Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Yuusuf cegaag iyo cabdiraxman waan ka helaa wallhy ruwaayadaha iyaga unbaan ku dawadaa horay u socda walal dhamaantiiba dhalinyaro dadaaleysa weeye 👍👍👍
Inta fahantey ee dhakhatiir taan arki jirteey iyago macal dumaar leh aani waan arkay Oo lacagta arkii maysiid hade laga qaado dhakhatiir tuna maa cuunto ooo meel baay saraan kaadiib jiin baa qaaataa waxay joogaan Oo aan kuu arkii jiiraay laba gobool Oo ah togdheer iyo saraar💔❣️inta aragtey ismuujiiya
Waw riwaayad iga dheh
Waa riwaayad u dhexeeysa albaabka iyo gudaha
🔥
Xaadir 1 like ta
Yas
nooca bashta dhagaysata kulaha fahmaya fahmikara Somaliland
Apti mxaaa laga wadaaaa nio
Bashta waxaa waye tobada market ligee biyaha dhash dhash dhash dahayo umoda labo qafoo adeganee biyahaas fhawaqoda oow hol socoto modayaa😀😀
@@mohakerimzy4690 waa muqaalada galmada ee la daawado
@@buuxabdirahman8582 wixiiba banaankaad keentaye
😂😂
intii sheekada hore u maqashey liketa ha ila dhaafina
Dhaafina
Inta ku qososhay like saara
Maxamadsicdbikee
sxb shekadan horan umaqlay waxa nalago shdkeyay xafladi fon1kayagi wa hore
wixii reer burco ah like igu qabta
Tabashaaa kudareemaaa
Dhagadhageynta reer Xamarkuna waxay u yaqaanan Baq Baq . 😂😂😂Bahashaa wadna qaqbaa laga qaddaa siduu u naxay ban ka yaabay.😀😀
Wixiiba lahaadee
Walee Waa Riwaayad Hore Usocda Kooxda Aayatin
inta 2021 dawanaysa ila socda
inta2021bawanaysailsocda
Abdirihman Hello Yuusuf ceegagAbdirhamn chemstry
Said Media
Ceegaag waa balaayo Kulahaa xusuuustiibaa iga guurtay
Hadii waxaro dhagaha iga jaqayaan kulahaa😂😂
Mama hooyo hahaaha 😂😂😀😀
Midaa waan idinka raacay copy zxp looma baahna
MUseh DaYaH
Waa Loo xiisay shp riwaayadihiini
Wadoayaa uu la maray
Riwaayadan waa koopi zheeko pari hore dHacday oo layara cut_cut gareeyay
MaHamed Ziciid Ahmed
Wlhi caawa qozolka iga dhamaaday 🤣🤣🤣
Hh may ku yidhahdaan wan dhaga la yhy
Sbeekadan ay jilayaan waxaan 4 sano ka hor ka dhegaystay hadal uu leeyahay MAXAMED CUMAR, dhaqtarkuna Baakistaani buu ahaa.Sheekadaasina waa caan, lkn hal nin baa kusoo noqnoqanayey isagoo xanaaqsan
Waar nimankaan waa majaajileystayaal dhab ah.
Reer burco hal abuurki miyuu ka dhamaaday,🏴sheeko caadiya ayey riwaayad nooga dhigeen😂😂😂
hhhhhhhh wlhi ruwayadan qosol ayee ledahay 😅😅😅
Kkkkkkkkkkkkkkkkk ceegaag kulahaa inoogee ninka aan ku miisnee
Walahi qosol wasuuxi rabaa manooli ninki lacagta doontay maxa ku dhacay
Grc
Wlhi waa mjjilaystyaal caadaa uqsly wlle
manooca bashta dhagystaa thy kulahaaahhhhhh....
