ALABTI IIGU HOREYSAY EN SHINE KA DALBO QIMEHEDUNA AHA $375 SIDAN FILAYE MAY KUSO BAXDAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 117

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 7 месяцев назад +53

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍❤

  • @nasteexoahmedmahamed5803
    @nasteexoahmedmahamed5803 7 месяцев назад +14

    Night routine nosoo duub sister please ❤

  • @nasrocabdulah3348
    @nasrocabdulah3348 7 месяцев назад +9

    Abaayo kobahaas takada dheer leh galada qadato iska daay allah dartiis nabiga scw waa noga digey aada ayaad u wanagsantahay abaayo allah ku barakeeyo lkn kobahaas galada qadato galadana laguma daysado

  • @Liban_leo27
    @Liban_leo27 7 месяцев назад +7

    Qofka labad commenting from jj🙌👍

  • @yusramaxamed-rg9bh
    @yusramaxamed-rg9bh 7 месяцев назад +20

    Asc abaayo ugu horeen waku salamy illhy reerkada haku barakeyo waxaan rabaa inaa halmid ku sheega waxa la dhahy guriga hduu ku yalo boonbale gurigag malaa'ikata alle maso galeeso marka ina aragtid rjena i. a😢

  • @QueenofArab
    @QueenofArab 7 месяцев назад +2

    M.a allah kuziyadiyo anigna all nasiyo ❤ abyo Nairobi malaga dalbankara raqis miyaa ne mesha ❤❤❤

  • @HamdaHalimo
    @HamdaHalimo 7 месяцев назад +7

    M.a riyaqey nolasha ku kuftay allaha ku siyadiyo angana hana siiyo❤

    • @BalqiisaCabdala
      @BalqiisaCabdala 7 месяцев назад +1

      Aduun yo umeey kufin Ee ilahey ayaa u qadaray hdlkaga wanaji wll waxwalba waa qadar 😊

  • @FatumoMohamed-vc5te
    @FatumoMohamed-vc5te 7 месяцев назад +8

    Mashallah ❤❤

  • @deeqobln6683
    @deeqobln6683 7 месяцев назад +3

    Quruxbadan nolosha alaha kubarakeeyo

  • @user-uu5un8sg2c99
    @user-uu5un8sg2c99 7 месяцев назад +7

    Apaa riyaaq quruxay dharkii sanad guuradii arooskaa xiraney sey isoo dhiib nh mcney waan ku baryaa wllhi waan ubahanhy qalbiyey😫🙏

  • @sahroali1152
    @sahroali1152 7 месяцев назад +4

    Allaha kuu barakeyo habo mcn

  • @khadiijayuusuf6311
    @khadiijayuusuf6311 7 месяцев назад +8

    Riyaqey abayo iso dhiib wan wada jecladee alabtan😅😅😅😅

  • @ramlacabdiraxmanmaxamud6519
    @ramlacabdiraxmanmaxamud6519 7 месяцев назад +8

    Riyaaqey vlogyadad wan ku haystaho ❤😊

  • @DeeqaMaxamuud-m3r
    @DeeqaMaxamuud-m3r 6 месяцев назад

    Ala fanandaha wa jclhy zaid

  • @maryammohamed7790
    @maryammohamed7790 7 месяцев назад +8

    Wax kasta ma qurxoonyihiin alla riyaaqa😂😂😂alaabti caruurta lagu ciyaarsiin jiraa soo aruurisay😂

    • @Abokaramin
      @Abokaramin 7 месяцев назад

      Dooq digaag kkk saufahtay

  • @AsmaMayow
    @AsmaMayow 6 месяцев назад

    Mashalah abyo side looga dalbada

  • @Xaki280
    @Xaki280 7 месяцев назад

    Masha Allah abayo thanks wiil bombolo ma nokeentay kkkk Alle wiilal badan oaariya iyo gbdho haku siiyo qlii❤

  • @hayaat2209
    @hayaat2209 7 месяцев назад +1

    Msha alllah😢❤
    Abayo riyaaaq ilahay dartiiis icaaawi😢

  • @TanuushAlpi
    @TanuushAlpi 7 месяцев назад +2

    Amirda hawenka ❤

  • @Ruweida-b1k
    @Ruweida-b1k 7 месяцев назад +10

    Illahayow tajir naga dhig 😂❤

  • @ummumn8799
    @ummumn8799 6 месяцев назад

    Riyaaq waan ku taageera qaali, lkn kalarada dagan baa la isticmaalaa Wadamadan waa maxay orange ga iyo bleu ga

