Waa salaantii reer Puntland idiin soo direen guul baan idiin rajaynayaa walaalahayga. Salaan sare ban hawada idiin soo mariyey Shacabka Dowlad deegaanka Somalida ,
Abdinuur alaale waa fanaanka ugu heesaha badan sida lu cad BBC Record ka waxaa uu lahaa sandkii 2010 379 heesood 6.dii sane ee ka.danbaysayna heeso badan buu qaaday waa fanaan runtii qayb suugaanta ku xusan
We love DDSI. we move forward and never move back. somaali oo dhanna meel walba oo ay joogto kaladambayn iyo nidaam wanaagsan inuu ka dhasho ayaan u rajaynayaa
Waagi Kacaanki Cabdi ilay alla maxan aduun uso joogay on ku aqliyaysyy wxan xasuhsta hadaladi waga la adeegsnjiray Aabo marki qof la dilo waxa la dhihi jiray halganka jiidhay ama fikir qaladanu aamisna 😀😀😀😀
Tababbarka dhalinyarada Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed looma adeegsan in lagu dilo ama lagu been abuurto waalidkood ama kuwa doonaya in ay waxyeelleeyaan nidaamka qabyaaladda, laakiin waa in ay ku dhaqmaan dhaqankooda aqooneed, sida: Kalluumeysiga iyo aaladaha ganacsiga lacageed waa shaqooyinka Xirfadlayaashu, laakiin haddii shaqooyinkaas loo beddelo nidaam khiyaano iyo xasuuq aadammo, waxay ku xadgudbeen shuruucda bini-aadamnimada ee adduunka waxayna ka kooban yihiin xeerarka ixtiraamka ee ah inaysan ku xadgudbin xuquuqda nolosha. Noloshu isma beddeleyso kuwa rumeysan luqadda iyo beenta, tusaale ahaan dadka dhalinyarada ah ee la tababaray oo guriga u gudbiya beenta sida filimka qof dakhligoodu hooseeyo ama kartoon. u diritaan bukaan bukaan isbitaal, taas oo dhalisay luminta suurtagalnimada in qoys Soomaaliyeed lagu dilo dalkiisa ama dibeddiisa ilaa dhamaadka burburka Soomaaliya waa inaan loo beddelin aragti qabyaaladeed, laakiin taa bedelkeeda waa xirfad ka socota Kenya, Kenya (13:57 taariikhduna tahay 11/2 / 2) 2019
Who is listening 2024🎉😮
Still CMC and his heego are going well 😊
@@odaydhanaanecadi is free😮
@@mohomedusman862 Alxm
CMC came out from the prison 😂
Me from Canada 🇨🇦
Yaa Salaam Heestan iyo Heesta GOOGAA EE Ay kooxdani qaadaaba waa Cajiib runtii ❤
i am from Mogadishu I like shacabka deegaanka somalida best song waxaan u rajaynaa hormar dhaman Somaliwayn
Axmed Maxamuud thnx. wll. sidokle. somalia. ha nolato Mel. walba jogaan
muna Love adaa mudan abayo Somali waaa isku dhiig meel walba o ay joogaan waan ugu hambalyayna hormarka deegaanka sii wada
Axmed Maxamuud wakas hadalku aqli bad. haysaaa. Adigna guul ban ku. rajenaya brother ❤
Axmed Maxamuud Thnks huuno anaguna waan idiin jecelahay xamaar cadey garaabka yagiba tihin allahaa ino kin ilaaliyo❤
Canab Abdi waaa mahadsantahay abayo anakana waan jecelnahay reeer jigjiga iyo dhaman Dawlad deganka somaliyeed hormakiinu waaa hormarkeena guushiinu waaa guusheena
omg laxanka Qatar walahi thank you iskalaaji ina ader. u the hest
oo Somaliland Aya kudayaten
+Fadumo Quxar Wanag ahkas
Somali girls extraordinarily very beautiful. Great music, thank you..waa somalida qudha ee habaysan. waan imanayaa jigjiga. LOVE
Aragtida noo imow huuno
mahadsanid waa ku tala jira huuno.
big love from bosaso noladaa my tolkeygaa ❤😍❤👑✌
queen najuum buntish waa idin jeclahay sidoo kale ree putland
queen najuum buntish shugran ina aabo
queen najuum buntish we love u to indero dhiigii abdiraxmaan ismail darood jabarti baan wada nahaay noo nolada dhigayakiiyow❤
Qomal yare
queen Buntish H
Congratulations 🎊 DDSI.
