Dhulkayagu Sabool Ma Aha - CabdiSalaad Beerdilaacshe Hees Wadani Hobolada Waaberi Ereyadii Tukaale

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 янв 2025

Комментарии • 8

  • @Somfox1
    @Somfox1 6 лет назад +2

    waa hees qaali ah .. oo run ka sheegaysa barwaaqada dhulka somaliyed .. Somaliyey dalkeenii aan duminay aan dib u dhisno ... si aan iskaga saarno Amisom oon ina gayin kuwa is qarxinaya ha la heshiiyaan dowlada .. dadkeena ha loo soo celiyo sharaftii iyo farxadii

  • @waliabdihhh8932
    @waliabdihhh8932 5 лет назад +2

    Waa erayadii Alle hawnaxariistee Abwaankii caanka ahaa ee soomaaliyeed (Maxamuud Tukaale Cusmaan)

    • @Somfox1
      @Somfox1 5 лет назад

      WALEE TUKAALE ABWAAN QARAN BUU AHA ISGA IYO SANGUB .. WAXAN XASUUUSTAA Tukaale heestii ducaysane wiilkayow , iyo Somali hadan nahay sinji baanu leenahay .. walee jecliyaa qof somalinimo ku faana noolow wali

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 года назад

      @@Somfox1 Ducaysane wiilkayow waxaa lahaa Osman Aadan Askari

    • @Somfox1
      @Somfox1 4 года назад

      @@mhassan0163 Adeer ha biliqaysan heesaha Abwaan Tukaale ..Ducaysane wuxu u tiriyey markii wiil uu dhalay oo la odhanjiray DUCAYSANE .. kabaxay dugsi sare .. doortayna layli sarkaal ee taas lasoco heellooy.blogspot.com/2019/02/ducaysane-wiilkayow.html

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 4 года назад +1

    Mirihii tukaale laxankii a.c.cigaal codka beerdilaacshe

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Год назад

    Sax waye rag so saro jirin iminka