalamsulux9345 2 месяца назад

    Beenale