Sidee Noloshayda u Qorsheeyaa | 2020-2030 | Dr. Tareq Suwaidan| Sh Mohamed Idiris | Mo Farah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 дек 2019
  • Sidee Noloshayda u Qorsheeyaa | 2020-2030 | Dr. Taariq | Sh Mohamed Idiris | Mo Farax

Комментарии • 167

  • @MubarakHadi
    @MubarakHadi  4 года назад +183

    Aad baan idiin wada salaamayaa saaxiibbayaal. Barnaamijkan wuxu ahaa 2018, laakiin waa muuqaal xilligan ku habboon oo aan weli isagoo dhammaystiran baahin. Daawasho wacan. La sii wadaaga saaxiibbadiin. :)

    • @mustafaxaaji7607
      @mustafaxaaji7607 4 года назад +4

      Mubarak Hadi aad baad umahadsantahy wallka mubarak hadi sida hiilan oo aad har iyo habeen ba inoola garabtagantahay wacyi galinta bulashada soomaliyeed qaasatan inta hormarka jacel

    • @hamdaahmed517
      @hamdaahmed517 4 года назад +1

      Shukran Shukran ustaad, waa run muqalkan isagoo goosgoos ah ayad hore USO qalisay jaza kalahu kheyr kheyral jaza , hawl adag ayad umada u haysaye RABI haku ciseeyo.

    • @amalabdi9344
      @amalabdi9344 4 года назад

      Waan ka qaadne ustaad in badan

    • @nawaalmahad7434
      @nawaalmahad7434 4 года назад

      Mubarak Hadi Tnx mclln

    • @maryanabdirahmanguledsaid7909
      @maryanabdirahmanguledsaid7909 4 года назад

      Mahadsanid ustaad waa barnaamij aad muhiim ugu ah.

  • @hodanabdi6988
    @hodanabdi6988 4 года назад +62

    7 Qaaf
    1. Qor waxad rabto
    2. Qeex hadafkaga, xadiid waxad rabto
    3.Qiimee, maxaad u rabtaa waxaan
    4.Qorshee waxaad rabto
    5.Qarar gaar
    6.Qaad tilaabo
    7.Quus iska ogow
    Cashar wakhtigii lo bahana yimid,
    Mahadsanjd Mubarak Hadi
    Walal aan wax badan ka faaiiday.

  • @sayidiiful
    @sayidiiful 4 года назад +17

    Sh. Mubaarak, waxaan is leeyahay waa qofma idiin bedelidoona Sh. Mustafe. Illaahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo.

  • @munahassan3507
    @munahassan3507 4 года назад +21

    ماشاءالله 👏👌اخي مبارك انت الافضل وأنت الوحيد اللي ينشر الفكر السليم سلمت يداك بالنسبة الشباب الصوماليون اللي عندهم قنوات فمعظمهم مشغولين ما يسمى (prank, reaction,ruwayad, or challange ) بس اشياء تافهة الله يسترنا🤔😔
    كل كلامك يستحق ان يكتب بماء ذهب ✍️✍️✍️✍️✍️
    الله يجزيك كل الخير
    Shil weye inaa kuftaye hadaa kambadhoda boorka asaad kici waydo baa xun $$💪
    december 2020 inoo balan ah insha allah anaga oo waxbadan qabsanay dhamantayo Allah iina wafijiya🙏

    • @fatimasiciid4215
      @fatimasiciid4215 4 года назад +3

      معاك حق والله أختي الكريمة الله يهديهم هؤلاء الشباب ضيعوا أوقاتهم وشغلوا بأشياء غير مفيدة شوها الفائدة بهذه القنوات سوا ضياع الوقت وعدم تطور الحياة

    • @ugaskawadanka2623
      @ugaskawadanka2623 4 года назад +1

      Muna hadii ALLE Ina gaadhsiiyo 2021 aan iskusoo noqono waxan qabanay dhaman ten let's make Du'a each other.

  • @Hemmohammad
    @Hemmohammad 4 года назад +40

    - Sheikh Mustafa
    - Nouman Ali khan
    - Mubaarak Haadi
    Dad aan ku daydo nolosheyda, wax badan waa idin ka faaiiday. waana idin kusi dayan doona ilaaa 💛❤💙

    • @cawilabdikadir9873
      @cawilabdikadir9873 4 года назад

      Abdirahem wlle qofkan saddexaad ibar ma youtuber baa wuu iisoo qaban waayaye.

