Asaga ayayba qaladku tahay inu ooyo wayo qadarta alle wa laqata wana lagu sabra kuwa lugahoda kusocda oo badan oo asagu ka horumar iyo mustaqbal fcnyhy ba buxa malintas Bala idhawacay oo lugahaygi wayay hadu kuso celceliyo macno ma kenayso
@@MaxamadDeeq-rh1ddwalaal inuu qadarta ku sabray waxaa cadeeyneeso siduu hormar u gaaray, laakin emotional inuu noqdo xasuustaa daraadeed waa wax caadi eh oo cadeeyneeso inuu bina’aadan yahay uuna qof naxriis leh yahay uuden eheen qalbi dhagax that’s all. Uma maleeynaayo inuu Asad cagahiisa u ooynaayo laakin xasuusta sida uu ku baxay iyo sida uu ku soo laabtay farqiga u dhaxeeyo baa Arin lama filan eh. AirPort waxaa laga qaaday asoo xalad xun ku jiro wuxuuna ku soo laabtay asiga oo madaxweyno camal looga soo dhoweeyay taas maxeey na tusi in uu qof qof dili karto eysan jirin qadarta Allah la’aantiisa. Mida kale ka fikir dadka u quuri waayay inuu nolaado oo gardaro isku deyay iney nafta dhaafiyaan oo hadana sawab u noqday hormarkiisa… kuwaas qalbigooda yaa i tuso ciil wey la joogaan hadey noolyihiin,Allah caradiisa wey kasbadeen hadane wax ey ka qaadeen malaha. Soomalida xaq daro iyo dil awood u maleeyo midaan haku waano qaataan, cid aa dili kartit malaha illaa qadarta Allah qofkaas u imaado marka aaqiradiina ha iska xumeeynina umada walaalihina muslimiinta amaan ha iniga hesho. Walaalkeena Asadne waxaa u rajeynaa hormarkaan mid ka weyn inuu Allah gaarsiiyo
Way kuu qormeed tan, ku sabar, iyaga sabab ley kuu noqdeen Ilaahay swt ayaana kaaga cadgoyn, maalin aan marqaati loo baahanayn iyo qiraal toona, ajarna waa ka helee ins en Allah. Waa kula jirnaa dhammaan umadda Soomaaliyeed. Cabdullahi Xaajiyo, walaal aan jeclahay isna waa salaamayaa. Cabdullahi reer Xaajiyow waa iiga duwan yahay sida uu walaalkiis u garab israagay darteed, Ilaahay swt laanti uu qabto hala qabto
masha Allh bro Allha ku soo celiyo Lugahaaga cafimadkooda zxb dadkii adiga saa kuu Galay manta iyo biritaba dhibta way sataaa Adiga Noqo kii wanagsaa bro ee Cafinta Qaado Alle ayaa kaaga Aaraayo Dadka saa Kuu Galay
Wlhi waa la oyay 😢asad hagio wallo horay u so ha niyad jabin kuwaa herka aad garsiisqy wey ku caysiyeen king ceyda and amira ee ayagnah washami ayaa lagu qadayaa
Wlhi waan la ooyay asad hagio waa nin qalbi wanaagsan❤
Inta la oysey asad ismujiya 😢❤
Koko reply
😭😭😭😭😭😭😭😭
Asaga ayayba qaladku tahay inu ooyo wayo qadarta alle wa laqata wana lagu sabra kuwa lugahoda kusocda oo badan oo asagu ka horumar iyo mustaqbal fcnyhy ba buxa malintas Bala idhawacay oo lugahaygi wayay hadu kuso celceliyo macno ma kenayso
😭
