maxamed macalin cabdi xussen /abwan dhagacade allow unaxaristo😢🤲 isaga iyo inti shahiiday ee naftoda hure yasha aha wllhi onlf jowxo wa raci laha wa yara waga caqli mala heyn ilmo yar ba aha lkn hada hadi onlf🥷 so labato wa raci ana ugu horeyn ugu hor qoran✍️ 2024 / 7 / 17 / 2:48 PM 🇬🇲🙌
Ilahow kuu naxariisto muxu no halgamay galab ayan isa so dul tahgay isaga iyo qaylo weene cidan ay watan oo landheer iyo gaba gabo mel u dhaxaysa 30 nin wax ka badan oo xabashi ah iyago marka hilibkooda wadhay hubkiina ka furtay iyado roob da ayo
Abwaanada ha isku qadnidina gabaygana Waa Waa Abwaan Ahmed sh Ali heelale Allah ha Unaxariste Abwaanada kala Bartaa Marka hore qaladku Mafiicnee labada Abwaanba ALLAH ha Unaxariste

rabiyow naxariistii janno sii isaga iyo dhamaan shuhadadii kale naftoodii huray
Ilahow kuu naxariisto muxu no halgamay galab ayan isa so dul tahgay isaga iyo qaylo weene cidan ay watan oo landheer iyo gaba gabo mel u dhaxaysa 30 nin wax ka badan oo xabashi ah iyago marka hilibkooda wadhay hubkiina ka furtay iyado roob da ayo
M.A adaba naga nasib badan arkay shahidkan cadawga wayanada gacantoda kubaxay Onlf way noso dagashay wale.
Sxb nasiib ayaa leadahay hadii aat araktey abwaan dhegacadde
Goormee ayuu geeriyoodey
Sxb xagen kala soxidhiidha warbixin karabaye
ILAHAY qabriga haydiin waasiciyo adiga&intii qadiyada ogadenya ushahiidayba aamiin aamiin aamiin YAA RABI
Waa runta weyi tasi ee allow naga qabo tuuta dalka iyo dadaka ka qabo tuuta
Aamin Yaaa Rabb
Alle swt hau naxariisto halgamaa abwaan dhagacadde
Abwaan Dhaga Cade waa halyeel mudan in taarikhda noloshiisii wax laga qoro.
alle ha unaxariisto abwan dhagacade iyo mujaahidiintii kale ee ciida ogaadeenia ushihiiday
Allh unaxariista halgamaaa dhaga cdde
Abwaanada ha isku qadnidina gabaygana Waa Waa Abwaan Ahmed sh Ali heelale Allah ha Unaxariste Abwaanada kala Bartaa Marka hore qaladku Mafiicnee labada Abwaanba ALLAH ha Unaxariste
Maaha wll gabaygan waa Maxamed deeq macalin cabdi ( dhagacade) Waa wax layka wada yaqaano.
"Tuu towsan bey dhaafsan tahey todobo yeerise". (2007)
Allow u naxariiso abwaan halgamaa dhagacadde.
rabiyow naxariisti janno sii nabigiisi nuurka lahaana la xidhiidhi
Hadaan arki lahaa meel looga biiro mujaahidiinta olf walahi wanku biiri lahaa
Alla ha u naxariisto dhammaan wiilashii naga dhintay 😢
Wali gurugo iyo ciil ayaan ku noolahay.
Ku darsoo wax la taaban kara oo amxaaro iyo tigrey lugula heshiiyey majiraan sad😢😠😡
Heart touching gabay wlhi🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲
Gambian flag 🇬🇲
Allaahu akbar maxaa naftii hure lawaayey
Dhaga cade allaa yarxamuk malintiina way jirtay
sannad keeebuu geeriyooday walaal?
maashaa allaah allaah ha u raxmo mujaahidka abwaan dhega cadde
Allaha kuu kuu naxariisto
Abwan dhagacade alla yarxamuk
Allaha unaxariisto isaga iyo naftood hura yaashii ku dhintay halganka
Amiin ilahay ha u naxariisto dhamanba intii shihiiday
naftiihuri.ilaahay.hakuunaxariis.tu
Midkale
Adina allow idin naxariiso annana gadaashiin Alle nama fidneeyo
Gabayadii iimaan Cubeed noo soo dhiga
Mahadsanid Huuno
Ale ha unaxaristo haglmaga dhagacade❤
Allaha unaxa riisto isga iyo halgamayaashi onlf ee nafdooda huray
Allaha Unaxariisto Dhaman Naftod hurayasha JWXO
Allaw ku naxariiso cod macanaa tualay😓😓😢😢
Ilaahay haunaxariisto
Allow unaxariiso abwaankan
Walaal gobaygan waxaa iska leh Helaale aalle ha u naxariistee. Abwaan dhagacadde waa noolyahay. Waxaanse maqlay inuu xanuunsanyahay alle ha caafiyee.
Mahubtaa walaal helaale adbaan codkiisa u aqanaaye
Indha cade aya nol dhagacade oo Kan aha wu shihiday Ala yarxam😢
Malaha
الله يرحمه والله يؤلمني هذا الشعر يارب رحمتك الواسعة
الله يرحمكم أيها الشهداء
Alla yarxama mujaahid
Ilaahy ha u nxariisto
Alla calool xuma
25:44
Kaaad hussen
Aaaammiin aaaammiin yaa rabi'❤❤❤❤❤
Alaah ha unaxariisto
Alahayaw kuunaxariiso
rabiyow naxariistada ku manayso
Aammiin aammiin aammiin yaaarabi
Allaah ha u raxmo
Allaho kunaxaresto ✊🏽✊🏽
Ilahayw.unaxariso isagiyo.inti.dhimatayba.aamin
rabi ha unaxariisto
haaa.
guuul
Allah yaraxam 😢
Allaahu akbar
Maanshlah
DHAGACADE
Dhulud
Smith Deborah Allen Daniel Lopez Maria
😢
😭😭😭😭😭😭😭😭