aroos Abdirahman iyo Man

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025

Комментарии • 78

  • @queenaxlaam5274
    @queenaxlaam5274 6 лет назад +58

    Wlhi farxad ayaan la ilmeeya markaan arko laba qof oo somali ah isku faraxsan reer wanagsan samaysanaya isa soo xushay allow baytkiina aakhiro ka yeel beerta janada 😘😘😍alle waxaan idiinka baryay reer najaxa aduun iyo aakhiraba maan iyo saygeeda❤❤❤

    • @lailaabukar102
      @lailaabukar102 6 лет назад

      66666****6669699999999999966666666666666****6*666*666*9666666666666699996666669666666***6*9,,,,,,,,,,,,**6633*3333333*+3333333(($$$$

    • @qaalih7850
      @qaalih7850 6 лет назад +1

      Queen alaha kuxifdiyo qof qalbi nadiifa ayaatahay somalidu qalbigada ookale hadeylahan lahad qofxunba lama arken intaa caay iyo qofkasheg ayey wadaan somalidii

    • @aichamoussa6492
      @aichamoussa6492 4 месяца назад

      ❤❤❤❤❤

  • @abbasosman901
    @abbasosman901 5 лет назад +2

    alaal ilaahay ha idin barakeeyo wajiyadiina wanaag badan iyo sharaf baa ka muuqatee , ilaahay reer kii isku waaree farxada ku dhmaysta abid ha idinka dhigo .

  • @bintuabdikanialisoumeya3866
    @bintuabdikanialisoumeya3866 4 года назад +2

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯sharaton hôtel jabuuti caday

  • @makoahmed7175
    @makoahmed7175 5 лет назад

    Masha Allah hambalyo waa aroos aad iyo aad wacano wanaagsan Allaha idinbarakeeyo awlaad khayr qaba will iyo gabdha leh Allaha idinsiiyo Allahuma aaamiiin مبروك علیكم الله یبارك فیكم اللهم امین ☝👏 masha Allah my country Jabouti I miss Roda good job fanaanadayada qaalida shaqa wanaagsan baad di kaliyo laab uqabatay qayb libaax baad kaqaadatay hambalyo مبروك 😂😂😂👍🌷🌹🌺💚💙💜💋muah

  • @shamsahennayoutube117
    @shamsahennayoutube117 4 года назад +1

    Masha allah qaali keep going on your ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏

  • @kagamashort
    @kagamashort 2 года назад

    Mashallah frère et soeur man me too j me nommé Man

  • @cilmashuceyb1576
    @cilmashuceyb1576 6 лет назад +11

    Hadadaan arkaa haduu mar hore ahaa wixii IGA dabayo like I saraan🙊🙏🙏 hanabaaluo

  • @mariamtaoulanehmariam3250
    @mariamtaoulanehmariam3250 5 лет назад +3

    arosdheh aroska fanintena allaha nodaya iyo dhulkenaba jabuti jano

  • @faultylog3713
    @faultylog3713 6 лет назад +3

    Mashallah mashallah Mashallah, wishing you both love , laughter, and happiness amin

  • @makoahmed7175
    @makoahmed7175 5 лет назад

    Masha Allah gonguradulations happyness and long live 👍🌷🌹🌺💚💙💜

  • @ayaanbulbul3543
    @ayaanbulbul3543 6 лет назад +2

    masha allah walhi ku faraxaa lamane nolol wadaga allow iski kiin daa inta duunida ka hadhey faraxad aan dhamaan awlaad khayr qabta

  • @kaltoumwaiss4135
    @kaltoumwaiss4135 6 лет назад +3

    Jag gratulerar dig från Sverige idin mashallah 💚💚❤❤❤❤

  • @haniabdi9139
    @haniabdi9139 5 лет назад +6

    Nin madow boqor waaye

  • @faadfds5832
    @faadfds5832 6 лет назад +3

    Mashallha

  • @fahadkeynan5001
    @fahadkeynan5001 4 года назад +1

    Waa dayuusnimo inaad xaaskaaga oo qaawan aad social media soo dhigto dayuuskuna janno magalo ee kasaara youtube ka fadlan ilaahay ka cabsada

  • @hooyadeedueeghooyomacaan6629
    @hooyadeedueeghooyomacaan6629 6 лет назад +3

    ilahy haysku barakeeyo reerka cusub

  • @manomarhassan7459
    @manomarhassan7459 6 лет назад

    masha Allah qali man deeq iyo cabdiraxman nolada isku wara walikin ubad khyrkaba kalahela

  • @sahrajama737
    @sahrajama737 5 лет назад

    Masha Allah

  • @queensoso9195
    @queensoso9195 6 лет назад +2

    Mashallah iliahayow baraka reerka amiin

  • @barrejrbarrejr1771
    @barrejrbarrejr1771 6 лет назад

    Mahallah habarhar gratulerar för din finaste bröllop. Önskar dej bra familjeliv o lycka alla dina dagar.

