NOLOSHA NAJIIB: WAA FILIM BUUQ BADDAN KA DHALIYAY SACUUDIGA, IYO KHALIIJKA | ADOONSIGA CARABTA!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 дек 2024

Комментарии •

  • @ismailmohamedadennorgumaad707
    @ismailmohamedadennorgumaad707 4 месяца назад +21

    Waa xaqiiq carabta wey adonsadaan masakiinta😢

    • @AwedJR
      @AwedJR 4 месяца назад

      Daa ha adoonsadeen pajetka, ma arag miyaa hindusku sida ay u gumaadaan, dhacaan, kufsadaana Hindida muslimiinta ah ee Hindia, ma arag miya Hindusku sida ay Zionist Israel taageeran

  • @abdulahimohamed5491
    @abdulahimohamed5491 4 месяца назад +12

    Wa nolol xaqiiq ah aniga carabta 7 sano ku noLa saudi arabia, kuwiet emirate lubnan iyo qatar noloshayda waka xumada ina so xasuusto ina ku nooladay wadamadaa dunida dadkena madowga bay u necebyihin wlahi wa dad ixtiraam aqoon aad u xun hada aan ku noolahay Helsinki Finland oo inta badan xitaa dadka halkaan ay bilaa diin yihiin misna nolol nooca u dhow weliga arki maysid iyaguna inay korkaaga ku saxaroodan bay rabaan wa cajiib carabta dadka aadka u jeclaa baan ahy o dadka caaya wkula dagaalami jiry in wax laga sheego waana sababta u aaday 2001 ano wadamo badan fursado fiican io nolol ka jirto aadi lahaa asxaabtaydiina u hayaameen markaas laakin hada qofka amaana wakaa hor imaada qofka ha tago dhul carbeed

    • @AbdikaniIbrahim-b8q
      @AbdikaniIbrahim-b8q 3 месяца назад

      Waxa sheekesi waa been oocad Maa Adhikari ay kusoo kafaashteen Adhiga 7sano oobeen aashegesaa aniga 19 sano Saudia ayaa kunoonahay Halmar ma,arken nolasha adshee gesi meesh ayaakudhasha Hindiga tak kabacdi ayaad arkesaa naxriis la aanta waliga ma,araki csudyaanada aniga isxafadha nahay naxari toota مرحبا ان مابعرف اسات بنة اولد وان مايهمني بس اداكن يلتاول سح رحتفهمن😅😮

    • @امنهمحمد-ع7ر
      @امنهمحمد-ع7ر 3 месяца назад

      Wllhi waa sax❤😂😂😂

    • @abdulahimohamed5491
      @abdulahimohamed5491 3 месяца назад

      @@AbdikaniIbrahim-b8q nio wadan kaliya ina ku noladeen macqul ah dhowr wadan ba arkay xitaa qurbaha kale ba carab kula noladay aduunkana dad ka xun walaahi kuma noola mana arag umad walba wa arkaye ee dadka aan arag carabta waxa u sheeg

  • @fatimamudey1434
    @fatimamudey1434 4 месяца назад +6

    Waraa sucuudiga xaasidiin waaye lafahay ka gashay subxaanallaah

    • @AwedJR
      @AwedJR 4 месяца назад +1

      Ma hindidaa khery leh marka. Daa ha adoonsadeen pajetka, ma arag miyaa hindusku sida ay u gumaadaan, dhacaan, kufsadaana Hindida muslimiinta ah ee Hindia, ma arag miya Hindusku sida ay Zionist Israel taageeran

    • @AwedJR
      @AwedJR 4 месяца назад +1

      @MaficBaylal yaa kuyiri 90% hindida khalijka wa muslimiin, ma arag miya In dubia ay hindusku ka dhisteen "mandir" waa meel hindusku ka cibaadeystaan. Qaar muslimiin ah wey jiran lkn badana kuwa Khaliijka wa Hindus

    • @westy937
      @westy937 4 месяца назад

      ​​@@AwedJRwaxy donan haka dhistan iyga ufasxy sabbto ah hindia waa dawld awood leh oo population badan leh , cunugan qisadu ku dhacday waa muslim reer karala ah najiib . Adigu hadaad ahaan lahyd xitaa way kugu samayn laahyeen kuumana eegyaan waa muslim ama waa diin kale . Iskabadaye hinduska way ka bqan carbtu sabbtoo ah dawld baa metesha

