KIIN JAMA - Bye Bye Ft ArimaHeena Reaction + VAR

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • #arimaheena​​​​​​​​​​​​​​​​​​​​​​ #kiinjama​​​ #byebye​​​​​​​​​​​​​​​ ​​​​​​​​​​​​​​
    ​Original Content • KIIN JAMAC - BYE BYE -...
    Channelkeena labaad • FIKRADO YAR HADDANA WA... ​​​​​​​​​...

    ​My Social Media Accounts
    / arimaheena​​​​

    ​​ / arimaheena1. .

    ​ / arimaheena​​​​

    ​snapchat: arimaheena
    Email: arimaheenahagio@gmail.com
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    524,106 subscribers

Комментарии • 1,2 тыс.

  • @king...3695
    @king...3695 3 года назад +582

    Wll ku sali nabiga scw

  • @khalidabdiahmed373
    @khalidabdiahmed373 3 года назад +220

    Wllhi Arimaheena Freestyle kaada Aad Heeesaha ku Dareeso Aad u Xiisayee Heesta Naga Gadeysaa🔥🥰✌

  • @abshirinhoofficial4271
    @abshirinhoofficial4271 3 года назад +198

    The legend of world ARIMAHEENA welcome back

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 3 года назад +197

    Adoo Aamusan hadaa comment Akhrineyzid jawabtu haa hadey thy ha is waalin subscriber igu sharaf uun😂😂😂👈👇

  • @mohamedahmet9224
    @mohamedahmet9224 3 года назад +1000

    Wlhi plhi tlhi waad dhrty like ii saar😁

  • @djhaarriswritter4082
    @djhaarriswritter4082 3 года назад +122

    wllhi bilaahi talaahi comment gaan like baan saarayaa
    Waad dhaaratee like saar😀😀

  • @abdinajiibmohamed2581
    @abdinajiibmohamed2581 3 года назад +56

    Markaan reactionka dawaday ayaan heestaba dhadhankeeda ogaaday arimaheena in the building 👍👍💙💙

  • @K_7m
    @K_7m 3 года назад +747

    Arimeheena familly one love❤🥰✌

    • @ayaanlemohmet3081
      @ayaanlemohmet3081 3 года назад +5

      Drs cayuuni quruxley

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 3 года назад +1

      Waaa Arimaheena legend hore usoco legend

    • @farhiafagadhe1273
      @farhiafagadhe1273 3 года назад +9

      Adoo Aamusan hadaa comment Akhrineyzid jawabtu haa hadey thy ha is waalin subscriber igu sharaf uun😂😂😂👈

    • @Sharma_Ubdiqader
      @Sharma_Ubdiqader 3 года назад +1

      Cayuuni gar iyo gardaraba waku wata

    • @zamiiryare5895
      @zamiiryare5895 3 года назад +1

      Drs cayuuni fmly one ❤🥰✌

  • @abdihakiimali461
    @abdihakiimali461 3 года назад +77

    Poqorka reactionka arimahena waan ku wata✌️😁

  • @adanofficial3784
    @adanofficial3784 3 года назад +93

    Waiting 😂😂 reaction in badan 🔥🔥🔥🔥🚒🔥🔥🔥🚒🔥 arimaheena pin isar✅🙏🙏

  • @secretsuperboy5284
    @secretsuperboy5284 3 года назад +50

    Arimaheena reaction kaada waan jeclahay lkn heestaad doontid keliga ayaad reaction kasoo bixisaa iyo waqtigad doontid marka halwaqti samee oo aad hes walbo cusub reactoin ugu so bixisid thanks

  • @mohanjr8280
    @mohanjr8280 3 года назад +24

    Arimaheena sidu reactionka uga bixinayo caadi mahan well done bro keep going runta ka hadasha best youtuber🥇

  • @Zaara548
    @Zaara548 3 года назад +12

    inta ila aragta arimaheena inuu jecel yahay heesaha kiin jamac inuu remix lasameeyo inta igu raac san like dhac igu sii ✌🏾😍

