Sh C/Xayi oo soo bandhigay musharaxa uu madaxweyne u dooran lahaa doorashada soo socota ee 2022.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Sh. Cabdi Xayi Official, Waxaad ka heleysaan Muxaadarooyinka Shiikha, Khudbadaha Jimcooyinka iyo Jawaabaha Su’aalaha Diiniga ah.
    Fadlan✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like ✔

Комментарии • 58

  • @shukriahmed1026
    @shukriahmed1026 2 года назад +9

    Maassha allaah sheikhaan waa jeclahay qudbadiisa ilaahay ajar xasaaan allaha ka siiyo

  • @degeldegel4473
    @degeldegel4473 Год назад

    Sheikh abdi xayi,jazaakumullahu khayr

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 2 года назад

    Ajar allaha kasiiyo sh cabdixayi anagana allaha nagu anfaco aamiin aamiin.

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 2 года назад +1

    Shiikh cabdil xayi khayr baan kuu rajaynayaa if iyo aakhiro

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 2 года назад +1

    Maashaa allaah Shiikh si fiican ayaad noogu bayaamisey
    Laakiin anagu shacab baanu nahay oo nalooma ogola inaad doorano ka fiican laakiin dadka baarlamaanka fadhiya illaahay xaqa haku toosiyo kii dalka iyo dadka inoo xafidaaya haku toosiyo qalbiyadooda

  • @ayaanayma881
    @ayaanayma881 2 года назад

    JazakallaaH Shekh Allah haku xifdiyo🥰

  • @gutalehashi8860
    @gutalehashi8860 2 года назад +2

    Xafidahullaah Shiikheena!

  • @faadumonoor3989
    @faadumonoor3989 2 года назад

    Masha allaah sheekh cabdi xayi allaha ku xfdiyo

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 года назад +6

    Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin

  • @asiasiget2873
    @asiasiget2873 2 года назад +1

    Mashallah mashallah ..amiin amiin yaa Allah 🤲

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 2 года назад +4

    Sheekhoow Alle haku caawiyo aduun iyo aakhiro sheekhoow noo duceey inuu Alle nawaafajiyo Madaxweyne diinta, dal iyo dadka u diirnaxo reer Muqdisho hadaan nahay waan daalnay waan dhibtoonay Culimada ku nool muqdisho waxaan ka codsanaa in quraan la akhriyaa mudo 30 cisho siduu Alle noo waafajiyo madax iyo shacab kheyr qabo Sheekh maxe kula tahay adaan ku wakiishay jawaab ayaan kaa sugaa adoo mahadsan

  • @awad2304
    @awad2304 2 года назад +4

    Asc sheekhan waa hadal yaqaan ilaahay ha xafido ✅

  • @gogoup3203
    @gogoup3203 2 года назад +7

    Waalid somalYED baann ahay kor ii qaadaa youtuber keyga adeer

  • @caaqilahmed2916
    @caaqilahmed2916 2 года назад

    ustaad keyga sheikh abdi xaye alle haku xafidoh

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 2 года назад

    Jazakalah sheekh

  • @salmanwarsame314
    @salmanwarsame314 2 года назад

    Zajaka allahu khayr yaaa sheikh❤✌

  • @munir69420
    @munir69420 2 года назад

    Ilaah hakuxafido sheekh

  • @adenmuhum5676
    @adenmuhum5676 2 года назад

    Maashaa allaah. Allaaha ku Xafido.

  • @qalbisaafiya7613
    @qalbisaafiya7613 2 года назад

    Maansha allaah illaahay hanoo kaa xafido

  • @Hajira-q9o
    @Hajira-q9o 2 года назад

    Masha Allah sheikh jasakallah khayr

  • @ahmedadennoor4954
    @ahmedadennoor4954 2 года назад

    haye

  • @ramlodhalhow6088
    @ramlodhalhow6088 2 года назад +1

    Amiin amiin amiin

  • @bashkanoor9729
    @bashkanoor9729 2 года назад

    Allah haku barakeeyo ShEEKH

  • @ridwanabdulkadir2019
    @ridwanabdulkadir2019 2 года назад

    Masha allah

  • @aliblack3108
    @aliblack3108 2 года назад

    بارك الله ويحفظك الله

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 2 года назад

    Masha Allh

  • @khadarjama2831
    @khadarjama2831 2 года назад

    Mansha allah

  • @ramlodhalhow6088
    @ramlodhalhow6088 2 года назад

    Allaah haku xifdiyo

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 года назад +2

    InshaAllaah kan dalka dadka iyo dinta uron ilahay hanodoro

    • @seynabnuur3020
      @seynabnuur3020 2 года назад

      Aamiin mcnto waan daalnay Allow noo maciin

  • @raxmoshekhxasanbarsane7638
    @raxmoshekhxasanbarsane7638 2 года назад

    Sheeqoow tastuurkaan gaalada managa laabtiinoo

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 2 года назад

    Maan sha allah Sheekh mudane madaxweyne Mohamed Abdulahi Farmaajo guulayso idamka alle 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @ummusamar1510
    @ummusamar1510 2 года назад