Nooca bashta dhagaystaIyo qasabadaha daadanaya
Cajiib wllhi wada qosal
Nooca bashta dhagesta tay waLe ciyal ku hore garan kalmada
Haku HadliN dhagadhageyntaa. Ma Hawl Baa ka socotay kulahaa😃😃😀
+yahye Vidal2 waa ciyalki daqadaha dhagesan jiray dE
Haku HadliN hhhh xaqiiiq bro
Mirqaaanka markaad kilo ka soo dhex baxdo bef bef ee uu kaaaga dhaco xili danbena tahay aad waydo shalmad meesha maraysa anba yool caaarid iYo nafar wadadaa maray waaaMustaqir inaad daaqadaha fanataa anba aad dhegta u raaaricisaaa kkkkkk
Burco danyeer jilaa ahna waa lagu arki doonaa
👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌💰💰💰💰💰💰
Wllhi qosol iguma hadhin
Hhhhhhhhhhhhhh ceegaag Maxaad ugu odhan wayday isku taabasho maaha
mantaad go oday
Lkn zi wacan ayaaa loo matalay wad mahad zantihiin kooxda ayatiin
Waawdawo
hhhhhhhh wlhi waa ruwyad qosol bdan ad iyo adbn ugu mhd celinyaa jilysha
Kkkķk axyaa riwaayd
hhhhh dr now
RUWAAYAD QIIM0 LEE
Hees mcn
2018
hadey waxaro dhaga iga jaqyan madremo Hhhhhhhhhh
*chemisTRY.waad ka badisaY*
😂😂😂😂 kuwa biyaha tubada tisleh dhagestaa tahay wax kale cegag qasabadaha dhashleh 😂😂😂
wwww Mnsh allh guuul guuul baan idiin rajaynayaaa
Ma hooyadaaba ku xazuizizay taN🤣🤣🤣🤗😀😀😀abwaan ceegag
Bashaak dhegsa tahay kulah
Haday waxaro dhagaha iga jaqayaan kkkkkkk
Hahaha Wale Xasuus iga dhex
😂😂😂😂😂
Kkkkk wakaa qosalkii aduunka weeye
Woow
majaajilada waxa kuciyaaray kan diktoorka matalaya wuu iska qoslayaa
😂😂😂 dhagah hadii laiga jaqayo 😂😂
dhadhanka dacartaa ka dawa kulahaa
Kuma.aqaano dr idaaweee caku
Riwayad iga dheh😂😂😂
Wlhi sidaan u qoslaayi ayaan kaadin lahaa hhhhhh
Maantad gohday
kkk qosol
Wax walaan
Wali wan ku qoadlay
Waa inlabaraa dhalinyarada Qaababka loofariisto marka kuraas lagufadhiyo
Kkkkkkkkkkkk wlh qosool ban u go ay libaxya is helay
ayan shire hhhh
sheeko Hore ujirtay bay Soo celsheenmadhx kadhigenshekdi
Nacab
Dhalinyarada camal la aantu saamaysay ee camal ka dhiganaya dadka say igu qosliyaan kala tag naqaska
Axyaa riwaayad
Haddii waxaraha yaryar dhagaha iga jaqayaan kulahaa
Dr kuli😂
kuwan sheeko hore udhacday ayay copy ku so matalen
hadii waxaro yar dhagaa iga jaqayaan ogaan maayo kkkkkk
Captain cashiid kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkiiiiiii
Asma maxaad Ku Qosa shay
Sheekadaan hooyo anoo yar iiga sheken jirty
😂😂😂😂😂😂💔
Hhh noca bashta dhagaysta kulaha 😂😂😂😂
Nooca bashta dhagaysta tay hmmmmmm
Urta maxuu kudawayn lahaa
Bashir Ad wax qadh muun bu ursiiin lahaa hhhhh
والله مطحك hhhhhhh
Hhhhhhh dhadhankana dacartaa ka dawaa
kkkkkkkkkkkk alla wlhi ruwaayadan waa qosol miidhan
Qasabadaha kulahaaa hhh
Wxiii weynaaa walaga bxay
Kkkkkk funny
*kaalaY izka aRaG*
cabdirashiid abokor ciyala kaynunki hore
Damac badane ayaa ku hankaagay
