Masha allah ilahay ha barekeyo guurtida subeer awal waan garanayey iney ka jawaabi donaan subeer awal waa ragii u sobob ahaa dawladnimada s.land ina cigaal allah ha u naxariisto Ibrahim dheere allah ha u naxariisto waa ragii bud dhigey s.land weynu aragney labadii sano ee snm.siduu wadanku ahaa duhur cad ayaa la is boobayey shirkii boorama ayeynu ku nafisney waala ogaadey odayaasha ciilka qaba waxan leeyahay ina kahin iyo ina biixi waar nimanyohow allah ka cabsada aakhiru cimri ayaad joogtaan wadanku u tudha
The Somaliland elite people apologized H/J for what president Musa Bihi threatened them t throw a jail. finally , they distanced from him and said once Bedeluuu.
Waa kudaafada ma melelaan reerka ka bayd daada ka yuu ku qaadan xaarwayen cidiyaha ka gur ciro sida cali gurY iyo xasan baahane eeloo bixiyeys cidlA u carara
Huwantii way cabaadeysaa, war hadalka joojiya oo soo diyaar garooba, codbaaa lagu kala baxay, waa markegii socon mayso. Ee waxa soconaya maxaad cod haysataa. Immisa ayaa laydin siiyay lacagtii faqashta
Maansha allah guuleysta Waad mahadsan tihiin
Maashaa Allah baribaan ka nahay muuse iyo teamkiisa
Ha guulaysto isbaldoonka wadani
Masha allah ilahay ha barekeyo guurtida subeer awal waan garanayey iney ka jawaabi donaan subeer awal waa ragii u sobob ahaa dawladnimada s.land ina cigaal allah ha u naxariisto Ibrahim dheere allah ha u naxariisto waa ragii bud dhigey s.land weynu aragney labadii sano ee snm.siduu wadanku ahaa duhur cad ayaa la is boobayey shirkii boorama ayeynu ku nafisney waala ogaadey odayaasha ciilka qaba waxan leeyahay ina kahin iyo ina biixi waar nimanyohow allah ka cabsada aakhiru cimri ayaad joogtaan wadanku u tudha
Masha allaah illaahay din barakeeyo runta sheegten good job ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🙏🏼
Mansha allaah alle haydin karaameeyo.
Aniguna ka CM ahaan xaalbaan ka bixiyay ninkaa tegay (madaxweynaha) habarjeclooy ee raali ahaada tolkayow
Hambalyo subeer awal waa wadnaha amabeerka beelaha isaaq habar awal waad mahad santihiin wllayaal
Maansha alaah wax garad, inooga qabta dalka ,waa shakhsi muuse
Masha'Allah well dressed good-looking gentlemen. Guul Somaliland inshaallah.
Guul guul subeer awal guleyta❤❤
Good maanshaa
Dadkii caqliga lahaa waa kuwan walee
Masha allah
Guuul Wadani
The Somaliland elite people apologized H/J for what president Musa Bihi threatened them t throw a jail. finally , they distanced from him and said once Bedeluuu.
Wuu sax San yahay Madaxweynuhu
Kkkkkk, guuul Wadani, calancastii godkooda biyo ugu soogalay, aderayaal ale haydin sharfo,🌹🌹🌹❤❤ .shacabka reer Somaliland way arkaysan👀👀👀👀👀👀👀 👆🏻ku tuurayaan labada kornayl waa kudaayeen
Dadkiinu waa ayo. Masaakiin
Mnzhlah alleh hydin brakeeyo adeeeryal zi fcn oo tudhaale ku jiro ayaad uga hadazheen nimankan wadankii qazay
Waa idinku ceeb inaad subeer awal sheegataan lkn waxay ahayd inaad tidhaahdaan anoogoo xisbiga wadani ah waayo inta badan waxaad tihiin rag la soo tijaabiyay oo kusoo fashilmay siaaysad
Huwan awal sheegatay,ha maqlina
Madaxweynuhu waxba idiin noqonmaayo,
Xildoonow waxaad doonto ku hadal waa la idin garanayaye
isogoo qudhamaha waxajira dad cqdeeddita ah oodiidan insoomliand dhaqanto òodadkii ladaganaa wdanka madax tinimada
Waa kudaafada ma melelaan reerka ka bayd daada ka yuu ku qaadan xaarwayen cidiyaha ka gur ciro sida cali gurY iyo xasan baahane eeloo bixiyeys cidlA u carara
Musa Bixi was madaxwayna qaranka Somaliland shacbkaa doorty odyaal dhaqan eyo Habar awal ma xukumaaan
afqaadhmune waxba ha xagxagaan madaxweynaha qaranka markad jeebka lagu buuxiyey adeer madaxweynahu shaqadiisa ayuu wataa
Sax durbaanka iyo kabanka waxoogaa layara tumo 10 ka cishee u hadhan qaran dumiska.
