Wlhi isku dabecad nahay ifraaxey ani xitaa waxan jclahay inaan jikada halmar ka dhamado oo alaabta iyo nadaafada ku daro kadib hadan Mar faristo hal Mar inan kaco wayba I dhibee😂😂😂
Mnsha allah waa qurux abayo mcnto hore uso ayaan ku leyhy fan nah feraha wad nagu garacday lkn ku qaban meyno😂 Mida kle hoyo ayaa kas xun iga haya hadii somaliya laga helayo wan jeclan lahaa dawadaa gaska u Ron abayo please iso sheg ad baan muhiim ugu ahay 😢
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍
Koko sthy abayo
Scw❤️❤️❤️Scw❤️❤️❤️Scw❤️❤️❤️
صلى الله عليه وسلم
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
Masha Allah abayo very Nice video ..But walal Dont use music in ur video beter use Nasheeds
❤❤❤❤❤
marka hore waan idin salaamay adiga iyo ninkaaga waxaan idiin rajaynayaa farxad dhamaantiin ❤ forme Djibouti 🇩🇯
اللهم صلى و سلم و بارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Bilaha hore ee uurka iska ilaliya Babayga iyo batiiqa uma roona wayo waxay maroojinayaaan minka take care ifraxey
Aniba waba jecelahy roating kaga no so badi xppti❤
Mahadsanid Abaayo. Gaas xun ayaan leyahay kaniini ayaan qataa. Lkin shamaar kan ayaan fiirinaa insha Allah ❤🎉❤🎉
Abayo eat more cabbage is good for u
Mashallah tabaarakalaah allha kuxafido aduun iyo aaqiro aaqirana janadaada barwaaqadaha kuirzaaaq ❤❤❤
Asc abaayo geedka aad gaaska u isticmaalaysid noosoo gali sawirkiisa ama magaciisa
Asc kedkan gaaska uroon magaciisa oo saxan iyo masawirkiisa ayaan ubaahnaan lahaa
wll shamaar miyaa dhahday sawirkiisa iisoo daar wall
Abayo caruur AllahA ku siiyo
Baastada markaa karineyso biyaha waxa ku dartaa saliid bastada iskuma dhag dhageyso fur fur wey noqoneysaa abaayo ❤❤
apayo saliida malaayga haku shubin siinka alaabta lgu dhaqo
msha allah qatr wye abyo hda
Shamaar maxaad kawadaa wll
WELCOME BACK
IFRAAX KHALIIF
IYO
MAALIN LAGEEDA❤❤
Masha allah walhi rotinkaa adiga cudkaga wuu ku soo baxayaa ✨️🥰
Fariidi oo qof ❤ ifrah qurux badan King going sister ❤
Shamarka ama fenel siidka aaadbuu u fcnhy wana lagu caatoobaa ❤
Ifraxey saad arooska uguqpurxonaty wainan gursadaa m.a🎉❤
Shaah sokor yar labo qaado kudar cabitaanka sokor haku dirin
Most our people are Diabetic or borderline 😢😢😢 because of sugar addiction. 😢😮
Shamaarka sawir kisa wll gaasba ikadede plz
Mash Allah gaari dumar
Nso gudbi mcny wnba u xisne routine kgi Hbn io mlinba nala wadaag qlbiyey ❤
Bl inder shamaarka aad sheegyso soo sawir bal ???
