SHEEKOOYINKII UGU QOSOLKA BADNAA ABID by ismadhaanto show

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024

Комментарии • 106

  • @thelegendboy123
    @thelegendboy123 4 года назад +38

    Mid cabtooy ah baa qabuuro waardiye looga dhigay 😂😂kuwa asxaabtiisa ah baa u tashtay in ay marqanka ka kiciyan dhar cad cad bay intay usoo xirteen bay soo aaden 😂😂saa intuu bud iyo toorey lasoo baxay😂😂 buu ku dhahay ciyaar ma rabee nin walba qabrigiisa haku laabto😂😂

  • @somcastudio2899
    @somcastudio2899 4 года назад +14

    *Tolow fooxiso aawey qof qali ayey aheed waan tabney hadey maqantahay fooxiso bbe vediogu macn maahan 😭😭🌕❤️🌑*

  • @suheybaliqarsho467
    @suheybaliqarsho467 4 года назад +9

    Laandhere katagersanahy ismanaanto oonan sxb ku aminsanahy

  • @usaamemaxamed6430
    @usaamemaxamed6430 4 года назад +2

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhh wlhi laan dheere wuu iga qosliyay dhamantiin waa idin jeclhy isma dhaaanto

  • @shucayb939
    @shucayb939 4 года назад +6

    Fadlan subscribe igu sharfa asxabeey💝🙏

  • @araweelo2aaden126
    @araweelo2aaden126 4 года назад +1

    Gesi wan taby landhere bigbro salaman boqro moosw mansh allh nolada

  • @abdirahimhiney6206
    @abdirahimhiney6206 4 года назад +4

    Anigaa maanta uguhoreyo ee inta iga dambeyso like isaara walalayaal

  • @cagmadhigeoffcial5749
    @cagmadhigeoffcial5749 4 года назад +1

    Waa iga qoslisiin bahda ismadhaanto

  • @Masterarizona
    @Masterarizona 4 года назад

    Ismadhaanto group talent leh aya tihiin Dad hor maray aya tihiin no mashquul group aatihin Go ahead fans

  • @wizzoflove2804
    @wizzoflove2804 4 года назад +6

    Big pro camera and edit maanta ah yaab😡 sikastaba keep going nio hambalyo pro

  • @husseindaud3186
    @husseindaud3186 4 года назад +1

    Naima gabar qalbi furan(( midabkagu waa luul mariin casaan qurux lagu maneystoo qaalmo lohibeyoo dahab loo qardhaasoo abihii kudhalay iyo umi hoyadaa baa usluub kugu anqariyoo edebtiyo xishodkiyo quruxdad hablaha afriko dhan dhertahay))keep going my sister aman waad uqalantaa huuno

  • @naimaqali355
    @naimaqali355 4 года назад +4

    Landhere Mel on jogin Nuur maleh Iinoloda walalahey ❤🙏

  • @mohabalaley5716
    @mohabalaley5716 4 года назад +6

    Nin Reer Mudug Ah Ayaa So Galey Masaajid imaamka Suurad Dheer Uu Ku Tujinayo Jameecada, Markii Uu Kala ßar Marayay Ayuu Gafey Suuraadii Qayb Kamida Iimaamkii Markaasa Kii Reer Muduga Aha Yiri (#Yaan_Loo_Sheegin_ilama_Adera_Yalow_Maaxa_U_Geestay_Asaga_Awal_Waxaanan_Tabartiisa_Ahayn😂😂😂)#
    plze isku day in aad SUBSCRIBE ii saarto hadii aad sheekadaan ka heshay Salaama Bahda Isma dhaanto

  • @dollargamers7744
    @dollargamers7744 4 года назад +2

    Xariif reer galkacoyod ah aya wallashis logeyay markaas qaad ayow soqatay waw marqamay marqanki waxow tusay inow dharka dhan dhaqo markow dhameyay aya waxa kusodhacay sedigis iyo wallashis usobaxday go ay kujifeen inaw dhaqo saan kulah warkala kaca

  • @nurdinomer7684
    @nurdinomer7684 4 года назад +5

    Nin cad iyo naag cad ayaa is guursaday waxy dhaleen cunug madow ninkii baa xanaaqay oo yidhi waa maxay cunuga madow iyadiina iskama walin e waxy tiri "adoo kulul iyo anoo kulul ayaa darbi saar dheelay marka cunuga wuu gubtay"🤣🤣