  • @Nawaad
    @Nawaad 7 месяцев назад +7

    Naa riyaaq labiska wa lakala yara duwaa imika orange ilaa kabo ma hal mar ayd isla xidhan kabo madow u xidho haatan bal boorsada xata ta madow u qaado
    Mida kale toobabka hal desing ayd ka dhigatay
    Faduulsaniya

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671
    @intisaarmohamedcabdiintiza1671 7 месяцев назад +1

    Riyaaqey abyo mcn i love you wllhi waa ku jacelshay abyo farxad iku nolol abyo mcn ❤❤❤❤video soo badi ❤❤❤

  • @user-wo8cu8xw8v
    @user-wo8cu8xw8v 7 месяцев назад +2

    MashaAllah ❤❤

  • @FartunHassen
    @FartunHassen 7 месяцев назад +1

    Masha Allah ❤

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 7 месяцев назад +1

    Si fudud ku socod bar ubadkaga adoon wax gaari isticmaalin 🎉kasoo daawo chnnlka queen fardowza official 🎉🎉

  • @saamiyacabdiraxmaan7007
    @saamiyacabdiraxmaan7007 7 месяцев назад +1

    Riyaaq huuno hargeisa ayaan jooga huuno shein sidee looga dalbadaa huuno❤

  • @Khadiijoabdiosman
    @Khadiijoabdiosman 7 месяцев назад +1

    Riyaaq wllo wlhi shaine iska ilaali dharkeda agabyadeeda inta badan kiimiko dadka cansarka kurido laga heley wllo ismadhaq sidoda haku gashan iskanajooji please wllo

  • @raaxoruuxi3296
    @raaxoruuxi3296 7 месяцев назад

    Waaa been lgama qaado waxaas gaaladaa keentay sbbtana waa Falastiin ee taageereen dhar caruur eee siiyeen❤

  • @ayaanhusein
    @ayaanhusein 7 месяцев назад +1

    Riyaaqey dhagaha calamad kiristan aya ku talo iska dhoowr wll

  • @FartuunIsmaacil-d7i
    @FartuunIsmaacil-d7i 7 месяцев назад

    lacagta haday ka badato wa sano kale abayo hadhow qashinkoda mela dhigto mahelaysid

  • @roodoruun1398
    @roodoruun1398 7 месяцев назад +1

    Canbuurada iyo funaanadaha ayaan aad uga helay

  • @Udugsan
    @Udugsan 4 месяца назад

    Plz link ga ii share garee

  • @Fahmayyy
    @Fahmayyy 7 месяцев назад +1

    Abyo ano Nairobi jogo maly KENI Kara plz iso japap😢❤

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 7 месяцев назад

    Alaabta waa Asal ama Amazing wlhi 😊😊😊waa ka helay

  • @umuahmed4253
    @umuahmed4253 7 месяцев назад

    Furfurkoodii baa ku daashaye yaa kula aruurinaya😂 ani maku caawiya 😅

  • @hodanahmed5028
    @hodanahmed5028 6 месяцев назад

    Hablo hadad rabtan ina alaab ka dalabtadan app ka SHEIN wan idin dalbaya cidii Somalia jogta ama Somaliland

  • @QadroTawane
    @QadroTawane 7 месяцев назад

    M' allh abyo dar ilaah ku jclhy yutubka adiga lee si musasl cml ku dabta lkn 😂in adeer dalkiina hooya i ncsooyese bas wan so tahriib bufisaa igale wllhi😢😢😢