Dhiira galisadeyda woooow ano adi ku firsanbo hool ma qabto
Abayo ifrah shamarka magac kle malahan miya wan raba wax calosha socod siye mideda kle wan ku jeclnhay inan ku dawano cafida laah sister 💝
Xafidalaah
English fennel seed wye
Flex seed mahan. شمار ama khamuuni waye google wa xawaji dhuub dhuubka oo kle
Geed ka shamarka sawirkisa natus wll
fariid mcha allh ❤
Waa qurux routine kaaga m.a saas kuwad apaayo cafimad iyo bashbashna kunolow 300k i.a coming soon❤❤❤❤❤❤
Abyo hooyo aya gaas tacban igala ah shamar inte ka iibsaty online ka maka dalbaten mise dukamanka lagu ibiya video noguso fahfahi thanks🙏
Mnsha allh ifarah qurrxeey alle haku barakeeyo baayo
Masha allh
Masha alaaah ifrax gari
Abayo sawirkisa nososaar vidiyoga xiga blz abayo
Shamaar ama hadaa yurub jookta waxaa la dhahaa fennel seeds
Wlhi isku dabecad nahay ifraaxey ani xitaa waxan jclahay inaan jikada halmar ka dhamado oo alaabta iyo nadaafada ku daro kadib hadan Mar faristo hal Mar inan kaco wayba I dhibee😂😂😂
Gurigaan kii Hore ka qurxonaa
Abyo team 27 kama soo muuqatid miyaaa
Scw Ifraaxeey illahay hadin barakeyo guriga cusub awlad khayir qabatana hadin siyo waxn ku shegaya welka markad xalayiso sabuunta weelku uma ficna faraha anigu waxn kugula talinaya inad soo ibsato hanisgarka lasiga ah kolay waxd ka helayisa dukamada waweyin sida ikeye oo kale
Apaayo pahalka gaaska u cabtay magacii wadankeena ma laga helaa
Mnsha allah waa qurux abayo mcnto hore uso ayaan ku leyhy fan nah feraha wad nagu garacday lkn ku qaban meyno😂
Mida kle hoyo ayaa kas xun iga haya hadii somaliya laga helayo wan jeclan lahaa dawadaa gaska u Ron abayo please iso sheg ad baan muhiim ugu ahay 😢
Ifrxey shumarka gazku uficnyhy aniba wa maqle hdna mizanku dhimaa ma runaa hyoyinka nujinyo xita wu uficnyhy ani xita wso gte gurigu iylaa lkn urkaa ku ncy so lpasho wcan😊❤
Abayo macanto shumarka maaqano maifahinkartaa plz gas idabayee
@@KowsarAbdulwahab intee jogtaaa
Wow manshallh wlhi routine kagaa inbadn sugaye quruxey
Mashallah boqrada hablha
Mcha allah hppti sidanaa qurxan
Guri oo cidhiidhi ah waa laga ducaystaaba
M.a qurux alle haku barakeyo nolashada
Machallah
😂 gaari
Mash allah abyo ifraax khaliif ❤
Abyo Ana gas la dhiban cuntada ka hor mala çaba abayo 3 waqtibo isheg plz waku brya hee
Haa cuntada kahor cab malinti labo jeer cab
Juice magacisa nosheg
Pasto la dhaqayo dadka yey kula yabin quruxey 😍
O marka dabka laga dejiyo man biyo lagu qabojin mise adie dheriga hore uga shubtaa😂
Mxa lgla ybi dadna wey dhqan ddna ma dhqane
Ifraax rer maleesiya adiga bis walaahi aankaadaawadaa sister ❤️
Same baa nehèe😂
Mshlh hore usoco xbti
Maasha allaah tabarakallaah 😘
Masha Allah ❤❤
Mashlh abyo❤
Gabar aan ku daydo tahay abyo noosobadi
Mash alha ❤❤❤❤
Abayo ma uur ledahywad isbadashe
Allah gabadhan sa.ujclahay lay
Guulayso abayo gabara kudaydo
Maasha allah
ifrax abayo shamarka wa maxay English igo sheke reer jabuuti ayan ahay man fahmen
English fennel seed wye
Jikada shidana sameysaty sister mashalh camira kor le iska qabo
Aamiin
Ifraxeeey mxd sidaa nogu gassy wandaalay sidan kusugaayay quruxeey
Manshaallah ❤❤
Ilove you 💓 ifrax❤❤
Mashallah xabiibtii 🥰
❤❤❤❤❤
Mash allah Hore usoco abayo ❤❤❤❤
MAashaiiah
Naag nool iga dheh❤
Abaayo kula mid baan ahey carabka waa ruugaa 😂waa igu baxdaa
San baaa aad uqurux badan❤
Mashallah abayo ❤❤
Khudarta sharab makadhigatid waxan intad qasanayso hadana sonkor kabuxisay
Abayo shamarka oo gaska aducabeyso english mahalagudahaaa
Fennel
Shamaarka noso sawir hee maba aragnee
Masha Allah waaye
M.a abaayo 🎉❤
Thanks you so much abayo ❤😅
Masha Allaha
Asc Abayo walukuwaye macato mashallah❤❤❤❤❤❤
Abayo Kenya maka heli. Kara gas idibayee
Ifrahey walal shamarka magac kale nala wadaag
English fennel seed wye
@@ladiifoahmed5612 abaayo muqdisho Malaga hela Wan raba hee
ifaraha waxaad soo ibsata weelka caag aad saarsarato
Aalin ❌
Oolin ✅
Mnshllh gurigana quruxbdn
Inad cunug kadali wa marku cunugada oyo Adabo jikada ka ordi
M.a❤❤❤❤❤❤
Faanbadanaaaa😂😂😂😂😂
Baasto saliid cadey korka looga daro 😂 naa suugada hor mari oo saliida suugada isticmal 😂
👍👍👍
Ma kuusoodhiiba abyo xamara ayuu buuxayee
So
Marka
M.a❤❤❤❤❤❤❤❤
Anaa uhoreyay ❤😊