  • @flishah6812
    @flishah6812 4 года назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🙏🙏🙏🙏 love you isma dhaanto Wlahi keep going you guys very funny MashaAllah ❤️❤️❤️❤️🎈🎈

  • @guuteofficial6687
    @guuteofficial6687 4 года назад +4

    Landheere huray usoco wa ku tagera wlhi

  • @Abdalla-torreira
    @Abdalla-torreira 4 года назад +1

    Qofkii ugu horeye

  • @darwishdalmar9859
    @darwishdalmar9859 4 года назад +2

    Isma dhaanto xaga raga wad kashidan tihin
    Lkn dumar shidan kena oo furfuran talent leh

  • @abdallabile6451
    @abdallabile6451 4 года назад +6

    Team
    #Isma dhaanto>3
    🙌🙌💓💓💓💓

  • @apdisamadaarka1656
    @apdisamadaarka1656 4 года назад

    War nio cid walaba ha nagu so shac sarine naga daya dadkan kale ismadhaanto inti hore ayay ku wacneyid

  • @bogsarbooy8336
    @bogsarbooy8336 4 года назад +6

    Kkkkk waxkle wallahi

  • @sacdiyaaadiomnd1238
    @sacdiyaaadiomnd1238 4 года назад

    M.a horay usocda zxpyal

  • @zamzammohammad2428
    @zamzammohammad2428 4 года назад +4

    Wiilka googarada xidhan marada qabso maad tiraahdaan kkkkkk

    • @faysalaxmed5595
      @faysalaxmed5595 4 года назад

      Zam zam walhi wad qoslisa xaga maxd kaegtay waan kayabi kkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @hamiodakane8298
      @hamiodakane8298 4 года назад

      Abyey goono wyeeee😆😆😆😆😆😆

    • @somalidiihore2801
      @somalidiihore2801 4 года назад

      Surwalkay qabaan mid lamida unbuu qabaa ee adaa sakaraad aha

  • @cumaralbashiir5505
    @cumaralbashiir5505 4 года назад

    Big brow wax soconaa la imow meesha sheekadaas horaan umaqalnaye

  • @anisashire9044
    @anisashire9044 4 года назад +2

    Hh msha Allah team isma dhanto

  • @axmeddirir4827
    @axmeddirir4827 4 года назад +1

    Abwaan geesi haduu maqan yahy madaawan doono

  • @osmansaciid5672
    @osmansaciid5672 4 года назад

    Shacni aawi ismadhanto

  • @guuteofficial6687
    @guuteofficial6687 4 года назад

    Ana uhureayay qof dawada ismadhanto like

  • @iftiinchannel7746
    @iftiinchannel7746 4 года назад

    Asc ismadhanto

  • @mohamedabdi8895
    @mohamedabdi8895 4 года назад

    Sheekadaa moosow ee u danbaysa waa funny

  • @rermudugkibray350
    @rermudugkibray350 4 года назад +2

    Aniga shekada an ka yabay wax weye
    xamar ba shalay wiil wilkale garacay ul la dhacay wil ka yar bu aha markii rerka lo dacwoday ama walidkisa loo shegay kulha
    prank bay aheed wlhi ani qoslkii kasa iga dhameyay kkk

  • @sharifgeyre330
    @sharifgeyre330 4 года назад

    Waa maxey midka aad dumarka umlysee geeska xigaa

  • @sadiiqcumar3845
    @sadiiqcumar3845 4 года назад

    Isma dhaanto wlhi Ada baiyaqoshashna

  • @Abdalla-torreira
    @Abdalla-torreira 4 года назад +3

    Ee

  • @ahmedyarestudio9394
    @ahmedyarestudio9394 4 года назад +2

    Asc magacu wa ahmed izmacil
    Nin dhintay aya masajid lakenay nin rer muduga ladhahay sxb uduce kulahaa illahow juuq ha udhihinee janada gali 🤣🤣🤣 rer mudug dhib badnaaa

  • @xudayfahcartanxuseenmoha2255
    @xudayfahcartanxuseenmoha2255 4 года назад

    Asxapta ayaanta chenalka sidihore ugumaxirnin ee aan kuxernaanno

  • @abdulaahishafie7965
    @abdulaahishafie7965 4 года назад +1

    Aniga sheeko mahayo lkn 1 big bro haxiiyo abwan geesi xaqiisa
    Kiki hasiiso laandheere xaqiisa kkkkk

