Aad ban u mash quulaysana malinka so dhigaysay balse xiiso badan ban u hayay inaan janis helo mar un jazakallah khayr ustaada allah swt badal khayr qaba hakuugu badalo 👏👏👏👏👏👏💯🌺🌹
masha allah wll salmaan alle hakuu maskaxda iyo caqliga run ahaantii wxd thy qof dad badni wx badan kabarteen wxn kaaga raynayaa macaaga haado mar wlba
@@haajiyosusu Abayo#doulingo Eng>>Eng malahan, Waxa Laga raba Inaad hal luqad taqno si Eng Lagugu turjumo, Tusale: English Ayad Doratay inad barato Waxa laga raba ina dorato luqada aad ku hadasho sida: ARABIC,CHINES,TURKI,FRENCH IWM.
Ustaad dooq malihin oo makala naqaan sida ay ukala uptade sanyihiin ee adi inoosoo xul sadax kamida ustaad Sida ay ila tahy sadaxda ugu tayada badan hal fiidiyoow waa inoogu soo koobi kareeye ustaad🙏🙏 Hadeysan macquul aheyn xataa sadax video inooga kala dhig. Muhiim waxaa noo ah in aan qori karno, aqrinkarno, fahmi karno dadka marki ay hadlayaan, iyo sidokale in aan ku hadli kareyno. hadii hal upp intaba inooga filanyahy midkoo yahay noosoo xul. hadaanan hal upp kawada heli kareynin baahiyadeena oo dhana sadaxda upp ee aan ka heli kareyno noogusoo koop hal video adoo mahad san ustaad adaa baahideena fahmi karee🙏🙏
Masha Allah waxan ka helay qaabka degan ee uu casharka u sharxayo week-gaan dambe waxan rqjeynayo inad noosoo diraariso sida loo barto Maadada XISAAB ta
appska wan so dagsatey lkn 🤨memrise &beelingu app😥 & quieze your English waxu dhahey wadanka aad jogto maku shaqenayo aniga soomalia a jooga muqdisho ku suganahy marka ustaad sadexdas app ma ino shaqenayo ustaad ku wa kale hadi karaneyso o kubadalan karno ino sheg ustaad ado mahadsan🙏🙏♥️😘😘
Asc ustaad salman madow Wan ku salamay, run ahaantii Aad io aad ayaa umahadsan tahay si Aad bar walbo inoogu faa'idayso. Ustad waxan rabay Appka Duolingo asne imashaqaynayo waayo luqad kale in an garanaayo ayuu iga dhigay waajib ane luqad kale garan maayo soomali ama english to english wan ka waaye.
Wll Alla haku barakeeyo Waxaan kaa codsanaynaa inaad Maadada statistics ka ku soo dartaan wabka ama RUclips channel ka Aad ayay muhiim u tahay wali qaybta inferencial ka iyo descriptive ka Mhdsnd wlo
Salmaan shukran jazaakalaah app ka ugu danbeeyo ma iisoo dagi karo is not available for somalia please mid kale ma ii soo sheegi kartaa insha ALLAAH ❤❤
Ustaad , adoo raaliya waxaad nooga soo hadda shaa " Writing Skills" ka iyo sidaan ubarran kar no iyo meelaha ana "websites" ka uggu wacan ee laga barran karo si free ah iyo sidoo kale , ustaad maxeey ku kalla Duwan yihiin "Academic Writing" iyo "Non Academic Writing. " waa noo muhim
Waxa ku dhihi lahayay ha u joojin walaal, Waxaa ka wayn hamiga iyo hiigsigaada leedahay , Mar walba marka ka dambayso waxa dareemi doonta is badel insha allah, marka intaa ka gaarayso sabar la imaaw.
Aniga waxaan rabaa inaan barto English balse appskaan ku su,aalayaan inaad luuqad kale garanayso anigu ma aqaano luuqad kale sidee ayey suuragal ku tahay inaan ka barto appskan English anigoon Aqoonin luuqad kale?
شكراً جزيلاً لك الزميل العزيز أستاذ سلمان
Hore usoco macalin waku taageera from hargeisa somaliland
Mahadsanid macalin wax badan ayaan ka faaida noo soo badi casharada noocan ah.
Thanks ustad Salman maadow
Website: afoogy.com
WhatsApp:wa.me/252619898954
Facebook: facebook.com/afoogy
RUclips: ruclips.net/channel/UCK3nx4SUaekl6C-MOVsM1tAvideos
Instagram:instagram.com/afoogy1
ustaad salman madow shukran sida aad noogu faaiideysay.
Midka ugu fiican aad noodori lahayd
Waa midkee Wlle
Thnks walaal qaabka aad u soo diyaarisey baa aad u hormarsan fahansiin taaduna waa mnsha allah 🔥❤️
Alle baa mahad iska leh halkan isku keen keenay wax ugu mudan rasuulkeena muhamet igula saliyaa wll scw scw scw scw scw
صل الله عليه وسلم
Mahadsanid ustaad sida wanaagsan ee aad inoo caawisay waxaan kuu rajeynaa guul.
