Xuuthi Duqeyntiisa Qalbiga isra & Dhaawac 20ah| Argagaxiso lala kulmay yaab! Jarmalka nin sucuudi ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 дек 2024

Комментарии • 107

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  11 часов назад +15

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @Abdikadirhussein_
    @Abdikadirhussein_ 6 часов назад +1

    ❤❤❤❤ from Garissa township with love..barakaAllah sheikh Muhammad Ibrahim

  • @MukhtaarAbdii
    @MukhtaarAbdii 9 часов назад +4

    Waa maanta iyo ii kow oo aan arko SOMALI SHIICO AH SUBXAANALAAH MUCJISO SHIIKHA AFKIISA BAAN KA MAQLAY 😢😢😢😢 (AM SUNNI )

  • @SheekhRiimiChannel
    @SheekhRiimiChannel 11 часов назад +8

    WALLAAHI CAALAMKAN WAXABAA KA SOO SOCDA BALSE SIDII ALLE DOORTA UNBAA DHACEYSO

    • @Kingmohan123.
      @Kingmohan123. 8 часов назад

      Ilahy ma wuxu doortay in la gumado falastine iyo Syria iyo xuman kasta oo islamka ku dhacaysa?

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 10 часов назад +2

    Allaha kubarakeeyo Sh. Muxammadow.

  • @mohamedbilal950
    @mohamedbilal950 11 часов назад +4

    Jazakallahu kheyr sheikh for the updates 🙏...

  • @Umuyahya6866
    @Umuyahya6866 11 часов назад +6

    ولا تحسبن الله غافل عما يعمل العالمين.

    • @CaliSalaad-n7l
      @CaliSalaad-n7l 10 часов назад

      Haa

    • @CaliSalaad-n7l
      @CaliSalaad-n7l 10 часов назад +1

      غافلا عما يعمل الظالمون

    • @Kaakoos_641
      @Kaakoos_641 10 часов назад

      صحيح!!! 💯 "غافلا " جزاك الله خيرا!

    • @abdihakimgaani6270
      @abdihakimgaani6270 10 часов назад

      ولا تحسبن الله غافل عما يعمل الظالمون

  • @seidalimahamud5823
    @seidalimahamud5823 7 часов назад +1

    Subxanalaah somali shico ah maaa jirto waa ii afkaga sheQow wLe adunyada inta jogto wax walbo waad arkeysaa

  • @Amal_UK
    @Amal_UK 6 часов назад +1

    Wa alaykum salam sheikh

  • @Xarrago80
    @Xarrago80 9 часов назад

    Ok.. Mahadsanid waad na fahamsiisay sababta muuqaalada aad nooga tusto Ipadka.. Barakallah

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m 6 часов назад

    Alhu Akbar Waa Awooda ilaahey❤❤❤☝️☝️☝️☝️☝️

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 8 часов назад

    Allaahu Akbar Yahuud Allaha baa bi iyo

  • @SmilingAquariumFish-zf2vv
    @SmilingAquariumFish-zf2vv 9 часов назад

    Aduunka wuxu isku badbadalin Amarka Allah ❤❤❤❤😊😊😊😊ألله أكبر ولله الحمد ❤❤❤😊😊😊

  • @khalifmahamed1187
    @khalifmahamed1187 7 часов назад

    Waa sax shiekh jabka yauuda gaalada qaar ma jeeclo

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 8 часов назад +3

    Soomaaliya shiico day inta aysan nagu bacanınmid mid haloo gawraco

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 5 часов назад

    Wcs wrx wbr sheikh walle sheikh waa na ixtiraamtay wiilki wariyaha ahaa waa nagadaysay jizaakallahu khayr anaga idaacad marabno sheikh Maxamuud rabnaa walaalkii illahay shaqo khayr qabta hasiiyo

  • @arafatfaisal4527
    @arafatfaisal4527 7 часов назад

    Allah wakiill muslimineta inchallah

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 8 часов назад

    xuutigu ha guulaysatogarabkodanahay xuutiyiinta jira oo jooga waxaan xuutiga ka codsanaynaa in uu badiyo gantaalaha ay ku ridayaan kufaarta yuhuuda meesha uu Hal gantaal intaas oo khasaara gaystay hadii Shan Laga dhigo way dumi talaabiib shanshan UGA dhiga. dumiya talaabiib. shacabka iyo dawlad iyo ciidan meelwalbo beegsada insha alaah guul xuuti

