Subxanallaah Baba jeey Naftaan mel ma jirto ogow Xisaabta Akhira ka Daran Shilinka aad ka helaysid mida kale Cafimaad baad wadankaan u tagtay Dambina waad ku jirtaa Maxaad Alle swt ka filaysaa Baba jeey Inaga kugu Xiran Xaraanta Raali kama Nihin Xaqiiqdii wanaag baan kugu so raacnay Balse hada Arintan joojin weydo waan ka gurnay ogow Sababto ah Inagu Dad Muslin ah baan Nahay Soomaali baana kasii nahay Diinteena Iyo dhaqankeena waxa Ku bananeen Fadlan hayno so dhigin Subxanallaah Allow na Astur Iyada Iyo Anagaba Naso Hanuuni balse Ceeb weeye in aad wareysato Salaamad ka Saar Walaalow
War ninkaan runta markii loo sheego is oysiin iyo waxyaabo kale ayuu la imaadaa si uu u helo dantiisa wax walbo ayuu u sameynayaa lugtaan uu ku mar marsiyoonayana mar horee dhimatay keliya lacag in uu ku cuno ayuu rabaa
Su’aalaha ay ahyed in uu weydiiyo 1. Waalidiin ma leedahay xariir nuucee ah ayaase inka dhexeeya? 2. Diinta aay aaminsanyahay 3. Iyo cabsida alle in ay ogtahay Hadaladda ay aheyd in uusan isticmalin 1. In uu amaano ama buunbuuniyo 2. In uu u muujiyo in ay dadka ka sareyso
Life is too short brothers and sister, i’m talking to youtubers. The forty hadith, there’s this paragraph which says, There are certain people whatever they eat is haram, whatever they drink is haram, and today, whatever they say is haram and they put their hands in the sky asking allah to eccept their prayers. How will allah eccept. Repent brothers and sister today when you have time.
عن أبي سعيد الخدري رضي الله عنه قال : سمعت رسول الله صلى الله عليه وسلم يقول : ( من رأى منكم منكرا فليغيره بيده ، فإن لم يستطع فبلسانه ، فإن لم يستطع فبقلبه ، وذلك أضعف الإيمان ) رواه مسلم . Dadka Masha Allah dhahayow ma ilowdeen HADISKA. SUBXANA ALLAH 😭😭😭😭
Subxanallah 😭😡 wax aan ku qeexo wlhi garan maayo lakiin allaha soo hanuuniyo . mida xigta baba jey waad ku qaldantahay in aad bulshada uso gudbiso dhaqan xumada Iyo muqaal nuucaan okale ah xaqiiqtan wanku tageri jiray subscribe wa i ahyd lkn masii ahan doono iga raali noqo. Waligaa haku raali gelin qof bini adam ah wax uusan alle raali ka aheyn . Walal macan haku weynin waxaybaha nuucan ah oo foosha xun dhaqan xumada ah diintada , dhaqankga iyo bulshadada intaba kafiiirso wax aad bulshada uso gudbineyso . Ugu dambeyn dhaman allaha so hanuniyo qof walba lunsan oo badilka kutagan iyo dadka Codsi: dadka public figureka hadalkood meel fog garayo fadlan waxyabaha soo gudbineysan ha ahadano wax aan ka hor imaneen diinteena ,dhaqankeena iyo dadnimadena intaba. Mahadsanidin.
Duni waxan joogna naag sharmuutonimo cadeysaty la walashanayo 🥺duni waxa joogna sharmuto la wareysanayo la sharfayo la amanayo 🥺allow cadabtada hanoso dadajin 🥺subxana allah
Wlhi waa runta baabajey media ha ayuu khalad fahmay diinta ayuu ku gafaya somaliyey baabajey iska qabta khaladaad badan ayuu ku samaynaya dhaqanka iyo diinta
Maxaa fans ah oo aad ka hadleeysaa adinka ayaa ka dhigay dad markastana dhiiragaliya waxa xun uu sameeynaayo ee kala laabta flow ga si loo soo afjaro asaga iyo waxii la mid ah walaal
Gabdhaha soomaliyeed ee sharafta leh waxan ka codsanayaa in aysan kudayanin dhaqan bi is dabaal iyo waxa aan diin leheyn oo ay San searching ku samayn only funs-ka ay ka hadlayaan kuwaan waalan kawaan tooba wllyal oo future xumo adduunyo iyo aakhiro haka dhaxlina Thank you my dear sister
Is no question this girl she is a Businesswoman? She is smart. And clean heart. Ayyada. Iyo. Allah baa xisabtamayo. Thanks. Baba. Jay. And. Thanks queen Run sheet.
Subhanallah kan baba Jay inuu intaa dhaamaan moodyaay naagtan waxay ku ciyaarasaa diinta dhaqanka waxaa daawan kara qof aan caqligiisu ku filayn markaa waxaan oo kale ha horkeenin bulshda
Cunugaa yar waa ka naxay wlhi Hadaad aduunka ka tagtid xataa Ilmaha noloshiisu way saamaynaysa Waa walaasheen ilahay ha soo hadeyo Kolay aniga waxay ila tahay in dhaawac Noloshu ay kasoo gaadhay badankana Hableheena somaaliyeed ma xuma ee Qaawanida waxbaa ku Kalifay waana 3dan qaybood mid kamid ah 1 gabadh xidhiidh guur/jacayl ku dhaawacantay kadib nolosha ka rajo dhigtay 2 gabadh familygeeda dhib kala kulantay Ama ay kala tageen kadib nolosha ka rajo dhigtay 3 gabadh caanimo iyo lacag doonaysa inay kaga samayso qaawanida oo ah no face Cidna aan u joojinayn Intaba ilaahay hasoo Haadeeyo lkn ogow Noloshani way gaaban tahay noloshada Inta xun camerad ha u qaadan ogowna Shaydaan baa ku adeegsanaya oo jecel Dhibkaaga ilahay anu carar isagaa cidkasta Kaaga dhawe
Wll taasan Been aheen anigaba gabadhan markan sii uu eegay waxan is dhahay arinkan aay ku dheex jirto inay waax ku kalifen wixii donaba haku kalife markas Ilahaay aaya qof kasta Noloshisa oog Ilahaay gabadhan ha soo hanuuniyo waa u duceyneyna waa Gabadh walashen ah🥺🙏
Soomaliye qofka danbiilaha ma loo duceeyaa mise waa la caaya gabadhan hada caayneysaan in niiga mid hadey hanuun ugu duceyso hadi alla u aqbalo ducada adinka ayaa ajar leh caayda dadka caayneysaan yaan leydin ciqaabin adinka waxaa kale oo canaan u baahan kuwa like ku raadsanaayo suubahaheena
Asc alle u toobad keen, baabe jey , cimrigaaga iyo caqligaagu way Kala durugsan yihiin. War miyaadan Islam ahayn, damiir lahayn. Maantay waa adduun barrina waa aakhiro, markii alle xanuun kugu keenana waad oydaa, markii aad xoogaa isku adisatana waa kufrin og tahay subxaanallaah. Towbaddu wey u furun tahay qofkasta alle u towbadkeena.
