KIISKI WIILKI ISAGO 3 BILOOD JIRO SOS LAGA HELAY AYA REERKISA LAHELAY | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 ноя 2024

Комментарии • 62

  • @MunaAli-f3p
    @MunaAli-f3p 11 часов назад

    Maasha Allah hooyo macaan ILAAHAY ku hafido

  • @safiyohussen9969
    @safiyohussen9969 2 дня назад +4

    masha allah walahi waan ku farxay inu helay ehelkiisa allaha isku sahlo ehelka hooyo mcn ne allaha ku soo dhaweyo guuleso walallal

  • @FaadumoAhmedAbdulle-x7v
    @FaadumoAhmedAbdulle-x7v 51 минуту назад

    M.a wiilkaan haduu ehelkiisa heley wlhi waa ku farxey abdinasir wllo inta dhiman allaha ku fududeyo

  • @Sdt23578
    @Sdt23578 2 дня назад +5

    Dahirow adigana waa duceysan tahay caruurtada allaha ku xafido olaad salax allaha kaga dhigo

  • @JohnAtkinson-t2z
    @JohnAtkinson-t2z 2 дня назад +5

    Wiil kaan waa wiil cajiib ah . Aad baan ugu farxay inuu dadkiisii helay

  • @IbraahimBashiir-w9l
    @IbraahimBashiir-w9l 2 дня назад +3

    Asc maansha ALAAH waa kheer waan ku farxay wiilkaan haduu reerkiisa helay waa nin fariid ah DAAHIR CALASOW mahadsanid bro adi iyo QUEEN SOY SOY

  • @SafiyoFarah-j4u
    @SafiyoFarah-j4u День назад

    MashaAllah gobgobi dhashay weeye maadada

  • @afyareofficial1
    @afyareofficial1 2 дня назад +3

    Alaahu Akbar walaah8 wa anilmeeyày hooyadan ale haxafido waahooyo wanapagsan

  • @hamsenour2714
    @hamsenour2714 2 дня назад +2

    Waa hooyo fiican masha.ALLAH

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 День назад

    Allahayaw c/naasir dadkiisii dagdag ulakulmi wallaahi inankani wallaahi inankani qalbiguu inuunjiyay ilaa ilintir ilAa daahir markuu uwaramayay dhibkii dhibkii soomaray farxad allaah ha ugu badalo waageesi garabwaayay

  • @MaryamaTahliil
    @MaryamaTahliil День назад +1

    Msha allaah allow adaa mahad leg

  • @faadumomataan5104
    @faadumomataan5104 2 дня назад +3

    ماشاءاللہ hooyo wanaagsan weeye allah ha xafido

  • @prettysamera2708
    @prettysamera2708 День назад

    Maanshaallah cabdinaasir waa wiil yaro fariid ah hanbalayo

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 День назад

    Allaahu akbar❤❤❤❤

  • @Yusufhalig
    @Yusufhalig 2 дня назад

    Maashaa Alle waa ILAAHAY MAHADII

  • @HaweyaAhmed-o3z
    @HaweyaAhmed-o3z День назад

    Maasha,allah allaa mahad leh

  • @Drawinggirl4121
    @Drawinggirl4121 2 дня назад +2

    Waaba isku mid
    lama kala yaqaano 2da wiil 🎉🎉🎉

  • @canabcalibaashi8175
    @canabcalibaashi8175 День назад

    Masha allh wan ku faraxsanhy❤

  • @maxamedjimcaale2230
    @maxamedjimcaale2230 День назад +2

    😢😢😢😢😢

  • @SacadiyoshiiqAxmad
    @SacadiyoshiiqAxmad День назад

    Masha.aallah

  • @YAHYECHANEL
    @YAHYECHANEL День назад

    Masha allaah is ekaaaaaa

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 День назад

    Maasha Allah hanblyo ❤❤❤

  • @Sdt23578
    @Sdt23578 2 дня назад +1

    Masha allah waa hooyo wanaksan qeer allaha siyo waa ruun caruurteda ayu la dhashay asigana si fican ha uso dhaweyo reerkiisa walaalahiisa

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 День назад

    Mahadsanid Daahir C…(D.C)
    Ma Sha ALLAAH, Waa maama wanaagsan, DNA-ga, Wiilkaas iyo maamada caruurteeda halaqaado (In Sha ALLAAH)
    Fadlan kaalme dhamaan Caruurta (SOS)
    Mahadsanidiin dhamaantiin.

