MAMA HODAN HA DHINTO HADA ODAYGA WAN KA ARSANAYAY WADANKI AYU IGU GARACI JIRAY 🤭

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025

Комментарии • 167

  • @dagandumar829
    @dagandumar829 7 дней назад +1

    Wiilka mohamed ugu qoran tahay ee mareexaamkaa waad mahadsan tahay sida fiican ee aad u hadashay
    Qalad kasta oo uu ka galay
    Sida ay u hadlayso wax fiican ma ahan garna kuma helayso
    Caruurteediina inkaar ugama baqin
    Walaasheen allaha soo hadeeyo haday xanuunsan tahayna allaha caafiyo

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 7 дней назад +8

    Naagtaan ilaahaybaa laxisaabtamaayee adinku caawiya Aabahan

    • @ifka2877
      @ifka2877 5 дней назад

      Intaa kaliya in la fahmo waaye naagtaan maxeey ka rabaan waxii tahay ayada ayeey dhibeeysaa

  • @JawaherMohamed-l7k
    @JawaherMohamed-l7k 7 дней назад +12

    Iyada weyislficntahay Lakin ilmahas ma calfaneyso wayo waxey Uturayan sidey uturtay abhod😢

  • @maandeeqessa1012
    @maandeeqessa1012 7 дней назад +10

    Waa reerkii caanka ahaa reer Baar Cagaweynee waa nin ay bahdishay

    • @faysal9536
      @faysal9536 7 дней назад +3

      Odaygii cumarwacays miyaa

    • @faysal9536
      @faysal9536 6 дней назад

      @@maandeeqessa1012 Allah yarxamu reer baydhabood buu ahaa baan filayaa

  • @ummushukri6359
    @ummushukri6359 6 дней назад

    Walaal hodon gabdhaa biila minyara si uusan aabaha uga habaarin ilmaheeda .caasi aduun iyo aaqiro maliibaano . Odagaa waa ilmahaaga aabahood meeshaad dhigtaan ayaa leeydin dhigi .wuxuu geeystay Allah baa xisaabin.

  • @fadumokalif462
    @fadumokalif462 7 дней назад +17

    Soomaalida OTAWA CANADA somalida dagan please odaygan qabta hal qol u kireeya raashinkiisa dhaqtarkiisa xanaanadiisa la wareega ajar ayaad ka heleysaan

  • @hindamuhumed9014
    @hindamuhumed9014 7 дней назад +10

    Habar waalin naaancaruurta nabsi ha ugurin

  • @Daljirka-Dahsoon
    @Daljirka-Dahsoon 7 дней назад +3

    Soomaali wixii la rabo ha laga sheego laakiin naxariis, isu gargaar iyo garasho Alle SW waa siiyey AlxamduLilah.

  • @Seytun3482
    @Seytun3482 7 дней назад +4

    15 carur ba ku cafin laha 😢

  • @NeimaMahamad
    @NeimaMahamad 7 дней назад +6

    Waxa fican habo hodan inayii ilahayi ka cabasota War Somaliyeyiii ilahayi ka cabasodaa

  • @kaphizoothmani1117
    @kaphizoothmani1117 7 дней назад +4

    Hada wuuba maray cinqaabtiii ee iska dhaaf ilaahey aa kaga aaray hadii uu qalad kaagalay lkn mid ogow habo caruurtada unax

  • @fariidoxaaji8738
    @fariidoxaaji8738 7 дней назад +1

    Maasha Allaah wiilkaas mareexaan siduu u hadley waa gobgob dhashey

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 7 дней назад +7

    Weey indha adagtahay😢😢😢

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 7 дней назад +3

    Kow di ugu horaysay dulmi bay ka gashay xata hadayna rabin inay nolosha karido waa khalad teeda kale abaahan uqubada ka socota ilmaha ayay uguraysa lkn ma fahan sana subxanah😢😢

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 7 дней назад +2

    ISAGA WAXA DHICI KARTA IN U DAACAD U GUURSADAY, LAKIIN MAXLALKA WAX AYADA U QARSOON OO XARAN AH, AYEY AHEYD.