  • @Hodanmoh15
    @Hodanmoh15 4 месяца назад +7

    Walhi waxa na waraysta hadan heellyno yaa naga waraysta wixi liibaya haan kuso arkay qof hortayd ku dhimanay carbtu waa xolo caadiya walhi 😢

  • @Nafaqo_Channel
    @Nafaqo_Channel 4 месяца назад +1

    Waa qiso xanuun badan
    NIN sacuudi ah ayaa noloshiisa gubay, sidoo kale waxaa iftiimiyay NIN kale oo sucuudi ah

  • @NAQEEYE
    @NAQEEYE 4 месяца назад +16

    Insha allaah aniguna waxaan ku ka rajo waynahay inaan maalin kasoo samayn doono rafaadka soomaalida iyo tuugada liibiya

    • @oscaryare2971
      @oscaryare2971 4 месяца назад +1

      Carabta badankooda wa xaasidiin

    • @Hodanmoh15
      @Hodanmoh15 4 месяца назад +2

      Carbtu xaasiid kaliya maha waa axmaqiin dadkena madaw waxay uu yaqnan damero ama adoon liibiya silic kasta waad arkaysaa haan kubsii ahaayn xiligan so maray kubsii moyane rafaad hanan mariin ma jiirto walhi 😢

    • @LaylaMuuse-l7m
      @LaylaMuuse-l7m 4 месяца назад +1

      @@Hodanmoh15 hadda wa alx

    • @sharmakeofficial4254
      @sharmakeofficial4254 4 месяца назад +1

      Libya bes maha. Xita yementi. Hablahens. Af duban jiray😢😢

    • @LaylaMuuse-l7m
      @LaylaMuuse-l7m 4 месяца назад

      @@sharmakeofficial4254 subxanallah abyo carabta ha caayij

  • @sharmakeofficial4254
    @sharmakeofficial4254 4 месяца назад +2

    Carab. Wa cadow. Wlhi😢😢. Filinka wa xaqiq

  • @Abdiazizupdullahi3
    @Abdiazizupdullahi3 4 месяца назад +2

    Wlahi Flim Xaqiqda Taawanaayo 💔😰

  • @QabyaaladdiidCabdixakiim17
    @QabyaaladdiidCabdixakiim17 4 месяца назад +11

    IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Zwedesh66
      @Zwedesh66 4 месяца назад

      @@QabyaaladdiidCabdixakiim17 waa kasoo karbaxay

    • @Hayaan_21
      @Hayaan_21 4 месяца назад +1

      qalad ha iii fahamin lkn value hadaad bulshada kuso biiriso uma baahanaysid inaad qof gaar ah tuugtid inshallah, kaliya ku dadaal inaad qiimo soo kordhiso dadku iyagaa kusoo raaci doona.

    • @QabyaaladdiidCabdixakiim17
      @QabyaaladdiidCabdixakiim17 4 месяца назад +2

      @@Hayaan_21 Mahadsanid Walaal Waa Tala Wanaagsan Jazaakallahu Khayr 🥰🙏

    • @Hayaan_21
      @Hayaan_21 4 месяца назад

      @@QabyaaladdiidCabdixakiim17 jazakkllah sxb anigaba muqaal sameeye ayaan ahay hadaad caawinaad ubaahantahay intaan aqaano waan kugu caawin karaa

  • @Shacni724
    @Shacni724 4 месяца назад +1

    Kan filim wuu dhaafay xaqiiq ayuu ka hadlay io sida carabta dadka u adoonsadaan 😢

  • @yaxyedaauud8198
    @yaxyedaauud8198 4 месяца назад +1

    Allow gacan cadow ha ina galinin

  • @gangpopth3951
    @gangpopth3951 4 месяца назад +2

    Yahuuda waxaa kadaran carabta

  • @LaylaMuuse-l7m
    @LaylaMuuse-l7m 4 месяца назад +1

    Walalow qeyrka bis😢😢😢so gudbi naga dhaaf waxan😢😢

    • @abdallamahamoud3590
      @abdallamahamoud3590 4 месяца назад

      @@LaylaMuuse-l7m Arinkaan waa xaqiiqooyin aduunkaan ka jirto

  • @najmahassan8107
    @najmahassan8107 4 месяца назад +3

    Carabtu waa dad aad uu xuun Somali uun baa kadaba cararta.

