Deg Deg Ciidankii Masar Oo Loo Diiday Somalia, Laftagareen Oo Fadeexad dhex Fadhiya & Sirta...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 сен 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

Комментарии • 60

  • @HaldorCali
    @HaldorCali Час назад +1

    Waa run wlhi masar iyo itobiya midna dan nomaha 🇸🇴

  • @AbdiHm-r4p
    @AbdiHm-r4p 48 минут назад +1

    Itooboiya oo yidhi waxaan qabsanayna somalia ayuu siyaasigu Ku garan taagan tahay
    Somalia waa kaa siyaasigeediii.

  • @HaredDuale
    @HaredDuale 2 часа назад +4

    Warkaasi waa war JAAJUUS ITOOBIYAAN sabtoo ah masar weligeed ayey na garab taagnayd

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j Час назад +1

    Masar wa imane anaga xorbanahay

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 2 часа назад +3

    Ina cabdi waare waxaan u sheegayaa ( cadawgaaga cadawgiisu waa sxb-kaa

  • @KheyreAadan-r1i
    @KheyreAadan-r1i 3 минуты назад

    Yes❤

  • @itsmyyoutobehanaanhannan1018
    @itsmyyoutobehanaanhannan1018 2 часа назад

    Ta waa run waana joogayaan

  • @KheyreAadan-r1i
    @KheyreAadan-r1i 3 минуты назад

    Yes

  • @abdirazakmohamud5874
    @abdirazakmohamud5874 2 часа назад +1

    Afga Ethopianka Warkaasi waa war JAAJUUS ITOOBIYAAN sabtoo ah masar weligeed ayey na garab taagnayd

  • @HaldorCali
    @HaldorCali Час назад

    Waa run wlhi

  • @GeeddowYusuf
    @GeeddowYusuf Час назад

    Beesha madaxweynaha kulahaa like halagala noqdo waa wecel itopian ah

  • @HusseinHAden
    @HusseinHAden Час назад

    Lafta gareen ma wuxuu rabaa in itoobiya ay xoog ku qaadato dhulka iyo badda soomaaliya

  • @OmarAli-rf4nr
    @OmarAli-rf4nr 2 часа назад

    Itoopiya ayaan dansoomali haysa maa ileedahay walaakay

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 2 часа назад +1

    Ina cabdi waare ma wuxuu rabaa ( in soomaaliya Itoobiya ay buurato?

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 41 минуту назад +1

    Yaa huu waa kugu kaligaa Ethiopian jacaylkeedu! Subxaanallah illahay iimaanka nagama qaado waare muxuu meesha la soo istaagay ceeb badana, Ethiopian waa cadowga Somali daba dhilif donimayno warkiisa

  • @itsmyyoutobehanaanhannan1018
    @itsmyyoutobehanaanhannan1018 2 часа назад

    Itopia iyo hawiyo waa kaaf i kala dheer

  • @itsmyyoutobehanaanhannan1018
    @itsmyyoutobehanaanhannan1018 2 часа назад

    Itopia waa walaalaheyni waayo

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 Час назад

    waa ayo IGAD
    SOOMAALIYA ayaa iskaleh ay gomaamiso cida wadeenkeeda ay imaaneyso

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Час назад +1

    laftagareenow ha la heshiinin inuu celinayo ciidanka masar oo hada maraakiib ku soo qulqulaya markii masar la celiyo itoobiya beesha gcudah iyo dibadaba soomaali ayaa ka dacweynesa weyna baxayaan haduu la heshiiyo mamulgobaledya

  • @rocky4066
    @rocky4066 38 минут назад

    Soomaaliya waa udhamaatay haddii sidan kusii socota dowladda xasan sheekh. Oo aan aqoonin dowladnimada sida loo maamulo...

  • @zakeriaali9115
    @zakeriaali9115 2 часа назад

    So many president in Somalia no needed to change governors

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 2 часа назад

    WAA SAX DHULKU NADAB MAAHA HEEYS KA JOOGO ILAA DHULKU HAGAAGAYO

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 часа назад +1

    WAARE, WA AASASAHA HIRAAN STATE, HADDANA AY HESHIIS KU WADA GAREEN DEGMADA GODEY EE DDS, WAARE CIDDISA AYU U HADLAYA EE SOMALI UMA HADLAAYO, WAA JAAJUS AXMAARO.

