Cilaajka kama danbaysta ah ee Waswaaska

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 янв 2025

Комментарии • 466

  • @raxmoruun5092
    @raxmoruun5092 3 года назад +76

    walahi diiqad baan dameeramayay walahi inaan waashaa kudhowaa 😭😭anoo meel fadhiya oo kafikiraya arintaan ihaysata ayaan arkay muuqalkan ilahay ajar hakaaa siiyo yaa sheekh

    • @sadiamohamedhassn4124
      @sadiamohamedhassn4124 3 года назад

      Asc abaaya sethy Hada

    • @raxmoruun5092
      @raxmoruun5092 3 года назад

      @@sadiamohamedhassn4124 waan ku faaaiday hadeer Alx ajar Allah haka siiyo shiiqa mudo sanad Isla bixin waayay laakin hada caadi ahay

    • @sadiamohamedhassn4124
      @sadiamohamedhassn4124 3 года назад

      @@raxmoruun5092 abaaya aniga waa xanuunsanhy waswas iyo shaki side sameeysay isoo sheeg adigoo raahi ah

    • @raxmoruun5092
      @raxmoruun5092 3 года назад

      @@sadiamohamedhassn4124 abayooy kulamid baan ahaa walahi laakin hada Alx waxaa sameysaa adkaarta subaxdi iyo galabti haka tagin sidookale markasta waxa uu kuusheego ha aaminin shaydaanka markatana Iska naar ducada iisheeqa kuu sheegayayna aqri ilahay bari inuu kaa dul qaado walahi mudo sanad iyo bar dhulkuu igu daray

    • @sadiamohamedhassn4124
      @sadiamohamedhassn4124 3 года назад

      @@raxmoruun5092 abaaya intee kala xiriiraa snap maledahay

  • @FADSO
    @FADSO 3 года назад +27

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN....

  • @suhaybmaxamed6444
    @suhaybmaxamed6444 4 месяца назад +5

    Masha allah sheekh alle hakaa abaal mariyo isla markii aan dhagaystey een sameeyay sidaad sheegtey alle swt markiiba wuu iga faydey alle ayaa mahad leh markasta ❤

    • @AdoontiAlle-ii8eo
      @AdoontiAlle-ii8eo 11 дней назад

      Sethy hada wll takale xagee ayuu ahaa waswaaskaga anaa la dhiban hada wll 😢

  • @IletreiNeta
    @IletreiNeta Год назад +3

    Allah ayaan magan galnay isagaaan anagu fiLan 🤲🤲ya aallah shaydaan naga dheera 🛐🛐🛐
    Isoo duceeeya walllayal

  • @أملقمانالسلفية-غ6م
    @أملقمانالسلفية-غ6م 3 года назад +9

    Alhamdulilaah waswaaaska waanka ladnaadey markaan Alle waxbadan dhibatooyinkeygah u bandhigey ducadana badiyey Alhamdulilah Alhamdulilaah

    • @hanimahamoud
      @hanimahamoud Год назад

      Asc walal sida ka fcntay please isoo jawab

  • @ayaancusman2020
    @ayaancusman2020 3 года назад +8

    sallalahu calayhi wasallam allow nasoo haday yaarabbi allow naga qabo shaydanka yaa rabbi aamin

  • @kafiyahassan9239
    @kafiyahassan9239 3 года назад +22

    اللهم صلي وسلام علي نبينا محمد💞💞👑👑🌴🌾🌴

    • @feisalyare3452
      @feisalyare3452 2 года назад +1

      Salalaahu caalayxi wasalam

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza Год назад +1

      عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم

  • @ismahanmohmoud89
    @ismahanmohmoud89 3 года назад +16

    Shugran Sheekh Alleh haku dhawro Aamin

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 2 года назад +6

    اللهم صل على محمد وآل محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

    • @vcfhggg8453
      @vcfhggg8453 2 года назад +1

      سلام عليكم

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza Год назад +1

      عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم

  • @abdirahmaanyaasiin178
    @abdirahmaanyaasiin178 2 года назад +4

    Allah ayaan ka magan galay waswaaska shaydaanka.Ii soo duceeya saaxiibayaal.