@@MaxamadDeeq-rh1ddwalaal inuu qadarta ku sabray waxaa cadeeyneeso siduu hormar u gaaray, laakin emotional inuu noqdo xasuustaa daraadeed waa wax caadi eh oo cadeeyneeso inuu bina’aadan yahay uuna qof naxriis leh yahay uuden eheen qalbi dhagax that’s all. Uma maleeynaayo inuu Asad cagahiisa u ooynaayo laakin xasuusta sida uu ku baxay iyo sida uu ku soo laabtay farqiga u dhaxeeyo baa Arin lama filan eh. AirPort waxaa laga qaaday asoo xalad xun ku jiro wuxuuna ku soo laabtay asiga oo madaxweyno camal looga soo dhoweeyay taas maxeey na tusi in uu qof qof dili karto eysan jirin qadarta Allah la’aantiisa. Mida kale ka fikir dadka u quuri waayay inuu nolaado oo gardaro isku deyay iney nafta dhaafiyaan oo hadana sawab u noqday hormarkiisa… kuwaas qalbigooda yaa i tuso ciil wey la joogaan hadey noolyihiin,Allah caradiisa wey kasbadeen hadane wax ey ka qaadeen malaha. Soomalida xaq daro iyo dil awood u maleeyo midaan haku waano qaataan, cid aa dili kartit malaha illaa qadarta Allah qofkaas u imaado marka aaqiradiina ha iska xumeeynina umada walaalihina muslimiinta amaan ha iniga hesho. Walaalkeena Asadne waxaa u rajeynaa hormarkaan mid ka weyn inuu Allah gaarsiiyo
Abowe ha murugonin asad markasta ii faraxsanow abowe wlhi dar alle ku jecelahy❤❤❤
Bismillah guurso marka 😂
Guuleeso walaal aduunka intaa nooshahay wax walba waa la arkaa qalbiga ayaan kaa jecelnahay Allah ku xifdiyo
Waan la ilmeyay runtii hadalka asad alle lugahaga hakugu is taajiyo wll from hargeisa wan ku duceynayaaa wll 😢
Ilahbaa ku dhartee walee mnta oyinta wey iga dhamaatay ilahow qof walbo meshow ka bahanyahay ka bahi tir ilahow adaa wena waa xidahee allahuma amiin
Wallahi dheh. Walaaleey ani maaqalbi adag misee adaa aad ujilcan? Maxaa kuooysay hada 😂 ani waa qalbi jilcanahay lakiin maxaa laooysay bal
😢😢😢😢😢😢insha allh wacafimadi dunta lugahaga ilahey hakucafiyo asad
Walaahi xaqiiqdii maanta ilinta waan ceshan waayey waxaa kamid ahaa dadkii badnaa banaanka ilaa gudaha joogay xaqiiqdii dareenkeyga siduu ahaa ilaahey baa ogaa 😢ilin darteed uka soo takay airporka aadan abdulle osmaan aadan adde 😢😢welcome back 🔙 asad hagio
❤❤❤😂🎉
You are so good
Muslims are praying
Muslims are good at praying
They are reading good at Quran they Quran for a few days years ago
Asad❤❤❤❤❤😢😢😢😢 Salan saree from Djibouti wllo qaali
Asadowwww ha iga murugooon apowe😢😢😢😢❤
Waaaaw caadi maaha wlhi waaa qalbi jilcan yahey Asad legend sxb waan ku wadanaaa don't cry
Nabiga kusaliya ❤❤❤❤
Salalaahu calayhi wasalam
Scw@MahmoudMohamed-rw6ue
Way kuu qormeed tan, ku sabar, iyaga sabab ley kuu noqdeen Ilaahay swt ayaana kaaga cadgoyn, maalin aan marqaati loo baahanayn iyo qiraal toona, ajarna waa ka helee ins en Allah. Waa kula jirnaa dhammaan umadda Soomaaliyeed. Cabdullahi Xaajiyo, walaal aan jeclahay isna waa salaamayaa. Cabdullahi reer Xaajiyow waa iiga duwan yahay sida uu walaalkiis u garab israagay darteed, Ilaahay swt laanti uu qabto hala qabto