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 Час назад +1

    Asalamu Alaikum don not forget daily to recite اللهم صل علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي آل ابراهيم اللهم بارك علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما باركت علي ابراهم وعلي آل ابراهيم انك حميد مجيد❤❤

  • @itsmyyoutobehanaanhannan1018
    @itsmyyoutobehanaanhannan1018 2 часа назад

    Nin wsliba dantiisi

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 2 часа назад

    ❤😂Yaab Buurmadoow iyo Ugaaska samaroon laba 2- bo (Somali land) ayaa jirta?😂❤🎉❤

  • @qaaliMohamed-f4n
    @qaaliMohamed-f4n Час назад

    Qof buuran oo aqli leh anigu waan waayey I tibiyo mawaxay tobansano ii dul joogtey in ay amaankryga sugto oo markan amaan helo iga baxdo mise in ay dhulkeyga somaliya qaadato hadeytahay in aydhulkeyga qaadato dee madhacayso hadeysathay in ay nabad dhulkeyga kusodabaleysey dee danteydii waan garee hayga baxdo bilaash aniga wax iguma qaban itobiyo baqolaal Kun ayey igu qadaneysey dadna waa iga leysey hadana badeydey usodhigatay

  • @Kihkjc
    @Kihkjc 2 часа назад

    Ware ilaahow naga qabo wuxuu u egyahay ninlasogalay hishiis itobiyo waa natten uu ugu shaqaynayo cadawga somaliyed War unax falkaga iyo dadkaga dabalyahow

  • @AliMohamed-ub6ob
    @AliMohamed-ub6ob 2 часа назад

    Egypt hada wixii aan ka rabnay waan ka helnay masar danteena amnigeena ayaa ku xiran itobiyana hada iyaa ganbasho ku jirto mudane waare itobiya jaceylka waa kuu kaligaa.

  • @CaliCiid-k2k
    @CaliCiid-k2k 35 минут назад

    hadal fiican ma taqaani halka ka fiirso

  • @Kimodadon
    @Kimodadon 2 часа назад

    Cuuryaankaan waa in lasoo xiraa wasaqa

  • @HiboXasan-ni7em
    @HiboXasan-ni7em Час назад

    Ce lui même qui est détruit le pays, il dit de quoi

  • @AbdirahmanJama-z3j
    @AbdirahmanJama-z3j Час назад

    waare waa runtii masar iyo itoobiya midna dahta somaliya kuma jirto waa in labadaba meesha laga saaraa.

  • @Kihkjc
    @Kihkjc 2 часа назад

    Walee somali dabadhilif kumayara midwalba waxa uu kaladul dhacaya aman cadawga somaliya

  • @itsmyyoutobehanaanhannan1018
    @itsmyyoutobehanaanhannan1018 2 часа назад

    Cid itopia neceb majirto

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 35 минут назад

    Xasan gurguurte waa isaga cida dalka doonayo in itoobiya qabsato

  • @YFC-lo9nj
    @YFC-lo9nj Час назад

    1 Haday Somalia arimaheeda u madax banaan tahay, maxaa IGAD ka galay Ciidamada Masar ee Soomaaliya la keenayo.
    2. Maxayse IGAD hadal ooga keeni wayday kuwa AMISOM, kuwa Kenya, kuwa Itoobiya iyo kuwa Maraykan intaanan la soo galin dalkeena?

