WIIL SOMALIYEED XABAAL WADAREED 3 QOFOOD GAALO AH AYAA QABRI LALA GELIYAY! ASAGAANA UGU HOOSEEYA!!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 сен 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

Комментарии • 92

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  Месяц назад +10

    ruclips.net/video/Lo-x0ZCLEUM/видео.html
    ASXAABEEY CHANNELKAAN WAXAAN UGA HADLAA CAAFIMAADKA, NOOGU IMOOW SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TANA HAIGA HILMAAMINA MAHADSANID!

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 Месяц назад +8

    Masha Allah Nacimo
    Waxaan jeclahay hadalkaaga runta ah iyo daacadda ah Illahay haku xafido💯🩷🩷🩷

  • @baismail7521
    @baismail7521 Месяц назад +6

    Waligay kalmada anaa kaa laandheeraysan qof kuma odhan mana aaminsani in ay wax tarto somali oo dhan waa isku mid wa nacuudu billaah in aanu reer islaameed liidno inta wax liidana alle ha soo hadeeyo

  • @Kheerto-un5cy
    @Kheerto-un5cy Месяц назад +7

    Inaallillaahi wa inaa illeyhi rajacuun kitaab kiisa midigta allaah kasiiyo

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Месяц назад +6

    Alahu akbar ilahay ha u naxaristo

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 Месяц назад +3

    Inna lillahi waa ina ileyhi rajacuun
    Ale ha uu naxaristo wilka
    Gabadha illaah samir iyo iman ale haka siyo.
    Waa arrin naxdin leh.
    Anagane illaah aya kamagan galnay illaah maalintena maalin khayrleh oo aduun iyo aqiro nogu naxaariso.

  • @hawakiin6929
    @hawakiin6929 22 дня назад

    Mansha Allah waa sax wax badan ayaa maqan aqligada Allah ku siyadiyo

  • @Hiirpalmia
    @Hiirpalmia Месяц назад +5

    Haddaan ka imaaday wallaahi Aaramoow: Tack Naciima

  • @الةل-ث8ث
    @الةل-ث8ث 28 дней назад +2

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    اتشرف بمعرفتك يا نعيمه
    انا ام سلمان اعيش في مملكة العربية السعودية
    جنسية صومالي
    الله يبارك في جهودك ويجعل عملك خالص لي وجه الله وبلله توفيق

  • @Shadow19914
    @Shadow19914 23 дня назад

    Maansha allaaah tabaarkalaah nacima karyaqan ku ficantay

  • @user-mf4dd2bh5c
    @user-mf4dd2bh5c Месяц назад +3

    جزاك الله خيرا حبيبتي نعيمه 😢😢😢 كلامك صح

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 Месяц назад +2

    Mashaa Allaah it’s nice to see you ❤❤❤❤❤

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 28 дней назад

    Subhanallaah

  • @abdikarimali3740
    @abdikarimali3740 Месяц назад +3

    Mashaallah jazakallah kheer qof adiga oo kale ah ayaa in ay wareysato la rabey

  • @fartun9503
    @fartun9503 Месяц назад +4

    Masha Allah ❤

  • @fathiya5106
    @fathiya5106 Месяц назад +3

    Thats true, they didn’t weren’t in contact with each other and she should have been in contact with her sick brother, nobody says the truth nowadays

    • @FatumDahir
      @FatumDahir 26 дней назад

      Yes I believe no one take care of him it’s sad

  • @munahassan880
    @munahassan880 Месяц назад +5

    Illaahow unaxariisto wiilkaan dadka soomaliyeed way dayacanyihiin cuduro xaga dhimirka ayaa kusoo batay

  • @KheyraAdhan-xi4gh
    @KheyraAdhan-xi4gh Месяц назад +2

    Mash Allah

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 Месяц назад +3

    إنا لله وإنا إليه راجعون. 😢

  • @fartun9503
    @fartun9503 Месяц назад +3

    Ya Allah

  • @mukaram2018
    @mukaram2018 Месяц назад +2

    Allahu Akbar...

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 Месяц назад +3

    احلى قناة❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤انت افضل معلمة

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Месяц назад +2

    Masha Allaah sax Abayo 😢😢😢

  • @saciidohassan8611
    @saciidohassan8611 Месяц назад +5

    Asc naciimo marxuumka walaashiis wey dayacdy February 2023 bey tiri guriga waan tagay wiil madow baa dagana wuxuu igu yiri anaa dagan, kadib saciido wey baxday sababtay ubaxday iyadoo guriga walaalkeed daganaa Qof kale ay ugu timid , iney u tagto council bey aheyd iney weydiiso halkuu u guuray ka dib waa loo sheegi lahaa, Calaa kuli xaal SACIIDO WALAALKEED WEY DAYACDAY???