  • @qadroahmed4255
    @qadroahmed4255 9 часов назад

    Maasha alaah sheq ilaahey haku xifdiyo❤❤❤

  • @CRisaakApdilaahi
    @CRisaakApdilaahi 44 минуты назад

    Guuuleyso ustaad

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 10 часов назад +2

    maashallah guul reer falastiin guul yeman

    • @BeberisMaxamed
      @BeberisMaxamed 9 часов назад

      قد ينجحون بإدن الله أو بعون الله

  • @yaarabiwaankujeclahay
    @yaarabiwaankujeclahay 8 часов назад

    Anaga waanba laqabsane shashadaan 👍waa ku haysanaa

  • @shariifamahamedaadan2937
    @shariifamahamedaadan2937 7 часов назад +1

    Somalia Shiica ALLAAH naba TUSA BISINKA MAXAY SHIICO KU DORTEEN

  • @aanahmed1023
    @aanahmed1023 9 часов назад +1

    Shicadaas wax lataageero Maha ayaga ayaa kadaran gaalada

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 11 часов назад

    Scw scw scw scw scw sheikh wacaleikum salam Yamane Suriya Palestine Free 🆓

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 6 часов назад

    🥺 🥺 🥺 🥺 . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 9 часов назад

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @IlaNassah-es7qp
    @IlaNassah-es7qp 10 часов назад

    Allah akbar

  • @mustafajeiylanymohamedmust7427
    @mustafajeiylanymohamedmust7427 8 часов назад

    Asc dulmi diid

  • @Aliyare77
    @Aliyare77 9 часов назад

    As wr wb, waa Kala kursi

  • @Mohamud.Ahmed0
    @Mohamud.Ahmed0 11 часов назад

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @SiidAli-h7c
    @SiidAli-h7c 8 часов назад

    Akhiyo iiraan gaalada xarbiga iyadaa kaxun waa shiico kheyr Kuma maqna makrigooda allaha nadhaafiyo

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 10 часов назад +2

    yuhuuda waxba kama dhintaan miyaa dhaawac bes bey noosheegaan yaahuu

  • @libanmed7284
    @libanmed7284 7 часов назад

    Shaalom miyu yidhi kkkkk

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g 11 часов назад

    Waa jaajuus ba laga yabaaa

  • @CabdulaahiXuseen-m8z
    @CabdulaahiXuseen-m8z 9 часов назад

    Waan kofahannay wll qaali sedaada kowada zaayid ayaan koofahamaynaa

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 10 часов назад +2

    Guul insha'Allah Arab guul insha'Allah Somaliland guul insha'Allah Muslim Ka oodhan !!!

  • @musa-sc2cb
    @musa-sc2cb 8 часов назад

    ASC, Ninku WAA Mulxiid Argagaxiiso ah, Wargeysyada reer Galbedka Munafiiqne ma raban Ereyga Argagaxiso iney u Isticmalane Mulxidkane .

  • @saidaa635
    @saidaa635 9 часов назад

    ❤❤❤ ❤❤❤❤

  • @MahadAbdirahman-g4k
    @MahadAbdirahman-g4k 7 часов назад

    ❤❤❤

  • @MohammedAhmed-m1d
    @MohammedAhmed-m1d 10 часов назад +1

    Maraykanku muxuu uqabtay suriya? shekh

  • @AbdeksIbreks
    @AbdeksIbreks 8 часов назад

    Aderow waxba ha yaabin
    yabku yun ka dhamaanin

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 40 минут назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdulaahiXuseen-m8z
    @CabdulaahiXuseen-m8z 9 часов назад

    Wll mcn

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 10 часов назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AadilAlkalbani
    @AadilAlkalbani 11 часов назад

    Walaal isbarbardiga frmajo iyo xassan shekh video noogadiyaari

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 11 часов назад +1

    waxa laga yaba in uu ashahatay kabacdina gaalada uu uga aarguday falastiin walaga yaba

  • @abdifatahhajiuu4573
    @abdifatahhajiuu4573 10 часов назад

    Sheekh saaruuqbaa ku dhacay ruwaayad la jilayo ayay ilatahay.