  • @sowhat7997
    @sowhat7997 7 дней назад +2

    ❤❤❤❤❤ daahir dadka mesha ku jir wanasalamay🎉🎉🎉❤

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 7 дней назад +8

    Waa habar doqon ah naa gabdhaha yar yar hawaalin

  • @Umumohamed.mumtaz855
    @Umumohamed.mumtaz855 7 дней назад +3

    Ayadaba maskixiyan u xanunsan qoftan macsi illahayna wy ku jirta💯💯subxanallh

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 7 дней назад +3

    Waa dhibaato ilaahay ha caafiyo

  • @CabdiyaShire-ky7md
    @CabdiyaShire-ky7md 7 дней назад +2

    Asc maxad.ka rabtaan.ninka.cawiya.blis.isaga caawiya.oo dar alla ucaswaiya

  • @Daljirka-Dahsoon
    @Daljirka-Dahsoon 7 дней назад +3

    Dahir Calasowgaan barnaamijkaan keeney waa u istaagey. Barnaamijyadiisa kale ha isaga haraan dhihi lahaa tan ayaa ka fiican 100%.

  • @anisaahmed360
    @anisaahmed360 7 дней назад +3

    Naagtan tii hooyadeed iyo walaalaheed ceyneysay waaye

  • @hibocali271
    @hibocali271 7 дней назад +3

    Odeyga Hala caawiyo .it's too sad .heartbroken.

  • @imans3899
    @imans3899 7 дней назад +1

    Omg she is crazy, she thinks the human being is disposable, she married him to use him! Odaygana waa nacas muxuu u agjoogay oo isugu dhejinayay haday naagtuba rabin. I feel bad for him.

  • @saynabimanshikhow7323
    @saynabimanshikhow7323 7 дней назад +2

    Kkkkkkkkkkkk nagtii iska dhigeysay naag fican na,sidaan ahedsy maskinkan saas ku samesay laxawlillaah walaqutullaah billaah waa naag sineysatay oo uuuf

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 7 дней назад +9

    Habartan wa mooryaan af minshaar ah gabadh hadi ay ooyneyso
    Kulaha qalbiga i xanuunayo

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 7 дней назад

      Mucjiso waye wlhi duqdaan😂

  • @ahmedcade6804
    @ahmedcade6804 7 дней назад +2

    Allaha subxana watacala haka caafiyo adeerkan walahi waa calolxumo tan

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 7 дней назад +7

    Habartan wa mooryaaan

  • @yusraismail3121
    @yusraismail3121 6 дней назад

    Which shelter is he in? It looks like 1767 dundas street east; the one in missisauga

  • @muhyadinmustafe467
    @muhyadinmustafe467 7 дней назад

    Habartan way qaldan thy wllhi
    Alow tan oo kale naga bad baadi yaa rabi

  • @hmedmohamed07
    @hmedmohamed07 7 дней назад +3

    Ceebteeda Rabi baa banaanka kernay

  • @hindamuhumed9014
    @hindamuhumed9014 7 дней назад +4

    Ilmaheeday ka heli iska daaya

  • @caasha93
    @caasha93 7 дней назад +1

    65 sano magaadhin hodan bisinke ilmo yar yar ayeyba dhashee Masha Allah

    • @NuraQallib
      @NuraQallib 7 дней назад +1

      Sideed adigu ubeeninaysaa dada ay iyadu afkeeda kasheegatay?caruurta illaahay ayaa siiyay

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 7 дней назад +2

    Wlhi towxiidka xita mataqaano ee muxu ubari waayay marku guursady waana diin la aantoodii hore

    • @ifka2877
      @ifka2877 5 дней назад +1

      Weey isku qumayooobeen 😂

  • @OlfadBaashi
    @OlfadBaashi 7 дней назад

    Hodaneey habaryar aaqiro iyo aduunyo weey kala badanyihiin ilaahay dartiis ucafi waa caruurtaada aabahood ilaahay aga baq caruutaada caasi haka dhigin aabhood wuu ubaahanyahay iska cafi habaryar waan ku baryayaa wax allah waxuu kusoo yeelay ilaahay dartiis uliq wax walba

  • @faridaaxmed4863
    @faridaaxmed4863 7 дней назад +4

    Dharbaaxsho 20sano kahor lagu dhuftay wali xasuusanthy😅

    • @falisa576
      @falisa576 7 дней назад +1

      Wa naag kibirtay markay Canada Tagtay dharbaaxasho 20 sano ka hor
      Ka hadlaysa aaway xaqi aaway ilmaha
      Aabohood wallhi ayaga caasi ku
      Noqonaya o gacantoda ku dilaya
      Wayna dayici doonan say aabohood
      U dayacday nabsiguna wuu helin

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 7 дней назад +3

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @KhadraIsmacil-z5x
    @KhadraIsmacil-z5x 6 дней назад