@@Cici_mimi waa ree borame wllo ad ban u qana qoys reerka abtiyasheed ✋Inta dhul dumar ka buuxa ma qawan jeclatay aduu kas Jacayl mahee hakaa saqiiro 😀😀
Naaaga badan halkaaan soo qoraaya waa shalmuuuto ay ka fiicantahay gabadhaan waa gabar qalbi fiican karti badan just aan u duceeeyno kaliya in alle xaqa kuduwo Abaayo mcn rabi haku soo hadeeeyo🥲
Ya rabi afkii baa juqda da gabay:::::Nabigeena SWC wuxuu noo sheegay ( Hadan xishoonin wax doonto samee) marka illahay ha soo hanuniyo Kolay waa gabar qalbi wanagsan illahay qalbigeda cabsi xagiisa ka timaaday allaha Ku shubo hanuun, cabsi Iyo nimcada rabigeeda siiyo oo ah qurux da Iyo kalsoonida Iyo cafiamd ka inshallah. Dhamanteen allaha na hanuniyo kuwa bananka dunuubta la jooga Iyo kuwa qarabada ba inshallah
Subxanalah Allaha ku so hadeyo abyo mcn hadalkan wangsan wa sadaqo labiskagana badal oo qof Muslimadah labiskeda xiro qalbigeda iyo sharafta gabdhaha musliminta yeelo abyo qalbi wanagu wa Ina naftada u naxda ee mahan waxi afkaga so qabto Ina isaga hadasho dhamantenba Allaha naso hadeyo qatumada kheyr Allaha nogu qatimo cebtena iyo cebaha dadka kalaba Allaha asturo 😭
That’s sad subhannallah Ilahay arsaaqad tan dhaanta hakuu sahlo baabajeey maxaa kuu geeyey gabadhan ilahay ku caasiday e nolosha faaxishka ah ku jirta 🥲🥲🥲
@@filsanmohamed1763 😏😏 sis wxey thy wey thy maxa dusha kasaray mise bini adam maha queenqawan munafaq mahan kuwa isqariya ayey kaficantahy qofki ilahy kaxishonwaye e bini adam kaxishoda aya ugu xun lasoco badankin ilhy kamaxishtan dadka mxy kudhihidonan aya isku qarisan🖕🖕🖕
@@samarahussein9772 adiga ayadoo kale ayaa tahay maxaa ka hadlysaa ileen allah ayaa na faray qofka xun in loo sheega waxa uu yahay mutamaca ayadaa la imaaday saxib is daji 🤫
Wakhti waxan maraynaa kuwi xumaha faafinayay in meelahan oo kale lagu wareeysto Subxaanallaah baabajey ogow inay caruur badan daawanayan kuna dhiiran karaan xumaantey kahadlayso qoftan lunsan ilaahay hasoo hadeeyo aaamiin
Hablaha wadanka jooga tan iyo boqalaal hadaa keento jirkiina ka ganacsada maka yeelayaan lkn kuwa qurbaha joogo oo hada soo qoraayo《i like this women》ha fasahaadin. ma naag jirkeeda ka ganacsata share usameneysaa oo bulashada caadi ugu dhigeysaa alle ka cabso baaba jeey lacag yar darteed aakhiradaada ha ugu ciyaarin✌
Malinba malinta Kasi dambeysa waka si dareysa niyohow e Sidan isku dhaan mxey tahy nagtan ilahY ka furtay e arsQada ka radineyso waku aqana hadhowna oyin iyo raali galin Ba NOLA Iman donta ilahY arsqd meel kale haka Siyo duli Ba tahye.
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ﷺ ❤️
Scw scw 🥰
Scw scw scw
scw scw scw
Scwscw❤️❤️
scw scw scw
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤💞
Scw scw scw 💞💞💞💞🥰🥰🥰
Salalahu caleyhi wasalam
csw csw csw
Scw
Scw
Subxanallah Babajey illahay hakusoo hanuuniya adiga iyo gabadhas xumaanta faafinaya😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ilaah buu ka xishoon waye ama anaga xishoona
Waa tahgay ninkaan
Subxanalah baabajey wuu ka so daray Allow idin so hanuuni 🤮🤮🤮
Aamiin yaa rabi 🤲🤲
Ku Sali Nabigena ﷺ *The best person ever the* *most knowledgeable and* *the most shine all Allah* *created is Prophet* *Muhammad* *ﷺ ﷺ* ❤❤❤ ❤
laailaaha ila laah war babajeey muu waaashay
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw
Scw Scw Scw Scw Scw
Scw scw
The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤
Scw❤️❤️❤️
Scw
Sallalaahu Calayhi Wasallam
Scw scw scw
Qofaan slada tukan aad yuteka keenee mohoo
Ku Sali Nabigena ﷺ The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is Prophet Muhammad ﷺ ﷺ ❤❤❤ ❤
Sallalaahu caleyhi wasalam
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Cawa wa jimco an kusalino nabigena Maxamed scw🥺🥰
Scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw😊 scw scw❤
The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is prophet Muhammad scw scw
Subxanallaah Baba jeey Naftaan mel ma jirto ogow Xisaabta Akhira ka Daran Shilinka aad ka helaysid mida kale Cafimaad baad wadankaan u tagtay Dambina waad ku jirtaa Maxaad Alle swt ka filaysaa Baba jeey Inaga kugu Xiran Xaraanta Raali kama Nihin Xaqiiqdii wanaag baan kugu so raacnay Balse hada Arintan joojin weydo waan ka gurnay ogow Sababto ah Inagu Dad Muslin ah baan Nahay Soomaali baana kasii nahay Diinteena Iyo dhaqankeena waxa Ku bananeen Fadlan hayno so dhigin Subxanallaah Allow na Astur Iyada Iyo Anagaba Naso Hanuuni balse Ceeb weeye in aad wareysato Salaamad ka Saar Walaalow
Video gan report dheh
😂😂😂😂
War ninkaan runta markii loo sheego is oysiin iyo waxyaabo kale ayuu la imaadaa si uu u helo dantiisa wax walbo ayuu u sameynayaa lugtaan uu ku mar marsiyoonayana mar horee dhimatay keliya lacag in uu ku cuno ayuu rabaa
@@abdirahmanabdullahi9751 taada lee ushaqeeso baba jeey qabri lagalimesid
Horaa loyirii jis jano magalo uuf lug balaq waxasa rabtaa inaad dadka ka ibiso imankaa lagaa qaaad oo irsaqadu mel xun Alle kagalii intaa xuman kujirto war waxan unsubscribe dhahaa Hdusan kajojgin waxaa u waado mntanaa ma sharmatu ayu rawa inu umadaa gaa ibiyo nagu fasahadiyo
Maanta queen qaawan maa keenTay in aad dhahdo Boqorada haweenka, waad u geftay Haweenka soomaliyeed
Xaqiiq qof caqli badan ayaa tahay wa uu noo gafay wlhi subxaanallAah
wlhi waa sax
please somalia video report 🙏 😢 😭 dhaha
Dislike saar muuqaalkaan siloo xiro .
