Dhaqaalaha iyo Dagaalka | Maxaad Sugaysaa ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 390

  • @Camuud1522
    @Camuud1522 Год назад +32

    Nabiga ku sali scw❤

  • @thenouh
    @thenouh Год назад +45

    الله أعز الإسلام و المسلمين ❤

  • @abdirahmanhassan3769
    @abdirahmanhassan3769 Год назад +6

    Xog aad u muhiim ah ayaad nala wadaagtay sxb mahadsanid wax badan ayaad nagu baraarujisay runtii. Hadii aadan walaalkaada bahalku cunaayo aadan ka fuji karinin haku taageerin bahalka siduu ugu raaxeysanlahaa hilibka walaalkaa.

  • @inkirjeestotube3366
    @inkirjeestotube3366 Год назад +2

    Masha allah Ustaad Cumar geesi islaamka uso baxay ayaa tahay allah haku xafido.

  • @HalimaYusuf-q1t
    @HalimaYusuf-q1t Год назад +5

    Kfc anigoo uurleh oo aad u rabo ayaan uga shakiyey arintaas madalban markale waxan isdhahaa ma cunugaga siinee dhiiga walalka yacni cuntadanban dhiig qof muslima ka soo qaaday shukran

  • @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
    @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt Год назад +14

    Allah is one☝️☝️☝️❤️❤️❤️❤️

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Год назад +16

    Warunta shirkada ha galada ya wax laga gadan o waxey qebkayahin dilka musliminta besadad ya lgu dilin walalka ☪️ falastiin 🇵🇸 ha gulesato inshallah 🙏

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 Год назад +24

    نعوذ بالله من هذا العجز ونحن نرى إخواتنا المسلمين الكبار والصغار النساء والرجال، ولا نستطيع صرفًا ولا دفعًا ولا وصولًا، اللهم إنا نشكوا إليك ضعف قوتنا وقلة حيلتنا وهواننا على الناس، أنت رب المستضعفين وأنت ربنا

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 Год назад +9

    Allah muslimiinta ha u gargaaro oo yuhuuda iyo gaalo ha jebiyo 🤲🏼🇵🇸🤲🏼🇵🇸

  • @SucaadEcabdillahi-qy5ep
    @SucaadEcabdillahi-qy5ep Год назад +67

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 من هرجيسا

  • @ishakaliabdillahi9264
    @ishakaliabdillahi9264 Год назад +3

    Khayr allah haku siiyo walaal ka hadalka mowduucan ad ku baraarujinayso umada islaamka. Dagaalka dhaqaale ama ka fikirku sameyn weyn ayu ku yeelana gaalada iyo isbaahaysigooda.

  • @abwaanyare
    @abwaanyare Год назад +2

    M.a Allah haku barakeeyo sxb ogaansho sidaa wacan oo indhaha noogu ifisay. Shirkaddahan yahuud taageerto wainan dulka lajarnaa

  • @Eng.Saladomar
    @Eng.Saladomar Год назад +20

    Waan kaa mahad celineenaa mooqifyadaada baraarujinta ah.

  • @barkhadhusseinmohamed8677
    @barkhadhusseinmohamed8677 Год назад +3

    Shukran Ustaad wacyi gelintaada. Waxaan arkaayey J. Malema(Siyaadi SA) oo ugu baaqayey South Africanka Inay wax soo saarka Isreal ganacsiyadooda ka saaraan sidoo Kale wuxuu weeraray Macdonuldska iyo kuwo kale

  • @moktaraden9120
    @moktaraden9120 Год назад +5

    Really I admire your courage and straight line

  • @faadumoismail4922
    @faadumoismail4922 Год назад +8

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸من هرجيسا

  • @awilcirro7461
    @awilcirro7461 Год назад +14

    Waqtigoodi waa dhamaaday.
    Guusha way dhawdahay ee aan sabarno
    Ducaduna waa waajib ,
    Allow umadaada muslimka ah ugargaar.

