Waa wax laga xumaado in an 2025 qabiil wali isku dileeyno dagaal will aay ku dhinto ee will kuma dhaashto ilahoow xaqa fahan sii Somali midee oo nabad ka dhig yaa rabi naka qabo kuma xumaan ta raba 🤲🏽😢
😠💔🇸🇴 Qabiil iyo Qaran meel Ma wada galaan💔😠👍ee Qabiil tuura ee Qarankii Somaliyed aan Daafacno❤🇸🇴💯 Waxaan madax ku SHEEGA AAN AH AAN WADANKA KA QABNO ❤🇸🇴👍
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
Waa wax laga xumaado in an 2025 qabiil wali isku dileeyno dagaal will aay ku dhinto ee will kuma dhaashto ilahoow xaqa fahan sii Somali midee oo nabad ka dhig yaa rabi naka qabo kuma xumaan ta raba 🤲🏽😢
Dhulka somaalidu wuxukujira kuwaas caalamku kutartamayo sieyudagaan sidaas dayaxa okale waayo somaalida maanta kunool dhulkaas ayaa ah kuwo laguxisabin karo marka laego sida eyudhaqmayan kuwo aaney dhibaato kalakulmeynin shisheyuhu hadey iskasodagan dhulkaas markalaga reebo sokeyaha oo iskada inudage aanlamrti gelineynin waxeyna ilatahay iney madaxdodii hore habaarkodu kudhacay lakiin ilaahay habadbadiyo dalka & dadkaba insha alaah
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Khabyaald😂
Kkkk 😂 lama arag iyo lama maqal acuudu billahi mina sheydaan I rajiim quraanku illahay kuma sheegine bal aan eegno
😠💔🇸🇴 Qabiil iyo Qaran meel Ma wada galaan💔😠👍ee Qabiil tuura ee Qarankii Somaliyed aan Daafacno❤🇸🇴💯 Waxaan madax ku SHEEGA AAN AH AAN WADANKA KA QABNO ❤🇸🇴👍
HM ayaa ka mid inta qalbigu buko. Waxaad sheegi jirtay iyo waxa aad noqotay KAAF iyo KALA DHEERI
Saxb somaligu calam kale ayy ku noolyahay waa isku maqan lagu maqanyahay dadnimo iyo wadaninimo wey ka guurtay
Ithopia a yaa ka dambaysa waxa hada socda waxa jira dad ithopia afsomali bartay oo natalya qabiilada si ay isugu diraan
Qaybaad ka tahay
Dhulbahante waa isoo dhiibey nabad aan isaaq ujeedin ayaay kunac nacleyihiin wayisdhibeen
Somali adigaa ugu liito duliyohow xumaanta kaganacsado iyo qabyaalada iyo been abuurka waad fashilantahay akhiro ayo aduun