Yaraantaadii sidaan gurigiina lacag ma ugu soo sameesay?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 янв 2024
  • Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
    Sidoo kale Nagala Soco
    Facebook Page: / jiilmediaa
    Instagram Account: / jiilmedia
    Twitter Account: / jiilmedia
    Tiktok Business Account: / jiilmedia
    Linkedin Page: / jiil-media
    #jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo

Комментарии • 27

  • @user-bk7tp5cc2c
    @user-bk7tp5cc2c 6 месяцев назад +3

    Walaahi sax waaye❤

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 6 месяцев назад +2

    Shukran xayaati 😊

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals 6 месяцев назад +5

    walahi sidan lacagta iigabaxday ilaahey uunbaa,og😂😂😂

  • @HodanAbdullahi-fy1lc
    @HodanAbdullahi-fy1lc 2 месяца назад

    WAXAA AHAY CURAD😢😢😢

  • @raxmaxasan2867
    @raxmaxasan2867 6 месяцев назад +7

    Ani curad aa ahy

  • @nahwaabdibella6815
    @nahwaabdibella6815 5 месяцев назад +1

    wax badan baa sidaan ku qaatay waan uxiisay 😁😁😜

  • @maryanhusseinmaxamed9613
    @maryanhusseinmaxamed9613 6 месяцев назад +1

    Qofka ugu Horeeyay ani waaye

  • @user-uv1cd2bk1u
    @user-uv1cd2bk1u 5 месяцев назад

    Yaraan Ani wye

  • @qn__hipa1597
    @qn__hipa1597 6 месяцев назад +2

    Intan qaadan jiray ma xasuusto lakin kuwa iga yar yar hoosha marka udirsado 5kun shilin somali ka badan waligey makula hishiinin😂😂 lakin wa caruur yaah

  • @riyaaqabdifitah2720
    @riyaaqabdifitah2720 6 месяцев назад

    10doolar😮😮

  • @baarliinsiciid9943
    @baarliinsiciid9943 6 месяцев назад

    Adeega xataa waan udaada

  • @maryanmaxamuudcumar6712
    @maryanmaxamuudcumar6712 6 месяцев назад +1

    war wiilka weyxaalufisay

  • @ZackyJamel
    @ZackyJamel 6 месяцев назад

    video-gan iyaga ila-dawanyeyba :)

  • @user-jf5tq1eo6n
    @user-jf5tq1eo6n 6 месяцев назад

    Hhh wlhi pen ma ahan😂

  • @hafsaahmaddaahir-qr1ut
    @hafsaahmaddaahir-qr1ut 6 месяцев назад

    Way hooyooy ani baryo ma ahaan wuu ika wenyahay xug waaye😂😂

  • @Straight-yk8ic
    @Straight-yk8ic 6 месяцев назад

    Beerkaa yarbaa kaa laadi lahaa anigu, lacag aaad baratee😅
    😂😂😂 sidan waa waaliye, ayuuto miyaa

  • @user-hs5ox5bx6l
    @user-hs5ox5bx6l 6 месяцев назад

    Wlahi waa arin sax ah wlashy igu sameen jirty😅😅😅

    • @asmamaxamed5941
      @asmamaxamed5941 4 месяца назад

      Ani maalinti jimcaha lacag kagurijiray kuwa iladhashay😂😂😂

  • @hamdimohamed2240
    @hamdimohamed2240 6 месяцев назад

    Shanshulin laa igama qaadin

  • @user-ds6ku6kc5k
    @user-ds6ku6kc5k 3 месяца назад

    UGUYARAA USBUUCII WAXAA IGA BAXO SHADOOLAR

  • @zuwiadmohamed
    @zuwiadmohamed 6 месяцев назад

    Lacagna la'ima siin anigana cid wax masiin😂

  • @NimcoAhmed-lb2qp
    @NimcoAhmed-lb2qp 6 месяцев назад

    Waaka tajiray 😂

  • @drbuux4429
    @drbuux4429 6 месяцев назад

    😂😂

  • @naseebabdalle4631
    @naseebabdalle4631 6 месяцев назад

    Guridanbayateena barigii hore sidaa ahayd imika se hdd la barido xataaa qaadan mayso hddanay iskeed uqaban😂

  • @fatimaabdi2702
    @fatimaabdi2702 6 месяцев назад

    Kistoo lkn iima xisab sana marar badn dhahy waxZ kuu gadaa sas isamee

  • @Hagar_tire
    @Hagar_tire 6 месяцев назад

    Hhhhhhhhhh