    • @samiircizhqi7805
      @samiircizhqi7805 4 года назад

      @@cawilabdikadir9873 waa nin pakistani ah oo dhiirigeliya wllo nouman ali khan

    • @savagexhunter917
      @savagexhunter917 3 года назад

      Idk nouman is my favourite ❤❤

  • @cawaalecalawaash2332
    @cawaalecalawaash2332 4 года назад +12

    Qofka aad maanta tahay waxaa keenay waxa aad sameen jirtay lkn waxa aad doonayso inaad noqotaa waa inaad ka baxdaa waxa aad thy maanta

  • @honaiman6818
    @honaiman6818 4 года назад +9

    Cashar aad ug muhiimsan anigoo rabay inaan qorto ahdaaf tayda 2020 ayaa wxaa aan hely casharkaan
    Thank U ustaad waa dhiirigalin kle oo aan hely
    2/jan/2020 ilaaa 7/jan/2020 baan rajayn inaan ku soo gaba gabeeyo insha allaah wxn rajyn inaan gaaro 🤩🤛💪

    • @newvidmation6685
      @newvidmation6685 4 года назад

      Ma sameysatay plan mise wali waxa rabaa ina arko qof ka faaiday

  • @naimaail7818
    @naimaail7818 3 года назад +1

    Mansha allah jisakalahu khayr macalin

  • @mohamedadow5780
    @mohamedadow5780 4 года назад +2

    ماشاءالله، درس استفدنا كثيرا، جزاك الله خيرا

  • @abdishakuuryoussef5604
    @abdishakuuryoussef5604 4 года назад +2

    Mncha allh ustaad eebe weyNe haku sharfo waxbadan baan kaa faa iday

  • @heartlessG640
    @heartlessG640 Год назад

    Ustaadi allaha kuxifdiyo maalinta gaaro riyadeyda ilaahey kasakow adiga ayaan ku mahad celin doona waxaad ii noqotey mentor anigo.meelan usocda aqoon ayaad nolosha jihadeda isaxdey waxaad noo bartey wxyalo bdn oo uusan qofkale nabarin ilaahey cilmiga caqliga iyo familkagaba haku barakeyo ❤

  • @caaqilkaabdiraxiim8944
    @caaqilkaabdiraxiim8944 4 года назад +3

    Thank our great teacher we love you a lot

  • @kadermohamed8909
    @kadermohamed8909 4 года назад +1

    Mowduuca 3biloodka hore ayaan is yidhi dhageyso lkn adigoo wakhti haya hadan ma dhageysan maanta ayaan dhageysanayaa anigoo wakhti hayaa noosheydii hore wax ka badaley sidaa u noolaa.
    Mahadsani Mubarak hadi.

  • @kawsarmohamedali6431
    @kawsarmohamedali6431 4 года назад +2

    Mansha Allah illahay ha kaa abaal mariyo khairkaa nooso tabinayso illahay ha nagu anfaco sanadkan qorshahayga ugu horeeyaa bilaabida kitaabka ah waxaan dareemayaa in horumarkayga aduunka iyo ka aakhiraba kujiro waayo 5 sanadoodee ugu dabbeeyay noloshaydoo dha way qasbayd meel aan wax kabilaaba waan garanwaayay iso duceeya inuu ilaahay ifududeeya jidka khiar

  • @waxdheefchannel3174
    @waxdheefchannel3174 4 года назад +2

    Maasha Allaah hormar wacan Ustaad Mubaarak.

  • @faafintadiintaislamka114
    @faafintadiintaislamka114 Год назад

    Wad mahadsanthy ustaad mubarak hadi allaha ku sharfo

  • @najmaadam7370
    @najmaadam7370 4 года назад +3

    Mashallah wa muqaal aad ii anfacy
    Al ustaad mubarik jazakallah kuwar farxd aduun iyo aakhiraba wll qalii

  • @sarahabdallah3128
    @sarahabdallah3128 4 года назад +2

    Camuu Thank you for your advice 📝

  • @amouliahmed7941
    @amouliahmed7941 4 года назад

    Thank you uz Mubarak Hadi

  • @mariamhaji3412
    @mariamhaji3412 4 года назад

    Jazakallah khayr

  • @user-lg1gt4mk4s
    @user-lg1gt4mk4s 3 года назад

    جزاك الله خيرًا

  • @abdiraxmanalasow414
    @abdiraxmanalasow414 4 года назад

    Jazakalah. Ustad

  • @Alibaashi
    @Alibaashi 4 года назад +1

    Masha Allah. Mubarak Hadi. Mahadsanid.