Muuqaliisa kalaa kufilane
@@Mubaarakkheyraad waa saarey aniga mar hore
Su’aalaha ay ahyed in uu weydiiyo
1. Waalidiin ma leedahay xariir nuucee ah ayaase inka dhexeeya?
2. Diinta aay aaminsanyahay
3. Iyo cabsida alle in ay ogtahay
Hadaladda ay aheyd in uusan isticmalin
1. In uu amaano ama buunbuuniyo
2. In uu u muujiyo in ay dadka ka sareyso
The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is prophet Muhammad ❤❤❤
Scw❤️❤️❤️
✌️
Scw scw scw scw ❤ ♥
Scw scw Scw ❤️
Scw scw scw scw scw scw
The best person ever knowledgeable, merciful, and honourable ALLAH created has MohameTt (NNKH) in the world 🌎
Meel naag shar…to isku tilmaameyso ay joogto miya nabiga magaciisa ku soo qaade? Ilahey ka xishow wll
csw csw csw csw
Scw scw scw scw scw ❤ ♥
Scw scw Scw ❤️
صلي الله عليه وسلم ♥️♥️♥️❤❤❤
Life is too short brothers and sister, i’m talking to youtubers. The forty hadith, there’s this paragraph which says, There are certain people whatever they eat is haram, whatever they drink is haram, and today, whatever they say is haram and they put their hands in the sky asking allah to eccept their prayers. How will allah eccept.
Repent brothers and sister today when you have time.
Sheekh shantey Reaction inta ila sugoyso Like isaaar 😂🙋♂️
Wxa uu orandoonaa wxa uu wraysi kaqaaday mid illah iyo islaan aan aqoon oo galowday 🤣🤣🤣
@@mohamed_abdi_japan kkkkkkkkk waan Sugi kari la'ahay jawaabtaas.
@@mohamed_abdi_japan kkkkkkk
WAAN SUGI LA AY SHIIKH SHANTEY REACTION KIISA
Kkkkkkkk
عن أبي سعيد الخدري رضي الله عنه قال : سمعت رسول الله صلى الله عليه وسلم يقول : ( من رأى منكم منكرا فليغيره بيده ، فإن لم يستطع فبلسانه ، فإن لم يستطع فبقلبه ، وذلك أضعف الإيمان ) رواه مسلم .
Dadka Masha Allah dhahayow ma ilowdeen HADISKA. SUBXANA ALLAH 😭😭😭😭
Dadka Waxba ma hubsadaan
Waxaan waa Dhaqan xumo😭😭
Please report dheh vedio kor kiisa siting ku yaal ku dhufo kadib report dheh sexual ku dhufo
Subxaana laah
قالﷺ: (من استغفر للمؤمنين والمؤمنات؛كتب الله له بكل مؤمن ومؤمنة حسنة) [حسن]؛فاللهم اغفر للمؤمنين والمؤمنات،الأحياء منهم والأموات
Gabdhahena Somaliyed Ee Sharafta Badan Allow Ka Qabo Nocan Oo Kale 🤲
Amiin🥺🤗
Video gan report dheh
Amiin 🥰🥰🥰🥰🥰
Amin yaraab😥🤲🤲🤲🕊🕊🕊🕊🕊
Amiin yaa rabi
Prophet Muhammad scw 💚💙💓😍
Sallalaahu caleyhi wasalam
she is smarter than many ppl in social media
Baaba jeey,
Subxaana Allah
Walaal dhaqan xumada maad joojisid aad faafinayso
🤐🤐 walaaloow Ninkaan wasaq nimada oo wado ilaheey ayaan kuugu dhaarshay ka waran 24 Dhiiqo ayuu ku dhax jiraa
dislike sare please 🙏
Ma fahmin qofkaan waxa uu uwaraustay
@@deqofarah3136 dislike sare please
Wlh baba jey waa dameer dulli ah waxuuna ubaahan yahay in gacan bir ah lagu qabto waa maxishoode dadka xumaan ku dhex faafiya
Queen qaawan horta runta way shegta, wana qof dacada ee ilahay hasoo hanooniyo Amiin ❤🙏
AAMIIN 🤲🤲🤲
Aamiin Yaa Allaah
Amiin
Aamin
Aamiin yaa allah
Subxanallah Allah ku so hadeeyo waxa tahay Gabar Somaliyeed wa naxay marka Hadaladada dhageystay Caafimadkaga iyo cimrigaaga ka faaiideyso.
Subxanallah Waxaan oo kale dadka ha horkenin nio waalaga fiican yahay ilmo yar ku dawanayan iyo dad waa weyn marka waxan oo kale umada ha horkeenin
Dislike saar muuqaalkaan siloo xiro .