  • @ahmedDigale-v4d
    @ahmedDigale-v4d 10 часов назад

    Ayadas suradey kujirta please iso shega

  • @charmakebachirassoweh6579
    @charmakebachirassoweh6579 11 часов назад

    Yes

  • @CGFYDFCF
    @CGFYDFCF 8 часов назад

    🤟🤟🤟🤟ryebh

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 9 часов назад +1

    Aaway THAAT hubki casriga ahaa e Maraykanku e ka hortagay jiray Ku rakibay Israël

  • @abuujihaan2466
    @abuujihaan2466 7 часов назад

    Dhaawaca 30 waa uu ka badan yahay sida hal Hospital uu sheegay dhimasho ayaa jirta e masheegaan

  • @soomaaltv2282
    @soomaaltv2282 10 часов назад +3

    Sh. Qofkastoo iiraan difaaco, shiica ma’aha , ee meesha xaqooda lamaxaqiro

    • @SaraUsama-o6n
      @SaraUsama-o6n 10 часов назад +1

      Aniga Shico Ma ihi Xaqa ayaan ku difaca

    • @BeberisMaxamed
      @BeberisMaxamed 9 часов назад

      صدقت

    • @caashaxuseen1223
      @caashaxuseen1223 9 часов назад +1

      Falastiin dhiigeeda kama sharaf badna cardiga rasuulkeena xabiibkeena dhiig muslim neh dhiig kale kama falling badna ninkii muslimiinta suuriya kulaayay neh falastiin ma xoreenaaya❤

  • @CabdulaahiXuseen-m8z
    @CabdulaahiXuseen-m8z 9 часов назад

    Asc

  • @OsmanElmi-pg4hl
    @OsmanElmi-pg4hl 10 часов назад

    Shekhow ismidimintanokale sharciga maxuu kaqabaa?

  • @نجمالدينعرب-ش7ج
    @نجمالدينعرب-ش7ج 7 часов назад

    Dhaawacyadu waa 37 sheekh

  • @SaraUsama-o6n
    @SaraUsama-o6n 10 часов назад +1

    Koley waxa dhici doona illaahay aya og lkn Meel Yuhuuda Joogto iyo Xulufadoda Faaiido Mayeelan Doonto Falastiin ayey Baabinayan Ma Syria Ayey Asxaan U Sameynayan ?? Jawabtu Waa Maya ,

  • @شمسالدينإبراهيمآدم
    @شمسالدينإبراهيمآدم 10 часов назад

    Waxaan Qiyaasaya Dadka U Laayay Waa Muslimiin۔ Germany

  • @CaliSalaad-n7l
    @CaliSalaad-n7l 10 часов назад +1

    Soomaali shiicaa maalmahaan waa la arkayay baraha bulshada iyo weliba mid kirishtana waa lasoo dhexgalay waxaa dooriyay $doolar

  • @HussenYusuf-k6f
    @HussenYusuf-k6f 8 часов назад

    Ok

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 10 часов назад

    Wuu kudacay Knesset la Israel baarlamaanka

  • @QueenAyaan-b7y
    @QueenAyaan-b7y 11 часов назад

    😢

  • @soomaaltv2282
    @soomaaltv2282 10 часов назад

    Sh. Waa inaad investigation suubisaan oo umada Somalia yeed unasheegtaan TURKIGA in uu cadowga koowaad ee Somalia uu yahay oo uu ushaqeeyo NATO , oo Ethiopia ka caawinaayo siduu bada Somalia u xadilaheed

  • @Nourdaahir-j9k
    @Nourdaahir-j9k 11 часов назад +1

    Asxabay murugo zaa,id ah aan dareemaya oo bilaa sabab ah
    Maxaa qaldan aduunkii aa cidhiidhi igu noqday

    • @ismaaciilcabdi5753
      @ismaaciilcabdi5753 10 часов назад +6

      digriga illaaheey badi illaahey murugta hakaa qaado inshaa allaaaahu

    • @Amranamranqali
      @Amranamranqali 10 часов назад +3

      Walalkey labo rakco tuko kadibna tasbiixso iyo saliga nabiga scw kuwardi waad ka baxaysa insha allah

    • @Nourdaahir-j9k
      @Nourdaahir-j9k 10 часов назад

      Wll adi ma isku aragtay​@@Amranamranqali

    • @CabdallaSharif
      @CabdallaSharif 10 часов назад +3

      Xalka waa mid fufud Quraanka akhriskiisa ku dadaal iyo fahankiisa sidoo tasbiixda iyo saliga nabiga ku dadaal ayagane