😢😢😢😢😢😢sory wll asad ilahey ha ko dhameystiro lixixdad lexed
Ha iga murugoon asadow bowe ❤😢
Welcome asad hagio somaali ❤❤
ASAD HJIYO guulayso wll dalkuna waadalkaagi dadkuna waadadkaagi farxad baan kurajynayaa❤❤❤
Haduu imade in lawaresto maahayn marku nasto ahayd hada wuu qiireysanyahy qofka somali goorme wax fahmayan😢
Cameradu unbay la hoos yaci ddka ufff😢😢
Al waan la ilmeeyay asd wlhi😭😭😭
Maasha Allah Asad Hagio Allah ku siiyo caafimaad taam ah
Ax allow lixadkagaa kusuceliyo wlkey mcn😭😭😭😭😭😭😭
Masha allah ilahay haku xafido asad❤❤😢
Wlhi wa la ooyey ilahay waxan kaga barya inas dib lugahada igu socota. Inshllh
Wan ilmiyey abwe asad ilahay hku xgdiyo😭😭😭😭😭😭😭😭😭
😭♥️bwe mcn welcom somalia
Zorry wllhi wan la ooyay alle lugahaga hakuso celiyo asad abowe
masha Allh bro Allha ku soo celiyo Lugahaaga cafimadkooda zxb dadkii adiga saa kuu Galay manta iyo biritaba dhibta way sataaa Adiga Noqo kii wanagsaa bro ee Cafinta Qaado Alle ayaa kaaga Aaraayo Dadka saa Kuu Galay
Ala sa u jeclahay asad ilahayow asago luguhiisa ku socdo natus❤❤😢
Guleso ased xajiyow Alle haku cafiyo
Asadkeenna ilahy ha ino ilaliyo❤
Somali oo dhan baa kujecel gobol ilaa caasimad kuraaxayso dalkaga legend 🫅🏽🫡
😢😢asad wad naga ooysisay 😢madax ii xanunti ooxin darted😢
Kusale xabiibkena Muhammad Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
Asad 💫💫💫💫💫💫💫👑👑❤️👑
Waaruntiis malintuu dhiig baxayey qofna kama hadleen maantana wey isku dilayaan
😢 dadkii aaba sidas iska noqdy wlhi
SubxanAllah adigu malintas md taqaney
Guulayso wllkay marwalba qof qalbi wngsn baatahy alle caafimaadkana hakuuso celiyo
Asad walahi waan oo yay
Alloow wiilkaan dhalinyaradaausooceli lugahiisa yaaallh adigaa awood leheasadxaaji lugahiisa uuku socdaa ,haloo duceeyo wiilkaan
Allow ku daa wllo wlhi wan la oyeyy😢 guulayso wanu ku jcelnahay qof wngzn ayaa tahay❤❤
Welcome Back Asad hagio
Masha allh❤😢🎉
Masha alah waxaas oo bulsho ah wuxuu ku mutaystay isagoo qabyaalad ka sheekayn cidna caayin ilaahay lugahaagi hakuso celiyo wllo
maansha allaah
Ilahey haku cafiyo asad😢
Asad wllkey Allah ku cafiyo
ma sha allah he is brave for coming back 😢
Welcome back home 🎉
😢😢😢😢 dadkaan suaal badana ayagaba so xasuusiyeen see dareemaa badana qofkasto meeshiisa so geliyo ayu rabaa
Habo somali inta badan wey ku jecelyihiin aniga kuma aqani hadana markaan qisadada maqley waan kuu duceyaa waxaan kamid ahay dadka kugu xiran walaalkaa