Muuqaliisa kalaa kufilane
24 hours dhiiqo ayuu lugaha kula jiraa Wlhi bilhi waa sii nacaa wiilkaan mantay waxa oo sheegaa ka waran walaaleey 🤐🤨
Baaba jeey waawa dhadhaan caadi ah wlhi waxan wareysi maha dhaqan xumo waye la faafinayo
Subxanallah 😭😡 wax aan ku qeexo wlhi garan maayo lakiin allaha soo hanuuniyo .
mida xigta baba jey waad ku qaldantahay in aad bulshada uso gudbiso dhaqan xumada Iyo muqaal nuucaan okale ah xaqiiqtan wanku tageri jiray subscribe wa i ahyd lkn masii ahan doono iga raali noqo.
Waligaa haku raali gelin qof bini adam ah wax uusan alle raali ka aheyn .
Walal macan haku weynin waxaybaha nuucan ah oo foosha xun dhaqan xumada ah diintada , dhaqankga iyo bulshadada intaba kafiiirso wax aad bulshada uso gudbineyso .
Ugu dambeyn dhaman allaha so hanuniyo qof walba lunsan oo badilka kutagan iyo dadka
Codsi: dadka public figureka hadalkood meel fog garayo fadlan waxyabaha soo gudbineysan ha ahadano wax aan ka hor imaneen diinteena ,dhaqankeena iyo dadnimadena intaba.
Mahadsanidin.
dislike sare please 🙏
Subxaanalah aduunyo waxan joogna qaawan lagutilmamayo boqorada haweenka subxanalah subxanalah umad halaagsantay banu nahay ilahow dambigena dhaf bal eg meshay adunyo marayso Alahu akbar
Subxannallah
Follow da kala laabta doqonka
Tada umeelyeel
@@assadabdillahi1461 halagala laabto wlhi sababtoo ah xumaan buu faafinayaa w
@@mudan7283 subxanalah taydaa Ilahay ba mahadleh somalidi waxay noqotoy dad kaliya oo sharfa dadkoda sharafta xun koley adiguna tan hada difaacayso kama roonid tnks
Allha soo hadeeyo gabadhaan aqli iyo wexe isku dar satay qurux alle hasoo celiyo
Baaba jeey runti haweenka islaamka ah oo xijaaban gaf Aa ugeysate qof Aan Asturneen oo fisqiga kubaaqaya Ayaat boqorada haweenka ugu yeertay faasiqnimada maat dhiiragalinee towbada Alle hanawaafaji wlhi Alle iyo rqsuulkiisa waan dulmine Allow nacafi Aamiin Aamiin
Waa wax uu views ku radinayo lkn illahy kla xisabtamya I.a
Xishoodki buu ka tagy xumaanta ayuuna dhalinta Muslimka ahi ku bogadinaya illahy haku qabto adiga io inta kula midka ah
Video gan report dhaha
Waa boqorada haweenka ku lahaa 😭😭😭 haweenka somalied waad u gaftay xaal baa kugu waajibay
Haa wlahi🙆🏃
Baba jeey waa xoolo caadi ah wallahi
iyada buu is ka gadayaaa. Markaas buu gabdhihii ugafay
Dislike 👎 dhaha
Dantisa kaliya ayuu fiirsaday iam soory haweenka somaliyeed
Allow tan hooyo ha iiga dhigin cunugaas saqiirka ah Alle ayaa u maqan
Duni waxan joogna naag sharmuutonimo cadeysaty la walashanayo 🥺duni waxa joogna sharmuto la wareysanayo la sharfayo la amanayo 🥺allow cadabtada hanoso dadajin 🥺subxana allah
Inta la yaaban like 😂😂❤️
Dislike saar muuqaalkaan siloo xiro .
Muuqaliisa kalaa kufilane
Convey good things. Being an Islamic person is required to convey good things.
Too bad, it looks like they are advertising for young ladies what ever she does! May Allah guide her.
Somaliyey stop pretending to be soo holy God knows what you do behind close doors....leave the lady alone
Barnaamijkan waxaa u arkaa inee tahay qalad qoftaan barnaamijka ee kujirto inee sharaxdo ama wareeysi laka qaado waxee sii faafinee xumaan badan oo qarsoonaay wax walba ee tahay waxee kamuuqataa wajikeeda uma baahano inee noo sharaxdo naclatullah ☝😡😡
Waa kugu racsanhy babajey wuu iscebeyay
Videogan report dheh
40 qof ducadoda wala aqbala u duceya allah so hanuniyo
Walaley hadaad aqli leedahay ilaheygii ku abuuraad cabudilaheyd cunugana illahaa ka badbaadshay war adna naagtan aad xayeysiineysid jooji warkan hawada halagu cuno waa eberkiisee sheekh shaantayna waa ku sugaa
Baba jey maanta wixii kadanbeeyo wixii danbi ah nagtaan loo qoro wax ayaad kaleedahay waayo business keeda ayaad faafineysaa. Gabdho yeryer ayaa kudaawado aanan "onlyfans " waxba kaogeen. Aniga ahaan " subscription ka " waa kalala laabtay somalida inta danbi kacarar ah in ay midaas sameeyaan. Baba adigana dib iskugu noqo Sxp.