    Nin aad sidaaa u gashay sidee ilmihiisa aaad wanaag uga sugysaaa

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 7 дней назад +7

    Habarta been badana ilmada yaxaska

  • @maandeeqessa1012
    @maandeeqessa1012 7 дней назад +4

    Naa xishood

  • @halimohellos8943
    @halimohellos8943 7 дней назад

    DAhir Candoooo esega zineystaa ooo galada adaa

  • @FaisaAli-d7i
    @FaisaAli-d7i 7 дней назад +2

    Wa islaan waalan hooyada daahir maxa u caay subxanala wa ciyaala suuq siday u hadlaysa laka arka 😮😮😮

  • @LegendAhmed1997
    @LegendAhmed1997 7 дней назад +7

    Habartan marexaan ee macsilayda ah ilkaha badan nacala guntii kudhashay kuyaal

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 7 дней назад +2

      Wa Naag mooryaaan ah wlh

    • @fatimam5239
      @fatimam5239 7 дней назад

      Haa wlhi 😂😂

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 7 дней назад

      Habar depression qabta waye oo macsiley ah

    • @warisnur6540
      @warisnur6540 7 дней назад +2

      Qabiilkiilka maxaa kuu geeyey hal naag baa laga hadlay,aaqaradaada u nax qabiil wax kuu tarimaayo.

  • @casiisocadeey8565
    @casiisocadeey8565 7 дней назад

    Maxeey dukadtaa adkaarta waa kaqaldan tahay subxaanaallaah

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 7 дней назад

    Waxey leedahay kanada waxan u keeney inaan ka aarsad

  • @Seytun3482
    @Seytun3482 7 дней назад +2

    Gabdha hadleso wa ani cml ninka hadu si xun I xumeyo an ilma u dhalay xata hada ilma u dhalin nin an mar wada qoslnay wan u naxarisan laha wana cafin laha wana so xareyn laha wlh 😢😢

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 7 дней назад

      Qof bini,adan ah oo danbi ka galay hadu cafis ka dalbado ama u dhinto waa la iska cafiyaa qof muslim ah oo Damiir leh wax wu cafiya blse habartaas shaydaan waye ciilka ey u qabto weyna wayba qamunyesane marke hadleso🤔

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 7 дней назад +1

    Qof sidaas uhadleyso inuu isuku duleeyo ayuuba ku qaldanyhy ee habartan iska daaya

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 7 дней назад +3

    Naagtaan Runtaa ma ogola
    Baqbaq cidlaa beey haysaan

  • @LajecleyLajecley-gv1sl
    @LajecleyLajecley-gv1sl 7 дней назад

    Wlhi xaqa ay nin keda kagashay ilmaheda ayey dhibeysa caasi ayey kanoqo nayaan waxa ufiican iney is cafiyan adun inta lajoogo waa wax yar😭

  • @jawahirahmed2370
    @jawahirahmed2370 7 дней назад +3

    Habarata baxdheh

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 7 дней назад +4

    Bal waxaad dhageysanwyso eeg

  • @sser4622
    @sser4622 6 дней назад

    Hadah maxaa layska qabayaah maa wax layska korsadoh somaali

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 7 дней назад +4

    Hodan waad hoogtay qof xun yaana tahay hadaad saygaadi hadaad xirtsy oo gaalo ka adeejisiy hadaad police canada oo aamintay cabdikariina alaah yuu aaminay ale yaana caawin aakhiro daadana qatar yay ku jirtaa

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 7 дней назад +1

      Habartan Waa jahilad hadana wxay ku darsty ciyalasuqnimo dhaqan xun subxanallah

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 7 дней назад

      Haa wlhi jahilnimadu waa Cudur xun wlhi Nin xanusan oo cancer hayo hadane ilmaheda aabohod ah bay ciqabaysa walalehed la dhashay ba dayriyay Musibo waye

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 7 дней назад +4

    Waryaa qoftaan tuur

  • @imans3899
    @imans3899 7 дней назад

    I don’t know what maxlal is

  • @ayaancnasir5971
    @ayaancnasir5971 7 дней назад

    Alla mom samir aduun samiraa lagu joogaa dharbaaxo ku teh noloshey biil ma qaadan 17jir igu weeyn samirkayga ayagaa ka helaa insha allah walhi wax walbo aduunka yaal hooyo waa balan inaan ku sameeyno dhahaaan marba hadeey owlaad jirto samra dumaroow😢

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 7 дней назад

      Asalkaba ninkaan waa nin noloshiisii dhameyd qiyaano ku dhameystay oo waligiis bahdil iyo kuma rabto nin kalaan rabaa ku noolaa ku ilma dhalay allaha u gargaaro