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 4 месяца назад +2

    CARABTA ILLA HADA WAXAY AAMINSAN YIHIIN NOLOSHA ADOONSINIMADA

  • @abdallaqaddar7255
    @abdallaqaddar7255 4 месяца назад +4

    Hadaan awoodo carabta gaar ahaan sacuudiga ...dhulka ayaan Ku dari lahay ..dhibta ay umada Ku hayaan sacuudiga

    • @sahramuuse4678
      @sahramuuse4678 4 месяца назад

      Cuqda aad musliminta uu qabto kuma roona aqiro iyo aduunba

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 4 месяца назад

      Maxaa cuqdad ah yaa ubaneyay ine adoonsadan qof muslim ah oo wadankoda uyimid ino kashaqesto kwrn wadan muslim ah hadana umada saas ugalayo mey talabo sharci kaqadan yey thy qofka dhaheso waa muslim qof saas ugalayo qof muslim ah walaahi wan ooyay qof walbo muslim ah maahin mumin ilahow naxariista hanaga qaadin waa arxan lawayaal aan ilahey aqoon naarta ilahow kuaruuri qofka saas ugalo adomahada yaa kubaneyay ina qofka muslimka adoonsato waliba disho baahi kudisho😢​@@sahramuuse4678

    • @EBYAN5
      @EBYAN5 4 месяца назад

      Run waye dadkaas waa cadow Africa iyo umadkle iyo Islaam midna uma naxariistaan gaar ahaan sucuudiga waayo waa dad barwaqaysan baahida dhibkeeda ma fahmi karayaan​@@sahramuuse4678

    • @sahramuuse4678
      @sahramuuse4678 4 месяца назад

      @@EBYAN5 dhib adan adinku isku haysa miya cid kale dusha uu saaraysa dhulkena wax ka shidal badan ma jira maxa noo diiday in aan so baxsano oo ana ahay badownimo anaga na haysata

    • @EBYAN5
      @EBYAN5 4 месяца назад

      @@sahramuuse4678 abaayo hadee arinkaas aniga iyo adiga maxaa ka badali karnaa abaayo dhulmahaysano waa nalagu dul iibsaday anakoo kunool madax rag isku sheegayo Somalia iyo umada ku noolba kor ka iibsaday

  • @Attack-g7
    @Attack-g7 4 месяца назад +1

    Wadaadada qaliijka ahi all waa cunsuri 😢

  • @abdiganimahamud4557
    @abdiganimahamud4557 4 месяца назад

    Masha Allah Waad soo ururisay

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 4 месяца назад

    Waa wax jira Dhaqan xumada Carabta wey jirtaaa

  • @axmed4362
    @axmed4362 4 месяца назад +1

    Ninka madaw ee wax badbaadiyey waa Somali sida buugga ku qoran

  • @Mohazeyn
    @Mohazeyn 4 месяца назад

    Carabta inta badan dad fiican maaha💔

  • @ugbaadtarwale6924
    @ugbaadtarwale6924 4 месяца назад +1

    Haday run sheegaya hay ad ha asaasan raadisa o mar walba garab istaagta dadka sidaan o kale saxaraha loogu adoonsanayo 😢 sucuudigana wa inay magdhow siiyaan ninkaan iyo reerkiisa raali gelina ka bixiyaan

  • @FatxiAdan-jv2uf
    @FatxiAdan-jv2uf 4 месяца назад +1

    Carabta dadka madow wexey uheestan adoomo sidaan ayey udhaqmayan hadhow marki dalkoda burburo sidaan aya loogumeysana siiriyanka dalka jooga dalkooda marku dhisna sidan wey u dhaqmayen qisoyin badan wan ku maqlay waxan dhihi jiray wan gumeysana hadey dalkena imadan hada wey inaaden caloosha ihurtay wey ismaskininaayan

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 4 месяца назад

    100 muqal ayan social media ka dawaday filimkan wana fahmi wayey shekadisa lkn markan idaacadda Buulaxuubeey media aya filimka ii kala dhigdhigtay mahadsanid dhaman team ka iyo inta ku xiran

    • @mohamedhusein5
      @mohamedhusein5 4 месяца назад +1

      English baro si aad wax badan uga faaiido social mediaha somali un wax haka sugine.