  • @unknownperson3532
    @unknownperson3532 2 года назад +9

    Wlhi waa run dawada waa inaad ilaahay barido daawo kale majirto mana helaysid

  • @shukriabdi727
    @shukriabdi727 3 года назад +3

    Alxmdulilah walhi wan ku farxay hadalkada shiiq Abdulaziz 💖💖💖💖💖

  • @Bishaaro-de2xb
    @Bishaaro-de2xb 4 месяца назад +3

    صل الله عليه وسلم😢😢

  • @fadumoalikarshe1594
    @fadumoalikarshe1594 3 года назад +3

    Masha allah tabarakalaah sheq ilah haa ku barakeyo wax badan o qer aya kaa faiday jazakalahu qer ❤🤲

  • @dekafarah5809
    @dekafarah5809 3 года назад +4

    Masha allaah alle haka ajir siiyo aadbaa noogu faa,ideysay walhi Janada alle janada hanagu kulmiyo wax badan baa ka ,iday pagekadan

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 3 года назад +4

    Arin mihiima ayaad ka hadashaay Sheekh Allah ha ku xafido Jazka'Allah khaayr walaal.

    • @aaminoliin7499
      @aaminoliin7499 Год назад

      Shiiq jasaa kallahu qeer ilahay ajir iyo xasanad allaha kaasiiyo wallhi aad ayan ogu farxay shiiq ilahay dartii ayan kujclahay ilahay isobarya inuilhay iga caafiyo aamin aamin aamin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭

  • @abdishakurhussein9598
    @abdishakurhussein9598 3 года назад +2

    JazakAllah kheyr sheekh Abdul Aziiz

  • @aishaabdi6784
    @aishaabdi6784 3 года назад +2

    Masha alah sheikh baraka alahu fiiki wa xafidaka alahu.

  • @milgosaleban2018
    @milgosaleban2018 3 года назад +10

    Maasha allaah sheeq oogle aad ayaan ugu baahneen muxaadaradan ilaahay qeyr badan haku siiyo aduun iyo aaqiro

  • @SaynabAhmed-dt4gy
    @SaynabAhmed-dt4gy 10 месяцев назад

    Jasakallah shiikh alle hakaa abaal mariyo maalmahan waaban wareersana❤😢

  • @fadumafarey
    @fadumafarey Месяц назад

    Allahu akber jazakallah qeyr sheekh

  • @ibnhassaan5674
    @ibnhassaan5674 3 года назад +31

    Beri dhaweyd oo aanba saa u fogeyn ayaa waxaa igu dhacay was waas aad u xun oo runtii igu abuuray Cabsi aad u weyn wallaahi mar baan yaabay oon iska ooyay sida ilma yar oo la garaacay waayo waxaa laabteyda gubay oon ka seexan waayay wax aanan imika sheegi karin.
    Balse Ilaahay baan isku dhiibay oon isku bihin bihiyay waana ka caafimaaday Ilaahay Mahadii swt.❤❤❤ Alla Ilaahow wanaagsanidaa oo naxariis badanidaa.
    Alxamdulillaah calaa nimcatil Islaam.

    • @kamiilahkulmiye1755
      @kamiilahkulmiye1755 3 года назад +2

      M.allh allha kugu wado wll wllh wa wx dhip Bdn

    • @ibnhassaan5674
      @ibnhassaan5674 3 года назад +2

      @@kamiilahkulmiye1755 jazaakallaah kheyr walaalo.
      Waa wax aad u xanuun badan oo dhib badan balse Mar hadaanu leenahay Rabi aan magangalno wax na dhibi karaa majiraan.

