BAHDILKA DALKEYNA LOO GEESTAY, SUMCAD XUMADA NAGU DHACDAY, ALLOW XASAN SHEEKH DALKA KA BADBAADI

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 янв 2025

Комментарии • 64

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 3 часа назад +7

    Waa wax aad looga naxo in Soomaaliya heerkaas la gaarsiiyo

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 45 минут назад

    Waa kusalaamay CaBaDulaahi Balwaan run sheega shackiis iyo dalkiisa garabtaan❤❤

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 3 часа назад +8

    WAA RUNTOOD UMAD AL SHABAB U WAZIR U YAHAY SE LO AMIINA

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr Час назад

      Adigaba shabaab ayaa tahay maxaa isku qarinaysaa?? Ina adeer waa shabaab, qabiilkaa waa shabaab maxaa sheegee. Xamar unukaa leh cadaalaan Rabaa!!!

  • @abdirizakhassan6979
    @abdirizakhassan6979 3 часа назад +2

    Dalku Balwaanow waa Raaskiyambi ilaa Lughaye sidaas u la soco.

  • @AbokorShide
    @AbokorShide 2 часа назад +1

    Waa. Guul. Deebeen. Maaha. Oo. Amnilka. Jiro. Soomaaliya

  • @fa7937
    @fa7937 2 часа назад +1

    Yes. Somalia dowlad/xukuumad kama jirto. Hassana waa og yahay.

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 3 часа назад +3

    Somali RIP🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 3 часа назад +1

    Robow ayaa wasiir kuu ah bacalwaanow iyo xamsa waa dhintay waa soo noolaaday❤ madaxweynana kuu yahay baahane

  • @Haashi77k
    @Haashi77k 3 часа назад +3

    Marxuumka xanaaqi kara, kkkkkkkkk 😂😂

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 Час назад +1

    Thank you kenya because Somalia 🇸🇴 No Government only family government 😂😂😂😂😂

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 3 часа назад +2

    sxb kkkkkkk daawlad majirto waa mooryaan waxan meesha qabsaday

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 4 минуты назад

    Yaa Saas noo galay ! Yaa kale !!

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 3 часа назад +2

    Waziiro al shabaab ah iyo kuwa daba dhilifka

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 3 часа назад +2

    Hassan dhiiqo

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 3 часа назад +3

    Wasiirada arimaha dibada waa. Jihaan

  • @mhashi7824
    @mhashi7824 2 часа назад

    Cabdullaahi xasan ma hambeeye, dawladii soomaaliya sharaftuu ka qaaday.

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 13 минут назад +1

    kkkk hawiiye oo dhan ayaa ka masuulah yaahuu alle magan

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 3 часа назад +2

    HADI M.W U TUG YAHAY MUHU SHEEGA P.S

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr Час назад

    Sax waaye. Kenya ha jirto ha joogto. Viva president Ruto!!! Lama soo dhoweysto soomaalida waa bahalo wuxuush ah

  • @hhhd-n7b
    @hhhd-n7b 3 часа назад

    bismillah, bahdilka soomaaliya loo geestay oomkenya noo geysatay xasan sh, ayaa ka masuul ah, kenya oo badeena damacday kaalaya wadankeena jooga,, kenya iyo itoobiya, ciidamadooda, waa ineyka, baxaan, maxaayeelay, dan nooguma jirto labadaas dal, soomaaliya, qaranimadeeda ayay lugta mariyeen, shacabka waa ineyka kacaan❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AbdiqniMaxamd-o5p
    @AbdiqniMaxamd-o5p Час назад +1

    Inuucunayo xsnbraf magaca soomaali waalawada ogyahayw wixiicaqli leh kinyo halkaa xsnbaraf baagaarsii yay qaadkana inagaa kacuna lacagtee nakiin yaaleh waajibkee nay namariyeen nin baahani madax wayne manoqonkaro,nin baahani nasab maahan waagun,danihiilarabaa lagafulsan karaa sida xasan baahane

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 часа назад

    Xasbiyallah wa nimca wakiil
    Illahow naga so gaar wax kasta oo dadkeena iyo dalkeena dhib ku ah

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 3 часа назад

    Aad baan ugu faraxsanahay runtuu sheegay kan kenya xukuma war meshan dowlad ma kama jirto adigey kaaga dhegtaye bacalwaanow mesha moryaan baa isku bahaystay

  • @KhamissoAhmed
    @KhamissoAhmed 3 часа назад

    Kenya faŕay ka haysa hassan sh.