Bal u fiirso niyow meel dhow buu dawada ka heli e hhhhhh
Dr now
Hhhhhh wlhi aad baan uqoslay
Bashta
Riwaayad iga dheh hhhhhh
Hhhhhhhh 🤭 🤫 aadbaan uqoslay
*50$ Ayaa dhex wareegaYa meezha dhan*
Ka badan konton
Aragii lacagta lasoo celiyey
Kooxda ayatiin drama Keep going
Yuusuf cegaag iyo cabdiraxman waan ka helaa wallhy ruwaayadaha iyaga unbaan ku dawadaa horay u socda walal dhamaantiiba dhalinyaro dadaaleysa weeye 👍👍👍
Inta fahantey ee dhakhatiir taan arki jirteey iyago macal dumaar leh aani waan arkay Oo lacagta arkii maysiid hade laga qaado dhakhatiir tuna maa cuunto ooo meel baay saraan kaadiib jiin baa qaaataa waxay joogaan Oo aan kuu arkii jiiraay laba gobool Oo ah togdheer iyo saraar💔❣️inta aragtey ismuujiiya
Waw riwaayad iga dheh
Waa riwaayad u dhexeeysa albaabka iyo gudaha
🔥
Xaadir 1 like ta
Yas
nooca bashta dhagaysata kulaha fahmaya fahmikara Somaliland
Apti mxaaa laga wadaaaa nio
Bashta waxaa waye tobada market ligee biyaha dhash dhash dhash dahayo umoda labo qafoo adeganee biyahaas fhawaqoda oow hol socoto modayaa😀😀
@@mohakerimzy4690 waa muqaalada galmada ee la daawado
@@buuxabdirahman8582 wixiiba banaankaad keentaye
😂😂
intii sheekada hore u maqashey liketa ha ila dhaafina
Dhaafina
Inta ku qososhay like saara
Maxamadsicdbikee
sxb shekadan horan umaqlay waxa nalago shdkeyay xafladi fon1kayagi wa hore
wixii reer burco ah like igu qabta
Tabashaaa kudareemaaa
Dhagadhageynta reer Xamarkuna waxay u yaqaanan Baq Baq . 😂😂😂
Bahashaa wadna qaqbaa laga qaddaa siduu u naxay ban ka yaabay.😀😀
Wixiiba lahaadee
Walee Waa Riwaayad Hore Usocda Kooxda Aayatin
inta 2021 dawanaysa ila socda
inta2021bawanaysailsocda
Abdirihman Hello
Yuusuf ceegag
Abdirhamn chemstry
Said Media
Ceegaag waa balaayo
Kulahaa xusuuustiibaa iga guurtay
Hadii waxaro dhagaha iga jaqayaan kulahaa😂😂
Mama hooyo hahaaha 😂😂😀😀
Midaa waan idinka raacay copy zxp looma baahna
MUseh DaYaH
Waa Loo xiisay shp riwaayadihiini
Wadoayaa uu la maray
Riwaayadan waa koopi zheeko pari hore dHacday oo layara cut_cut gareeyay
MaHamed Ziciid Ahmed
Wlhi caawa qozolka iga dhamaaday 🤣🤣🤣
Hh may ku yidhahdaan wan dhaga la yhy
Sbeekadan ay jilayaan waxaan 4 sano ka hor ka dhegaystay hadal uu leeyahay MAXAMED CUMAR, dhaqtarkuna Baakistaani buu ahaa.
Sheekadaasina waa caan, lkn hal nin baa kusoo noqnoqanayey isagoo xanaaqsan
Waar nimankaan waa majaajileystayaal dhab ah.
Reer burco hal abuurki miyuu ka dhamaaday,🏴sheeko caadiya ayey riwaayad nooga dhigeen😂😂😂
hhhhhhhh wlhi ruwayadan qosol ayee ledahay 😅😅😅
Kkkkkkkkkkkkkkkkk ceegaag kulahaa inoogee ninka aan ku miisnee
Walahi qosol wasuuxi rabaa manooli ninki lacagta doontay maxa ku dhacay
Grc
Wlhi waa mjjilaystyaal caadaa uqsly wlle
manooca bashta dhagystaa thy kulahaaa
hhhhhh....