Dadkani yay ahaayen lama garanayee
Bahashaa busaarada ah ragu way ukala adkaysi badanyihiiin
Waad fashilantihiin ee hunguriga la fadhiista
Sacad muuse waa iska lexiyeen
Kuleeyki nigaama baxayo 😂😂
iisniinti baamki nigu dhacay ayad kaso kici laadihiin
HABAR AWAL NOOLAADA GOB AYAA TIHIIN GARAAB BADANE..
waa layaqana subeer awal balse laangaabyadu ha iska hadlan
Intii wadanai
Waxoogaa baa loo soo dhiibay! Waa la xidh xidhayaa sharcigaana dhaqaynaya!
Xoolo ma matalaan suber awl
Waa waxgaradkii subeerawal muuse soomaalilaan oodhanbaa ridaysa insha allaahu
uf
Waa cali awal.
Good muuse wadanka halaga qabto waa nacas doonaya dagaal in uu rido dagaalna waxba ku keeni maayo walle
Somaliland wa qaran odyaal caado qaat ah lo ma baahna sharcega ayaa soconayaa
War adeer waxaan dalka dadka ka qabta hadad qaban kari faydan a u idinla qaban kara
Yaa wax kaa wnay diiiinaya
Noocana meyeynu laheeyen uraya
Iimaan laawa yaal imisaad qaada teen magacaa noodaaya magacii a alah biiye
caac caac caac caac marka ay laab gaabyadu iyo sheeko xunta meel iskugu yimadan waa sidan
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Ma xirsibaaa ku shubtay maanta mise ina awsaciiid
Maya Hoyada ba uu dhibtayey dee
Juin daagagay 😂😂😂
Dilaalinta ururka dibjiriinta wadani ma matalaan habar awal
Dabadhilifiinta wadani we are Kulmiye ❤
Waad gobanimo hadasheen runtana waad usheegteen labadii saxane ee hurinaayey dagaalka qabiilka
Shucaybow gabiley ma matashid ciddi matalaysaa wayjogtaa ee beenta dadka ka daayay waa la so xidhayaa kuwii dadka laayay
0dayaaL.dhabarka.Lasoo.Taabta.
Gobanimada waa taa labadan tuug way tagayaan
viva kulmiya guul inshallah 💚💛
Odayaashan waa kuwuu hadraawi sheegey ee uu lahaa..
Waayeelku hadduu ab-guuro,
Hadduu odaygeedu waasho,
Hadduu la anbado xilkiisa,
Hadduu runta aamusiiyo,
Hadduu kolba eed xanbaarto,
Asuulkiyo xeerka soohan,
Hadduu marba oof-daloosho,
Hadduu laba-eef caddaysto,
Iimaanka hadduu xaraasho,
Hadduu wacadkiisa iibsho,
Araadi hadduu ku doono,
Ilaahay ka yaabi waayo,
Hadduu kolba iin caddaysto,
Hadduu umal saaqa yeesho,
Sidii abris qooqan guuxo,
Hadduu sida awr xunbeeyo,
Hadduu abur xoor leh saydho,
Hadduu ilko jiira yeesho,
Hadduu noqdo aadun huursan,
Abeesada meel la daaqo,
Aqoonta qofkii ku dhaama,
Hadduu asaraar ku beensho,
Dhirtuba kala ayni weeye,
Hadduu Garan-waa abuuro,
Hadduu kala geeyo uunka,
Hadduu marba qayb la ooyo,
Hadduu marba iil banneeyo,
Hadduu yahay uur-ka-gaal,
Wanaagga ku aabi badan
Ibliiska hadduu la showro,
Hadduu marba ood ka boodo,
Ishaaro xun baa qarsoon
😂😂😂😂
Waa wadani oo reer sheega naysa
President Muuse he will be the leader in Somaliland ✌️💪
Alla af xumaa reer Wadani, waar waa inoo 13ka November, nacnac looma baahnee.
Cadho ururtay
Wadani ayaad tihiin markaa afka wadani Ku hadla snags nama matashaan muuse ayaa na matala waanan cadaynay maalintii kulmiye
🤮🤮🤮🤮🤮🤮
WAXABA
MAY BAD BADINE
MAXA UGEYAY
GUDIDA GABAR JECALO
INAY TAAGERAN
WADANI
KHIYAMO
QARAN
AYAY
SAMEYEN
GUDIDA HABAR JECELO
MAXA UGEYAY TAGERADA
WADANI
Magaciin baye reerka magaca udhiga. Horta yaa idin yaqana yadse matashaan anbadyow cade qate
Huwantii way cabaadeysaa, war hadalka joojiya oo soo diyaar garooba, codbaaa lagu kala baxay, waa markegii socon mayso. Ee waxa soconaya maxaad cod haysataa. Immisa ayaa laydin siiyay lacagtii faqashta
Kuwan iyaga waxaa loo soo kireystey nala baroorta.
Shicibkii reer somaliland waxey doorteen iney jirto qaranimada somaliland.
Wey diideen xamar iyo in laga dhigo maamul gobaleed.
Sheeko ciyaaleedii dhamaatay juqdaay😂😂😂😂
Xamar ma hooyadaa baa lagu wasu jiroo nacday imika xamar uun baa haysaane
Masha allaah illaahay din barakeeyo runta sheegten good job ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🙏🏼
😂😂😂😂
🤮🤮🤮🤮🤮