  • @احمدسعيدعثمانعبدي

    Dhir xaraashe waa jaajuus

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 3 часа назад

    Yaab badanaa qaad muu joojiyo xasan sheekh, maala xanuunjiyo oo dhaqaalahooda dhulka lala galo Rutu asagaa cabaadi doono

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Час назад

    ♥️♥️🌺🌺♥️♥️♥️❤️❤️❤️♥️♥️♥️♥️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️♥️♥️♥️❤️❤️♥️💪💪❤️❤️❤️

  • @quruxgerikmb6572
    @quruxgerikmb6572 3 часа назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂 kusoco libaax isiiiiiiii sisinta

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 3 часа назад

    Somaliyana haku dhawaaqdo,baasaboorka kenya laguma soo geli karo somaliya ,visa la,aan

  • @fatuuhahmed1794
    @fatuuhahmed1794 Час назад

    Soomaali ma ahi. UF

  • @OMARAhmed-cd6ch
    @OMARAhmed-cd6ch 2 часа назад

    KENYA 🇰🇪 XAQ AYEEY U LEEDAHAY INEEY ILAASHATO AMMAANKEDA, KENYA 🇰🇪 WAXAA AY OGTAHAY INEEYSAN SOMALIA KA JIRIN DAWLAD SAL ADAG OO DAAHFURNAAN KU SHAQEYSA OO LEYSKU HALEYN KARO.

  • @suusmagaalo1991
    @suusmagaalo1991 3 часа назад

    😂😂😂😂😂CAADI MA AHA SIYAASADA CIDA😂😂😂😂😂

  • @احمدسعيدعثمانعبدي

    Keenya waa sax waxay sheegayso waayo adigu xasan dhiiqo gurigaaga masoo gelin lahayd somaliya oo dhan waxa kasoo uraya dhiiqo aad uqurun badan

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc Час назад

    Kiiniya . Waxba. Inama. Yeelin. Cadawgeena. Inaceebeeyey. Waa. Siyaasiyiinta soomaaliyeed

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 3 часа назад

    Jihaan xasan shiiq iska ilaali fiqi amnigaada ayuu halis kuyahaye

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 3 часа назад +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan hadalka wa run mw jubland ahmed madobe wa geesi libax landheere ah hada waxu la gulmaya beesha calamika qarimadabe madabe dowlada kenya 🇰🇪 iyo dowlada Ethiopia 🇰🇪 dowlada imaaraadka Arabia wu guuleystey barida ayu dhulka ugu dhufdey argixisada damajid oo hogaminayo odeyga 70jrka eedaysane xasan gorgurde marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban wlkn abdulahi balwan marka hore dowlad gama jirdo xugumadan gama jirdo dowladi bahalodey waxey isku badashay argixso odeyga 70jrka eedaysane xasan gorgurde familykisa gabdhisa ayu u dhibey xugumado dhan u dhibey magacada waxa la dhaha jihan xasan sheik ayad wasirkah rwsr kah marxun xamza doqn candho ahmed fiqi cali xoosh horgalada dhamantod wa maqan sar allha unaxaristo

  • @hillowdiriye
    @hillowdiriye Час назад

    Waacabsanayaan kenya

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc Час назад

    Anigu. Waa. Ku raacsanahay waxay. Kiiniya. Samaysay

  • @AbdulqadirAdan-d4m
    @AbdulqadirAdan-d4m 35 минут назад

    KENYA AYADAA WASAQ IYO DHIIQO EH YAA U BAAHAN HADDA DAD BADAN BAA KA GUURAY SOMAALI EH O U GUURAY RWANDA O GANACSI KUHAAYSTA

  • @Cabdihurre-x9t
    @Cabdihurre-x9t 2 часа назад

    Adeerka soomaha xasan sidaa ayad uwada xuntiin waa layaabi doona waxa kalee soo socda

  • @AbduqadirYousef
    @AbduqadirYousef Час назад

    Xasan sheekh wax walwal ah kùma hayso lacagta laga xayiro waayo wuxuu leeyahay doqomadi dhulkooda ayaa lacag ka helaysaa.