From Republic of Somaliland
Waa salaantii reer Puntland idiin soo direen guul baan idiin rajaynayaa walaalahayga.
Salaan sare ban hawada idiin soo mariyey Shacabka Dowlad deegaanka Somalida ,
+Quruxloow Qurux sxb mid lamida anakana naga gaadhsiii dhamaan bulshada walaalahaaanaga ah ee reer puntland
+NOUR MOHAMOUD insha'allah wad mahadsan tahay walaal
Puntland my sec home 💗💗
Quruxloow Qurux Thnks indero idinkana salamaa
viva ogaden👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
Viva
Well done, the choreography, the set, the sound, the style all impeccable
from Shilabo I hate Ethiopia and colonise other never lose hope one day I hope we seceese
viva Darooooooood☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝
fananin tii somaliyed oo dhan baa iskugu tagtay masha allah allow noo daa fananinta somaliyed
Abdinuur alaale waa fanaanka ugu heesaha badan sida lu cad BBC Record ka waxaa uu lahaa sandkii 2010 379 heesood 6.dii sane ee ka.danbaysayna heeso badan buu qaaday waa fanaan runtii qayb suugaanta ku xusan
CABDI ILEY WLEE NIN RAGEEE 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🐪
Best song 🎶
❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰
I usually listen this song
I don't feel bored about it...
woooow reer tolkeygaa ii noolada from puntland
Waxan ahay somali lakin ku dhashay jigjiga waxan rabaa xoriyada Somali galbeed sodaa😂durdurada boyaha 😂hadii aad fahmi weeyso waxan qoray ka raali ahow wll 2024/6/thu 6 jun 6 ku da daal waxbarashada wll aabo indr abti awoowo pl😢fadlan
🤗
Boqor ama Boqorad ❤ Somalinimo.😊
Wow deegankaygii runtii waxaad gaarteen horumar iyo badhaadhe viva XDSHSI up
Love you ddsi wllhi beerkaad igagataaliin dadkaygi dalkaygiii miss you😢😢😢
Allaaha daayo soomaalida meel kaste ay joogaan!! Wlhi ninba dhulkiisa wuu jecel yahay😊.
amin huuno inan fcn baatahay meel walbaan kugu arko commentgagu xanaf male
+kun karoon Mahadsanid walaal😊. ❤️❤️❤️❤️
Exactly saas waaye sxb thanks a lot
Viva DDSI
From Burco Somaliland
love tolkayg from darwiish dhulbhante cadwgin. u nolaad
Guulaysta Dadkaygoow DDSI
From Puntalnd
xaqsoor beela ma ileybaa ah xaqsoor !!! allow jaajuuka somaliyed oo idil naga qabo
Viva Somali state... Tolkeey Allow gumeysiga naga kori.
waa koow kuwaan kale waa lagartay ARYA LAFOOLE xaa ka galay meeshaan ARYA hunguriya waa dhiib badan yaha daay
Wwwwwww masha Allah guleesta my dadkega from juballand
viva my duxayga xaaq sor dhacado lahubo hestan wey iga dax baxdhey tolahi ow how sweet
luv from majertenia to ogadenia viva darod
💋💗💗 we love u huuuuuuno mcn
😍😍😍😍😍😍
mashallh. cadi ma aha. asal. very. nice. my. from. waxanba. ka. helay sida. labiska. la. isugu. ekesiiyay. xisbigi. bulshada. ku daryelay. wa runtin. wan. ku diirsanay. dadaal oo. nabada. daa dihi waligaa. aamiin.