    • @yasinshuceyb397
      @yasinshuceyb397 4 месяца назад

      @@mohamedhusein5 ugu horen wad mahadsan tahay wall
      Carabi ama English Anon egin waxa an dawaday muqalo filimkan laga hadlayo somali badan ba midba si wax uga shegaya Marka kuwaa ayan dhan an u raco garan wayey HADA MA I FAHANTAY WALL

    • @yasinshuceyb397
      @yasinshuceyb397 4 месяца назад +1

      @mohamedhusein3952 Dhiri galin sax ah mahadsanid wall

  • @Xariir77
    @Xariir77 4 месяца назад +1

    Carabta barigii aan utahriibay.
    9bil Ayan jogay baadiyaha. Xitaa.... naag uu carab qabay ayaa idamacday. Tirina habeenkii xliga danbe. Caano ayaan kuu Keenaya. Diyar ahow 😢. In lay dilo ayay Rabtay
    may ban dhahy subuxii bes Ayan caano cabaa kadib waa lay so tarxilay timahana waalay GA soo xiiray. 😢 Ma ilobo filimkan run waaye.

  • @abdallaabdikariimyusuf9901
    @abdallaabdikariimyusuf9901 4 месяца назад

    Inlayn waaba dhacdo toosa oo matalaada 😢😢

  • @Ahmedkhaiyr
    @Ahmedkhaiyr 4 месяца назад

    Filmkaan Sacuudiguu aad farta ugufiiqayaa,

  • @balcadcomedianadigoonixin3244
    @balcadcomedianadigoonixin3244 4 месяца назад +2

    Wallee nolosha Filmkaan aniga ayaa soo maray waxaana weli Xusuus u heystaa Sawirradii leyga qaaday Markii leyga soo Tarxiilayay Sucuudiga.
    Muslimiin Maaha Sucuudiga Xaqiiqatan hadaan dhaho ma dimbaabin.

    • @fushkaxmahamed7315
      @fushkaxmahamed7315 4 месяца назад

      Qofkii sacudiga tahrib ku galay cadiyo u darema filimkan

  • @CimraanJano
    @CimraanJano 4 месяца назад

    😢Garac sanaa Carabtu

  • @maxamuudkhalar5056
    @maxamuudkhalar5056 4 месяца назад

    Lkn waa wax jira oo anagoo soomaaliya aan ugu horayno?sax

  • @samraidris1608
    @samraidris1608 4 месяца назад

    Filmkaaz wlh la”ooyay 😢😢ala ciqaab”badanaa

  • @Maryam-ez4sq
    @Maryam-ez4sq 4 месяца назад

    Saxa waaye a.l.x bas 😢😢

  • @mjwsjamac8618
    @mjwsjamac8618 4 месяца назад +1

    Dadka noocasa oo bil adanka sidaas ula dhaqmaya ayaa waxay sheeganayan islam

  • @rodahabane8050
    @rodahabane8050 4 месяца назад

    Walha waa xaqiiqa dhacaday carabtu waa yuxushi

  • @Murlii2007
    @Murlii2007 4 месяца назад +1

    Diinta islaamka wee baneesay adoonsiga, carabtana dhaqankooda xun iyo diintaba waa wax isla socdo.