  • @NASRI-EEBE
    @NASRI-EEBE Год назад +25

    Ogaansho'waaberi,sahanka xogaha,ogaalka dunidan,mubaarak haadi,maracade,anaga production, and others is the role model of somali people keep going brothers and other want to make RUclips keep going acept reaction and like that is we don't need that

    • @hooyomcn1682
      @hooyomcn1682 Год назад +1

      Ayuub axmed 🎉 ku dar

    • @Cabdiraxman..Jilbiska
      @Cabdiraxman..Jilbiska Год назад +3

      is qiimee oo luuqadaada ku hadal, halkaan dad somali ah baa ku xiran cida aad wax u sheegaysidna donald trump iyo caruurtiisa ma ahan ee waa dad somali ah,

    • @NASRI-EEBE
      @NASRI-EEBE Год назад

      Hadii aand fahmayn wllo caddayso😀

    • @Cabdiraxman..Jilbiska
      @Cabdiraxman..Jilbiska Год назад

      @@NASRI-EEBE Maba fahmayo, laakiin adigu ma is reer magaalee baa is leedahay 😂

    • @NASRI-EEBE
      @NASRI-EEBE 11 месяцев назад

      Haa wllo gacaliye

  • @Amira-Alnuur
    @Amira-Alnuur Год назад +10

    Waxaad ledahay cilmi haba yaradee anaga ayaad noo fa iidaysaa ❤❤❤❤❤

  • @hij3728
    @hij3728 Год назад +2

    Walahy runti waa barnaamij xaqiiqo ah
    Mashallah

  • @mahamedahmed1263
    @mahamedahmed1263 Год назад +1

    Aqliga iyo cilmiga ale haku barakeyo wll cumar ishaar

  • @abdilaahijamac6168
    @abdilaahijamac6168 Год назад +6

    insha Allah waxan arki dona falastiin o guuleysatay o dawlad sameysatay insha Allah

  • @fadumatimacade6235
    @fadumatimacade6235 Год назад

    Wcs cumar maamo allaah ku xifdiyo haaku baarakeyo wad dadalkag waad gulleysan ishaallaah waallahen muslamita allaah ugaargaro ishaa allaah nasrun qaarib ishaa allaah amiiiin

  • @aishamohamehashi4587
    @aishamohamehashi4587 Год назад

    Shukran wlkeen omar

  • @bmk111
    @bmk111 Год назад +7


    😢 mahadsanid walal Canada ayaa jooga wax ay leeyihiin na ma iibsan doono wadanka dhan ayaaba nacay siduu dagaalkan u biloowday gaaladu waa isku garab anagana muslim soo jeeda oo is caawiya Allah ha naga dhigo shirkad kasta waa in aan iska baara inta wax ka iibsan hada kadib

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Год назад

      Iyagoo isku garab ah xitaa way dhaamaan dhammaan wadamada muslimiinta RUclips Channel-k Ogaansho ninka warbixinada noo soo gudbiya wuxuu joogaa Qatar mareynkanka saldhig ayey ku leeyihiin wadanka uu joogo waxaa ku taal xarun la dhaho Al Udeid Air base dhab ahaantii qiiro maloo baahna iyo in xarumo ganacsi cunaqabateyn la saaro Dowladada wadamada Islaamka oo dhan ayaa Mareykanka dabada u leefa mareykankana Israel waxay u tahay hadaf strategy ah mana ogolaanayo in ay dunto jiritaanka Israel. Israel waxaa waardiye ka haya madaxda wadamada islaamka oo dhan hadaladada caadifada ku dhisan waxba soo kordhin maayaan

  • @Shacni724
    @Shacni724 Год назад +8

    Best RUclipsr Ogaansho guulayso ustaad❤

  • @dahiribrahim6730
    @dahiribrahim6730 Год назад +2

    Masha'Allah,, Omar Inshar

  • @kamaaludiinka
    @kamaaludiinka Год назад +2

    Waa arin fiican oo taagerid mudan, shilinkaaga lagu daray kaaga iyo kuwa kale waxeey iibin karaan gantaal lagu dili karo wallaalaheyn falastiin 👌🏻👌🏻

  • @inahayaan9816
    @inahayaan9816 Год назад +1

    Alxamdulilah weligay ma isticmalin mana cuni doono insh allh.