  • @ustaadmaxamedalqaari6948
    @ustaadmaxamedalqaari6948 4 года назад +2

    Xaqiiqada ka agdhawaada salan sare

  • @geesigaasidhalay1146
    @geesigaasidhalay1146 4 года назад

    Niyohow markuu laandheere dhoho supiscrupe noosaara waan kanaxaa anoo saaray baan hada hubiyaa marba

  • @mohamedtakar7886
    @mohamedtakar7886 4 года назад +1

    Gbar jirkeda ka ganacsato ayaa Shuunkii usoo bixiwaayay . Markaasey Dhaqtar ukarty arintiina oga warbixisay.
    Dhaqtarkii ayaa wxa uu yiri. Waligaa maragty wado lamaro oo cawska soo baxaayo Markasey tiri Maya.
    Dhaqtarkii ayaa wxa udhahey. Ciyaarta gadaa mesha. 😅😁😅😂

  • @abdiaziizabdi8698
    @abdiaziizabdi8698 4 года назад

    Sheeko ku dhacdey suudaan gabadhaha hadey bigro aheen ma la guur sanaayo gabar ayaa arooskeeda ayaa la gaarey waxey dhahdey cayeeyo horey ayaan u baashaaley seen yeelaa cayeeyadii ayey tırı liin dhanan ugili gabadhii markii tobada kasoo baxdey ayey tırı ayeeyo see Ku keentey farsamadaan aniga agoogaa liin banbeelmo ayaan ugiliyey

  • @shaafiofficiallmedia687
    @shaafiofficiallmedia687 4 года назад

    Fooxiso aaway

  • @hamdaabdulkadir3127
    @hamdaabdulkadir3127 4 года назад

    Laandheere aan ka taageeraa ismadhanto

  • @abdinaasiryare8468
    @abdinaasiryare8468 4 года назад +1

    Asc ismadhanto shoə sheeko aaniihayaa əaxaa jiray sadax eiil mid madaxa ayuula aa midna lugaha ayuu la aa midna caloosha ayuula aa mid kamadaxa la aa əaxaa ladha hay madaxa yii kaa ga dhi cin midka caloosha le əaxaladha hay eax badan ha cunin midka luga hale əaxaa ladha hay ha or din kii caloosha la aa aa fuu lay geed əu xuu cu nay qare qarı hi aa soo dha cay kii ma daxa la aa ayuu ku dhacay madaxi aa jabe kii lu gaha la aa aa orda ooyiri hooyaa usoo shee gaa lugi hi aa jaja been

  • @asaldhalatinadiinhooyamcn8066
    @asaldhalatinadiinhooyamcn8066 4 года назад

    Fooxiso awaay asxaapta

  • @jamalxasan8607
    @jamalxasan8607 4 года назад +2

    Labada sheego big bro coby waye xasan santos iska leh😂🤣😂🤣

  • @ahmettqarazttaofficial4938
    @ahmettqarazttaofficial4938 4 года назад +1

    Laandheere adeer sheekadii asad abou diyaabi aad ka maqashay miyaad noo keenaysaa🤣🤣🤣

  • @kingak7087
    @kingak7087 4 года назад

    😅😅😅QAMIIIZLAHA WUUBA QWAN YAHY DAWO 8:31 Adaa YAPI DONEE 😅😅😅

  • @yahyeabdirisakmohamed6500
    @yahyeabdirisakmohamed6500 4 года назад +1

    Mid Ciyalka Xafada Ah Asigo Istiin ah xashiish so Cabay Azo Bambo Garaacayo Waxaa u yimid Oday Dariskoda Aha Waxu Ku yiri Ader Bombadan Yeysan kugu Qarxin e Garaacida Ka Da cabtoygi Maba Iska Walin Kulaha Ader Haday Rabto Ha qaraxdo Bambo Kale ii Taalo🤠

  • @mohamedabduweli3147
    @mohamedabduweli3147 4 года назад +1

    Hada ka hor nin ayaa naagtiisa aad u dhibtay markaasuu dilay oo uu garaacid Ku bilaabay ninkii aad ayuu naagtii u garaacay markaasaa waxaa Ku soo baxay nin deriskiisa ahaa markaasaa waxuu yiri
    War naagta maxaa u dilee ninkii naagta qabay ayaa Ku jawaabay war naagtaan way I dhibtay ninkii deriska ahaa ayaa yiri maad la guursatid calashaan naag kale la guurso naagtii intey soo booday Ku lahaa
    "Nuucaas hadalkiisa iska dhaafe igu wad usha

  • @najmahassan1233
    @najmahassan1233 4 года назад

    Waxaan idinwaydiiyay gudoomiyaha ismadhaanto show waa kee tolow heedhe hanagabahdilin ee dib uhabayn kusameeya sida chanalka kale ee isnadhaanto Int