    • @queennatasha7561
      @queennatasha7561 10 часов назад +4

      Wll digriga alle iyo saliga nabi maxamed Salalaahu calayhi wasalam ku dadaal dareenka aad dreemysana inaad qorto isku day sunooyinkana ku dadaal waxwalbo alle u talo saaro cariiriga nolasha waxaa xal u ah raali galinta alle inshaa Allah alle haka qado murgada xasilooni buuxda ku rajeynaa Inshaa Allah marwalbo dintada gacanta midig haku ahaato nolashan ha is raacsiin waxwalbo sida alle u qoray u dhacayaan alle haka qaado murugada 💫💥

  • @soomaaltv2282
    @soomaaltv2282 10 часов назад

    Sh. Iiraan waa dadka Kaliyah oo ilaahada uhiilinaayo falastiin , huutiyiinta, kuwa ciraaq, iyo XM waxaa caawiyo oo hubeeyo waa iiraan

    • @mubarakadem479
      @mubarakadem479 6 часов назад

      War iraan waa shiico shiicana waa gaalo maahan muslimiin nio 😂ha is indha tirin shiciyahwo

  • @AHMADMukhtar-b1e
    @AHMADMukhtar-b1e 8 часов назад

    Aniga ayaa shiico ah sheeq wareysi iga qaad aan dadka suniga ah wax u faad,iideye barasho wangsan waxan joga Belgium 🇧🇪 ❤ shiiq dhex dhexaad noqo mhndsnid

  • @fardawsasamow2888
    @fardawsasamow2888 10 часов назад

    Sheikhow su alh Ma saxba inu qof muslima gaala isku qarxiyo maxay diinta ka qabta

  • @AbdeksIbreks
    @AbdeksIbreks 8 часов назад

    Cajiib war qofka wahabinimada iyo qorshaha yahuuda diidai ma shica

  • @hawaali9921
    @hawaali9921 8 часов назад

    Hanoo sooqorin qalbiga Israeli

  • @ahnettek3298
    @ahnettek3298 10 часов назад

    Warka mareykanka waa la joojiyaana banaaan la jiifiyaana banaan marka qofka ka amar qaadaneysa ayaa ka fool xun

  • @soomaaltv2282
    @soomaaltv2282 10 часов назад

    Kuwa magaca Sunni wato yeesan kuqaldin sxb

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g 11 часов назад

    Golaani waa jaajuus 😂😂

  • @MaxamedcabdulahiXuseen
    @MaxamedcabdulahiXuseen 10 часов назад

    Anika suni ayaan ahay balse waxaan kuu sheegay shicada ineey kafiican tahay wahaabiyad ka qadiyad fiican tahay kadhig badan tahay umada kale ee islaamkan gugu gaaliniml xugmineeynin wahaab ujaade laka lahaa waxaa waaye in islaamka lagu gala dhantoolo ujeedada laga lahaana waalaga gaaray

    • @mubarakadem479
      @mubarakadem479 6 часов назад

      Shiicaa fiican makuwa caaya caisha iyo aɓbakar 😢

    • @MaxamedcabdulahiXuseen
      @MaxamedcabdulahiXuseen 6 часов назад

      @mubarakadem479 ibnu teymiye wax uu wax kasheegay Cali Bini abii dalib

  • @mohamedabdihassan1435
    @mohamedabdihassan1435 10 часов назад

    Fulay ayaad tahay

  • @Liidibeacg65
    @Liidibeacg65 9 часов назад

    Syria waxa heeysta khawaarijta islaamkana waxba uma haayan

  • @Marshalgeneve
    @Marshalgeneve 6 часов назад

    ninkan wuxu sheegta in u ingiriska ku nolyahay marka haday run tahay hadaba walaahi wa jaaaaaaajuuuuus ee iska ilaaaliya waayo waxan u faafinayo wa danbi hadana polisku ma xiraayo marka wa cadayn in u yahay jaaaaajuuus ama wa beenlow arabaha ama afrika ku nol oo beenta iyo necebka un faafinaaya ee iska ilaaaliya. muqalo editen ah oo u samaystay bu la waregaaa ee repor ku sameeya