  • @majidahassan5750
    @majidahassan5750 3 года назад +51

    ArimeheNa sharafi korkaha ahaato frome somalilnd💯🥰

    • @call-me-king-warya
      @call-me-king-warya 3 года назад +1

      I Don't Know Somaliland 😁🤣 Can You Speak Somaliland ? From Somalia 🇸🇴

  • @zuldaancalibaazhi6569
    @zuldaancalibaazhi6569 3 года назад +55

    Welcme Back Kiin Jamac
    Arimahena Ninka Reaction Qurxiyo Xitaa Haday Hezta jirin Adiga Holac ka dhigo💥💥💥💣💣
    Ciyaartu Waa Barbardhac Barti Hore Ma jogto ✌😂😂✌🙌🙌

  • @gezziweddings334
    @gezziweddings334 3 года назад +3

    Wallahi the funniest reaction! 😂😂😂😂😂Thank you for the compliments bro 🔥🔥👊🏾👊🏾👊🏾

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska7887 3 года назад +311

    𝐖𝐚𝐱𝐤𝐚𝐥𝐞𝐱𝐰𝐞𝐲𝐞 𝐇𝐞𝐞𝐬𝐭𝐚𝐚𝐬 𝐐𝐨𝐟𝐛𝐚𝐚 𝐝𝐢𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐫𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐥𝐨𝐠𝐮 𝐭𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚𝐚𝐬 𝐡𝐢𝐥𝐟𝐚𝐡𝐚 𝐥𝐨𝐪𝐚𝐝𝐚𝐲

  • @deeqgamer1234
    @deeqgamer1234 3 года назад +20

    Inta igu raacsan
    In uu arimaheena cod
    Wanagsan yahay like saar

  • @samiircaddemedia9497
    @samiircaddemedia9497 3 года назад +23

    Arimahena RUclipsr ka kaliya ee aan jeclahay hormarkiisa 1m SUBSCRIBES
    One love hore u soco wll

  • @khayrqasaaro754
    @khayrqasaaro754 3 года назад +21

    Arimaheena ninka kaliya reaction cid Ku gaartaa Jirin😻❤ go forward zxp

  • @ikhlasnur3637
    @ikhlasnur3637 3 года назад +25

    The remix arimaheena waan ku wataa🥰❤️😂

  • @user-cj8fn9zo7g
    @user-cj8fn9zo7g 3 года назад +85

    Arimaheena waan ku jeclahay ceep miyaa 😥😥😥😥😢😢😓🤕😌😮

  • @ibrafakatax2897
    @ibrafakatax2897 3 года назад +32

    Best remx kiin ft Arimaheena 😍😍😍❤️

  • @mambavlogs8117
    @mambavlogs8117 3 года назад +105

    Arimaheena sxb madaxa remix baa tahay, teeda kale kiin jaamac caadi ula soo qaad hees sxb way qarxi lahayd walaahi 🙂🤣

  • @maymuunawarsame6946
    @maymuunawarsame6946 3 года назад +21

    ArimaHeeNa PrOthrkaY kEep going 💯💋🌸♥️

  • @akramomar498
    @akramomar498 3 года назад +7

    Arimaheena aniga waxan lasocday RUclips kiiisa 3 years wa wiil nadiiif ah sxp keep going 🤞

  • @adanofficial3784
    @adanofficial3784 3 года назад +17

    Talent taahy walalkeygow arimaheena ♥️❣️♥️

  • @suuradofficial6149
    @suuradofficial6149 3 года назад +8

    Intii ku faraxday soo laabashada arimahena ❤❤

  • @hoodoyuusuf4314
    @hoodoyuusuf4314 3 года назад +58

    Intaad dhex galisay waay naga gadanthy heesta laga ilaabaan filyaa😅😅

  • @anisa837
    @anisa837 3 года назад +1

    Woooow saxiib rabar noqo runti maad ku qurux ba dantahay ARIMAHEEN FANAAN BUXA RABAR SHIDAN BAAD NOQN LAHEED

  • @muhanettilkacase
    @muhanettilkacase 3 года назад +21

    Arimaheena qoftaan maxaa uga daba heestaa love maa ku tahay😅😅😅

  • @abdirahman_gannoofficial5215
    @abdirahman_gannoofficial5215 3 года назад +9