Wllhi been maadan sheegin 18y Baan jiraa wligy xtaa ma maqlin illhy hnaga ilaaliyo xumaha😪
Walahi waa runtaa
Wlhi waa runta baabajey media ha ayuu khalad fahmay diinta ayuu ku gafaya somaliyey baabajey iska qabta khaladaad badan ayuu ku samaynaya dhaqanka iyo diinta
Waligy ma maqlin maanta igu horysa wlh😳 ilahow xishoodka hanaga qaadin
SubhanAllah Babajey maadaan naga xishoon hadaanunahay fans kaaga, Allah hakuso hadeeyo view meel xun kaagalee
Kala laabta frandska
Waan kala laabtay bar naamid uu kujiro xetaa danbo madaa3anayo i.aviews meel xun kagalay
Video gan report dheh
@@11naa44 waaba hadhe
Maxaa fans ah oo aad ka hadleeysaa adinka ayaa ka dhigay dad markastana dhiiragaliya waxa xun uu sameeynaayo ee kala laabta flow ga si loo soo afjaro asaga iyo waxii la mid ah walaal
Gabdhaha somaliyeed o alle sharafta siyaay waxa ka codsanay iney ku dayan yada neh alle haso hadeeyo amin
Aduuna cisaa lagu noolaada aakhirana cadaab ayaa laga baqaa wll
Baabajeey waxaad faafinaysaa waa sino ku laabo vedio-ga sabobtoo ah imika waxaa shout out u samaynaysaa gabadh leh jirkiina ka ganacsada waxaan rajeynayaa inaad cisigaaga iyo cadaabtadaba ka fikirto ood dib ugu noqoto
Xaqiq wlhi wll mcn 😭😭😭
Waaba Naxay markoo soo wareyste bismillah
XasbunALLAHU wa nicmal wakiil 😭
@@malabey197 shantay runsheeg waaye
MISS WORLD O AFKA FURATAY MOHAMED ALI IMA JECLAruclips.net/user/shortsrIVmX_rlTiM?feature=share
Absouletly baaba jey wa qaldanyahay kaliya points kiisa wa inu veiws badan helo
Gabdhaha soomaliyeed ee sharafta leh waxan ka codsanayaa in aysan kudayanin dhaqan bi is dabaal iyo waxa aan diin leheyn oo ay San searching ku samayn only funs-ka ay ka hadlayaan kuwaan waalan kawaan tooba wllyal oo future xumo adduunyo iyo aakhiro haka dhaxlina
Thank you my dear sister
Videogan report dheh
Hye wall
Diyaaaar waye wll qali😊
Thank you my dear brother Alle ayaa xumaan ka nasahan waan is ilaalin doona inshllh Alle hana ilaaliye
Insha Allah aboowe shukran JAZAKALLAH🙏🙏
Lama yabani iyada lkin waxan la yabanahay gabdhaha fans keda ah sida ay udhaqmi donan
Calakuli xaal qof walba iyo maskaxdiisa iyo imankisa iyo diintisa wasalma calykum☝️🙏
Kusali rasuulka..scw..❤❤❤❤
Scw 🥰
Subxanalaah ilaahayow risiq xalaal ah 🤲
Videogan report dheh
Allahu akbar ❤
Sheikh salaad shantaay Runtii waxa uu kahadlo waa fasahaadka baraha bulshada Alle ha'xafitho.
Allahayow soo hadee waa inan qalbi fiican Allahayow wanaaga garadsii amiin u duceeya walalayaal😭😭😭🥺🥺
Queen..Somali.wayka.raysay..waanku..wataa.dadka.waxay..leeyihiin.dadka.waxay.leeyihiin.dabigay..kaariyadan.
Amiin yatabii hanunka allh aya siyo
Aamiin aamiin ale ha hanuuniyo waa gabadh somaliyeed ehlkeedana dhib bay kutahay marstoy arkaan iyadoo qaawan
Qalbi wngsn kulaha 😁ma qof xishoon waayay ba qalbi wngsn
@@saidma1683 jaahil
ألهم صلي على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 😘❤
Maad wayfiisid kirstan iyo muslin inay tahay
Sallalaahu caleyhi wasalam
SUBXAANALAAH BAABAJEY wllo xumaanta hafaafin ilaahay kabaq qabri 2 mitira ayaa kadanbeeya fadlan kasaar muqaalkan tutu KAGA
Aabaha was maxaaa magaca nabiga meeshan ukeeetay qashinyahow
Is no question this girl she is a Businesswoman? She is smart. And clean heart. Ayyada. Iyo. Allah baa xisabtamayo. Thanks. Baba. Jay. And. Thanks queen Run sheet.
Subhanallah kan baba Jay inuu intaa dhaamaan moodyaay naagtan waxay ku ciyaarasaa diinta dhaqanka waxaa daawan kara qof aan caqligiisu ku filayn markaa waxaan oo kale ha horkeenin bulshda
Baba doqonimada intaa Le eg ma udanpaysay
Bab jey wa jahil
Cunugaa yar waa ka naxay wlhi
Hadaad aduunka ka tagtid xataa
Ilmaha noloshiisu way saamaynaysa
Waa walaasheen ilahay ha soo hadeyo
Kolay aniga waxay ila tahay in dhaawac
Noloshu ay kasoo gaadhay badankana
Hableheena somaaliyeed ma xuma ee
Qaawanida waxbaa ku Kalifay waana
3dan qaybood mid kamid ah
1 gabadh xidhiidh guur/jacayl ku dhaawacantay kadib nolosha ka rajo dhigtay
2 gabadh familygeeda dhib kala kulantay
Ama ay kala tageen kadib nolosha ka rajo dhigtay
3 gabadh caanimo iyo lacag doonaysa inay kaga samayso qaawanida oo ah no face
Cidna aan u joojinayn
Intaba ilaahay hasoo Haadeeyo lkn ogow
Noloshani way gaaban tahay noloshada
Inta xun camerad ha u qaadan ogowna
Shaydaan baa ku adeegsanaya oo jecel
Dhibkaaga ilahay anu carar isagaa cidkasta
Kaaga dhawe
Allaah hasoo hadeeyo lkn wllo in lawareysto mawanagsana ama labuunbuuniyo inxataa la falow gareeyo mafcno hadan somalinahay dadkeena xumaan fafinta ayay jecelyihiin
Dislike saar muuqaalkaan siloo xiro .