  • @luulxaaji6893
    @luulxaaji6893 6 лет назад +1

    Hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo

  • @mukhtaarabdirahman5819
    @mukhtaarabdirahman5819 4 года назад

    Arooskan xagu kadhacay

  • @ibnsacadali5783
    @ibnsacadali5783 6 лет назад +3

    Maash allah aloo xifiti

  • @kaltoumwaiss4135
    @kaltoumwaiss4135 6 лет назад

    Mashalah mashalah illahay ha idinka dhigo kuwi isku wara amiin

  • @sarageedi800
    @sarageedi800 6 лет назад +3

    mashallah habaryar ❤

  • @faadumofahmaan8386
    @faadumofahmaan8386 6 лет назад +1

    masha ALLAH

  • @saaritaobsiiye
    @saaritaobsiiye 6 лет назад

    Masha allah allow riyoyinkayag noo rumeee

  • @abdim.m.q3127
    @abdim.m.q3127 4 года назад

    Ninku madoobaa

  • @keyfladan508
    @keyfladan508 6 лет назад

    masha allaaah allaha niskiina barakeeeeyo

  • @aanaan6027
    @aanaan6027 6 лет назад +4

    masha allaah isku waara ubad qeer qabo kala hela

  • @qnluul5146
    @qnluul5146 6 лет назад +2

    Man inantan hapada u ahay

  • @sarageedi800
    @sarageedi800 6 лет назад +3

    alfa mabruuk ❤

    • @rayandaher2595
      @rayandaher2595 6 лет назад +1

      Mascha Allah hambalyo hambalyo Alf Alf mabrouk

  • @fatxieapdihakim4099
    @fatxieapdihakim4099 6 лет назад

    Masha Allah isku wara
    Oo ubad qer qaba kala hela

  • @gabadhaheerdarawiishlascan7365
    @gabadhaheerdarawiishlascan7365 6 лет назад +4

    alf mubaarak

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin5951 5 лет назад

    Maan magac igu qaaliya❤❤❤❤💃🎆

  • @ifraaxmaxamuud9219
    @ifraaxmaxamuud9219 6 лет назад

    Mansha allah

    • @gulzarkathatkathat545
      @gulzarkathatkathat545 6 лет назад

      maasha.aallaah.guwadaga
      nolashasamoguurwaacaantaayoArooskawaacaan.aroos
      haambalyohaambalyo🌷🌷🌷🌷🌷🌷haabalyo

  • @jcliyajamuryadabarakesanso5167
    @jcliyajamuryadabarakesanso5167 6 лет назад +18

    Ala tlw gorman ana sidaas ula xaragonya noloshyda 💋 ilaw irumee riyadayda adaa wynee

  • @sakariyebashir974
    @sakariyebashir974 6 лет назад +2

    Fanaanadan magaceed mahadsanid

    • @neimadjama7125
      @neimadjama7125 6 лет назад +1

      Sakariye Bashir Roda dahir from Djibouti wedding was in Djibouti

  • @iftinchanneliftinchannel682
    @iftinchanneliftinchannel682 6 лет назад +1

    Aniga arooskayga baraha bulshada ma soo gelinaayay saabtoo ah aniga waan gaabanahay islantiidana way iga dheertahay marka cib ayaan dariimiyaa kkkkk inkastoo thats great of allah kkkkkkk

    • @adnaanmohe1290
      @adnaanmohe1290 5 лет назад +1

      Alle ba ku abuuray ilahy miyad ka xishonaysa abuurtiisa sas ba ilahy adoonkiisa ku tahay mana kla jecla adomadiisa ilahy ila uu kan cibada badan u jecel yahy

    • @raxmacumarcali5261
      @raxmacumarcali5261 4 года назад

      chanel fityhfffgjf👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤❤💝💝💖💖❤👏👏👏👏👏👏👏👏👏👌👏

    • @raxmacumarcali5261
      @raxmacumarcali5261 4 года назад

      Jwusifhsiaish

  • @mahamedhawadle772
    @mahamedhawadle772 6 лет назад

    Alf mabaruuk

  • @ashaousman7669
    @ashaousman7669 6 лет назад +2

    Ayyyyy Nice that you got maried but what happend to The never get maried code with abdurazak and abdisalam????? A.ka its from Jamal 😀

  • @thequeen1419
    @thequeen1419 6 лет назад

    Insha Allah dourkigo haymado

  • @ahmedc.xandulle3683
    @ahmedc.xandulle3683 6 лет назад +5

    wiilku toloow mahawiyaa

  • @salmaanmohamed4857
    @salmaanmohamed4857 6 лет назад

    Arski sacdiyo Siman

  • @rachidaminoz8977
    @rachidaminoz8977 6 лет назад

    Man Magac miyaaa

    • @fjeifu2552
      @fjeifu2552 6 лет назад +1

      Rachid Show haa wa magac gabadh

    • @iliasismail6827
      @iliasismail6827 6 лет назад +1

      Maan waa maandeeq oo lasoo gaabiyay