  • @calixaamud61000
    @calixaamud61000 4 года назад

    Anig malin dabe maa inaa dabnyow haadii kaale shaacni ppe keen wllo waan u xeesay 😁😂😂🤣🤣🤣

  • @abdiwahaabhajimumin5497
    @abdiwahaabhajimumin5497 4 года назад +1

    Waxaa jiray laba nin oo sxpo ah oo isku fican mid muqayil ah hpn habenada Kamid ah Aki muqayilka aha soo dahe waqti dambo ayuu yimade nagtisana wey kafuri diide albaabka banaanko Iska jiifte subixii ayuu sobaxay markasu sxpkis uyimid in uu lataliyo sxpkii wuxuu kula taliye inuu nagta furo waxaa maqlaaye Duma shidiis markuu sobaxaaye ayeey qabate markabey kutiti nagtada hafurinee cawa halka sac camal markaa qadkaga oqadatid gedka gasaashiis sofariiso sxpka waxaa ku samenayo Arag ok illahey amrkii ninki wusoo dahe marku yimid sxptiis ayaa ku adkeeysay iney kafurto albaabka wuu tugtuge markabey kutiri gedka hostiis tag 3mar macaac dheh sidii ayuu sameeye walaga fure albaabka jimcihii ayeey is arkeen marka buu wuxuu yiri sxp naagtii mafurte markabu inuu fiiriye buu yiri sxp nin Walbo gurigiisa macaac ayuu kujogaa

  • @majidabdiaziz7108
    @majidabdiaziz7108 4 года назад +1

    Asxabta carabka subscribe kusara mise sanda kusara laandheere nimo

  • @mussemoalim9063
    @mussemoalim9063 4 года назад +1

    Channel kan sawir masareesan miyaa ISMADHANTO IYO DHASHEDA 😂

  • @Somali_Lyrics1
    @Somali_Lyrics1 4 года назад

    Isma dhaanto Hadana waxaad Bilowdeen in Aad Dadka ku Akhlagaadeysan Channel kiina soomaha Mardanbe Hadii ay dhacdo wlhi Waan idin dacweynayna wanan Turjumeyna adeer Waxaaso kale Hanoo imanina

  • @abdikarimfarah4622
    @abdikarimfarah4622 4 года назад

    Magacaygu Waa Muxyadin Ismail Abdilahi waxan idinla wadadgaya sheeko yar oo si dhab ah udhacday isla mrkaana aan goob joog u ahaa Waxayna u dhacday sidan:
    Nin xanuunsanaya oo dhimrka la' macnaha waalan meel waddada u dhaw ayaa uu degana maalin maalmaha ka mid ah ayaa dhaqay shaadhkiisa waxana uu ku wadhay meel u dhaw wadada kadibna gaadhi ayaa soo maray wadada dabayl ayaa qaday shaadhkii waxay ku soo tuurtay wadada baabuurki ayaa dul maray kadib ninkii waa uu ooyay( Booyay ) waa la Aamusiin kari waayay dadkii oo dhan ayaa isugu yimid ninkii waalna wuxu yidhi niyaw bal kawarama haddii aan shaadhka xidhnaan lahaa saw ima mareen gaadhigu

  • @asmanasapo1207
    @asmanasapo1207 4 года назад

    Team isma dhaanto❤️

  • @caydrusxassan2235
    @caydrusxassan2235 4 года назад +1

    Laandher kkkkkkkk

  • @abdikarinwiire7801
    @abdikarinwiire7801 4 года назад

    team isma dhaanto subscribed iisaara waan idiin saaraa sxbyaal 💕👌

  • @abdirashka9468
    @abdirashka9468 4 года назад +1

    Xariif reer muduga ayaa gabar shukaansan jiray malin maalmaha kamida ayuu balamiyey gabartii
    Gabartii kuteh waar ba a
    Maanaa kuu imaada ninkii sidii faci iitumay matihido camal
    Xariifki reer mudugaa kuyeh
    Adi isku fac manahino
    Xariifadii ani gabar ma ahiyo
    Xariif reer mudigii
    Hooyaday in aan facay iska dhici idhahday kute nin iyo naaga layma kala sooocin