  • @cawaalecalawaash2332
    @cawaalecalawaash2332 4 года назад +15

    Raadaarka maskaxdu
    Reticular Activating System. The reticular activating system (RAS) is a network of neurons located in the brain stem that project anteriorly to the hypothalamus to mediate behavior, as well as both posteriorly to the thalamus and directly to the cortex for activation of awake, desynchronized cortical EEG patterns.

  • @hafsanuradinmadow3860
    @hafsanuradinmadow3860 4 года назад

    Mahadsanid ustaad Mubaarak Haadi, Jazaakalaahu kheyran jazaa.

  • @amiishahasan3936
    @amiishahasan3936 4 года назад

    Mahadsanid mubaarik hadi wll waxbadan ka faaidey 🙏

  • @abdihassan6933
    @abdihassan6933 4 года назад +1

    Mnsha alllah mubarak hadi waad ku mahadsan thy sida wangsan ee aad mar walba taaloyinka fcn aad noo la wadaagto dhalinyaro badan baa dhiri geliye u thy aaan ani ku jiro ❤❤👏
    Ilahy kheyr iyo xasaanad ha ka siiyo if iyo akhribo guuulayso ustaad🙏❤

  • @mohamedabdikarin8421
    @mohamedabdikarin8421 4 года назад

    Masha allah Mahadsanid Ustaad Mubarak Hadi

  • @nimoaden3873
    @nimoaden3873 2 года назад

    Mansha allah😍😍😍😍😍

  • @rahmamohamed5297
    @rahmamohamed5297 4 года назад

    Mnzha Allah jazakumallah mubarik hadi ilhy ha kaa abaal mariyo

  • @abdirizakjibril566
    @abdirizakjibril566 4 года назад

    Maansha allaah
    Alle yaxfiidka mubarak hadi.

  • @rayaan9310
    @rayaan9310 4 года назад

    Maashaa alaah mahadsanid waqti ku haboon ayaad soo galisey alle haku xafido

  • @abdilahiabdirahmanismail7107
    @abdilahiabdirahmanismail7107 4 года назад +5

    Legend baad tahay Wllo Mubarak Hadi Nin dhalinyarnimadiisii ka faa'daysty.

  • @nawaalmahad7434
    @nawaalmahad7434 4 года назад

    Usteed Tnx baan ku leyahay

  • @AbdilahiMahamed-vg8ug
    @AbdilahiMahamed-vg8ug 4 года назад

    Shukuran usaad mubrig haadi🙏🏽

  • @sacdadahir3816
    @sacdadahir3816 4 года назад +1

    الله يكثر امثالك يا اخى الكريم

  • @axmedmustafe8116
    @axmedmustafe8116 4 года назад

    Màsha Allah Allah hku xifdiyo mubarik hadi

  • @user-ce1oj7nz7f
    @user-ce1oj7nz7f Год назад

    MashaAllah❤

  • @ibrahimabdijama5333
    @ibrahimabdijama5333 2 года назад +1

    waa video-gii ugu qiimaha badnaa ee aan ka daawado youtube-ka. MASHA'ALLAH,ALLE cilmiga iyo caafimadka haku barakeeyo.

  • @ahmedgadafey1186
    @ahmedgadafey1186 4 года назад

    Masha allh ustad alla haku xifdiyo shukran

  • @nasriinadow3298
    @nasriinadow3298 4 года назад

    Maasha'allah tabaaraka raxmaan allaha ku xafido alle haku siyaadiyo caqliga iyo xikmada anagana alle ha ino fududeyo hamiyadeena 🤲

  • @xaliimomuxumud2886
    @xaliimomuxumud2886 4 года назад

    Mash Allah walala illahey ha ku barakeyo

  • @ahmedsaid1528
    @ahmedsaid1528 4 года назад

    Allah yabaarik walal

  • @monadheeman3829
    @monadheeman3829 4 года назад

    Mashaa allaah yaxfidulaah wll

  • @zuperstarwaayeeltalyani7168
    @zuperstarwaayeeltalyani7168 4 года назад

    Shukran Muparik Al Haadi

  • @filsanchannel3487
    @filsanchannel3487 4 года назад

    Masha Allaah ustaad Mubarak

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 2 года назад

    Mansh allah tabarak allah wlo sh mustafe qofkii noo badali lahaaa alle haku barakeeyo macalin

  • @deeqhanad8213
    @deeqhanad8213 4 года назад

    Mncha allah Wllo Mubaarak Hadi Alle ha ku Barakeeyo

  • @ubaxxuseen5235
    @ubaxxuseen5235 4 года назад

    Masha Allaah

  • @rabiileyare789
    @rabiileyare789 4 года назад

    Thanks brh.