  • @cumarxuseen1740
    @cumarxuseen1740 Год назад

    شكرا عمر انشار وجزاكم الله خيرا

  • @apdallaisxaaq
    @apdallaisxaaq Год назад +9

    1 million coming soon ❤❤❤

  • @shugriduhul2170
    @shugriduhul2170 Год назад +1

    Wcs bahda OGAANSHO Jzk kheyr Allaha
    naxafidi,Falastiin Rabbi h u hiiliyo Aamin,
    Magac kasta ee gaalo oola baxday
    Caalami waa gumeyste Busto kusoo
    Huwaday, Xuriyad in lagu wada nolado
    ayaa u cudur ah,

  • @melmi3299
    @melmi3299 Год назад +1

    Jazaakumulah kheyr

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M Год назад +1

    Xaqqa wuu iman InshaAllah 🤝

  • @AdoontiiAlle8
    @AdoontiiAlle8 Год назад +1

    Mahadsanid walaal Omar

  • @elyasjimale4316
    @elyasjimale4316 11 месяцев назад

    استاذ احبك في الله وبارك الله فيك يا اخي الكريم على انشار معلومات مفيدة

  • @jafarmohamed1353
    @jafarmohamed1353 Год назад

    Wcs Shukran ustad

  • @feisaldakane1300
    @feisaldakane1300 Год назад +4

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 Год назад +1

    Maashallaah RUclips xaqiiqada cad sheega jazkallaah kheyr walal cumar coming soon 1m inshallaah

  • @SakariyeIc
    @SakariyeIc 11 месяцев назад

    OmaR inshaR Nin Aan Wax Badan Ka Faa'iDey Abaal Aya KuHaya ThnKz🙏❤️

  • @sammaanofficial5287
    @sammaanofficial5287 Год назад

    Walaalkeen ogaansho ALLE ha dhowree wuxuu naga mudan yahay inaan taageerno 100% si aan kalaabasho laheyn sababtuna waa inuu inoo soo gudbinayo baraarujin loo baahan yahay inaan ogaano walaal mahadsanid 1000 jeer iyo kabadan❤❤❤

  • @mukhtaartembo8953
    @mukhtaartembo8953 Год назад +1

    ahmed fakhouri yaga masha alaaha omar ogaansho the gold voice 😊😊😊

  • @BilalMaxed
    @BilalMaxed Год назад +10

    Ogansho markaa video yaga saa usoo dhigtay baa arkay walahi❤😂😮

    • @Cabdifitaax-cy6jz
      @Cabdifitaax-cy6jz Год назад +1

      in itobiyanku ku ilaalo kuna baaro bandana ayaa ku him himiyaan madaxda somalina ayaa ku dhahaan waa nabad ilaalin waxaas ma saxbaa wll

  • @Ozla252
    @Ozla252 Год назад +5

    Insha'allah way guleysan doonan reer falastiin 🇵🇸

  • @cabdinuurjaamac872
    @cabdinuurjaamac872 Год назад +3

    Asc walaal sidaad noobaraarujisy jazaakallaah shirkadahaas yaan waxlagagadan waa balan iinshaa allaah

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 Год назад +1

    النصر من عند لله لشعب فلسطين

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 Год назад

    Masha allah cumar alla baarik alla hano kaa dayo wxd thy qorax umada u soo bxdy runti tan ganacsigana waxn cabi jiry kokola kumana barugsanayin arintan lakiin manta laga bilaabo dib u cabi mayo weliba dadkana wan ka wacyi gelin dadka caba alla yuhuud iyo inta tageerta ha jabiyo

  • @Haarkujoog114
    @Haarkujoog114 Год назад +4

    Asc,sxb cumar inshaarow hadii carabtu ayjoojiyaan ama ugu yaraan yareeyaan ¹/2 waxaan qabaa inay yuhuudu(US&Israel) joojinlahaayeen dagaalka Caruurta iyo haweenka ee marinka GAZA kuduqaynayaan.