  • @mankaofficial124
    @mankaofficial124 4 года назад

    Wllahi nimco kiki wey iga qoslisay video gan

  • @istahilchannel
    @istahilchannel 4 года назад

    landhere wa na gashay suxe

  • @omarmohamedhabiib7497
    @omarmohamedhabiib7497 4 года назад +4

    Qofkii ugu horeeyay like dhac sii

  • @shaafiofficiallmedia687
    @shaafiofficiallmedia687 4 года назад

    Like igu qabta walaalahayga soomaliyeed aan jeclahay

  • @abdimalikyaraanka6725
    @abdimalikyaraanka6725 4 года назад +1

    Nin Cabtooy aa hada ka Hor Gaari istaajiyay markaas uu ninkii Cabtooyga ahaa ku dhahy Darawalka war ma itaqaanaa maya War ninkii hada gaariga sooraacaayay waaye Cml😂😂😂😂

  • @showayeofficial7763
    @showayeofficial7763 4 года назад

    Moosoow marka video ga fadhiga lagu duubaayo farxad uma dhin na kkkkkk😂😂😂

  • @yasminabdi7850
    @yasminabdi7850 4 года назад

    Sheqo qosol badan oo aniga igu dacdhe idin hayaa iso qabta

  • @saadaqmaanka9882
    @saadaqmaanka9882 4 года назад

    Hada ka hor Nin duuliye ah baa la yiri dad waalan ka soo qaad wadanka Kenya hye buu yiri wuu soo qaaday markaa dadkii buuq bee bilaaben kadib nin ka mid ah baa yiri duuliye waxa rbaa inaa barto diyaarada kadib wuxoo yiri hdaa rabto inaa ku baro asxaabtada iga aamusi hye buu yiri kii waalnaa wuu u tagay wax yar kadib wee aamuseen kii waalnaa wuu imaaday duulihi wuxuu ku yiri see ku aamuseen woxo yiri albaabka diyaarada baa ka furay waxaa ku iri hadaa buuq rabtiin albaabka ka baxa hhhhhhh duulihi wuu suuxay

  • @ayaanbishaaro1877
    @ayaanbishaaro1877 4 года назад

    Oday Ciyaalka Xfda Ah
    Aaa Gabar Eee
    Asxb yihiiin Ku Dhahday
    Maa Nin iso Raadisid
    wuxu Dhahy Nin Nuucee
    Ahaa Raptaa ii Tilman
    Sxbtaa Kulaha Nin Dheer Oo Cad
    Oo Dhisan MurQaani Ah
    Jaamacad So Dhameyay
    Diinta YaQaan Lacag Hesto
    ShaQeeyo NaaG Aan Qabin
    Dabeecad Fican Aan Rapaaa
    Odaygii Kulaha Kaas Hdaa Arko Anaaba Aroosaayo😂😂😂

  • @mqadarclaahi239
    @mqadarclaahi239 4 года назад +1

    Iiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiieeeeeeeuuuuuhhhhhyyyyyyrrrrtrtppppp comentigeeda hadaa layaabte like saar

  • @dekaabdi1484
    @dekaabdi1484 4 года назад

    Fooxiso meeday

  • @marshiyalofficial3237
    @marshiyalofficial3237 4 года назад +1

    Wxa jiray nin rer badiya ah wuxu wxay shirkada hormuud wxa la dhahay lacagta ku hartay kugu ma filno wuxuu
    Dhahay kan maseexdo miyaa cwa 2: 00 Am awacaa dadka mrku sexdo

  • @nasiibbile1916
    @nasiibbile1916 4 года назад +2

    Lndhre shekada dublada wa so xdY
    Asad abu diybi ka kentY 😂😂😂😁😂

  • @cabdiwalidaahir1266
    @cabdiwalidaahir1266 4 года назад

    landheere pic pro

  • @najmahassan1233
    @najmahassan1233 4 года назад

    Waa iga codsi

  • @ayaanbishaaro1877
    @ayaanbishaaro1877 4 года назад

    Nin Baa wuxu u Tahribay Qurbaha
    NaaG Tiisi Baa Ku Tiri Xaaji Biil Noso Dir
    Wuxu ku Yiri Naa Anigu Biil Ma Hayee
    BoQol Shumis Ah Qaado
    Islaanti waxey Ku Tiri Hye Xaaji
    Malin Kii Dambo So wacay
    Suu Ku Yiri Xaajiyo Sidee Isku Dabarty
    Islaanti waxey Tiri Xaaji
    Nin Kii Korontada 20 Shumis Ahaan Siyay
    Nin Kii Biyahana 20 Shumis Ahaan Siiyay
    Nin Kii Waar Diyahana 20 Shumis Ahaan Siiyay
    Nin Kii Diish Kana 20 Shumis Ahaan Siiyay
    Nin Kii Dukaan Kana 20 Shumis Ahaan Siiyay
    Shumis Kaa So Dirtana wuu Dhamaday😂😂
    Nin Kii Intuu XanaaQay Buu Ku Yiri
    Naa Ma Nimanad Shumisay
    Kulaha Oo Xaaji Adigu
    Shumis Ka So Biil NoGama Dhigin
    Nin kii wuxu Yiri Xaajiyo
    Dambe Nin Ha isku Shumin
    Anaaa Biil Fican Kuso Diraaye😂