Muuqaliisa kalaa kufilane
Wll taasan Been aheen anigaba gabadhan markan sii uu eegay waxan is dhahay arinkan aay ku dheex jirto inay waax ku kalifen wixii donaba haku kalife markas Ilahaay aaya qof kasta Noloshisa oog Ilahaay gabadhan ha soo hanuuniyo waa u duceyneyna waa Gabadh walashen ah🥺🙏
Waxa ayada kasii xun ninkas umada muslimka ah uxayeysinayo Sharmuto afkeda kacadeysa neyso xayeysinayo irzaqadna karafinayo Ana uma aheyn kilonti ama ddaka kuxeran alx wana jahil diinta iyo dhaaanka aqoon
dislike sare please
Waxan ad wareysi moodeysid,wa faaxisho ad faafineysid wallahi! Gabdhaha kale ayad rabta inad ka dhadhiciso iney shaqada naagtani ay tahay wax xalaal ah oo fiican acudubillah
Ninkan Wuxuu aad u xayeysiinayaa Dhaqanxumada Iyo taageerid dhaba gabadhan Lagu magaacabo qaawan Oo sida magaceeda ka garanysid ay tahay qof halaysan Oo banaany in qofkaaso kle soomalida laga gado Subxaana Allah baabaiey Dhiiiqa Lugaha kula jirta intaad is leedahay vewia raadi
baba jey waxaan rabaa inaan hal arinkuushego
wxaan kuu ahaa taagere jecel muuqalda iyo codka filmadaada mudo badan kugu xirnaa jeclaa wanagada iyo caafimadkada
inbadan waxaan arkay adigoo si kaduwan dadka kale ula tacamulaya dadka waxyaabaha anshaxa diintta iyo dhaqanka kabaxsan sameeya i mean soo dhoweeysanya
maogathay muuqalkan inuu gaari karo ama ay daawankarto gabar somaliyeed da'yar oo aan caqli iyo diin ay isku caliso lahayn oo qurbe kunool hooyadeen lajeceshahay inay nolol horumar iyo qurux leh gaarto balse dareenka jinsi ahaaneed jiito muqalkana dhiiragelin unoqdo oo ay tiraahdo in queen dhalacadey lagu dhoho oo aduunka laga barto waxaa kaa xigta inaad xumantasi sameyso
bal qiyaas hooyadeen oo laga yaabo inay 15 sano soo korineysay una soo tahriibtay say nolol quruxbadan ugelein lahayd caruurted xalada ay gali karto markaas maxase adiga kasoo gaarikara
kumadhahayo jiis iyo hadlo xumaan ah sida dadka qaar balse waxaan kuleyahay bani aadamku wuu qaldamaa ee muqalkan kasaar youtubekada hal qof qancin aad qancineyso hakuwaayin quluubta walala badan oo laga yaabo inay boqolaal jeer kawansanyihiin ilaaheyna denbi hauga gelin
gabadhana waxaan rabaa inaan iraahdo
waad ogtahay waxa aad sameynayso inay yihiin wax xun
waad ogthay inay yihiin wax xanuun badan in lasmeeyo
waad ogtahay inay yihiin wax aad kashlaynayso so gelistooda
waad ogtahay inay tahay nolol hadii lagu yiraahdo maanta waa lagaa saraya aad kubixin lahayd wax waliba oo aad awooda lkin aysan kuu suurto galayn
balse waxaad haysata hal irid oo aan weligeed xirmid oo ah tan ilaahey ee ulaabo walaal
oo qosolkan beenta ah dadka haku qaldin danbina hasii badsan
waan ogahay in dad badan oo galo ah waxyabo badan kuguriixayaan oo ay rabaan inay dadkada diintada iyo dalkada kufidneeyaan kadiid oo noqo geesiyad halkaad sii ahaan laheyd magaca aad isku sheegtay
waa arigtideyda hadad xumaan u aragtay iga raali noqo
Great 👍
Walahi runta ushegte Mashallah ilahi haku dayo walal
Masha allah sida ugu macqulsan baad ushekty asiga iyo iyadaba anyway muqalkan reboot kuqabta si aan uga hor joogsano aan muujino inaan kaxunahay
Run sheg ma,ahane wa mid uu Rabi shixoodki kamamnuucan.
Babajey bakhti baa tahay aan xishood iyo akhlaaq laheyn ilahey ka cabso lacag aad waxan kasameyseyna carurtada hasiinin, Subxanallah
Videogan report dheh
Soomaliye qofka danbiilaha ma loo duceeyaa mise waa la caaya gabadhan hada caayneysaan in niiga mid hadey hanuun ugu duceyso hadi alla u aqbalo ducada adinka ayaa ajar leh caayda dadka caayneysaan yaan leydin ciqaabin adinka waxaa kale oo canaan u baahan kuwa like ku raadsanaayo suubahaheena
Allah ha soo hanuuniyo gabadhan waa Gabadh walashen ah Allah ha soo hadeyo Amiin🤲🙏
Aamiin ilahoow soo hanuuni
Amiin yaa rabi adaa awoode
Videogan report dheh
@@11naa44 why
@@Niimmoh4 wa anshax xumo coment ad qortid na ma eegayaan inta uku jiro video gan dad aya sii faafinaya sii gudbinaya hala tirtiro
Walshy ilahay haku soo hadeeyo wan ku ducaynaynaa insha allah ilahayna naxariistiisa aad haysato caafimadkaaga ayah ka kow ah iyo laxaadka u ku siyaay iyo quruxda qul alhm dheh walshy ilahay u soo noqo ilahay umadiisa markasta xumaatay galayan wuxuu alleh idhaah iska daaya inu adoon kaygu isoo laabto o khaladkiisi igasoo doonto dambi dhaf ayuu idha alleh wllshy ilahay usoo laabo ilahay u toobad keen walshy anaguna wanu ku ducaynaynaa insha allah wanu ku jecelnahay walshy muslimada ah ayad tahay khyrka alleh ha ina wada garadsiiyo
Amiin yaa rabi adaa awoode
Videogan report dheh
Asc alle u toobad keen, baabe jey , cimrigaaga iyo caqligaagu way Kala durugsan yihiin. War miyaadan Islam ahayn, damiir lahayn. Maantay waa adduun barrina waa aakhiro, markii alle xanuun kugu keenana waad oydaa, markii aad xoogaa isku adisatana waa kufrin og tahay subxaanallaah. Towbaddu wey u furun tahay qofkasta alle u towbadkeena.
Bismillah illohow damiirka hanaga qaadin walal arsaaqada meel fican ka raadi oo iska masax Video gan Illahy ayaa wax ka khayr badan kusin
Sow maaha sister wxn waa aduun😡🥺
Videogan report dheh
Asxaabta repot ku qabta
Sax wlhi
Hahaha 😂
Allhasoo hanuuniyo gabadhaan 🤲😥waa gabar qalbi wngsan
Waxy ka so jeedo qoys ehlu diin ah walhi abtiged waa baladka ad u weyn iyana wa qawan
Dislike saar muuqaalkaan siloo xiro .