  • @XamdiXaabsey-rl2ok
    @XamdiXaabsey-rl2ok Год назад

    Ilaahow u gargaar walaalaheen falastiin . 🇵🇸

  • @OmarNur-w3b
    @OmarNur-w3b Год назад +1

    Kheyr allaha ku siiyo waxa Nan ogey bad no sheegtay

  • @suleymaanibnubiid35
    @suleymaanibnubiid35 11 месяцев назад

    Horay u soco ustaad inshaar

  • @HassanSwmaly
    @HassanSwmaly Год назад

    jazakallah kheyr ❤

  • @YusufJowhar49-tk3uu
    @YusufJowhar49-tk3uu Год назад +2

    M.a ogasho sxb sre marwalba waan kula socdaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan Год назад +1

    Allaaha Akbar Allaaha Akbar Allaaha Akbar Allaaha Akbar Allaaha Akbar Allaaha Akbar Allaaha Akbar Allaaha Akbar Allaaha Akbar Allaaha Akbar Allaaha Akbar Allaaha

  • @فاطمهعبدالله-غ2ط

    الله يبارك فيك

  • @ShemsaGedi
    @ShemsaGedi Год назад +6

    Falastiin guuul guuuul guuuul Inasha Allah 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @hooyomcnhooyomcn3690
    @hooyomcnhooyomcn3690 Год назад +25

    Intaka comatose aqri Neyso like isaar😢 1k

  • @marwanyare6082
    @marwanyare6082 Год назад +2

    Alahu Akbar...inshaar.guuleyso.sxb

  • @MaxamedDhanaan
    @MaxamedDhanaan Год назад

    Cumar inshaar wlhi intu muqankan isodicin hada waxan firsanaya muqal kale o ogaansho ah 4 years ago ah waxad kaga hadleysey 30 xikmad o muhiim ah . M.a sxb wankutageera waxaa tagay qofka keli ah o wax muhiim ah sogudbiya yacni muqaalo dadka anfacayo wlhi MARMARKA QAAR XITA FAIDOYIN BADA. AYAN KAQOREY KEEP GOING WLL ALLAH HAKUBARAKEYO . MUQALKAN HADA MARKAN ARKEY AAD AYn kufarxey mac naha wansugaye

  • @apdallaisxaaq
    @apdallaisxaaq Год назад +2

    Zxp video yadada wan jaclahy ee nosoo baoobsii adoo mahadsan❤❤❤

  • @suugaanxse
    @suugaanxse Год назад +40

    Free Palestine 🇵🇸 from Somalia ❤

  • @MaanUgbaad
    @MaanUgbaad Год назад +5

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    M.allaah muslimiinta Allaha Guuleeyo ❤❤❤❤

  • @MaryanAliYusuf
    @MaryanAliYusuf Год назад

    شكرا يا اخي العزيز

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Год назад +2

    🥺🥺🥺🥺 ... Rabbiyoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir
    (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex).
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @XasanTimacadde-yw4nr
    @XasanTimacadde-yw4nr Год назад +1

    Masha alah mahadsanid pro❤

  • @abdilaahijamac6168
    @abdilaahijamac6168 Год назад +2

    alle hamideeyo qulubta islamka

  • @MaxamedManuur-kl5c
    @MaxamedManuur-kl5c 11 месяцев назад

    ٱهْدِنَا ٱلصِّرَٰطَ ٱلْمُسْتَقِيمَ,
    ee nagu hanuuni jidka toosan (Xaqa)

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan Год назад

    Allaaha Akbar Allaaha Akbar Allaaha Akbar Allaaha Akbar Allaaha

  • @behumble3829
    @behumble3829 Год назад

    Thanks macalim

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 Год назад +1

    Insha allah way guuleysanaysaa falastiin

  • @Xabashi6
    @Xabashi6 Год назад +26

    I would give everything to sit with my parents one time and laugh with them 🥺

    • @ramlanormahamud9020
      @ramlanormahamud9020 Год назад +1

      I hope you get to meet your family early if they are alive and if they died may Allah have mercy on them and give jannah fardowsa

    • @MohamedOmar-nl2qn
      @MohamedOmar-nl2qn Год назад +2

      How’s this relevant to the topic? Mxaa naga galay waalidkaga, xabashigii kudhalay cune

    • @fariida6236
      @fariida6236 Год назад +1

      ​@@MohamedOmar-nl2qn si dagan wax ugu sheeg walaal

    • @TrendToKnow
      @TrendToKnow Год назад

      Pray for them

  • @CODEYGAMER
    @CODEYGAMER Год назад +2

    6:24 Waa xaqiiqo Wllken Omar Hadalka Uu Ka Dhwajiyay 🇸🇴😢

  • @CASHOCABDULAHISiciid-xj3bc
    @CASHOCABDULAHISiciid-xj3bc Год назад +4

    MUQALKAN WAXAN NOQDAY QOFKI UHOREYAY
    BINKA ITABO OMAR 🙏

  • @CaishaSuudi-pp5ep
    @CaishaSuudi-pp5ep Год назад

    😏😏walhi hadaan shirkad furanaayo inaan magac qofkale isticmaaleen
    Wan kugu racsanahay horey u soco
    Allah u gargàaro walaaleheen