  • @najmahassan1233
    @najmahassan1233 4 года назад

    Waa iga talo

  • @sareeyesugaal8762
    @sareeyesugaal8762 4 года назад

    Gabadha qob ikardi yaa tidhi malinta intar laga badiyo ima qan ciyo lkin masha allh hadi arsinal udheelin

  • @abdinajibmohamud9869
    @abdinajibmohamud9869 4 года назад

    Wadaad buu aha naagtiisa waa qancinwaayay shiikh oo utagy ninkaaan shikh marku utagy shekadi oo ugu shakeyay kdb xirsi oo soosiiyay markaa howsha bilabirabtid sariirta io jooradiga inta udhaxeyso gasho cml wadadkii hbnki kowaad ciyarti makaqaldamin hbnki labad sidokle sidaxad sidookle ninkii kdb xirsigii oo lasobaxy fiiri cml marku arky siyad Bare sawirkiisa oo arky ninkii orod wadadkii oo utagy saan maxe thy cml kuyeh siyad bare somaliweyn dhan buukiciyay adigan xunka muukudaha cml😁😁😁

  • @abdulkadirmohamedabdi2404
    @abdulkadirmohamedabdi2404 4 года назад

    Mid cabtooy ah ayaa hada kahor laku xukumay Dil doogasho ah maalintii latooganayay ayaa la weydiiyay maxad rajeyneysaa kulahaa inaan dilkaan ku waano qaato oo mardanbe anan qalad galin 🤣🤣🤣

  • @dollargamers7744
    @dollargamers7744 4 года назад +1

    Asxby sheko kale nin aya waxow maqlay diinta aya lagalah malinti dambe ayow sotagay masajid yimid shiq kujira saan kulaha shiqow waxan rabah inaan dinta sogaloh boos maka bananyahay shiqi saan kulaha hada dintu waa buxdaah waa iska tagay
    2 year kadib duq dariskisah aya dhimatay ninki babur sokiraystay shiqi u yimid kulah shiqow hada waa kabananyahay maho hada sogal kulaha

  • @mankaofficial124
    @mankaofficial124 4 года назад

    True story:markasa waxaa dhacde will diaspara ah magalada soo dege xaafada, markaasaa ku la haha xaafada marka waxay deganayen dabaq, markasa wuxuu istaagey dabaqa gadaadhiisa kulahaa xaafada aaway hooyadiisoo wacay kulahaa waadhume markasa waxaa arkey will xaafada degenaa kadib xaafaduu keenay kulahaa kii dhume iiceliya meshaa kaimaade kkkkkkkk

  • @gureycadeoffacial2578
    @gureycadeoffacial2578 4 года назад

    Abaayo iyo aboowe ilaahey dartiis subscriber iisaar waacodsi🇸🇴❤😏😋😍🤗😚

  • @zainuu1232
    @zainuu1232 4 года назад

    Sheko Aa Hya Oo Ah
    NIN Dadka marQamaH Ah Baa NaaG loo Guuriyay Hbnki Aso MarQansn Uu QoLka jiiFka so gaLay Gbdhiyo Fadhida Sariirta Zaa kuLaha DadkaN waa DareNsna Iny QoF ILawayan Marky Zaa UbuuQayeN ay durbaaNda TumanayeN😂😂 Iyo midkaLe
    Nin Reer Mudug aH Iyo Nimn kLe safar wada GaLay nin ka mida Nimnka Ba Wuxu Waty Jeeg ooDkaca Zaa Ninki Reer Muduga Aha Baa Jegi odkaca Qaar Kacuny Kabacdi marki Gaarigi Laga Dagty ba Ninki Oodkaca Watay Baa arky in oodkicizi La isticmaLay Sa Wuxu Yiri GacmiHina Urinya Ninki Reer Muduga Aha Marki La uriyay Buu Oodkici ka so Ury KuLaha Yaa gacnTyda IsticmaLay😂😂