    • @hide-eye
      @hide-eye 3 месяца назад

      Diinta ma ogola xitaa adoonka in lagu xadgudbo diintu wa diiin aad unaxariisbadan ruuxwalbana xaqiiisa ayayy ilaalisay diintana carabtu maleh waa diiinta allihi koonka abuuuray ilaahy kabqo waxas hku hadlin diiintadana baro

    • @AbdirizakAden-ge1lm
      @AbdirizakAden-ge1lm 3 месяца назад

      @@Murlii2007 diinta wax haka sheegin diintena wa naxaris

  • @Iimaan33
    @Iimaan33 4 месяца назад

    Carabta hdn usocday lkn mrkaan filmkaan aan daawadey ayaan goaankaygii kalaabtay

  • @AbdiNurabdulhi
    @AbdiNurabdulhi 4 месяца назад +1

    Wlhi been mahan 7sano ayan carabta shaqake u aha noloshas iyo mid kadaran ya kajirta

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 4 месяца назад +1

    BAL KAWARAMA ANAGA WAX AY NAGU SAMEEYEEN SACUUDIGA IYO YAMANTA ILAAA IYO HADEER DAD AYAA NOLOL IYO GEERI LAGU LA'YAHAY FILM HANOOLAGA SAMEEYO.

  • @MaankaIna
    @MaankaIna 4 месяца назад

    Sxp qisooyinkii maxaa kudhacay❤

  • @muxyadiincirshimaxamad-rg4zl
    @muxyadiincirshimaxamad-rg4zl 4 месяца назад

    Filmka oo dhamestiran

  • @muhsenali123
    @muhsenali123 4 месяца назад

    Xuf maxaa laga wadaa😂😂😂😂😂😂

  • @AbdinaasirMaxamed-mb7kt
    @AbdinaasirMaxamed-mb7kt 4 месяца назад

    Carabta...............waa wax....!?

  • @TimmiSG256
    @TimmiSG256 3 месяца назад

    😢😢😢

  • @Abdala-Ali-02
    @Abdala-Ali-02 4 месяца назад +1

    Taas been kuma sheegin hindida waayo anigaa soo arkay wlahi anigaba lacag ku leh aan mudo u sheqay nayay carab waa cadow waxayna aad u neceb yihiin somalida wlahi

  • @ifrahali7125
    @ifrahali7125 4 месяца назад

    Aduunka inta lagu noolado carab ayaa ugu xun Soomali lama gumeysan karo sida dadkaan oo dadkaan waaku dulman yihiin gumeysine wey ku jiraan xaqiiq lkn Waxaa ku nacay Markaa dagaal gashid Waxey dhahaan mawaa rabtaa sida wadan kaagi uqaribtay inaa wadan keena u qaribto wadan keena ayagaa kow ka ag waxa qaribay eeyasha

  • @امنهمحمد-ع7ر
    @امنهمحمد-ع7ر 3 месяца назад +1

    Filim kan sacuudi ku baq ley

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 4 месяца назад

    CARAB ILLAH ma noojabiyo cadaaab waaaye

  • @maxamedcali9886
    @maxamedcali9886 4 месяца назад

    hidida wa masakiin dowlada sicudiga waa xasadiin

  • @jamalcade2418
    @jamalcade2418 4 месяца назад +1

    Wlhi filimkaan aniga ayaa dawadey film wuu dhaafey wlhi

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda 4 месяца назад

    Ogow adunkan hada dulmiso qof ina malin uun kashaleyn doonto hauwalwalin qofka kadulmiyay waayo asa kadhib badan oo adunkana balaayo kuhabsaneso aaqirana ilahey hortiisa laga xisaabin dhibko kugestay dulmiga biniadamka haleska ilaaliyo adunka inta saran thy arke hubal qofka ushaqesay oon wax mushara kusiinina aaqiro inta lagarin adunka lagu ciqaaba iska dhaaf carabte somalida qaar dulmiyo dadka ushaqeyo lkn somali wey kuyar thy lkn carab inyar mooye intoda badan waa xaasid aan naxariis laheyn wana cunsuri waxeyba moodan ine qalqiga ilahey abuuray ayaga ugu sharaf badan yihiin inta kalehna liitan yaab maahino midaas

  • @cicfantastic6699
    @cicfantastic6699 4 месяца назад

    waxaa jiro qoraal aan ka qoray carbta oo dhahaayo soomada qaaekeed baa ku faanto asalkeena wuxuu galaa carab lkn cadow tinimadooda haday arki lahaayeen hal hal habiin siima jeclaadeen.