بارك الله فيك يا استاد ❣🙏.
Mashaa'allah walalkey fadlan subscribe
ustaad alle ha kuu abaal gudo ee hori u soco inaa noo faaidayso dhanka luuqada englishka arabica computereka iyo appapka faaiidada leh iyo websaadyada
Macalin sidaan oo kale u soo jarjar vedioyayada
Aad ban u mash quulaysana malinka so dhigaysay balse xiiso badan ban u hayay inaan janis helo mar un jazakallah khayr ustaada allah swt badal khayr qaba hakuugu badalo 👏👏👏👏👏👏💯🌺🌹
masha allah wll salmaan alle hakuu maskaxda iyo caqliga run ahaantii wxd thy qof dad badni wx badan kabarteen wxn kaaga raynayaa macaaga haado mar wlba
#Doulingo Horay Ayaan u adeegsady Wa app wanaagsan💯 intaan ka arkay.
Mahadsanid ustad.
Side English to English loga doran kara abowe
@@haajiyosusu Abayo#doulingo Eng>>Eng malahan, Waxa Laga raba Inaad hal luqad taqno si Eng Lagugu turjumo, Tusale: English Ayad Doratay inad barato Waxa laga raba ina dorato luqada aad ku hadasho sida: ARABIC,CHINES,TURKI,FRENCH IWM.
@@abdulbasidabdullahi1914 dabcan ok waad mahad santahay wlala
Barashada carabiga barnaamij nooga soo diyaari
Shukran Ustaadi 🙏🙏
Mashaa'allah walal fadlan subscribe iisar
Nabarkaad noo reeb ustaadow si aan kula soo xariirno my teacher
maa shaa allah ustad
salmn baaraka aallh
M.a ustaad salmaan maadaw thnks macalimkayga 👍
Ustaad waxan ku lee yahy جزاك الله خير الجزاء
Teacher. Thanks. Keep. Going. English. Language
Ustaad dooq malihin oo makala naqaan sida ay ukala uptade sanyihiin ee adi inoosoo xul sadax kamida ustaad
Sida ay ila tahy sadaxda ugu tayada badan hal fiidiyoow waa inoogu soo koobi kareeye ustaad🙏🙏
Hadeysan macquul aheyn xataa sadax video inooga kala dhig.
Muhiim waxaa noo ah in aan qori karno, aqrinkarno, fahmi karno dadka marki ay hadlayaan, iyo sidokale in aan ku hadli kareyno. hadii hal upp intaba inooga filanyahy midkoo yahay noosoo xul. hadaanan hal upp kawada heli kareynin baahiyadeena oo dhana sadaxda upp ee aan ka heli kareyno noogusoo koop hal video adoo mahad san ustaad adaa baahideena fahmi karee🙏🙏
Aad iyo aad ayaan u mahadsanthy😊
💯 sisaxan ayaa ushegtay
Masha Allah waxan ka helay qaabka degan ee uu casharka u sharxayo week-gaan dambe waxan rqjeynayo inad noosoo diraariso sida loo barto Maadada XISAAB ta
Masha allha ustaad ale hakubarakeyo ka kowad noso sharax
Thanks Q.Y.E SIDEE LOO HELAYAA
xagee kalasooxariiraa ustad shukran
Apps ka memrise ayaan rbaa ustaad thanks for everything 💝
Thanks you for much our
thanks teacher wad iga farxisay🥰🥰🥰
duolingo waa app fiican lakiin lacagbuu iwaydiiyey
Anigu waxan rabaa sidan ugu barto English bilow ah🤩🤩🤩
Ustad salmaan alle haku dhowro
Masha Allah Salman meadow
first person
appska wan so dagsatey lkn 🤨memrise &beelingu app😥 & quieze your English waxu dhahey wadanka aad jogto maku shaqenayo aniga soomalia a jooga muqdisho ku suganahy marka ustaad sadexdas app ma ino shaqenayo ustaad ku wa kale hadi karaneyso o kubadalan karno ino sheg ustaad ado mahadsan🙏🙏♥️😘😘
Zidokle wllhi wuu ii diidanyhy🥺
Thankz ustaad salmaan
Walal fadlan subscribe iisar mahadsanid
After one year baa ilhey ii qoray inaa dawado videogaga wliba waqti aan ubahanahy aad baa umhdzanthy Jazakallahu qeyr🤝🥰❤️
mahadsanid ustaad salmaan
M.a ustaad .mahadsnid
Thnks ustaad good idea
Masha alaha 👍 Nice aquuya
Shukran ustaad 👏🏾✅
Jasakallah ustad
Mahadsanid ustaad Salman
Jazaakallaah khayr
Q.Y.E wuu idagi wayy macalin
thanks pro keep going
Guuleyzo ustaad Salmaan
Thanks my brother allaya cisak wllo nolow
Keep going
Laakiin wad ka ragtay zxp
ustaad appka kowaad ee doulingo english to english kuma jirto halkaas kulaabo adow mahadsan
Somalia dhibaato dhaqalo la.aan aaan ugu dhimanayna fadlan wax an lacag ka samaynkarno no sogali macalin
احبابك عشرة ...