  • @amedfarah299
    @amedfarah299 7 дней назад +3

    Kuwaan hadlaayo ma umalaysaan in ay u naxayaan odaygaan
    View aa laraadinaa

  • @Jack-z8e1i
    @Jack-z8e1i 7 дней назад

    Subxaanalah Waax walbo hadu igusameyo waan katagilaha laakin hadu ibahdo Walahi waan cawiin laha because of his kids or muslinmo or human being ahan ucawiina taan Hooyo lamadihikaro she behaves like Abo 😢😢,Hooyo is different than Abo

  • @omarabdalla2022
    @omarabdalla2022 6 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 7 дней назад +4

    Waxaan iska tuur

  • @mohamedissack4832
    @mohamedissack4832 7 дней назад

    Dulmiga Allh Aya kadhaartay islaantana dulmigii ayey ubareertay lkn walhi waykashaleyn dontaa aduun iyo aaqiraba Allh ayana Kajaridona

  • @ibrahimdubow2783
    @ibrahimdubow2783 7 дней назад +1

    Calosheydaa iscuneysaa oo isrugeysaaa somali dumar ugu imaaaw..😂😂😂

  • @Seytun3482
    @Seytun3482 7 дней назад +1

    Isaga meherkisa wa u xalal iyada qiyana wadatay

  • @AliAbdi-i4k
    @AliAbdi-i4k 6 дней назад

    Waxaa soo baxay habar dhahayso 20 sano ka hore ayuu dharbaaxi uu igu dhuftay ninkayga ayaan ka aarsanaa hada markuu ilmaha soo koriyey isagana uu dhacay kansar ayaa hal dharbaaxo loo ciqaabaa
    Naagaha Soomaaliyeed markii qurbaha lasoo galay ayey rag badan afganbiyeen

  • @SubersaladCabdule
    @SubersaladCabdule 7 дней назад

    NAG UMATEGGIN EE BEENBAYKU SHEGTEY LAKIN ALLAH WAXBA KAMA QARSON

  • @cabduqadirlakiman4353
    @cabduqadirlakiman4353 7 дней назад +2

    Madukatid mana laga aqbalaayointaa ninka saas yeeleyso

  • @sahidaabokor-cp6qj
    @sahidaabokor-cp6qj 6 дней назад

    War heedhe haday 13 toban cunug masuuliyadoodii kaqaaday o ay iyadoo cimrigas ah taxi le tahay maxaa lagarabaa odaygu muu si uun isigufilnado

  • @maandeeqessa1012
    @maandeeqessa1012 7 дней назад +2

    Beenaale ahayn waa 15 see uu kaa dhalay.
    😊

  • @dahaboaidid9424
    @dahaboaidid9424 7 дней назад

    Illahay baa xaal og lkn nin gbdh xumeyaya illahay baa ka jari gbdh haday dhibtana kuwaa ay dhashay baa ka helaysaa nabsigii ay odayga ka gashay 😢

  • @adarissa5789
    @adarissa5789 7 дней назад

    Away ilmihii ey u dhashay. Ma Abohood caawiyaan

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 7 дней назад +1

    Subxanallah😢 even her she needs to be checked. Maybe Xanuun aya jiira. Odeyga maskinka Rer Ottawa please help this poor guy.😢 illaho udiib yerey.😢

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 7 дней назад

    Dhibaatada Soomaali haysato inteeda badan baaba waxaas iyo wax lamida weeye ilmaha waxay rabaan xalaal iyo xaaran hakuu ahaadeene hayska goleyn caruurta

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 7 дней назад +3

    Bal beenta eega dharbaaxo iyo waxay ku waregaysanaysa waxan lo dirsan

  • @HibaaqMako
    @HibaaqMako 6 дней назад

    Waa. Runtii calasoow

  • @HiboAden-ee9bs
    @HiboAden-ee9bs 7 дней назад

    Sax warun Dahir gabadhah wacawiya yes

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 7 дней назад

    Subxaanallaah ilaahow cuquubadaanoo kale

  • @Ruqiya100
    @Ruqiya100 7 дней назад

    Maxlal ku guursaday kulahaa waaba xaaraan socoto

  • @nasromohmed5705
    @nasromohmed5705 7 дней назад

    Waxaa meshan ka caacle oo dhan iyaga meqay wax soo xuneyeeen iyaga

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 7 дней назад

    Maamada bal xaaladeeda caafimaad ha la soo baadho kolay qof caafimad qaba xitaaa haduu khalad galoo garawshiiyo ayuu ka qaata