  • @CiashaMaxamed
    @CiashaMaxamed 7 месяцев назад

    Surwelka mxad ku fleysa mrka ma ku soo labisan rabta tolow. riyaaqey 😅

  • @IskuFilansidahoyaded
    @IskuFilansidahoyaded 7 месяцев назад

    Ilhey noloshaas wa na geli karyaa 😊

  • @nimcoxussen6170
    @nimcoxussen6170 6 месяцев назад

    Canburada clour sawirka ma ahan

  • @RamlaOsman-pe2ho
    @RamlaOsman-pe2ho 7 месяцев назад

    Wa ku jeclhy riyaq xbti ❤❤❤

  • @nimcomaxamad3814
    @nimcomaxamad3814 7 месяцев назад +1

    Mnshallah

  • @Bariyey-p6e
    @Bariyey-p6e 7 месяцев назад

    Ilahow amuuraha isahal ❤❤

  • @nasteexomaxamadxade-qr5qd
    @nasteexomaxamadxade-qr5qd 7 месяцев назад

    Mesha aad kadalabryy hoos ino sodhig abayo

  • @zamzamahmed9889
    @zamzamahmed9889 7 месяцев назад

    Riyaaq qlbi Safi ❤❤

  • @HamdimohamedAllale-nv7we
    @HamdimohamedAllale-nv7we 7 месяцев назад +1

    Wuxu fanaanadna ma ahee naga Qari😁
    Keep going xbbti❤

  • @hodansomaliahmed8661
    @hodansomaliahmed8661 6 месяцев назад

    Kasoosheekee see udalbadaty nayaa

  • @Munocalihassan-8061
    @Munocalihassan-8061 7 месяцев назад

    Riyaan iyo Ayaan dhalay waaba iska jclhy been ma yaqanan lkn xoga faan o shidan bey yaqanan😂❤

  • @munoqurux
    @munoqurux 7 месяцев назад +1

    Riyaaq abyo plz finana dahan u bahanhy😢

  • @ikranhassan2348
    @ikranhassan2348 6 месяцев назад

    Maxa waxan kulaha sarwlkaa iyo shatiga wan ku wataa ani camal thy markan dhoho waxban soibsana wan kudhax washa meshaa 😂😂😂

  • @UmusabiriinaUmusabiriina-iv5ph
    @UmusabiriinaUmusabiriina-iv5ph 7 месяцев назад

    Masha allah ❤❤❤❤

  • @niciimaxaaji2343
    @niciimaxaaji2343 7 месяцев назад

    Gabadhan wa gabadh qalbi fican❤

  • @Mushtaaq-p4u
    @Mushtaaq-p4u 6 месяцев назад

    Abaayo Soomaaliya jooga side Shiinaha alaab looga dalbadaa😊

  • @nasramohamed1731
    @nasramohamed1731 7 месяцев назад

    Mashallah

  • @laylaluul3397
    @laylaluul3397 7 месяцев назад +2

    Qaabke udalbatay abaayo noso sharax hadey macaqul tahay

  • @amiirahussein6125
    @amiirahussein6125 7 месяцев назад +1

    Dresska orginga ah kabo cad iyo bors cad u xiro abyo

  • @iqraabdullahi2900
    @iqraabdullahi2900 7 месяцев назад

    Abyo wllhi waan iska kaa jecelaahy gabdheyda kugu samistay Riyaaq❤

  • @HamdiFarah-cv7qg
    @HamdiFarah-cv7qg 7 месяцев назад +2

    Shopinka wuu badan yahy masha allah lcgtana waa macqul qali said ma ahan

  • @xawaluul2451
    @xawaluul2451 7 месяцев назад

    Mansha allah❤

  • @ShukriAbdi-kl1wy
    @ShukriAbdi-kl1wy 7 месяцев назад

    Masha allh ❤❤

  • @aishoabdullahiaden274
    @aishoabdullahiaden274 7 месяцев назад +3

    Alla Ani somalia jogaa appkan waa jeclhy wlhi zi loo dalpadana ma aqaan 😢😢😢😢

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 7 месяцев назад

    WAA KUSALAAMEY
    KUDHAWOOW AMERIKA. BAAYO❤❤

  • @ShaymaBintuismahaan
    @ShaymaBintuismahaan 7 месяцев назад

    Ya ruxi RiyaQinaa kam CajiSo muQalad wlhi❤

  • @Thaabit.10
    @Thaabit.10 7 месяцев назад

    Walaley ani maa lacagta iidhiibatid waaxay lacagta ku cayareysid😂😂

  • @Quruxdumar123hjkdj
    @Quruxdumar123hjkdj 7 месяцев назад

    Borsada io kabaha bada Miami la aad riyaaqey

  • @RuweydaNuurabuukar
    @RuweydaNuurabuukar 7 месяцев назад

    Riyaqee Abayoyy make up full maa ii soo dhiibtit😭

  • @SuhaylaMaxamuud
    @SuhaylaMaxamuud 7 месяцев назад

    Alabtu sey u batantahy iyo lacgta sey u yartahy ismalaha wa riqis wlhy

  • @muslimamahammmed57
    @muslimamahammmed57 7 месяцев назад

    Abayo shein xarunto intewaye

  • @Sumayo282
    @Sumayo282 7 месяцев назад

    Riyaaqeyy kabahan wada dhaadher ma inad ku jabtid rabta please iska celi ama ani isoo dhiib 😂