C/llahi waan uduceyaa wanaguusaneyey Allaha Janatul fardoosa ugu badalo Aduunka waa imatixaan kusabar nolashaan Allaa kuqorey in aad martid dad kadaran ayà jiro kusabar oo aan hadli karin farxi karin shaqeysan karin Allxamdulilaah dheh habo MashaAllaah noloshaada waad dhisatey qalbigaa laga dhismaa ee dhiso qalbiga markaad faraxdid waan kula faraxnaa murugtada wey na dhibtaa qadarta Alle waan kusabreena Alle dartiis ayaan kujeclahay ogoow in.Alle kujeclyahay waayo dadkoodhan ayuu qalbiyadooda ku jecleysiyey habo plz Diinta kudhaqan.wax Alle kacaroonayana hasamey yutubkaga xalaal ugu shaqeyso umadana wanaag ula dhaqan Allaa kugu abaal gudayo wanaag habo Allaha ku xafido kheyr ayaan kuu rajeen
Alla asaad😭😭😭
Very painful story 😢😢😢😢
Sodhow Asad hagio Welcome dalkaaga hooyo ❤🎉
Wlhi waa la oyay 😢asad hagio wallo horay u so ha niyad jabin kuwaa herka aad garsiisqy wey ku caysiyeen king ceyda and amira ee ayagnah washami ayaa lagu qadayaa
Masha allah
Ax walahi wa dareen farxadeed❤
wllo Shucuurtaa aad dareemeyso waa kula qabnaa guuleyso ❤❤❤
Asadooow😭
Wallahi Waan La ilmeeyay Allaha kuxifdiyo Walaal😢
allahu akbar.
Asad hajiyo waa nin qalbi fiican runtii
Asadkena ha nga oynin😢😢❤❤
Mashaalaha ilaheye haidinhafido inshalaha habomacan
Guulayso wllky mcn allow wiilkan dhalinyarta lugihiisa kusocodsii nolow intay nololi jirto sharaf iyo karaamo kunolow wllkyow caafimaad taama iyo cibaado suuban wllo
Ax asad hagio way walayn
Ax allow luguhiiza ucaafi😢😢😢
Amiin
Walaalka maxaa ku dhacay 12 sano kahor, aad baa uga naxay ilaah ha u sahlo arimahiisa aduun iyo aakhiro aamiin❤❤❤😢
Wlcme somalia asad
De wll ka daaya camerada qofku mrku nsto aya la wrysta qlbiga xnuunya
M.a so dhawoow xamar hawadeeda mcn wa u xiisay wlh 5 sano ka maqanahy😢🎉
Mashallaha wllo😢😢😢😢
cafimad buuxa allah kusiiyo brother
Amu wllo😢😭😭
Asad❤❤❤❤❤😢😢
Ax wlhy wana oyay😢😭😭😭
😭😭💔yaa rabi wan jecll nahy ino xafid isago nabd qaba so noqda 🤲🤲
Sorry walalkeyga Asad😢😢😢😢😢
Aniga waa ka xumahay Asad xajiiy
Ilinta waan ceshan wayey wlhi 😭😭😭
Walaal ASAD HAGIO nabad iyo caafimaad qab nagula joog, xaqiiq aad ayan kuu jclnahay
Manshaalah Manshaalah Manshaalah
Asad hajiyo🇩🇯❤❤❤❤❤
Ax 😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤
Soodhawaa asadhaajiyoo
❤😂😂🎉🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤
wlhi waan la ooyay. walal asad kusoo dhawow dalkaaga hooyo
Asaad ❤ ❤❤❤❤🎉
Caafimaad taam ah Allaha kusiiyo walalkey🥺
Sorry abooweh😢😢
Asad anagiiba kula qiiroonay wll soo dhawoow
Walhay waa xanuun
Axaxaxa Axaxaxa Axaxaxa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Asad hagio walaal nololw 😭😭😭😭😭😭😭😭
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Illinta iso dhaafty wlhi asad ilhy San ku jclnahy hku jclaado abowe😢
Tears 😭
❤❤❤❤❤❤❤❤
waxn qoro Ma aqaan runtii😢😢Asadow😭😭😭
Asadow❤😭😭😭
😢😢😢😢❤
Mar wlba garabkaga nahay asadoww ❤️