Muuqaliisa kalaa kufilane
Haday qalbi fiican tahy ilahy ugu cabsan lahayd oo wixi laga xaarantinameeya ka hari laheed illahow soo hanuuni amiin yaa rabi
@@maproukamahamed4464 Yeeytahay Walal Mise Taqaan Qooyskeedda? Aniga Waanba Idkajeclahay Gabadhaan.
@@Cici_mimi waa ree borame wllo ad ban u qana qoys reerka abtiyasheed ✋Inta dhul dumar ka buuxa ma qawan jeclatay aduu kas Jacayl mahee hakaa saqiiro 😀😀
Lailaha illalah ilahow na astur aduun iyo akhiraba dadkan ilahy hasohanuniyo😭🤲
Sheikh Shantaay Markuu dhahaaye Baaba Jey Baraha bulshada fisqi buu ku wadaa baan soo xasuus te subhanalah 😌😡😡
Baapa walaahi dad badan ayaa kaa cadhooday 😡😡, sababta OO ah qoftan inaad inta aad waraysan laheyd waxa dhaamay inaad xerada doofaarada qabato OO aad Doofaar war ka kaqaado.😯😮
Intii qoftan waraysigeeda ka cadhooday ismuujiya
Video gan report dheh
Subhannalah what kind of lady is this. Yahuu why can't you have respect even though u are eating.
Inoo ILAAHAY ku caafiyona ma rabtaa sidaaas ma sameynee SubxanALLAAH 😭
RABBIGAA u noqo Insha'ALLAH
Videogan report dheh
Say U Hdl wngzan Tahay Quluupteeda Allaha U Wanaajiyo: Allana Ha Soo Hadeeyo:🤲 Hadda way Dhawdahay:wllHi
asc abaayo suaal maku waydiin karaa
@@khalid_Abdirahman4846 Haaaa
Been waaye wanag ma jiro adi lee sidii xumaanteeda kugu soo jiidan laheed waaye
ameen ameen lkn beeedegan naagta hor boodya leh boqardi hawenka ayn k yaaby iyo si fcn u hdshy 😳wa lys walaya mesha
Axmed nuur jaangow AHU abaha miyaa???
subxana allaah waxan ku odhanlahaa gabadheey ilaahy kabaq wllo aduunyada way yartahay aakhiro ayaynu uguuraynaai laahay utoobad keen fadlan haku dagmin dhaldhalaalka aduunyo
Babjeey sidan waad ku qaldantahay dadka qaar ayay dhiiri galin u noqon karta naagtan waxay samaysay wax illahay ka raali ahayn 😪
Subxanalah baba jey cawa ma sana no kentay barina qaniis ayad wareysane adigaaa🥹
Hhhhhhh 😂
Xaqiiq Beenta maahan
Waa caqligi Oo qof ah# waa Runti Oo Qof ah #Waa dabcigi Oo qof ah # waa wanaagi Oo qof ah# wa quruxdi Oo qof ah# Xumaan weey Kujirta Balse Waxas ad arkeyso boqolaal hablood ayeey danta xaqiqdi # Hanunka Ilahay ayaa u Hayo Eee Ebow soo hanuni #Amiin
Subxanallah Allah iyo rasuulkiisiyow naka raaali noqo 🤲🏾😭😭😭😭
Rasuulka scw kaama raali noqon karo waa dhintay ee Ilaahay raali ahaanshihiisa weeydiso.
Naaaga badan halkaaan soo qoraaya waa shalmuuuto ay ka fiicantahay gabadhaan waa gabar qalbi fiican karti badan just aan u duceeeyno kaliya in alle xaqa kuduwo Abaayo mcn rabi haku soo hadeeeyo🥲
Mia khalifa xitaa wa naag karti badan o karti meshay ka gadhay jidhkeda ka ganacsata.
Tii karti ahayd way hoogtay walahi !!
Magacaaga gabar waaye balse waxaan ka naxy jumladaad soo qortay
Ok adigu jidhkaga kama ganacsatid xumana ma samaysid lkn waxd tahay doqon caqlina ma lihid
Kartita sidi aan naqaney miya laga debelay, karti waa inaad naftaata xakamayso
@@peacenharmony2034 wax wayn ayaa laga badaly
Wllo anigu magaranayo wax kugu kalifay inaad warysi ka qaado laakin waxn ku leeyay ilaahay ka baqo oo kasaar fidyogan angu waxan jiraa 16 sano maya qaano waxay tarto iyo waxy qabato laan waxn maqlay inaanay wax fiican qabanin sidaa darteed ma jecli qof walaalkaya oo ileegi inuu dib udaawado ama iga yari waayo wax laga yaabaa inuu ku daydo ee wllo ilaahay kabaq oo ilaahay u toobad keen iyadana ilaahay ha soo hadeeyo amiin🤲
Hno isoo jawab
Sax waye🥺🤲
BABAJEY WAXN KUHAYSTI NIN ADAG LKN RUX AS NUGASODISESO INAS KAFIRSATO.
WLXI BABJEY TAGERA KUAHY LKN HDA MKUGAQANCIN😭
Dislike saar muuqaalkaan siloo xiro .
Muuqaliisa kalaa kufilane
Baaba jeey aqli 6saac
BABA JEEY BYE BYE BRO koley aniga washamsi wan bilawey ninkan kadarey waye meel asaga kamuqdo illah imahorkeeno subxanallah😏😏
Walaahi washamsidaan Ajir lagu helaa
Waa kla laabtay
Ilaahay kumacaafiyo ilaahay kansar kugu rid rabiyow waad aragtaa jidkuu noofuray rabiyow nagaqabo adaa qaadiree
يارب يارب يارب
Gabdhahaygii halis baykujiraan
Rabiyow naga qabo
Ya rabi afkii baa juqda da gabay:::::Nabigeena SWC wuxuu noo sheegay ( Hadan xishoonin wax doonto samee) marka illahay ha soo hanuniyo Kolay waa gabar qalbi wanagsan illahay qalbigeda cabsi xagiisa ka timaaday allaha Ku shubo hanuun, cabsi Iyo nimcada rabigeeda siiyo oo ah qurux da Iyo kalsoonida Iyo cafiamd ka inshallah. Dhamanteen allaha na hanuniyo kuwa bananka dunuubta la jooga Iyo kuwa qarabada ba inshallah
Scw scw scw ❤ ♥
salallaahu calayhi wasalam ❤️❤️♥️♥️
Scw scw
Please remember Allah my sister these worldly things will end.