استاز سلمان مادو شكرا
mahadsanid macalin
Thanks pro Salman
Maasha Allah Salmaan.
Asc ustaad salman madow
Wan ku salamay, run ahaantii Aad io aad ayaa umahadsan tahay si Aad bar walbo inoogu faa'idayso. Ustad waxan rabay Appka Duolingo asne imashaqaynayo waayo luqad kale in an garanaayo ayuu iga dhigay waajib ane luqad kale garan maayo soomali ama english to english wan ka waaye.
Masha allah ilahey ajar hakaa siiyo wll
Abayo fadlan subscribe iisar mahadsanid
First one
Mashaa'allah walalkey fadlan subscribe
Manshallah macalin qali keep going
Alle hakaa jasaa siiyo wll salmaan
Mashaa'allah fadlan subscribe walal
Mahadsanid salmaan maadow
Walal fadlan subscribe iisar wad mahadsantay
HORAY USOCO USTAAD SALMAAN
ustad maadow allah ha dhawro ❤
Ok Ustaad wadanka ma ogolo yacni ma soo dagaayo memrise
Wll Alla haku barakeeyo
Waxaan kaa codsanaynaa inaad
Maadada statistics ka ku soo dartaan wabka ama RUclips channel ka
Aad ayay muhiim u tahay wali qaybta inferencial ka iyo descriptive ka
Mhdsnd wlo
Salmaan shukran jazaakalaah app ka ugu danbeeyo ma iisoo dagi karo is not available for somalia please mid kale ma ii soo sheegi kartaa insha ALLAAH ❤❤
asc ustaad wan ku salamay masha Allah lkn apkan iima sodagayo mem RISE
Waad mahadsantahay macalin
Thank you very well
Thanks my brother
Waad ku madsahntahy
Asc salmaan maadow ana hatakooyi waana hora fedheeda fade ini ana baasa dadkadhong hooba ilaahey era
ماشاء الله اخونا في الله الذي نحترم ونسا ء الله التطور جميعنا
اخي نطلب منك تدريس على مواد أول اثانوي او form one snteavig
Tnx ustad
Soft warekee u ticmaashaa editingkaaga
Ustaad , adoo raaliya waxaad nooga soo hadda shaa " Writing Skills" ka iyo sidaan ubarran kar no iyo meelaha ana "websites" ka uggu wacan ee laga barran karo si free ah iyo sidoo kale , ustaad maxeey ku kalla Duwan yihiin "Academic Writing" iyo "Non Academic Writing. " waa noo muhim
Mawduuc muhiim ah waaye insha allah qorshaha ku darsan.
"Ustaad waa noo muhim, isaga iyo Flash cards kubba." Maad ilaw day!!!!
eng vid wuu soo bixi waayey
Safiyo cismaan
M, alh mahadsanid
Salmaan maadaw macalin manala wadaagi kartaa habkan aad video gaaga ujarjartay ee description ka usoodhigtay isagoo qayba qayba ah ama halkaaba marba qayb ugaysanayso
Salman wllhi ad ayan isku badaly markan adi kubartay sxip ilhy wax khyir qaba ayan kaga rajynaya
Mashaa'allah walalkey fadlan subscribe iisar
Better video ✔️
Teacher douling iyo memris English to English mha ka soo hdl bl pls
Thanks ustaad
Mashaa'allah walalkey fadlan subscribe channelkeyga mahadsanid
@@sacdiyacafifa2863 waan kuu saaray wll
Aad baad u mahadsantahay ustaad salmaan Maadow
Ustad ku hadalka English idhibayo Marka kuhadlayo dadka waa igu qoslan maxaa sameya waa Niyad jabi ila tali ustad 😥😥
Waxa ku dhihi lahayay ha u joojin walaal, Waxaa ka wayn hamiga iyo hiigsigaada leedahay , Mar walba marka ka dambayso waxa dareemi doonta is badel insha allah, marka intaa ka gaarayso sabar la imaaw.
@@SalmaanMaadow Shukran ustad
Aad ayaad umahdsanty wll maadaw Alle hakaa abaal mariyo faaidada aad nasiisay
Mashaa'allah walalkey fadlan subscribe
WaN KUS SAARAY WLSHY
Thank you
English to. Somalia 🇸🇴 sax✅
Masha allah ustaad horay usoco waxaad tahay qof wanaagsan waana la socdaa muqaladada markasta wax badana waan ka faaiidaystay
00:00
soomaali kuma jiro wadamada
Ala adeerow aniga wuugadiiday memories pls in uu iiodago cashar school casharadiisa in aan ku cishto rabay iisheeg pls
Mahadsanid Ustaaad
Play store ka wan ka wayay app ka memrise siden ku heli kara iyo quize your English
Aniga waxaan rabaa inaan barto English balse appskaan ku su,aalayaan inaad luuqad kale garanayso anigu ma aqaano luuqad kale sidee ayey suuragal ku tahay inaan ka barto appskan English anigoon Aqoonin luuqad kale?
Ustaad quiz your english sida la isku register gareynayo soo samee wuu i diiday