"Khilaafkii hore halkaasuu ku dhamaaday , wixii dambena" Suldaan Maxamuud Guuleed.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 окт 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

Комментарии • 10

  • @salehelmi3927
    @salehelmi3927 3 месяца назад

    😎😎😎 Musa Bixi + Kulmiye = gacan ku dhiigle waxa ku maqan (dadki Hargeisa lagu dilay + cidanki qaranka) 👎👎👎

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 3 месяца назад

    Gobanimo tolkay g36 siday noogu qabsoo meen hadana magtii unkenen waad mahadsan tihiin codkana waanu idin siin Insha’Allah Guul isaaq somaliland hanoolato ❤

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 месяца назад

    Qofba wuxuu dhitaystaa
    Dhaxalkii ahaadee
    Dhagar qabe aduunyada
    Dhibi kama maqnaatee
    Sow dhiig islaameed
    Dhiil hadimo kumay shuban
    Allah haw naxariisto hadraawi
    Walee dhiil hadimo maxaa dhaansateen
    Allah idin qabay

  • @ayaanleaxmed1435
    @ayaanleaxmed1435 2 месяца назад

    xuurmadle syuldaan maxamud guuled alle haku sharfo adiiga iyo garbahaga

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 21 день назад

    Qofkan maxaa hadalkiisii inagu soo celiyey

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 3 месяца назад

    Hhhhhhhhhh
    Sidan wadani.dorasho.kuhelimayo.

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 3 месяца назад

    Maasha-allaah afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 месяца назад

    Dhiig islaam sidii ugu foosha xumayd lagu galay baa la dambabadayaa khilaaf kee dhamaaday ma gacan ku dhiiglayaashii baad soo qabateen ood dadkii ragu ka dhinteen talada u dhiibteen ? dhagar islam baa lacag dhagaraysan oo xaaraana oo cadawga SOMALILAND ka timid lagaga gashi baxayaa miyaan dadka ilaahay abuuran uuna idin arkayn munaafaqada iyo dhagartaad isku garab siinaysaan cadawgii gudahee ragga laayaa kala gudoomaya oo iyagii is hambalyaynaya wax walba aragnay

    • @salehelmi3927
      @salehelmi3927 3 месяца назад

      😎😎😎 Musa Bixi + Kulmiye = gacan ku dhiigle waxa ku maqan (dadki Hargeisa lagu dilay + cidanki qaranka) 👎👎👎

    • @awalederia9601
      @awalederia9601 2 месяца назад

      Muuse isagu kuwuu dilay maxaa lagaa yeelay? Nacasnimo hadalku waa waxaa dawladnimadii hargeisa kuso koobay heego naas dheer