  • @owliyo1218
    @owliyo1218 2 дня назад +2

    Howraarsame soo midhibaan ma ahayn goormay mareexaan noqdeen😂 war ku qanca qabiilkiina howraarsame inuu midhibaan yahay

  • @ashaismail713
    @ashaismail713 2 дня назад +1

    😢😢😢 Qaran dumay xaalkiis waaye wax lasheego lama yaqan

  • @maxamedxajix
    @maxamedxajix День назад

    odayga ninka u sheegay in wiilka soos lageeyay magiciis weydii

  • @XaliimoAbdiDoxalaqe
    @XaliimoAbdiDoxalaqe День назад

    Mnsh allah wlh waa farxad wiilkina saxesta si u u ilawo rabadka

  • @najmohaashi788
    @najmohaashi788 2 дня назад

    Masha allah mamo

  • @hodankhaasim5036
    @hodankhaasim5036 2 дня назад +2

    Whi waa xanun cunugan hooyadiisa waaa dhintay sababta u dhimatay u san aqonin maxey u tareysaa hooyadii Waa ka dhimantay isaga yar

    • @halimah6024
      @halimah6024 2 дня назад +2

      hadey dhimatay hoyadis Alaha u naxaristo lkn muhimada inu dad iyo ehel
      iyo mel ukaso jedo uu ogaado waye

    • @aarboy2305
      @aarboy2305 День назад +1

      Way umul raacatay hadiiba ladhahay ma sababkalaa jirto aa ay udhimatay maamadaas ALLAHA UNAXARIISTEE.

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 День назад

      Abaayo, waa utareysa, waayo hooyo kale iyo walaal kale (ehel) ayuuhelaya, waana wax weyn runti qof waalid kamaqan, balse adiga maogid, faaidadiisa.
      Mahadsanid abaayo.

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 День назад

      Abaayo, waa utareysa, waayo hooyo kale iyo walaal kale (ehel) ayuuhelaya, waana wax weyn runti qof waalid kamaqan, balse adiga maogid, faaidadiisa.
      Mahadsanid abaayo.

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 День назад

      ⁠@@halimah6024
      ALLAAH yarxamu waalidkiisa iyo keenaba.
      Balse muhiimka ma ahan, meesha u kasoojeedo (qabiilahaan hadaad kawadid) ee muhiimka waa in u aabihiis garto (haddii u noolyahay iyo haddiikaleba)
      Mahadsanid, abaayo

  • @fadumoali8301
    @fadumoali8301 День назад

    Iskuma eka

  • @Ugaso24
    @Ugaso24 День назад +1

    will 3bilod lagu helay ayaa hayna dadiisuna wa 25 soos agteeda xafad eh buu ku sokoray

    • @fadumoali8301
      @fadumoali8301 День назад

      Tiktok soo gala queen soy soy laxirir ayada gudbineyso

  • @ArdoMohamedJimaale
    @ArdoMohamedJimaale 2 дня назад +2

    Waxaan u baahanahay Daahir Calasow taleefoonkaaga.

  • @Farxiyomahamed-v5q
    @Farxiyomahamed-v5q 12 часов назад

    Wiilka walaalkiis miyaa daahir

  • @AnaascaliMaxumad-r1x
    @AnaascaliMaxumad-r1x 2 дня назад +1

    Dahir.wadmahad.santahay.walal.wagul.wankaooyay.walal.wiilka.markii.oora.eendhagaysta

  • @khadardeek7387
    @khadardeek7387 День назад

    Intey cunug islaameed tuurtay ay talephone buuq wata nala soo adaaysa

  • @canabali4297
    @canabali4297 15 часов назад

    2bada wiil way isku egyihiin

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 День назад

    ODAYGA WIILKA DHALAY CIDII UU LADAGANAA MAAMADII HADAY DHIMATAY SOW CARUUR KAMATAGIN MAAMADA MAAMADA HELIDEEDA MA FOGA EE HALA WAYDIIYO MAAMADA UU ODAYGA WIIL KA DHALAY KUSOO DAGAY XAAFADEEDA IYO CIDA AYA LADAGANAYD SOOMAALI AYAGAABA DAD YAR AH WAALA SOO WADA HELAYAA WIXII MAQAN.

  • @zahramohamed4883
    @zahramohamed4883 День назад

    Na tus Daahir sawirka

  • @hasanbalala4777
    @hasanbalala4777 День назад

    98 hada eheedaa kulaha 😂

  • @filsancali1364
    @filsancali1364 11 часов назад

    🥲🥲🥲

  • @maimunabdinorawaale543
    @maimunabdinorawaale543 День назад

    😢😢😢

  • @khadardeek7387
    @khadardeek7387 День назад

    Reerkaan waxba meesha kuma hayaan

  • @idildaganofficial9137
    @idildaganofficial9137 2 дня назад

    sos maxa laga wada ?

    • @biiftagroup9688
      @biiftagroup9688 День назад +2

      Meel lagu hayo caruurta bilaa waalidka ah

  • @AnaascaliMaxumad-r1x
    @AnaascaliMaxumad-r1x 2 дня назад

    Wan'kanaxay-weelka

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 День назад

    Sos ilmaha dadka ka shaqeeyo waa in ay keenan caruurta xogtooda way in ay siiyaan markey qaangaaraan.why ilmaha u wareerinayaan ayagaaba dhiban

  • @fadumoali8301
    @fadumoali8301 День назад

    DNA kaa qaada

  • @jamalrashid9710
    @jamalrashid9710 2 дня назад +2

    This is sad😢

  • @safiaahmed4403
    @safiaahmed4403 2 дня назад +1

    Daadirow amaad abgaal tahay

  • @akfamily7916
    @akfamily7916 День назад

    Way isu egyihiin

  • @owliyo1218
    @owliyo1218 2 дня назад

    Beentiis weye sootuu lahaa 1996 baa ley keenay soos waa 28jir