  • @abualbaanitaysiir1308
    @abualbaanitaysiir1308 2 года назад

    jasaaka ALLH khayr macalin mubaarak

  • @deeqakhadar3398
    @deeqakhadar3398 4 года назад

    Mahadsanid ustaad

  • @abdilahito
    @abdilahito 2 года назад

    Mashallah Mashallah 🤩

  • @abdifatahhassan6103
    @abdifatahhassan6103 4 года назад

    Mansha aalllah ustaad mubarak Haadi guul aduun mid akhiroba ku rajaynaya

  • @fathifoosfathiali561
    @fathifoosfathiali561 4 года назад +1

    Masha allah allaha ku xafido ustaad mubarak waxa iitahay Role Model❤️

  • @fartun2827
    @fartun2827 4 года назад

    Mahadsanid Mubarak waa muhiim in qofwaliba himilo&hadaf leyahay si uu ugaro

  • @queenluula2294
    @queenluula2294 4 года назад

    Aad baa u mahadsantahay walal Qaali💞

  • @nasirichannel7268
    @nasirichannel7268 4 года назад

    Masha'Allaaag Ostaad Allaha ku barakeeyo runtii waxbadan ayan ka faiday

  • @drsjuujuu1438
    @drsjuujuu1438 4 года назад

    M.a mahadsanid ustadi

  • @ibadofarah7596
    @ibadofarah7596 3 года назад

    Mansha Allaah tabaraka Allaah

  • @fatimamaryama2488
    @fatimamaryama2488 3 года назад

    Masha Allah

  • @fadumoguleed8825
    @fadumoguleed8825 4 года назад

    Illaahay swt haku barakeeyo
    Oo haku xafido caqliga saliimka ahna hakuu daayo

  • @akaomaroficial9539
    @akaomaroficial9539 4 года назад

    Allah ku barakeyo ustaad.

  • @mupaaracapdilahi9769
    @mupaaracapdilahi9769 4 года назад +1

    Mazha allah

  • @intaudhaxeysawaa7643
    @intaudhaxeysawaa7643 4 года назад +1

    Mhdsnid in bdn wll xaqiiqdii waxbadan baan aniga nafsad ahaan ka faa idey miisankaga aakhiro Allah kuu galiyo

  • @filsanmahamed7918
    @filsanmahamed7918 4 года назад

    Masha allh jasaka llh wllo

  • @deeqenv4431
    @deeqenv4431 4 года назад

    masha allah ustaad allah haku xafido

  • @saciidabdirahman3573
    @saciidabdirahman3573 4 года назад

    Masha allah

  • @amalqurx7769
    @amalqurx7769 4 года назад

    Alle cafimadka iyo caqligaba haku barakeyo wll

  • @abdinur4242
    @abdinur4242 4 года назад

    maansha Allah Qof kudayasho Mudan Wll Mubarik Hadi Allah cimriga hakuu barakeeye

  • @fadumoguleed8825
    @fadumoguleed8825 4 года назад

    Maashaa allaah Tabaarika llaah laa xawla walaa quwata illaa billaah

  • @ayaanlehaji4060
    @ayaanlehaji4060 4 года назад

    Jazaakalahu kheeyr aadbaan ugu faaideystay waxbadana wu igu so kordhiyay

  • @bakarabdi5819
    @bakarabdi5819 4 года назад

    Masha Allh waa ku mahad santahy Wanda wangsn

  • @cumarburuud3705
    @cumarburuud3705 4 года назад

    Bwe qli mubaarak alle haku xifdiyo nolow

  • @haykalfilms
    @haykalfilms 4 года назад

    Mzha allH AllE haku sharFoh #Mubarak_Hadi Shaqsi ku dayasho mudan ♥️♥️♥️

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 4 года назад

    Masha'llh👏

  • @ladaneey4435
    @ladaneey4435 4 года назад

    masha allah

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 4 года назад

    Jazakalah mubarak. Mar marka ay iqabsato inan suuqa somalidu u badan yihiin waxan yabaa rag badan oo dawanaya ciyaaro, laadhuu iyo dunmad oo longtime wakhtiga dilaya xitaa laga yabo inayn shaqayn. Time management is so important.