Videogan report dheh
Subxaanallah war Alle ka baq fawaaxishka ha faafine
Subxanalah Allaha ku so hadeyo abyo mcn hadalkan wangsan wa sadaqo labiskagana badal oo qof Muslimadah labiskeda xiro qalbigeda iyo sharafta gabdhaha musliminta yeelo abyo qalbi wanagu wa Ina naftada u naxda ee mahan waxi afkaga so qabto Ina isaga hadasho dhamantenba Allaha naso hadeyo qatumada kheyr Allaha nogu qatimo cebtena iyo cebaha dadka kalaba Allaha asturo 😭
Videogan report dheh
Abaayo muslimad miyaa gabadhàn
@@marianamariama3213 hee abyoy Koley man maqal Mel ay din kle ku qadatay ama ay uga baxday
Ilaahow Magacaga Weyn baad kugu Baryaye Naga Dhax Saar Ruux Walbo Bulshadan Xuman & Fisqi Ku dhaxwado
Waxay Tiri Aduunka wuu is badalaya Adunbay kashekeneysa ilaahay Caradisa kama baqeyso
Adiga & Midka kuwareynsayaba bulshada Rabi Ha idinka Qabto
Muqaalkaa waa faaxisho aad faafinayso baaba jeey karsaar
Subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah subaxallah
dislike sare please
That’s sad subhannallah Ilahay arsaaqad tan dhaanta hakuu sahlo baabajeey maxaa kuu geeyey gabadhan ilahay ku caasiday e nolosha faaxishka ah ku jirta 🥲🥲🥲
Videogan report dheh
Sobxan allha qof kalo warysayo ma wayday😏
Illahay ka cabso baba jeey berri baad dhiman doontaa subhanallah 😭😭😭
Qofaan qiima laheyn markaad qiima uyeesho waa saan adaa kaxun tan shaqsiyadaadana waa sida aw sheegay sheikh shantaay (jirkeeda ayee kaganacsataa tanu)
report dhaha please
Dislike saar muuqaalkaan siloo xiro .
Muuqaliisa kalaa kufilane
dislike sare please
Queen qawan ilahy haso hanuniyo 😫🥺🤲
Dislike saar muuqaalkaan siloo xiro .
Muuqaliisa kalaa kufilane
Amiin amiin yarabi🤲🤲
Nacalad ale hakugu dhacdo doqon aan damiir la hayn Wlhi ilahay umada ha ka qabto xumaha aad faafinayso Subxanalah 🙏🙏
Subxanallah Subxanallah Subxanallah, maanta aduunyo yaab igu darnayd 😳😳😳, wax kale ma dhahaayo
Maxad layabtay
Ani xitaa abaayo waa yaabanahay naag internet ku jiro oo la ogyahay waxay tahay oo noo wareysanaa akhiro saman waaye 😭😭
@@filsanmohamed1763 😏😏 sis wxey thy wey thy maxa dusha kasaray mise bini adam maha queenqawan munafaq mahan kuwa isqariya ayey kaficantahy qofki ilahy kaxishonwaye e bini adam kaxishoda aya ugu xun lasoco badankin ilhy kamaxishtan dadka mxy kudhihidonan aya isku qarisan🖕🖕🖕
@@samarahussein9772 adiga ayadoo kale ayaa tahay maxaa ka hadlysaa ileen allah ayaa na faray qofka xun in loo sheega waxa uu yahay mutamaca ayadaa la imaaday saxib is daji 🤫
dislike sare please
qofa wareysato ma weysay subxanallah
🤣🤣🤣🤣
Views-ka inoo qarxo loo rabay Baba wayo dadka arimaha nuucaan oo kale ee jecelyihiin soo maahan
waa ina video ruptu dhaha pls
Dislike saar muuqaalkaan siloo xiro .
Muuqaliisa kalaa kufilane
Baba jeey illaahey haku soo hadeeyo adiga iyo gabadhaas xumaanta faafinaya subxaanalaah illaahey ka cabso
You valued someone whom don't deserve to be valuable, the life is too short the longer you live the more sin you make
Videogan report dheh
Wakhti waxan maraynaa kuwi xumaha faafinayay in meelahan oo kale lagu wareeysto Subxaanallaah baabajey ogow inay caruur badan daawanayan kuna dhiiran karaan xumaantey kahadlayso qoftan lunsan ilaahay hasoo hadeeyo aaamiin
Illahy ka cabso baaba jey geerida meel dheer ma jirto allaha ku umey miyaad saas o dhan u cayaysaaa 🥹🥹
Hablaha wadanka jooga tan iyo boqalaal hadaa keento jirkiina ka ganacsada maka yeelayaan lkn kuwa qurbaha joogo oo hada soo qoraayo《i like this women》ha fasahaadin. ma naag jirkeeda ka ganacsata share usameneysaa oo bulashada caadi ugu dhigeysaa alle ka cabso baaba jeey lacag yar darteed aakhiradaada ha ugu ciyaarin✌
🤣🤣sharmuutada internetka kulahaa qaawaney ilaahay haku soo hanuuniyo rabbi baa hanuunka haye
Malinba malinta Kasi dambeysa waka si dareysa niyohow e Sidan isku dhaan mxey tahy nagtan ilahY ka furtay e arsQada ka radineyso waku aqana hadhowna oyin iyo raali galin Ba NOLA Iman donta ilahY arsqd meel kale haka Siyo duli Ba tahye.
Videoga report dhaha
Subxaanallah, War musalsalki mee nagadaa waxanoo mawaxaa waresataa weyday baabjeey...
😅🤣
Tan boqorad maahee soomaalida ceeebaysay Shaw miss Qaawan ku faraxsantahay
Dislike saar muuqaalkaan siloo xiro .
Muuqaliisa kalaa kufilane
Wan ogahy gbar danbe oo sana inaysn somaliya kaso dhex baxyn wayo ayada damiirki ba maqan wllkii celin lahan wakas u camiraya , gab dhaha somaliyedow sharaftina ilaliya tayda ilal samysee 💋