    Welcome back legend

  • @moh_dream574
    @moh_dream574 3 года назад +7

    Arimaheena legend fanka ku bahan team hip hop ' cid kula ma tar tami karto hal xabo noso fasax team Arimaheena Fans kaga waa family kaga wan ku sugeyna bro

  • @marwiitoabdul5967
    @marwiitoabdul5967 3 года назад +4

    Wow walhi meel aad iska sartay heesta ♥️1 love arimahena famli🤩

  • @hanaanmohamed5002
    @hanaanmohamed5002 3 года назад +15

    Ahrimahen ❤keep going

  • @alisulubsaleeban6551
    @alisulubsaleeban6551 3 года назад

    Ninkii ugu horeeyey ee somaali ah ee youtuber noqda aduu ahaa keep going bro

  • @nimcosayid4636
    @nimcosayid4636 3 года назад +7

    Arimaheena reaction kaaga anoo dhageysanin ayaanba liketa ku siiyay keep going bro 👏

  • @user-dd9vs5kb6k
    @user-dd9vs5kb6k 11 месяцев назад +1

    Wlhi waa iga waashy raab ka hawada umarisay kiin jamac guuleeyso zhp🙋‍♀️

  • @yazenawelhussein104
    @yazenawelhussein104 3 года назад +15

    Wlhi reaction lama oran karo legend arimahena one love bro

  • @Zaamboy
    @Zaamboy 3 года назад +3

    *King 🤴 Arrimaheena waan ogaa shalay in aad saas ula so duubaysid Raapkaga halaasiga ahaaa kiii kii jamac ar ar Arimaheena wowoowow like your reaction really*

  • @Xayat-lf7ez421
    @Xayat-lf7ez421 3 года назад +10

    Heesta sharma boy AAA kaasugeynaa reaction I'm king 💪💪💪✅✅🇸🇴🇸🇴

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 3 года назад +3

    Sidaad u rab garayso ayaa waaliya arimaheena💯

  • @koofiyadofficial1808
    @koofiyadofficial1808 3 года назад +9

    WAA ARIMAHEENE HHHHHH FULL RESPECT PRO🙏👑🥰

  • @aydoyusuf1584
    @aydoyusuf1584 3 года назад +1

    Weeeey walalay arimahena libax hore uu soco pro ❤️❤️❤️

  • @abshirmjomba4409
    @abshirmjomba4409 3 года назад +5

    Bro you're one in a million beside your talent I do have full respect and I am sure a lot of people will appreciate what you do for the young generation
    The remix was mind blowing { FANTASTIC } i loved it
    I only have one thing for you
    Keep going and no one can stop you from achieving your goals

  • @sakegs5255
    @sakegs5255 3 года назад +2

    Waaw Reaction guud arimaheena frist vedeo legend

  • @jamaalisco248
    @jamaalisco248 3 года назад +9

    Arimeheena raab yaroo qurux
    Badanaa noogalisay__m.a.💯Respect🙏💯

  • @meyma_beauty
    @meyma_beauty 3 года назад +1

    Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏

  • @ipnucajep9933
    @ipnucajep9933 3 года назад +14

    Bro that remix is fire 🔥

  • @armaheena8563
    @armaheena8563 3 года назад +31

    Wlhi armahiina heesta raabkaaga aaba kamac wlhi pro intaan ii in kabadan aan ku rajenaa

  • @muniramuktar8197
    @muniramuktar8197 3 года назад +5

    Www keep going abowi😍

  • @nafisaismaaciil2776
    @nafisaismaaciil2776 3 года назад +1

    Keep going wllky arimaheena💯💯💯💯💯😊😊😊

  • @axmanna14
    @axmanna14 3 года назад +9

    Anigoo muuqaalka furin ayaan dareemay inuu Freestyle ku jiro.
    Kiin Jaamac iyo ArimaHeena yaa dhaho marwalba isla heysa.
    Waraa dhuubow Rap freestyle oo cirka maraayo kasoo tuur nh