Nooca bashta dhagaysta
Iyo qasabadaha daadanaya
Cajiib wllhi wada qosal
Nooca bashta dhagesta tay waLe ciyal ku hore garan kalmada
Haku HadliN dhagadhageyntaa. Ma Hawl Baa ka socotay kulahaa😃😃😀
+yahye Vidal2 waa ciyalki daqadaha dhagesan jiray dE
Haku HadliN hhhh xaqiiiq bro
Mirqaaanka markaad kilo ka soo dhex baxdo bef bef ee uu kaaaga dhaco xili danbena tahay aad waydo shalmad meesha maraysa anba yool caaarid iYo nafar wadadaa maray waaa
Mustaqir inaad daaqadaha fanataa anba aad dhegta u raaaricisaaa kkkkkk
Burco danyeer jilaa ahna waa lagu arki doonaa
👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌💰💰💰💰💰💰
Wllhi qosol iguma hadhin
Hhhhhhhhhhhhhh ceegaag Maxaad ugu odhan wayday isku taabasho maaha
mantaad go oday
Lkn zi wacan ayaaa loo matalay wad mahad zantihiin kooxda ayatiin
Waawdawo
hhhhhhhh wlhi waa ruwyad qosol bdan ad iyo adbn ugu mhd celinyaa jilysha
Kkkķk axyaa riwaayd
hhhhh dr now
RUWAAYAD QIIM0 LEE
Hees mcn
2018
hadey waxaro dhaga iga jaqyan madremo Hhhhhhhhhh
*chemisTRY.waad ka badisaY*
😂😂😂😂 kuwa biyaha tubada tisleh dhagestaa tahay wax kale cegag qasabadaha dhashleh 😂😂😂
wwww Mnsh allh guuul guuul baan idiin rajaynayaaa
Ma hooyadaaba ku xazuizizay taN🤣🤣🤣🤗😀😀😀abwaan ceegag
Bashaak dhegsa tahay kulah
Haday waxaro dhagaha iga jaqayaan kkkkkkk
Hahaha Wale Xasuus iga dhex
😂😂😂😂😂
Kkkkk wakaa qosalkii aduunka weeye
Woow
majaajilada waxa kuciyaaray kan diktoorka matalaya wuu iska qoslayaa
😂😂😂 dhagah hadii laiga jaqayo 😂😂
dhadhanka dacartaa ka dawa kulahaa
Kuma.aqaano dr idaaweee caku
Riwayad iga dheh😂😂😂
Wlhi sidaan u qoslaayi ayaan kaadin lahaa hhhhhh
Maantad gohday
kkk qosol
Wax walaan
Wali wan ku qoadlay
Waa inlabaraa dhalinyarada Qaababka loofariisto marka kuraas lagufadhiyo
Kkkkkkkkkkkk wlh qosool ban u go ay libaxya is helay
ayan shire hhhh
sheeko Hore ujirtay bay Soo celsheen
madhx kadhigen
shekdi
Nacab
Dhalinyarada camal la aantu saamaysay ee camal ka dhiganaya dadka say igu qosliyaan kala tag naqaska
Axyaa riwaayad
Haddii waxaraha yaryar dhagaha iga jaqayaan kulahaa
Dr kuli😂
kuwan sheeko hore udhacday ayay copy ku so matalen
hadii waxaro yar dhagaa iga jaqayaan ogaan maayo kkkkkk
Captain c
ashiid kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkiiiiiii
Asma maxaad Ku Qosa shay
Sheekadaan hooyo anoo yar iiga sheken jirty
😂😂😂😂😂😂💔
Hhh noca bashta dhagaysta kulaha 😂😂😂😂
Nooca bashta dhagaysta tay hmmmmmm
Urta maxuu kudawayn lahaa
Bashir Ad wax qadh muun bu ursiiin lahaa hhhhh
والله مطحك hhhhhhh
Hhhhhhh dhadhankana dacartaa ka dawaa
kkkkkkkkkkkk alla wlhi ruwaayadan waa qosol miidhan
Qasabadaha kulahaaa hhh
Wxiii weynaaa walaga bxay
Kkkkkk funny
*kaalaY izka aRaG*
cabdirashiid abokor ciyala kaynunki hore
Damac badane ayaa ku hankaagay
Bal u fiirso niyow meel dhow buu dawada ka heli e hhhhhh
Dr now
Hhhhhh wlhi aad baan uqoslay
Bashta
Riwaayad iga dheh hhhhhh
Hhhhhhhh 🤭 🤫 aadbaan uqoslay
*50$ Ayaa dhex wareegaYa meezha dhan*
Ka badan konton
Aragii lacagta lasoo celiyey
Kooxda ayatiin drama
Keep going