Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Somaliya allaha unaxariisto doolada iyo shacab go aan malaha
The lost their identity, their souls and there country What a waste at the same time they are celebrating 😂
Etobia dan uguma jirto in argagisada dhammato si ey mar walbo faragelin ugu hayso Somalia, dhaqaalena uga sameysata.
Waa su aal somalia ma waxa,ay muqdisho kusixiwaydaybay adis ababa kusixi maw,ektahay calaacashoo tima,kasoobexeen
Dalada Somaalia wexeey u taalaa Somaalia ,itoopiana waa in gacanbira leesaga qabtaa inshaa'allaah
Kooxda.damujadiid.ayaanba.runshègin.
Siyaasada ethiopia marna ismabadalayso Waa wax qoran oo la isku wareejiyo. Waxa isbadala waa xasan oo aan go,aan iyo istraaji la,aan iska socda.
Xassan ha ku waalan ithoobiya naag soomaali ah aysyba soo dirsadeen waa jabanahay naag soomaalia ithoobiys bad u raanayso cajiib
Kuwa somalida ayaa been udhaw, Ethiopia shacabkeeda been uma sheegaan, kkkkkkkk hebal Nuur kaad sheegayso dhuxul inuu iibiyo kuma aamineen, Somali way jabtay Alle hakabo😭😭😭😭😭😭
Xuduudkay rabaan ,si ay AS, hub iyo ciidan ku soo geliso mar kasta.Soomaaliyay iska jirAmxaaraadda waa in la keenaa mudug
Wasiirka ithooboya naag somaali ah ayaa wasiir i ah taasaan ku jabnay
Cunjuqyadii dalka halaaga u horseeday bal ceebta ku dhacday eega. Ethiopia waxay tiri khadab baan ku helay hawlgalka AUSOM.
War somaliyeey khayr no malee itiobian, waa cadowgeeni 1bad. Itiobia out stop heeshiiskan halista dharaan ee dhib wuhaan
Alif wax malaha waxbuu leyahay
Aniga ma qabo ninkan hadalka u leyahay
Somaliya wax layidhaa way u dhamaadey Ethiopia way qabsatey, xasan sheekh baa iibiyey waxaan aad ugu niyad jabey soomaliya waxaana laga yaaba inaan sheegan , Ethiopia bad bay rabtey wayn heshe, waxay Ethiopia Dooney iney ciidan keedu joogan waa joogaya , hadda maxaan faa iid neyn soomali ahaan kaba sii daran wadamadii inagu taagerayey soomaliya bad deedan inaan loo dhawan Karin saw dhaber ka kamad jabin , Ethiopia ma iswaydiisay waxayna somaliya UGA baxay waaney kulla jarto qaybiso Soo baxana dad Ethiopia biyana dhulka ku sheegta xasan sheekhaw habar kugu dhac waddan kii waad iibsatey anagaka ayaan ku aamineyne cidkalla ku aamini mayso wadankaaga ayaad u ogolatey inlagu la yeesho wali qasab.
Maskiin ciil qaba wareysigiisa macno malaha
Kan maseerbaa haayo
Waxa Ethiopia tidhi ayaa run ah waayo Ethiopia warkeedu waa cadyahay laakin Hassan sheekh iyo Somaliya markasta hadalo kala duwan oo been ah baa looga bartay
Somaliya allaha unaxariisto doolada iyo shacab go aan malaha
The lost their identity, their souls and there country What a waste at the same time they are celebrating 😂
Etobia dan uguma jirto in argagisada dhammato si ey mar walbo faragelin ugu hayso Somalia, dhaqaalena uga sameysata.
Waa su aal somalia ma waxa,ay muqdisho kusixiwaydaybay adis ababa kusixi maw,ektahay calaacashoo tima,kasoobexeen
Dalada Somaalia wexeey u taalaa Somaalia ,itoopiana waa in gacanbira leesaga qabtaa inshaa'allaah
Kooxda.damujadiid.ayaanba.runshègin.
Siyaasada ethiopia marna ismabadalayso Waa wax qoran oo la isku wareejiyo. Waxa isbadala waa xasan oo aan go,aan iyo istraaji la,aan iska socda.
Xassan ha ku waalan ithoobiya naag soomaali ah aysyba soo dirsadeen waa jabanahay naag soomaalia ithoobiys bad u raanayso cajiib
Kuwa somalida ayaa been udhaw, Ethiopia shacabkeeda been uma sheegaan, kkkkkkkk hebal Nuur kaad sheegayso dhuxul inuu iibiyo kuma aamineen, Somali way jabtay Alle hakabo😭😭😭😭😭😭
Xuduudkay rabaan ,si ay AS, hub iyo ciidan ku soo geliso mar kasta.
Soomaaliyay iska jir
Amxaaraadda waa in la keenaa mudug