Abukar Arman"Inta anay dawladdu bilabin la dagalanka Musuqa, ma ahayd in ay qexdo erayga Musuqmasuq"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024

Комментарии • 10

  • @Halkaynoomaraysay
    @Halkaynoomaraysay Год назад +1

    Abukar hadalkaas uu dhahay qof ka ku dhaliila Doctor haloo geeyo caafimaad ma jiro. Guuleyso Mudane

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 Год назад

    I have been following Mr Armaan for a long time. Although he's articulate and knowledgeable man, he's kind of pessimistic natured human being, and so is most of those who call themselves scholars.

    • @amareto5772
      @amareto5772 Год назад

      “Pessimistic”? Really? Do you know that Allah punished the people of Israel to be homeless for 40 years when they rebelled against Allah and his Prophets Mosses and his Brother Harun(PBUT)?How many years have left the 40 years of the homelessness now? If we don’t get our sh** together the next 7 years, know that we are punished more than the Yahuud.

  • @hussein1211
    @hussein1211 Год назад +1

    Hassan Cadow Terminology Saxafadda baro marka ad sicadi ah u hadlesid iyo marka ad Qof waresanesid don’t use same language plz

  • @saiddubed
    @saiddubed Год назад

    Hadii hal maamul goboleed uu awood u leeyahay in waxii fadaralka iyo mamul goboleedyada kale isku racaan.maxaa looga bahanyay dawlada fadaraalka maa awooda loo dhaafo dawlad goboleedyada.

  • @abdulahiabdihassan3622
    @abdulahiabdihassan3622 Год назад

    Aas aaska ayaa laga soo bilaabaa wax kasta oo la bilaabayo si uu wax qurux badan u noqdo marka musuq waa in laga soo bilabaa hadii kuwa hoose aa wax kasta sameeya waziir ama gudoomiye lacag ma qaado ee kuwa hoose ayaa musuqa kalawada hadii kuwaas la qabto waziir wax ma sameen karaayo

    • @Halkaynoomaraysay
      @Halkaynoomaraysay Год назад

      Adigoo xisaabiye ah marka maalin kasta aragto dhac ma iska ilaalin kartaa inaad adna dhicin oo xisaab ta ku sii darto. Waaa Maya dhinacaaga ka gelee marka Musuq jir ka bilowhaa hoos waa hagaage markay Akaan madaxdi sar sare oo la qabtay waa quusanayan iyaguna

  • @amareto5772
    @amareto5772 Год назад

    Ilaahay reer bani Israel waxuu ku ciqaabay inay 40 sanno ay dhulka ku dhumaan (confused) markii ay diideen amarkii Ilaahay iyo nebi Muuse. Oo 40 kii reer bani- Israel la ciqaabay- meeqaa inooga hartay oo aan arlada ku habaabsan nahay?

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 Год назад

    Akonka cali guudlawe wa buuxa yusuf dabageed akonkiisa wa buxu lafta garen iyo qorqor wu buxa saciid deni xasan cali qeyre farmajo wey buxan muse biixi wey wada buxan dagalka al shabab wuxu u bahan yahay qarash badan bu u bahan yahay akonadan ma lala warego calamka lacag lo radiyo loma bahno madaxdan ba lacagtii dalka dhacen ayey hayan intas waxa dheer ila hadda farmajo wuxu qata kallunka badda marakiib badan uu siiyey lesan qandaraskas weli socdo ila muddo dher socon dono farmajo waxa lacagtas ugu so dhacda nin jogo kismayo oo leh hotel mako axmed farax la yiraho akonkiisa haddii la baaro wa buxa xasan cadde maclumadkan gudbi adigo is dhihin axmed farax wa ku shegaya haddi kale lacag isii illah ban kugu dhariyey cabsida illah dartiis u gudbi mahad salad hana is dhihin hoyada ba marexan ah ku shaqey cadalad absida allah