  • @fartun9503
    @fartun9503 Месяц назад +2

    Masha Allah. Qaali❤️👌👍👍👍👍

  • @user-ck5tc7li5q
    @user-ck5tc7li5q Месяц назад +1

    Mashaalh. ❤❤❤❤❤❤

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 Месяц назад +1

    Innaa lillaahi Wa Innaa ileyhi raajicuun waa arrin xanuun badan Wallaahi

  • @shankaron-w6v
    @shankaron-w6v 29 дней назад

    Allahuma aamiin habo

  • @marianali6233
    @marianali6233 Месяц назад +5

    Bismillah 😢😢😮subxaanallah 😢😢wallahi waa qiso xanuun badan 😢😢😢

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 Месяц назад +1

    Illahay amarkiis shekadan markaan dhagaystey waxan dareemay inuu dayac jirey Alle baana xaal og

  • @khadraabdikhadar166
    @khadraabdikhadar166 29 дней назад

    Asc abay naciimo waxan kugu jeclahay arinta markay serious tahay waad noo soo fariiisata jzk khayran

  • @qureeyshMuuse-lc4pe
    @qureeyshMuuse-lc4pe Месяц назад +2

    Aniga waxan fahmi waye waxa jirto mar ay dhaheysay markuw albabka iga furi wayo polis ayan uwaci jiray markasey igu odhan jirin wa meqajir markan ushegana wa nin weyn waye marka aniga waxan is weydiyey markuw wilka dhintay maxuw poliska uso wici wayay gabadha ilen adareeska iyo nambarkeda wuhaye

  • @NimoAbdi-ti5wp
    @NimoAbdi-ti5wp Месяц назад +2

    Masha Allah ❤🫶🏼👍👍👍

  • @AhmadMuhammad-lo6ih
    @AhmadMuhammad-lo6ih Месяц назад +1

    Asc abaayo naciima gacan aanku tagay maashaa Allah tabaaraka laah Allah yakatar amtaalik

  • @fatmaibrahim8216
    @fatmaibrahim8216 Месяц назад +1

    Masha Allah abaayo akhligaaga Allah hakuusiyaadiyo

  • @HalimoMoha-pm6fq
    @HalimoMoha-pm6fq Месяц назад +1

    Walaahi waa xanuun in waalkaa oo hal sano iyo bar ay is moogaadaan
    Waliba ay Darren muujineyn naxdin

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Месяц назад +1

      Aduunka hadii lisku dagaalsan yahay lisku nabad geliyo, geeri markeey imaato qurbana lajoogo waa muhiim meedka inuu marasaar helo, meedna qofkiisaa mara saarto!

  • @user-jz3ru4mw1b
    @user-jz3ru4mw1b Месяц назад +2

    Naciimo abayo wan ku salamay waa walasha ku nool moqdisho ka dawato kuguna jecel fikirkaga salimka ah abaayo uxibuka filaah

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Месяц назад +1

      Walaal Allaha ku jeclaado shukran, waqtigaan miyaad soo jeeda? Muqdisho meeshaan ku dhahay!!

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 Месяц назад +1

    Walaal naciimo meesha dayacaad ayaa ka muuqato ilaahay xaqa ilaahay ha na tuso baraarug ma jiro aad ayaan ugu xumaaday😅😅😅😅😅

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Месяц назад +1

    Mida kale hada kahor video lawareejin jiray wiil somaliyeed dadkiisa lawaayey wiilkaan miyuu ahaa mise qof kale taasna waa iswaydiiyey subxaanalah ilaahay haunaxariisto wlalkeen alla calool xumo waynaa.

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed Месяц назад +1

    Masha allha abayo sax waye aniga wan layabeye marka dhagesataye

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 Месяц назад +2

    Dhamaan waxa dhibaataysan ee darxumadada ku dhimanaya waa caruurta aan waalidkoo lasoo dhoofin dhalinyaradii j soo raacay iyo kuwii laga iibiyey isboosarada xataa kuwa jeelasha ku jira kuwa daraagiska bartay dhamaan tood

  • @salma-qs2gi
    @salma-qs2gi Месяц назад +1

    Masha aalh naciimo cady i would like to see your beautiful face

  • @SahraAli-m8b
    @SahraAli-m8b Месяц назад +2

    Abaayo.waa.lix.bilood.maahan.sanad.iyo.bar.taas.m

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Месяц назад +2

      Sahro walaal 3mar ayaan fiirsaday waa sanad iyo bar, wiilka wuxuu geeriyooday 24.2.2023 waxaana ladugay may 2023, si fiican udaawo aniga waqti ayaan geliyay waana soo daawaday!