  • @ilhanibraahim1
    @ilhanibraahim1 7 месяцев назад

    Shine alaantooda cudurka kansar laga qaada😮😮😮

  • @nasteexinapea814
    @nasteexinapea814 7 месяцев назад

    Mash allh

  • @xamdaali6078
    @xamdaali6078 7 месяцев назад

    Abaaya shien sidee wax oga dalban karaa marka Nairobi joogo

  • @NasrisheeqMaxamuud
    @NasrisheeqMaxamuud 7 месяцев назад +2

    Waxaan oo lacag ah hadad sadaqeysan leheed aaqaro wax bey kuu qabad lahayeen

  • @Fatuush-vv7pt
    @Fatuush-vv7pt 7 месяцев назад

    Mashalh guuleso❤

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 7 месяцев назад

    Marshall allh 😂❤❤❤

  • @qadijaquruxsan
    @qadijaquruxsan 7 месяцев назад

    M.a❤

  • @quenmaido2022
    @quenmaido2022 7 месяцев назад

    riyaaqey examka dowlada sabtida ii bilaabanoyo adaana ku fiirsanoya jaceylka ku qabo dartiis😅

  • @SafiyoCabdi-nv3zq
    @SafiyoCabdi-nv3zq 7 месяцев назад

    Alaabti riyada❤

  • @dhagoweyne
    @dhagoweyne 7 месяцев назад

    Manshalh

  • @duqeeydhiif1856
    @duqeeydhiif1856 7 месяцев назад

    Wlhi waxaas dhan hadaa 375dollar kaheshay waa u qabtaa waaya adeegya dhamaystran ayaa iibsadey Kenya 🇰🇪 wax kama soo gadan miyaaa iska socodey kkk

  • @qanciyeboi
    @qanciyeboi 7 месяцев назад

    M.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abokaramin
    @Abokaramin 7 месяцев назад +1

    Fananada 🩱🤞👌👅🫢😅

  • @Memoo-farah
    @Memoo-farah 7 месяцев назад +2

    Riyaq Xppti frxd igugu nolow qlbiyey❤wan ku jeclhy

  • @FardowsMohamud
    @FardowsMohamud 7 месяцев назад +1

    Inder riyaq cbdi wn ku slmy❤

  • @LakiDheeman-o1b
    @LakiDheeman-o1b 6 месяцев назад

    Abayo noo soo gali sida loo dalbado

  • @CabdulaahiCabduqaadir-o1t
    @CabdulaahiCabduqaadir-o1t 7 месяцев назад

    Scw scw scw

  • @11naa44
    @11naa44 7 месяцев назад

    Shein alaabtoda qashin wye

  • @safasahal9708
    @safasahal9708 7 месяцев назад

    Riyaaqey lacag dhamees adi😂

  • @idilMohamuud
    @idilMohamuud 7 месяцев назад

    Sidee loo dalbadaa sii soo sheeg

  • @wardaladan425
    @wardaladan425 7 месяцев назад

    Riyaaq iyo dhireees maxa kala haysta native american camal kkkkk maxa ku dhibay baayo dress simple

  • @abdulahi1483
    @abdulahi1483 7 месяцев назад

    Shein soo tii layiri cudur baa laga qaadaa😮

  • @Aima_creater
    @Aima_creater 7 месяцев назад

    YSL heels 👠 dalbo😍💕🤌🏿

  • @shaamabdullaahi6492
    @shaamabdullaahi6492 7 месяцев назад

    😂

  • @asmamahamed6260
    @asmamahamed6260 7 месяцев назад

    ❤❤

  • @Mayar239
    @Mayar239 6 месяцев назад

    Full neck😂

  • @MunaMahamud-de5uy
    @MunaMahamud-de5uy 7 месяцев назад

    Mashallah ❤❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 7 месяцев назад

    Masha allaa❤❤❤

  • @umayma-l4l
    @umayma-l4l 7 месяцев назад

    M.a❤

  • @RahmaMohamed-d8e
    @RahmaMohamed-d8e 7 месяцев назад

    ❤❤❤❤