  • @usaamamahad6307
    @usaamamahad6307 11 месяцев назад

    Ogaansho barnaamij-yadiisu waa jaxiimo holcayso.🔥 yasalaam❤

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 Год назад +1

    Illaahow ugargaar falistiin 😢🇵🇸

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Год назад +1

    اللهم انصر اخواننا في فلسطین

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 Год назад +2

    ۞ وَاعْلَمُوا أَنَّمَا غَنِمْتُم مِّن شَيْءٍ فَأَنَّ لِلَّهِ خُمُسَهُ وَلِلرَّسُولِ وَلِذِي الْقُرْبَىٰ وَالْيَتَامَىٰ وَالْمَسَاكِينِ وَابْنِ السَّبِيلِ إِن كُنتُمْ آمَنتُم بِاللَّهِ وَمَا أَنزَلْنَا عَلَىٰ عَبْدِنَا يَوْمَ الْفُرْقَانِ يَوْمَ الْتَقَى الْجَمْعَانِ ۗ وَاللَّهُ عَلَىٰ كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ (41) إِذْ أَنتُم بِالْعُدْوَةِ الدُّنْيَا وَهُم بِالْعُدْوَةِ الْقُصْوَىٰ وَالرَّكْبُ أَسْفَلَ مِنكُمْ ۚ وَلَوْ تَوَاعَدتُّمْ لَاخْتَلَفْتُمْ فِي الْمِيعَادِ ۙ وَلَٰكِن لِّيَقْضِيَ اللَّهُ أَمْرًا كَانَ مَفْعُولًا لِّيَهْلِكَ مَنْ هَلَكَ عَن بَيِّنَةٍ وَيَحْيَىٰ مَنْ حَيَّ عَن بَيِّنَةٍ ۗ وَإِنَّ اللَّهَ لَسَمِيعٌ عَلِيمٌ (42) إِذْ يُرِيكَهُمُ اللَّهُ فِي مَنَامِكَ قَلِيلًا ۖ وَلَوْ أَرَاكَهُمْ كَثِيرًا لَّفَشِلْتُمْ وَلَتَنَازَعْتُمْ فِي الْأَمْرِ وَلَٰكِنَّ اللَّهَ سَلَّمَ ۗ إِنَّهُ عَلِيمٌ بِذَاتِ الصُّدُورِ (43) وَإِذْ يُرِيكُمُوهُمْ إِذِ الْتَقَيْتُمْ فِي أَعْيُنِكُمْ قَلِيلًا وَيُقَلِّلُكُمْ فِي أَعْيُنِهِمْ لِيَقْضِيَ اللَّهُ أَمْرًا كَانَ مَفْعُولًا ۗ وَإِلَى اللَّهِ تُرْجَعُ الْأُمُورُ (44) يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِذَا لَقِيتُمْ فِئَةً فَاثْبُتُوا وَاذْكُرُوا اللَّهَ كَثِيرًا لَّعَلَّكُمْ تُفْلِحُونَ (45)

  • @inaabdullaahi7009
    @inaabdullaahi7009 Год назад +1

    Thank you walalkey ❤❤❤❤ Palestine ❤️🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️🤍❤️🤍❤️🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️🤍❤️❤️🤍❤️❤️🤍❤️❤️🤍