  • @Ahmed-r9e2k
    @Ahmed-r9e2k 7 дней назад

    Waaa cimri habartani 65 jir isu haysta laabtan jir yaab

  • @maryanrun9555
    @maryanrun9555 7 дней назад

    Aaway caruurtii madhaman miyaa bimillah

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 7 дней назад +5

    Maxlal wa xaaran wana zino

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 7 дней назад

    Daahir hadaysan garab ka rabin maxay ka soo doontay maxkamadiisa

  • @DDmuse
    @DDmuse 7 дней назад

    Kuligiin waa khaldan tihiin.inay cafiso iyadaa xaq u leh.inaad caydaan wax aad uga qaadaysaan maleh odaygana waxba uma tarayso .waxaa larabaa inaad tiraahdaan caawi please caawimuu ubaahan yahay iyo dawlada xaquu kuleeyahay inlooga soo qaado.bini aada mku afka macaan bay waxku leeyihiin.mida kale isagaa doortay inuu homeless noqdo hodan khaladkeeda ma aha

  • @SafiyoFarah-j4u
    @SafiyoFarah-j4u 7 дней назад

    Dhulbahnte iyo mareexaan hawsha ha ka dhigina maxaa yeelay 2 qof oo isqabatey awlana is qabay oo intaasoo ciyaala isu dhalay iygaa isaga kiin sokeeya hadeey maanta heshiiyaan ee haloo duceeyo inuu illehy isu masloxo qabiilkana ka daaya

  • @Shadowanimeblue
    @Shadowanimeblue 7 дней назад

    Gurkasi wa xalal iyada o kaliya ya maxalalka ku fakartay labada nin lamey ogen waxu xaran ahan laha hadey nimanka la ogan lahayen nagi waxana ma gursato waxana ma furto

  • @elmidini1390
    @elmidini1390 7 дней назад

    Iyada qudheeda way walantahay saan u arko

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 7 дней назад

    Gabadhaa faraha ka qaada

  • @asadjoy71
    @asadjoy71 7 дней назад +1

    Naagta dad malahan miyaa mise wey isla qabaan dadkeda dhan

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 7 дней назад +1

      Mamo somali oo la dhalatay ayay nafta u kentay yaa qaban karo habar walan oo shaydan eh waye oo qumayo eh

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 7 дней назад

    Caruurtay u dhahay ayaa ka Jari cuqubadaas ay ka dharagtay si ay bariis ka dharagtay

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 7 дней назад

    Tani waagun nimo ehelka gabadha haday ayadu waalan tahay ama ay doqon tahay aaway intiina kale ee ehelka ahayd??????

  • @smile2567
    @smile2567 7 дней назад

    Naagta waa mooryan dhaqan midgo

  • @faridaaxmed4863
    @faridaaxmed4863 7 дней назад

    Mxaa nimnka kale iyo nagaha kale ka galay horta

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 7 дней назад

    Waa inan gubeed cidaas

  • @ahmedmohamud787
    @ahmedmohamud787 7 дней назад

    Naagtan. Social media yaha. Sanad ka hor ayeey Soo gashay. Live maxaa intaas looga hadli waayay oo Maanta looga hadlayaa

  • @asadjoy71
    @asadjoy71 7 дней назад

    Tan bin aadm maba ahan wlhi in lala hadlo maaho habartan wagii eey is ooysineysa ogaaaw

  • @Muniracabdi9536
    @Muniracabdi9536 7 дней назад

    Sorry ninka wayn ee abaha ah ilahy cafimaad hasiyo an uwada ducyno qodobka 1 mamadanii wa mamo cishoty ba lagayaba
    E. Ubadkii udhalay may uhiliyaan abahooda ilahy walidinta. Unaxariso Abahy. Nolosha. Asogo kunol. Masexden Wan dumqanlaha. Ano Anu idhalinba. Ka damqanaya ninkas xaladu kujiro ader allah. Haku gargaro

  • @drsfatimadayibfaratol4623
    @drsfatimadayibfaratol4623 6 дней назад

    Naagtan waa ahlunaar ee hala ga qabto ninkan rajo maleh

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 7 дней назад

    Maamada ayadaaba caawin u baahan ninkaan ilmihiisa ha loo raadiyo .

  • @sowhat7997
    @sowhat7997 7 дней назад

    Caruuta qubo shaqasay subuxaan allay