  • @ubaxmacoow
    @ubaxmacoow 4 месяца назад

    ❤❤❤😊😊😊

  • @ugbaadtarwale6924
    @ugbaadtarwale6924 4 месяца назад

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @mustafNune
    @mustafNune 4 месяца назад +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MunaAhmed-h2p
    @MunaAhmed-h2p 4 месяца назад

    Carabtu Waba cadow

  • @ahmedabdulahi-n7p
    @ahmedabdulahi-n7p 4 месяца назад

    filimkan 5 ka hor ayuu ahay hada mey sacuudi arkeen hhh

  • @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
    @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah 4 месяца назад +3

    Carabta wali way adoonsadaan dadka

  • @Ina-moh
    @Ina-moh 4 месяца назад

    Waa filim macnayal badan lagalbixikero

  • @kibbaar2590
    @kibbaar2590 4 месяца назад

    Aduunka xikmadii way ka dhamaatay

  • @NuurYamani22
    @NuurYamani22 4 месяца назад

    يامسكين😭

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 4 месяца назад

    Ogaansho ayaa kaaga horeeyay

  • @AlixusseinMohammedAliNurey
    @AlixusseinMohammedAliNurey 4 месяца назад

    Carab iyo cadab manaxan

  • @NadiraMohamed-vt6us
    @NadiraMohamed-vt6us 4 месяца назад +1

    Carabta qaar waa dad xun

    • @AwedJR
      @AwedJR 4 месяца назад

      Hindusku ba ma ahan dad fiican, kuligood waa xagjiriin neceb muslimiinta

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 4 месяца назад +1

      ​@@AwedJRhadena eheyn muslim walaga suga lkn qof muslim ah kwrn oo dhibayo walalkis muslim ah 😢😢umadihi horeba wala dhibi jiray dadka aan muslimka eheyn ayaa dhibi jiray lkn ado ilahey caabudayo kwrn qof biniadam ah dhibatey

    • @AwedJR
      @AwedJR 4 месяца назад

      @@Hidanhuda bini aadam in la dulmiyo wax fiican mhn islam ahan xitaa, lkn waa ladhihi karaa Hinduska khaliij ka ku nool in la adon sado wey istahilaan marki loo fiiriyo sida ay U neceb yihiin o u takoran hindida musliminta ah ee ku nool Hindia

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 4 месяца назад

      @@AwedJR kala saar kuwa dhibo muslimka waa dad ayaga kadhashay oo ah hindi ah dhibadate kuhayan ilahey kala xisaabtami doono lkn kwrn kuwa dhibayo qof muslim ah ninkan filimkan jilay waliba qisadan kudhacday waa muslim maogthy yaa marka kubaneyay ina dhibto carabna muslim ladhibayo uma naxan hade unaxayan mey unaxan kuwa walalahod ah ee rer Gasa hade run sheegayan waxaas shaqadoda maahin mana naxan carab

  • @maxamudaxmed4676
    @maxamudaxmed4676 4 месяца назад

    Filim kaan waaba la,ahy anigu

  • @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
    @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah 4 месяца назад

    😢😢😢😢

  • @Garaad216
    @Garaad216 4 месяца назад

    Sacuudi dawladniyo shacabba waa dad xun oo akhlaaq daran

  • @HiwaaqmohamadNuuh
    @HiwaaqmohamadNuuh 4 месяца назад

    Carab waa cadaab😢

  • @somalia5019
    @somalia5019 4 месяца назад

    Wax baaka jira qisadaan

  • @Rays_Dualeh
    @Rays_Dualeh 4 месяца назад

    Waxaa la yaaba saudi o ah meel muslimintu ku amaanto diin in sidaa ay baniadmaka ula dhaqmaan sida xayawaanka

  • @UpthiriZaCk_Elkacase
    @UpthiriZaCk_Elkacase 4 месяца назад

    Wuxu ka shekaynaya nolosha xun ee khalija

  • @wllnaasir8144
    @wllnaasir8144 4 месяца назад

    Wahabiyada xita sas bey u adonsadan qarxiya wadankina o takfiriya carabtu mahan sida lo maleeyo waa dad aad u xun i bila dhaqan ah xaraanta xarantu dhashey😢 huudhey io timir bey somalia ku qarxinayeen 15 sani😢