Yaaa dawnaya markii xisbigu is badlay
Cabdi iley wuxu aha geesi dhulka waxbadan uqabtay
Aaad walhi
waaaw masha alah meel kasta somali jogto allaha idinku dhowro
Xasuusbay igu leedahay heestaan xaqiiqdii... waayo waayo iyo #kismayo
Mash Allah Hal fanan kuma harin DDSI
Nasp
Hormad lagu dagiyo dagiyo daganansho iyo nabad xisbigii
Umada ku daryeelayoow dadalo nbada daadihi
Tola.ay aabo cabdiyow
Anigu ciilban qaba
Cawayska hadeer
Cidhidhi bay kugu.hayaan
Cawantii Ethiopia
Ha hey ciiltirad ahyd
Cadowga waad calashan jirtay
Ceel ogaden ilaa cidii afdheer
Cadhu dhulkaygii qabaa walee ciltira kamaqan😭😭
caadi ma aha heestan wlahay waan ubogay waana ladhacay waana hormar si caadi ahayn ugaadhnay ilahay nabada iyo barwaaqada aan gaadhnay waa mid maraq katahay dunida oo dhan waxaana aad ugu mahad celinayaa hogaaminta sare oo hor kacayo madaxwaynaha CMC iyo kabanedkisaba Horaa losoconayaa
Xxx sec hinxi
2:27
Ogaadeen❤
manchallah 😊 this beautiful video wlhi😊😊😊😊
gabar shidan ayaaaa ku jirto .......indha qurxoon................nice song .........
i love u guyz.....i love u somalia. haja djdhd wajir my
Henok best musician DDSI
Film kii tigray ee 🐪🐪🐪🐪 calaamada nooga dhigay wuu dhamaaday
masha Allah nice my dadkeena and Sumaya from Garoowe
woow masha allah DDSI qurux allow idin daaaa dad lagu daydad tihin
We love DDSI. we move forward and never move back. somaali oo dhanna meel walba oo ay joogto kaladambayn iyo nidaam wanaagsan inuu ka dhasho ayaan u rajaynayaa
DDSI cadawgaa ha jabo, waan hubaa in hormarkaaga iyo midnimadaada in badan oo kanixi inay jirto ee ilaahay haku xafido!!
DDSI Somali hakudayato waa inkufaanaa Allow idinziyaadi
Dadkaygii iyo dalkaygii❤️ 2023
Fanaaniin Qiimo badan misna waxaa farxay marka arkay nimco yaasiin iyo lafoole meel ku jirin maba nuureyso runtii 💯💯
afqabadka iyo love ddsi ex ogadenia i wish guul iyo gobonimo in the figure
top song waaan ladhacay qaabkasta
2016 wakhti xasustidisa lahaa🥺♥️
Full respect to cmc ❤
Walshey ❤
Allow hormarka idin siyadi dadkeygow
Inaba caadi ma ah heestan waan ku soo cel celinayaa,
waaaw best song in 2016...DDSI
3:54 Kkkkkk Naa Daaleey Waaxaay Heestu Dheeraa KulanHaa Gabadha Iyo Dareen kkkk
dam best song
I.like ddsi from hargeisa
ismaha jeexow waan jeclahay wadankeyga💞
Love My DDSI......😍😍
for ever 💙
+aboody brown
yessssssssssssss
+Zamzam Adam peace and free ✌
waaaaw waaan la dhacay oo aan la gariiray wax ka baro ddsi
Some of the girls are beautiful Mashallah. ...
xisbigii bulshada udaryeelayooow #best
Hormar lagudagiyow xisbigi bulshada udaryelow
THE BEST TEAM C NUUR ALAALE NICMO YAASIN LAFOOLE DHAMMAN KOOXDA LOVELY
DDSI POWER✊💪
Dadkayga DDSI nabad ku waara waan idin jeclahay dhamaan dad waynaha somaaliyeed guulaysta
amin huuno mcn
hi
baby
xisbi jari bu ahaa🥺
abdikani gure anaga qayb ethopia ka tirsan aan nahay dhul balaarana waan ku leenahay gumaysi idinkuu idiin cusub yahee iska kiciya
Wlee waa idin jclnhy reer abtigay guuul joogto ah jigjigaaaaaa
mashallaha guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul cadi mahaan heesta
2015 ayaan heestan daawan jiray caawana waa 2022 waan daawanayaa
Jigjiga hanooolaaaato
Ethiopia
Hesihi dadka lagu marin hababin jiray kkkkk
Mash allh gabdhah badan kooda waa yarya
We Going to the Forward, Forever! Insha Allaah.