  • @ridhimaray6190
    @ridhimaray6190 3 года назад +1

    Omg raabka waku mcn thy arimaheena🥰🙏❤

  • @sacdiyosimaan3084
    @sacdiyosimaan3084 3 года назад +13

    Wlh arimahena nin iga badiyay 🤣🤣❤️

  • @amiinnuur3366
    @amiinnuur3366 3 года назад +1

    M.a walaal hormar wacan intaa iyo inkabadan ayaa kuta jenaa walaahi hadaa awoodila haa 1m iyo inka badan ayaa kusiinlahaa🥰

  • @mumtazmohamed1115
    @mumtazmohamed1115 3 года назад +6

    I'm first one 🥰🥰🥰 arimaheena

  • @munaalahmed3664
    @munaalahmed3664 2 года назад

    Ayyy The best legend Arimaheena🥰🙏

  • @arman2much708
    @arman2much708 3 года назад +4

    That freestyle was smooth my guy🔥🔥🔥😇 nice reaction

  • @ahmedkaafi4711
    @ahmedkaafi4711 3 года назад

    Ninweyn legend taageero weyn aan la ogeen one love family Arimaheena

  • @darajomovies3654
    @darajomovies3654 3 года назад +24

    Inta qof bye 👋 ladhahin balse ladhahay iga raali noqo like isaar 👌

  • @salaxyareofficial1007
    @salaxyareofficial1007 3 года назад +2

    Arimaheena legend Nio Rabka maad noo socilisid

  • @zakicade5961
    @zakicade5961 3 года назад +3

    Arimaheena is back
    well done❤❤❤

  • @zakifilipiin
    @zakifilipiin 3 года назад +1

    Arimahena sxb rap kuso tuuro mar mar really waa lagugu talagaly hestada rapka 90ka rap marku igubsodhaco wa ku tuurta legend keep going 🙏❤

  • @sahraahmedismael9572
    @sahraahmedismael9572 3 года назад +5

    Good reaction ArimaheNa 💯

  • @saadaqducaale4929
    @saadaqducaale4929 3 года назад +2

    Wll Arimaheena illah haka rali noqdo ❤

  • @hamzahashim7799
    @hamzahashim7799 3 года назад +12

    Arimaheena, Anigaa kaa hor dhahay🤣🤣

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial7166 3 года назад +1

    The one and only arimaheena

  • @dauorad
    @dauorad 3 года назад +4

    Waligey Ma Daawan Muqal Aad Reaction Oa Bixisey lkn Maanta ayan Daawadey Waan isoo jiitay Saad Reactionla uga Bixineysid Keep up

  • @jabrapoy822
    @jabrapoy822 3 года назад +1

    Gar iyo gardaro wllhi waan kuwataa lpx ayaatahay wllhi arimaheena muqaaladaada baba kacaajiso wll qaali ayaatahay allha ku xafido wll mcn ✊✊🥰

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale 3 года назад +11

    Arimaheena lagend plz kacodsanaaa
    Hesta sharma boy Am king reaction kasobixi

  • @ahmedhusseinibraahiim794
    @ahmedhusseinibraahiim794 3 года назад

    Arimaheena wow wllhi reaction adi le lagugu tala galey wllhi I.a 600k soon

  • @somalioaden3146
    @somalioaden3146 3 года назад +4

    Wakuwadta wlka igawen keep going 💓

  • @AhmedHassan-mu1lq
    @AhmedHassan-mu1lq 3 года назад +1

    Keep going ArimaHeeena

  • @ahmedmohammed3732
    @ahmedmohammed3732 3 года назад +3

    6:30 Amazing Free style🔥😱

  • @nastiixoqueensoomaalitoost3983
    @nastiixoqueensoomaalitoost3983 3 года назад

    Keep going wallkey mcn ma ii noqoneeysaa walaal ii sheeg arimaheean iisoo jawaab

  • @hazazijr209
    @hazazijr209 3 года назад +14

    Lagend onother level waaye wllhi
    Only Arimaheeena can do this
    Keep going Lagend🙏

  • @updyrahim9027
    @updyrahim9027 3 года назад +2

    Wow arimahena+ amazing song
    Wonderful freestyle+ reaction
    Keep going bro wll cumar

