Munaasabad loogu mahadcelinayay Madaxweynaha laguna soo dhaweynayay Guddoomiyaha gobalka Banaadir.
HTML-код
- Опубликовано: 6 фев 2025
- Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews
Masha allah guul insha allah qofiyo cod in lagaaro wan kufaraxsanahay mudane madaxweyne xasan sheeq dalxoreye waan kuwadana
Shacabka Reer Muqdisho 🇸🇴 Somalia Guul Iyo Gobanimo Insha Allah 🎉
Waxaa la gaaray waqtigii dadka Somaliyeed la xoreen lahaay in ay codkooda ku ciil baxaan, haddii ay noqoto doorashada madaxweynaha iyo kan gobolka banaadir iyo caasimada dalka ee muqdisho dadka hala siiyo xuriyad ay ku dooran karaan qofkii ay rabaan.
Mudane Amiir, hadaad ka dhabayso balanqaadkaaga adiga baan noo joog ku leenahay. Nadaafada iyo horumarinta Xamar wax ha laga qabto. Qof iyo cod ka hirgali Xamar.
Allaah SWT hanadhaafiyo kuwaan
Mudane gudomiye nadafada noga dadaal gudomihii degmadiisa nadafin waya laxisabtan
Lo eey ninaa kushubi doonin yuuku aroorin
Ma waxaa looga mahadcelinayaa kalageynta midnimada soomaaliyeed, cunaqabateynta shacabka ku dhaqan Jubbaland, siyaasadeynta deeqaha iyo mashaariicda, boobka hantida guud, isku Milanka qoyskiisa iyo dowladda, ku falaadidda dastuurkii heshiiska lagu ahaa, galin hore iyo gelin dambe diyaaradda uu saaran yahay, dagaalka argagaxisada oo uu rabo inuu isku sawiro iyo qaar kaloo badan.
Muxuu qabtay hee
tuug oo idil baa la isku keenay oo aan daneenay shacabka cabashadooda xassan tuug