Viva Somalia 🤝🤝🤝🤝🤝🤝👏👏👏👏👏❤️
zahra farah thank u walaal
4 heesod oon kala dhicin Ayay qadeen waaaaw
Waagi Kacaanki Cabdi ilay alla maxan aduun uso joogay on ku aqliyaysyy
wxan xasuhsta hadaladi waga la adeegsnjiray Aabo
marki qof la dilo waxa la dhihi jiray halganka jiidhay ama fikir qaladanu aamisna 😀😀😀😀
Ani apgaal aan ahy wana jclhy ogaden m.a
Waaaw kalma dhacan wadaniyaal 😘😘
zamzam
Tababbarka dhalinyarada Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed looma adeegsan in lagu dilo ama lagu been abuurto waalidkood ama kuwa doonaya in ay waxyeelleeyaan nidaamka qabyaaladda, laakiin waa in ay ku dhaqmaan dhaqankooda aqooneed, sida: Kalluumeysiga iyo aaladaha ganacsiga lacageed waa shaqooyinka Xirfadlayaashu, laakiin haddii shaqooyinkaas loo beddelo nidaam khiyaano iyo xasuuq aadammo, waxay ku xadgudbeen shuruucda bini-aadamnimada ee adduunka waxayna ka kooban yihiin xeerarka ixtiraamka ee ah inaysan ku xadgudbin xuquuqda nolosha. Noloshu isma beddeleyso kuwa rumeysan luqadda iyo beenta, tusaale ahaan dadka dhalinyarada ah ee la tababaray oo guriga u gudbiya beenta sida filimka qof dakhligoodu hooseeyo ama kartoon. u diritaan bukaan bukaan isbitaal, taas oo dhalisay luminta suurtagalnimada in qoys Soomaaliyeed lagu dilo dalkiisa ama dibeddiisa ilaa dhamaadka burburka Soomaaliya waa inaan loo beddelin aragti qabyaaladeed, laakiin taa bedelkeeda waa xirfad ka socota Kenya, Kenya (13:57 taariikhduna tahay 11/2 / 2) 2019
Dadka ogaden iyo ogadeniya ayu khalad iskaga jiira jigjiga qabiilkasta iskaa leeh.
waaaaw bahdeyda inolada wlhi wad shidanthin
Nimco Yasiin
Nimco Dareen
Shacbaan Daaus
Kafeeya Sarxaye
2 gabdhood kale isheegay magacyadooda
Bravo 👏
Waa hees qurux badan runti
Isiii Yaahh Waxbaa Kadhacay Somali ilahy isku timid. Mj. Ogaadeen Raxaweyn. Habaryoonis Murursade. Ciise
+siman kalay .abdinuur allaale. waa samaroon
+Abdifatah Hussein Cise Iyo Samaroon Waa Isku Mid
Kkkk maahin wll
p
😍😍😍😍😍😍😍nice
waan idin jeclahay
Amina Hassan thnx huno 😍😍
ANAGUNA WAAN KU JECELNAHAY HUNO NOOLOOW
2019 yaa wali dhageysanyo?
waa hees aad u wanaagsan mashallah
allow idaa dhulkeyga hooyo
gabdhaha wiilasha heesta codka laxanka caadi ma ahaan heestan waxaan dhageysta maalinkasto
Music HAYNOK 🎶
waxanba ka helay stylka sidaa ay dharka la isugu ekeysiyay nice song
Hjbcknd
Waa reer Puntland haa ley macniiyo kalmadaa macniiheedaa (( Punt )) yaa maniiyaa walaallyaal
QOFKA DAWANAYA 2024😂😂