  • @Cadalad12
    @Cadalad12 4 месяца назад +1

    run in ey tahay side lugu ogaday hindi marka horba Muslim ma jeclenin shekadan wexey ka helen fursad ey Muslim ku caayso

    • @zafaamohamed7483
      @zafaamohamed7483 4 месяца назад +1

      Muslim lama caayaye diinta iyo dadka kala garo tankle carabta iney xaasidiin yihiin waa la wada ogyahay

    • @Cadalad12
      @Cadalad12 4 месяца назад

      @zafaamohamed7483 ha isku dayin inad difacdo hindi o lehenin diin ma fahmi kartit ola jeedka ufirso inta badan filamada waxey ka canbarreyan muslaminta waxey ka dhadhicanayan in muslaminta ey xunyahin marka adiga is qawo isku daay in ad dhanka fiican wax ka firiso maxa yelay hindi badan aya ku nool Saudi 🇸🇦 wey ka shaqestan wax dhiib ma qawan Saudi wa daal ☪️ 🕋 🕌 ☪️ islam dadka ku nool wA dad naxsi badan o iman leh haku xad gudbin waxa ka dhashatay rasulkena naxris iyo nabadgayo korkisa Allah hayele waa meel tariq u ah islam quf an lehenin diin aya filim ku sameyi wa amintay waxow filmka ku jilayi maxa ku diday in ad aminto dadk Saudi 🇸🇦 udhashtay Saudi yanka dhaladka ah quf ma dumiyo wiliga dadka islamka tageer

  • @Nadiya-v-p2d
    @Nadiya-v-p2d 4 месяца назад +2

    Muslim ka sawir xum ka bixiya hindi ga garacda ee nebiga cayana xatetsiya war dhacdo waye lagayaba rag xun sucudi ah inay jiran maha se sucudi odhan lasoco islamka yan la cambarayn wayo wadan walba dad xum aya jira adunka dhan xata somali dhexdod aya is cunsuriyeya markas igada intas

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 4 месяца назад +1

      Carabta liibiya somalida ku adoonsata oo lacagta ka qaadata taasna muslimiinta miyaa sawir xun laga bixinayaa? 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @maxamedmire1434
      @maxamedmire1434 4 месяца назад

      Najiib ninkaas muslim wayey iyo walaalkiis hinduu mahan

  • @engrcasanyo120
    @engrcasanyo120 4 месяца назад

    Ninka cawiyay ee afrikanka oo qoraagu sheegay waa somali cawiyay

  • @hibougas
    @hibougas 4 месяца назад

    Wana firasadaya calola xumo waye

  • @Abdi-q3d
    @Abdi-q3d 4 месяца назад

    ASC

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 4 месяца назад +1

    Dadkan sucuudiyaankii miyaanay islaam saxa ahayn maxay umada u dulmayaaan waa wax lalayaabo ah dhaqankaa xun inbadan ayaan ka maqlay Sucuudiga subxaan wlhi aniga oo mahad ah oo hargaysa jooga sucuudigaa islaamkaa waxaan kaga kalsoonay Maraykanka iyo umadaha kale

  • @sahramuuse4678
    @sahramuuse4678 4 месяца назад +2

    Si kasto ahataba anagu raali kama nahin in sacudiga la aflagadeyo hindigu may mareykanka oo sidan arkay uu gumeysta filim ka sameyan marka wadamada musliminta ku dhaganyihiin horay Bakistaan Bangaladhesh iyo wadamo badan eyey ku tilmaami jiren in aye yihin kuwa adunka ugu xun

  • @AlixusseinMohammedAliNurey
    @AlixusseinMohammedAliNurey 4 месяца назад

    Carab dadka ugu xun wa Sacudia waxey ku badbanayan kacbada moye marhore aya musibo ku dhici lahed musibo allaha ku ride iyaga

  • @Suhaipilyaaz
    @Suhaipilyaaz 4 месяца назад

    Adeer kuwani waa kufaare hala adoonsado

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 4 месяца назад

    Sucudgu way samiyan adonsiga