AFAR GEES || Noloshu Waa Qorshe || U. Hamse Habiib

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • AFAR GEES || Noloshu Waa Qorshe || U. Hamse Habiib

Комментарии • 25

  • @mascuudsacdi
    @mascuudsacdi Год назад +9

    0:06 bilaw.
    1:05 qofku inuu qorshe yeeshaa maxay macno leedahay.
    4:04 muhiim miyay tahay qofku inuu qorshayaashiisa qoro.
    6:59 miyaa lakala garan karaa qofka noloshiisa jiheeya iyo ka kale.
    8:00 sidee ayuu qofku u kala qaybinayaa qorshihiisa sanad laha ah.
    11:20 maxaa is hor taaga inuu qofku fuliyo qorshihiisa.
    16:26 jawaabta suaasha ah waqti ma haysto.
    19:15 talaabooyinka uugu muhiimsan ee aad nagula talinayso.
    22:08 buug aad nagula talin lahayd.
    24:41 haduu idhaafo sanadka bilawgiisu maxaan sameeyaa.
    27:08 dhamaad.

  • @Moliçtyl
    @Moliçtyl Год назад +6

    Mashalah sheekhan hurdadu ıga toosıyay allaha barakeeyo😊

  • @MohamedNoor-wl7jz
    @MohamedNoor-wl7jz 2 месяца назад

    Mashallah Sheekh hamze

  • @hamdakhayr6280
    @hamdakhayr6280 Год назад +6

    اللهم موافقنا لما تحب وترضى

  • @abuabdirahman892
    @abuabdirahman892 Год назад +1

    ماشاء الله.
    الأستاذ حمزة حبيب.
    حفظك الله ورعاك.
    استفدنا منك أشياء لا يحصى.
    سواء كانت في الإقتصاد أو تنمية الحياة .
    جزاك الله خيرا وأحسن الجزاء.

  • @user-mc1oc1jg7k
    @user-mc1oc1jg7k 11 месяцев назад +1

    MASHALLH SH,HAMSA,WAA.DHIIRI,GAIYAHA

  • @cabdicasiscabdullahiyuusuf6269
    @cabdicasiscabdullahiyuusuf6269 Год назад +1

    Sh. Hamse abiib waxaan kaa codsanaya in aad noo badiso gorfaynta buugaagata 🤩😍🥰❤❣

  • @laftagareen4766
    @laftagareen4766 Год назад +1

    Mahadsanid runtii ustd hamze

  • @ifraaxaxmed7278
    @ifraaxaxmed7278 Год назад

    Macalinka aad baan salaamayaa waxbadan baankafaaiday waxaan rajaynnayaa in aan qorshe samaysto Sanadkan inshaalla

  • @bararugsadam6055
    @bararugsadam6055 Год назад +1

    Fadlan noo sobadi gorfaynta buuggata

  • @ismacilxasan-wr9jk
    @ismacilxasan-wr9jk Год назад

    جزاك الله خيرا يا شيخنا الفاضل ❤❤❤

  • @cabdiraxmanmaxamed3093
    @cabdiraxmanmaxamed3093 Год назад +2

    Shiikhagii suaasha aan ku waydiinaya waxay tahay wakhtigan hurdada la seexanayo gaaladu waxay ina leedahay 8 saac ha la seexdo hadaynu eegno culimadii islaamkana mid kasta wakhti yar buu seexanayay side noqonaysa miyaanay haboonayn in gaalada warkeeda halka layskadhigo

  • @cismancumar6934
    @cismancumar6934 Год назад

    Jazakallahu khayral jazaa

  • @cabdicasiscabdullahiyuusuf6269
    @cabdicasiscabdullahiyuusuf6269 Год назад +1

    Masha allah ❤💖💗

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 Год назад

    Mnsha Allah Ustaad xamsa💗

  • @abdialasow4881
    @abdialasow4881 Год назад

    Masha allah ustad mahad sanid

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo Год назад

    Masha aalh aaleh hakaa abalmariyo

  • @futureboss608
    @futureboss608 Год назад

    wariyaha ustad mar ba dhan bu la adayaa macalinka dhageeso ilaa warka kadhamesanyo

  • @mahadcabdi7280
    @mahadcabdi7280 Год назад

    Macalin hamse abiib Fadlan meesha casharadii dhaqaalaha nooso Gali mahadsanid ustaad 🥰🧠🔋

  • @amiinali8969
    @amiinali8969 Год назад

    Masha allaah

  • @kaysemaxamed1675
    @kaysemaxamed1675 Год назад

    Mclin whats upkii noosoo raaci kooraska aaan soo camirnee

  • @bararugsadam6055
    @bararugsadam6055 Год назад

    Thanks