    cinwaanka describtionka bedel sheikhow

  • @shamsaabdullah3308
    @shamsaabdullah3308 2 года назад

    Sava weeye

  • @alsiisiabdi441
    @alsiisiabdi441 2 года назад

    N N K H❣❣❣❣❣❣

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 2 года назад

    Warka iyo Wacdiga guntiisu waa Qof aandiinlahayn hanoo doorina yaa Baarlamaanow

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 2 года назад

    Jabriil cabdulle ha la doorto waa ka bixi kara xilka madaxweynaha dalka

    • @mpm4210
      @mpm4210 2 года назад

      intaa qeyrka dhageesaneesad xikmda aduun iyo aaqiro waxba kama fahmin miyaa wll

  • @husseinabdi6396
    @husseinabdi6396 2 года назад

    قال تعالى و لقد بعثنا في كل امة ر سو لا ان اعبد الله و اجتنبو الطا غو ت

  • @Ghedi1965
    @Ghedi1965 2 года назад

    War yoow dooranaa oo diinteena wax kuxukumaa?
    Wadaado xumo, odeyaal xumo,siyaasiin xumo I.W.L.

  • @sasqarimdiis8482
    @sasqarimdiis8482 2 года назад

    Culumada haaba ka baqaana dhibtu leeyhy xilkuye may noo qabtaan ileen xaaladu inagu xune?

  • @shamsaabdullah3308
    @shamsaabdullah3308 2 года назад

    Warhooy kuwa dhamaan tiina lacag haraacenee kuwa maanta adinkaa awooda codka noohayee alaah nooga baqa Codkii shacabka adinkaaha hayee Qiyaamaha dhamaan shacabka uuna rabi hortiisa idinku daba. Feeline hanoo ranina mid.bari dadka iyo dalka iiibsado walaala yaaloo wan Idinbar yeenaa hadaan nahay shacabki noodorta daacad qabiil maya lacag maya

  • @naimastar9366
    @naimastar9366 2 года назад

    Maxa ka qaldan ninka gadaashiisa fadhiya sida xun u fiirinaya sheikha ilaahaay sharkiisa alaha ka qabto iyo ishiisa xitaa wuu dhibsanaya muxadarada waa yaab 😱😱😰😰

    • @naimam.9551
      @naimam.9551 2 года назад

      Markii hore umaba fiirsan qoraalkaaga markaan arkey baandib u,eegey uma maleynaayo qof xumaan ,ujeedo inuu yahay malaha eeg madiisa baa iska saasa malaha walaal dad baa iska jira eegmada noocaasa leh 😂😂 markaa ilahay sheekha hanoo xifdiyo soomaali hadey yeeli lahayd sheekha madaxweyne hanoo noqdo oo diinta waliba haynugu maamulo baan odhan lahaa

  • @Aayga7777
    @Aayga7777 2 года назад

    Sheikh ogoow waa ku gaaloopeeysaa marka madax diinta illaahey garap marsan Aad tiraahdo hala doorto

  • @mamammss8164
    @mamammss8164 2 года назад

    Sheikh somali hadan nahay diinta afka lee ka sheegana kuma dhaqanno cadaaladne warkeda daa, waad u cadeysay xaqqa kuwii qaata,allah haka dhigo

  • @ciisemohamudciise
    @ciisemohamudciise 2 года назад

    Y

  • @NasriTurkey
    @NasriTurkey 2 года назад +1

    Kaa ma farmajo baaa

  • @user-ug5xc7go9z
    @user-ug5xc7go9z 2 года назад

    Waar soomaaliyay waasheekh c xay ka idin hogamin kara ee uga tanaasul madax waynaha haduu idin yeelo

  • @foosiyaaxmed1347
    @foosiyaaxmed1347 2 года назад

    Masha allaah

  • @maxamedcarab1190
    @maxamedcarab1190 2 года назад

    Masha Allah