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc Час назад

    Kiiniya waa. Runteed

  • @maxamudfaarax7761
    @maxamudfaarax7761 2 часа назад

    Asc cabdulahi balwaanow xasa sh marabo wax dawlad ah oo soomaaliyeed waxa uu rsbaa 1 jeenya jaadka waiilkiisa ku qoran oo marabo in lacar qaleeedeyo 2 itoobiya birihii duuga ah haaye dagaalkii sokeeye sababay buu itoobiyana wiilkiisa labaad udhi
    Oofiyaa marka gurguurte alle unbaa qaban kara eè hawiyehii keenay ha qabtaan run ahaan watass taladu hadii kale nin walba intiisa markaa habar iyo habeen keed hhhhjh

  • @kaydee9766
    @kaydee9766 3 часа назад

    There was an article in Europe, talked about the level of embarrassment our president is in & the $$$ he spent. They called him in that article scruffy and greedy.

  • @Soobooqo
    @Soobooqo 13 минут назад

    boqortoo buuka dhigey wadankii

  • @farhiyaukun3735
    @farhiyaukun3735 3 часа назад

    Soo iyagii lahaa axmed madoobe ayaa la soo sixirya

  • @rageosman1726
    @rageosman1726 2 часа назад

    Xasan shekhow si nalo daba qabto sharaftena xilka sh sharif nogu wareji

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 2 часа назад

    Raaskambooni ilaa saylac dheh... waayo Raascasayr wàa gobol ka bari EE puntland

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 3 часа назад

    Fiqi awalba nacamleeye ayuu ahaa waligiisba

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 3 часа назад

    Qoslaye isagaaba qaadka ka ganacsada away wasiiirkii arimaha dibadda ma dhintay mise gurguurtaa isku ah weyba iska cadahay golaha wasiirada oo idil

  • @ShireCadde
    @ShireCadde 22 минуты назад

    BALWAANOW. AAWAY KUWII ORAN JIRAY. FARMAJO FILADA KASO BAX. HAWIYE. XUMANTA MIYEY ISKU RAAGEERAAN. MAY QABTAAN. XASAN MUNAAFAQ

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 3 часа назад +1

    War xaarka baroorta sidaas.xil iyo xoolo iyo x6rmo ma lagu helaa marka ad.kuwa uu dhalay wax ka sheegaysid oo anad hadii dani ama midkale oo daarood ah mw noqdo.saan maxa weeye ma orankartid.oo waa kuwaas adiga iyo shariif biijaba idin saaran qashin yohow an dhaladka ahayn oo meher kawaynahaa

    • @abdirazakali333
      @abdirazakali333 3 часа назад

      RUNTA MIYAA KUDHIBEYSA YA MOORYAAN 😂😂😂

    • @abdirazakali333
      @abdirazakali333 3 часа назад

      GURGUURTE BULDAANANAA WAA MOORYAAN DAY DAY AH TUUG AQASUNAS AKBAR MUNAAFAQ KADAAB MOORYAAN

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu Час назад

    Saaxiib bahdil haduu jiro adiga ayuu kuheystaa!reer lagu yaqaano dabadhilifnimo ayaad dabadhilif u sii tahay,ta xigta soomaaliya adigoo kale ayaa kujiro kenya wey diidikartaa .

  • @OmarWaberi
    @OmarWaberi Час назад

    Xasan munafaq ilahaw kaqabo dalka iyo dadka

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 3 часа назад

    Madaxweynaha maamulka juballand axmed maxamed islaam guuuuuuuuuuuuul

  • @XassanXaashi-t6o
    @XassanXaashi-t6o 56 минут назад

    Jaajuus dalkiisa waxkasheega waanaqaan eebilvil ayaad tuugsanjirtay madaxweyne arimihiisa waxba kama ogide qeylada iska daa

  • @NabadoonfaysalCabdi
    @NabadoonfaysalCabdi Час назад

    Dawlado waa weyn baa kadanbeya somali in lajar jaro baa larabaa gobol gobol tuulo tuulo

  • @Mahdi-hc3ud
    @Mahdi-hc3ud 2 часа назад

    Xasan ayaa joga sharaf maa sugi adigana ka qayb baa aheed balwan famaajo kan wuu dhamay lakin afkaaga ayaa wax kaga riday