  • @NimcoAbdi-bn4mq
    @NimcoAbdi-bn4mq Месяц назад +2

    Warunta wudayacmy waxa cad dayacawen badhacay hadi logeyay masjid maxagaalada loguceliyay musliminti in ay sidassameyan ma ehen

  • @hamdi9896
    @hamdi9896 Месяц назад +1

    Dayac walaled aya ka dhacay meshaas wayo walalka oo jiran se uga warheyweysay

  • @fardowsomaxamad6156
    @fardowsomaxamad6156 Месяц назад +1

    Warkeeda wabadhagaysanwaayay walaalmajirosabankaan

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Месяц назад +2

    Saciido haday ayadu hooyo aadey wilka ehelkale malayn miyaa ay kala dardaaranto mida kle walalkeed oo xanuunsan see bay oga hartey anyway wiilkaas illhy ha unaxariisto

  • @fartun9503
    @fartun9503 Месяц назад +1

    ilmaah iga waran iyo Aboowe❤

  • @fartun9503
    @fartun9503 Месяц назад +4

    Naciima cadey We Miss You ❤

  • @fatimaahmed4226
    @fatimaahmed4226 Месяц назад +1

    ASC abaayo armuu marxuunka dhahay dad malahi walaaley

  • @samiracabdalla7514
    @samiracabdalla7514 Месяц назад +1

    abaayo waxaa garan kara arinkan quf kii hayah ama la nuul quf xanuun san walashey dhakhtar aad ma ugala waxay dhaheysaa wey idilayaan

  • @farhiyahhassan6784
    @farhiyahhassan6784 Месяц назад +1

    Asc abaayo Naciima ilaahey hana asturo

  • @fathiamakelifeeasier
    @fathiamakelifeeasier Месяц назад +2

    see kudhacday masajid lakeeye in dib loceshto?

  • @bima9383
    @bima9383 Месяц назад +1

    Mashaalah nacimo aniga xata sitasan uqaatay laki ilah aya waxkasto naga og

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Месяц назад +1

      Waxwalbo Allaha ayaa og, anagana Allaha caqli ayuu nasiiyay oo wax kasta nalaguma socod siin karo.

    • @bima9383
      @bima9383 Месяц назад +1

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee waa runta nacima

  • @fathiamakelifeeasier
    @fathiamakelifeeasier Месяц назад +1

    abayo soo lakama yaabo xibnihii muhiimka ahaay in laka saartay illahow hana dayacin wuu ciishooday wiil kaas

  • @user-zr5dq7ko2v
    @user-zr5dq7ko2v Месяц назад +2

    Gaaska amoofuray oosababay

  • @HalimoMoha-pm6fq
    @HalimoMoha-pm6fq Месяц назад +1

    Asc abaayo mida kale hadii ay i
    Iyada keetay wadanka leyskuma yaqaano miyaa in ay family yihiin

  • @user-eh5wp9ur9k
    @user-eh5wp9ur9k Месяц назад

    Hadi aan waxuriyo asiya do qunfaca iqabana

  • @fathiamakelifeeasier
    @fathiamakelifeeasier Месяц назад +1

    why adiga qof aad keeentay laku soxariirin waaye midakale way aad kaligaa u dhooftay ood uso wici weysay no xariin

  • @user-eh5wp9ur9k
    @user-eh5wp9ur9k Месяц назад +1

    Asc nacimo waidin salamay adiga iyociyalkaaga ilahay qeyr ha idin siyo waxa an kuweydinaya markasta dhunta ayan waxa anka darema cuncun qalel qunfa yaryar hadi wax aan uriyo qunfac ai qabanayo maxa kena walal

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Месяц назад +1

      Walaal Channelkaan imoow ADIGA IS AHAA, HALKAAS AYAAN UGA HADLAA CAAFIMAADKA!

  • @Zusan15
    @Zusan15 29 дней назад

    Amusan walked dhaaba aahayan maxay tahay wllo Wada dhashayo isku magalo jooga hadana intaso sano wllkay maan arkiin maxay uu dhahaysa bisinke ilahay ha uu naxriisto 😢

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 Месяц назад +1

    Masha Allah