  • @Ahmeto536
    @Ahmeto536 4 года назад +1

    Mansha allah burco ayaan kaa soo Salaamaya 🥰✌

  • @awaaleali1363
    @awaaleali1363 4 года назад

    Danke 🙏 akhi

  • @abdulkadirnuur6320
    @abdulkadirnuur6320 4 года назад

    Ustad #Mubarak hadi guuleyso

  • @amranaxmed8235
    @amranaxmed8235 4 года назад

    masha allh my teacher mabarak hadi 💝💝💘💘

  • @khalidhajimohamed535
    @khalidhajimohamed535 3 года назад

    Mubaarak haadi halyay umadaan u so baxay runtii waan dhamysty mudo hal saac iyo bar ku dhaw ayu soconayay mana dareemin waxaana ka faaidey su aalo aan mudo badan is waydiinayay alle miisaanka xasnaadka hakugu daro ustaad

  • @mr.brownyudhi6958
    @mr.brownyudhi6958 4 года назад

    Masha alaah alaha noodayo walkeen Mubarak hadi nolaw walalaha halawsan ninka dareeqa saxda ah ninka tuusa thy waan ku qiray walkay qof lagu daydana waad thy ALXAMDULILAHA

  • @sidra857
    @sidra857 4 года назад

    Aad bad u mahadsan tahy Mubarakow walale sharf iyo karama ku noolow

  • @Channel-vk2pg
    @Channel-vk2pg 4 года назад

    Mashaalh

  • @fatumahashi3949
    @fatumahashi3949 4 года назад

    شكر اخي

  • @showme916
    @showme916 4 года назад +2

    Maasha Allah.
    Mobarek Hadi Waxaad Nootahay Role Model, Aan kaga Dayano Wadada Wanaagsan Aad Nagu Hageeydo.
    Mahadsanid.
    Jazakallah🙏

  • @mimifosi8702
    @mimifosi8702 4 года назад

    Jisaa kalahu khayr walaalo 🙏

  • @aidarousabdi7558
    @aidarousabdi7558 2 года назад +1

    جزاك الله خير استاذي الفاضل ❤

  • @abdalaabdiaziz
    @abdalaabdiaziz 4 года назад

    Walal Qaliya tahay Booowe Guuuleyso Horey usoco

  • @zakariaahmed8534
    @zakariaahmed8534 3 года назад +1

    Next sheikh mustafe.

  • @fatmamoh1459
    @fatmamoh1459 4 года назад

    shabab Hore usocda insh lh dhalinyray Ustad Mubrik Haddi wx bdn aya Kafaidy mhdsnid Kun jeeer

  • @SaddamOmar66
    @SaddamOmar66 4 года назад

    Waa muuqaal runtii aad u qiimo badam.
    Mubarak fadlan psychology ga waad dhigataa ee subconcious mind sida ay u shaqayso iyo sida oo loo train garayn karo noogasoo duub video
    #Xigasho Buuga Think and Grow Rich.

  • @xoreecaqliga239
    @xoreecaqliga239 3 года назад

    masha allah wll mubarak waxad tahay nin wax badan aan ka faa'iday ilaah hakaa abaal mariyo

  • @badrieid8608
    @badrieid8608 4 года назад

    Wll qiimo leh horey u soco waanu kugu dayana

  • @zuuzanabdalla5872
    @zuuzanabdalla5872 4 года назад

    cashar an ad ugu bahnaa mhadsanid ustad qof an ku daydo ilahay haka abal mariyo

  • @maryanxirsi7915
    @maryanxirsi7915 4 года назад

    M.a waa muxadaro aad ibadashay halbigayga waa muhiim

  • @diijeemaxamed1065
    @diijeemaxamed1065 4 года назад +3

    Waxaa nasiib Leh qofkii aad Macalin iyo murabbi u noqota

  • @ayaanhussein5090
    @ayaanhussein5090 4 года назад

    Qeybta su Allaha maxa ugu soo reebtay fadlan hadad soo galin karto waan jeclan laheyn waxa macquul Ah su Aal Aan ku weydiin laha inan ka helo waad mahadsan tahay ustaadi