  • @ayaanlemohmet3081
    @ayaanlemohmet3081 3 года назад +4

    Legend of legends arimeheena

  • @hargeisawi77
    @hargeisawi77 3 года назад

    Bye bye
    Uu soo noqday legendkii
    Arimahena is back

  • @samiramogueh2046
    @samiramogueh2046 3 года назад +4

    good reaction Keep it up

  • @Happy-RB-Love-Love
    @Happy-RB-Love-Love 3 года назад +1

    deep reaction ugu imaada arimaheena legend 🙏🙏

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 3 года назад +3

    Inta 8xiisty ARIMAHEENA reaction oo soo oradey🥰🥰🥰🥰😂👈

  • @saritaobesh2031
    @saritaobesh2031 3 года назад

    Arimaheena reaction kaada qosol aw leeyahay hore u yaaa walalkay

  • @herodhalxa7436
    @herodhalxa7436 3 года назад +4

    Legend fanaan ku macdahey😂😂

  • @wizzwardi2579
    @wizzwardi2579 3 года назад

    Pic legend welcome back bloody Somali RUclipsr in the world 🌎 broski

  • @apwanmilano9897
    @apwanmilano9897 3 года назад +5

    Legend always legend

  • @xasancadde5581
    @xasancadde5581 3 года назад +2

    Legend arimahena keep going forward team arimahena is mujiya like dhac 👍 ku sii asxapta 🙏

  • @yaasirkayse3845
    @yaasirkayse3845 3 года назад +4

    Arimaheena wllo heesta cusub ee xaliimo gobaad reaction kasoo bixi plz 💚❤🖤🤍💜💙💛🧡🥰

  • @sogamer10
    @sogamer10 3 года назад +1

    Arimaheena another var qoraalka iska sax ha I baryin lagaa rabaa adi waxaa dhehday hey baryin

  • @nimcoahmed5996
    @nimcoahmed5996 3 года назад +12

    Arimaheenaaaa hahahaha 😂🤣

  • @fatimamohamed6833
    @fatimamohamed6833 3 года назад +1

    Waaw waad kabaxsatay arimeheena heesta

  • @QURAN-KAREM01
    @QURAN-KAREM01 3 года назад +20

    Ado iso boqan karo walalal hai agmaran ale darte igu saar 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abdinasiromarabdi1776
    @abdinasiromarabdi1776 3 года назад

    Walee arimaheena kobtiisa nooma gasho keep going lagent waxaad tahay 2016 illaa 2021 qof lasocdo

  • @mlover0740
    @mlover0740 3 года назад +9

    wlhi bilhi wa dhartay Baryahan hal cudura isku arkay gabadhi xpp i dhahda lacaga iska siina ii so duceya inu illahey iga cafiyo 😿😱

    • @rahmohuseinahmed2877
      @rahmohuseinahmed2877 3 года назад

      Cajaaib sheekhow 😄 dhayloogaa idiley

    • @umal363
      @umal363 3 года назад

      Tasbiixda badso abowe😧

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 года назад

      Nio Raga Sideed Lacag Ku Siisaa, Ka Maxay Ku idhaabad Siisaa😅😅😅

    • @rahmohuseinahmed2877
      @rahmohuseinahmed2877 3 года назад

      @@lamajofficial2446 😄

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 года назад

      @@rahmohuseinahmed2877 Hh Inabti Maxad Iigu Qoslaysa Lacag Doontu way Ina Wada Xanunaysaye😂😂

  • @abshirchannel456
    @abshirchannel456 3 года назад

    Zxp mcn waan ku wata Lph Allaha ku xafido wll qali ah Cadowgaya cagta hoos legendary

  • @naciimoofficial
    @naciimoofficial 3 года назад +7

    Walalahayga qaligaa waxan inkacodsanayaa inaa subscribers isaartan inasoboqataan qayr alaha

  • @khalidmuuse9260
    @khalidmuuse9260 3 года назад

    Ninka ArimaHeena Tallentkiiza ku qancinaaYo iyo Furfurnaantiisa insha allah 1m Subscribe bro 🥰

  • @Shaxshaxlow5194
    @Shaxshaxlow5194 3 года назад +4

    Legend arimaheena ani cml hadaad jeceshahay reactionkiisa🤙🤙

  • @ubaxdimod9231
    @ubaxdimod9231 3 года назад

    Waakuwata myberdr keep going pro 😉😉😉😍😍