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 Год назад +2

    للهم اجعل لأهل فلسطين النصرة والعزة والغلبة والقوة والهيبة.
    اللهم انصر أهل فلسطين وثبت أقدامهم.
    اللهم انصر إخواننا في فلسطين.
    اللهم حرر المسجد الأقصى، واجبر كسرهم، واشف مرضاهم، وتقبل شهدائهم برحمتك.
    اللهم إني أستودعك بيت المقدس وأهل القدس وكل فلسطين.
    اللهم إنا لا نملك لفلسطين إلا الدعاء فيارب لا ترد لنا دعاء ولا تخيب لنا رجاء وأنت أرحم الراحمين.
    اللهم رد إلينا فلسطين والمسجد الأقصى ردًا جميلاً، اللهم أنصر ضعفهم فإنهم ليس لهم سواك.
    اللهم اجعل نار المسلمين تحرق الأعداء.
    اللهم انصر شعب فلسطين على اعدائك.
    اللهم بسطوة جبروت قهرك ، وبسرعة إغاثة نصرك، وبغيرتك لانتهاك حرماتك، وبحمايتك لمن احتمى بآياتك، نسألك يا الله يا قريب يا سميع يا مجيب
    🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @zarab12
    @zarab12 Год назад

    اللهم انصر اخواننا المسلمين

  • @tajudinbayaan2700
    @tajudinbayaan2700 Год назад +2

    Mashalah

  • @mohamedhersi2366
    @mohamedhersi2366 Год назад

    Walaal Allah ha ku xifiyo

  • @dhaqandahir7749
    @dhaqandahir7749 11 месяцев назад

    Allah hakuxafido

  • @maan8746
    @maan8746 Год назад +1

    لأول مرة أكون المشاهد الثالث لهذا المقطع في هذه القناة

  • @abdifitahahmed9768
    @abdifitahahmed9768 Год назад

    Jazaakallah qeer brother

  • @carabinhojr7938
    @carabinhojr7938 Год назад

    Qofka kaliye aan soomaliya. Usoo jeedo omar inshaar

  • @Qays6272
    @Qays6272 Год назад +4

    Lipx gabadhada Mrky qaan gaadho isii 0:33 adeer

  • @falkiye0076
    @falkiye0076 Год назад

    الهم انصراخواننافي فلسطين

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 Год назад +1

    Subxanallah 😢 shirkadha taagerayo aya wadamo Muslim kuyalo

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 11 месяцев назад

    Maanshallah magacaagu culusaa caqligaagu badanaa caancaan dhalatahay cadow kuma haleelo codkar noo kacaatahay

  • @YazirKarim-y6f
    @YazirKarim-y6f Год назад +126

    Free Palestine 🇵🇸 inshallah

    • @axmedcabdielmi6803
      @axmedcabdielmi6803 Год назад +11

      Fadlan jooji erayga free. Waa eray jilicsan.

    • @NSalah2006
      @NSalah2006 Год назад

      @@axmedcabdielmi6803
      Maxaa lagu bedeli karaa markaa? “Free Palestine” waa halku dhig aduunka oo dhan mucayin ka ah oo laysla qaatay wax xumaana ama nuqsaana oo ku jira ma arko!

    • @CawilCilmi
      @CawilCilmi Год назад

      ​@@axmedcabdielmi6803waayo wll❤😍

    • @khalidcabdow3786
      @khalidcabdow3786 Год назад

      ⁠​⁠@@axmedcabdielmi6803😅😅😅😅😊😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😅😅😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅

    • @mubaarakcabdulaahi5612
      @mubaarakcabdulaahi5612 Год назад

      Soomaliya ayaa ka liidta falastiin 2dad fikir ahaan soomaliga fikirkiisu waa qabiil halka falsdiinigu yahay qadiyad mar uun ayay guulysan lkin soomalidu waligood guuli ka dheer ilaa ay soo baxdo awood dhamantood baabiisa

  • @MaxamedManuur-kl5c
    @MaxamedManuur-kl5c 11 месяцев назад +1

    اللهم انصر اخواننا في 🇵🇸

  • @Shuutuu
    @Shuutuu Год назад

    THANKS

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 11 месяцев назад +1

    Wll oganshow ❤❤❤❤❤❤ alle haku xafiido❤❤❤❤

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib Год назад

    ASC brother Cumar inshar

  • @waatijaabo4630
    @waatijaabo4630 Год назад +2

    Alle haw u gargaaro muslimiinta

  • @CiiseHaaji765-zl2yn
    @CiiseHaaji765-zl2yn Год назад

    Allh akbar fastin way xurbi gaalo way jabi insha allh

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg Год назад +1

    Masha Allah good news 😊

  • @boqorkabartamahanemanjajab8655

    Mahadsanid walalka