  • @CabdikafiDuceysane
    @CabdikafiDuceysane 2 часа назад

    Soddonka sano Ethiopia waa na dileysey waana isku keen hubeyneysey, Masaru Maxey kuu geysatey

  • @WilliamHall-y8y
    @WilliamHall-y8y 2 часа назад

    Merci pour cette vidéo ! Je sais maintenant comment passer toute ma soirée à rire jusqu'à en pleurer🍓

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 Час назад

    Somalia federal government must withdraw from IGD if IGD is against Somalia interest and sovereignty
    Somalia federal government have right and nations to invited into its soil
    Egyptian troops must deployed immediately without hesitation to Somalia
    99% of Somalia nations welcome the Egyptian troops

  • @ahmedmohmed-ny1cg
    @ahmedmohmed-ny1cg Час назад

    Ware wa jajus itopia marku leyhy masar noma so gurman masar hadey no so gurma xita wax ba ino ma dhimin lkn itopia wacadaw so jiren ah hada rabta iney bad somaliya bari ay ka gummado iney xoog ku qadato mar daba dhif yada itopia walaga guley sanay iyago somali sheganayey u sacab tumayan cadaw raba rtan falastiin heysata somaliya ay gasho somalia

  • @AbucarNoor
    @AbucarNoor Час назад

    Waara fara ayeey Ethiopia ka heysa, Marka wuxuu ku qasban yahay in uu Ethiopia la safto

  • @itsmyyoutobehanaanhannan1018
    @itsmyyoutobehanaanhannan1018 2 часа назад

    Cid itopia ka celin kartong majiran

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 25 минут назад

    Wa jajus Ethiopia racsan ma ilahay buu kakeney marku leyahay wa lawayi wax Somalie ah benale tuuga ah

  • @dargo114
    @dargo114 2 часа назад

    Masar mucaawino ama dhib uga geysan Somalia 30kii sano ee dagaalka sokeeye.
    Etheopia dhib iyo dil, kufsi, jajuusnimo iyo hubeyn qaybaha kala duwan ee Somalia.

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Час назад

    xasan maxuu maamugobaledyada ula heshiin waayey markuu raadinayo inuu titio isagoo amar lagusiiyey titi m gobaleedyada ismawciil ayaa amr ku siiyey halaheshiiyo M gobaleedyada wax walbana waxaa ka daran inuu noosoogaliyo masar oo raadineysa meel ay kaladirito itoobiya

  • @AliMohamed-ub6ob
    @AliMohamed-ub6ob 2 часа назад

    WARIYE hanoo xisaabin mooryaan wax af duubtay haku magacaabin beel dhan waana kugu gef weyn ee raali gelin ka bixi.

  • @XaajiMaxamedcabdi-pc7po
    @XaajiMaxamedcabdi-pc7po 47 минут назад

    Horta ma itoobiya ayaad uhadlaysaa mise soomaaliya mise dhax dhaxaad ayaad tahay 3 daasba hadalkaaga inaad matalayso ayaa lagafahmayaa waxaanse kuusheegayaa itoobiya dalkanaga ayay rabtaa inay qaadato lkn masar muslimnimada kasakoow dalkanaga marabto inay qaadato in lawaynyahay waxaa kafiican in waxlagarto

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 2 часа назад

    Kkkk Igadaa warkoodu waa dhuuso geel ee warkooda ha noo keenin ugaas , sababtoo ah iyoobiyaankii xumaa ayaa madax ka ah waxna ma qaban karaan (IGAD), mida kale soomaaliya ayaa go,aanka keenista iska leh, lkn cinwaanka qoran badal.

  • @rocky4066
    @rocky4066 37 минут назад

    Waare waxa uu ka mid yahay NGO Yada dalka beecgeeya ogaada shacabkoow

  • @AadanCali-l2u
    @AadanCali-l2u 2 часа назад

    Beenssle.

  • @itsmyyoutobehanaanhannan1018
    @itsmyyoutobehanaanhannan1018 2 часа назад

    Adigaa beenfaafis ka shaqeynaysaa

  • @AliHassan-sy5dc
    @AliHassan-sy5dc Час назад

    HG beentiinna waa la bartey.

  • @OmarAli-rf4nr
    @OmarAli-rf4nr 2 часа назад

    Waare halayska ilaaiyo waa shaqaalo itoopiyaan

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 29 минут назад

    Ninbuka boqol uu tali

  • @KheyreAadan-r1i
    @KheyreAadan-r1i 5 минут назад

    Yes