    • @kamiilahkulmiye1755
      @kamiilahkulmiye1755 3 года назад +1

      @@ibnhassaan5674 ha wll tasan Ben ahyn

    • @yaasmiinaxmad6952
      @yaasmiinaxmad6952 3 года назад

      @@ibnhassaan5674 masha allah allah aya ku wafajiyay mahad oo dhana allah ayee usugnaty alx alxamdulilah

    • @ibnhassaan5674
      @ibnhassaan5674 3 года назад

      @@yaasmiinaxmad6952 Haa walaale aad iyo aad Mahadaas Allaah baa iska leh marwalba☝️.

  • @Abdiwali-Osman
    @Abdiwali-Osman 3 года назад +4

    Walahi. Waa bushaaro. Fiican. Waswaas waaa idhibay. Acuudubilaahi minashaydaani rajiiim

  • @luqmaanxaashi9347
    @luqmaanxaashi9347 3 года назад +3

    Illaahey haka aqbalo dadaalka badanvee aad diinta illaahey galineysid iyo sida kheyrka u faafineysid barnaamijyo rayo sare leh baa sugaayaa sida kheyrkana rabi ha inagu sugo

  • @NimcoMaxamed-d4r
    @NimcoMaxamed-d4r Год назад

    Shiiq aad iyo aad ayaad umahadsantahey wallaahi waxbadan baakaafaaidey allaha kudhowro shiiq

  • @hodankeyf3592
    @hodankeyf3592 3 года назад +5

    صلى الله عليه وسلم ❤

  • @ilyasvikiesharma4211
    @ilyasvikiesharma4211 3 года назад +4

    Mansha allah wllhi walal waan farxay jasaa, aka laahu khayraa

  • @NuradinHeeros
    @NuradinHeeros 5 месяцев назад +1

    Allahuma sali wasalim calaa muxamed

  • @Bishaaro-de2xb
    @Bishaaro-de2xb 4 месяца назад +2

    صل الله عليه وسلم😢😢😢😢😢😢😢

  • @khadraabdirahman2774
    @khadraabdirahman2774 3 года назад +1

    Mansha allah tabarakallah illahay janada haynagu kulmiyo nabiga scw miciisa

    • @Bishaaro-de2xb
      @Bishaaro-de2xb 4 месяца назад

      صل الله عليه وسلم الهم اءمين😢😢😢

  • @honestman4046
    @honestman4046 3 года назад +3

    Shiekh mahad sanid. Jazaka Allah 💯❤

  • @hafsaali7159
    @hafsaali7159 3 года назад +1

    Jazkallah khayr sheekh ilaahay haku barkeeyo aduun iyo akhiroba aamiin yaa rabi

  • @qamarbintmaxamedchannel5557
    @qamarbintmaxamedchannel5557 3 года назад +2

    Allahuma sali calaa sayidanaa muxamad

  • @bbenajmathequenoftheworld2267
    @bbenajmathequenoftheworld2267 3 года назад +3

    Jazakallahu kheyr

  • @deqoahmed6242
    @deqoahmed6242 3 года назад +1

    jasaakalaahu khayr waan kafaaiidaystay muxaadaradaan adigana qiyaamaha ku faaiid

  • @cuudcuud
    @cuudcuud 3 года назад +2

    jizaakallaah khayr sheekh wax badan baan kaa faaiiday

  • @Muniabdi
    @Muniabdi 7 месяцев назад +1

    Mashaallah tabarakalah ❤❤❤

  • @rahmoabdullahi3406
    @rahmoabdullahi3406 3 года назад +5

    Alow nagaqabo yarabi adiga nogafilan rabiyow.adan kumagangalnay shekh shugraan shekh ale hakubarakeyo wadnofaidaysa alehaka.ajarsiiyo

  • @hiyadaarulqaraar6941
    @hiyadaarulqaraar6941 2 года назад

    Mansh allaah illaahay haku xafido sh cabdicasis maxamed oogle jasakallaahu khayrn

  • @hibaaqxuseen3426
    @hibaaqxuseen3426 3 года назад +3

    Mansha allaah walaalkey ilaahey kheyr hakugu abaal mariyo

  • @NuuxAbiib-h3z
    @NuuxAbiib-h3z 3 месяца назад +2

    Alxamdulilaah Alla ilaahow naga dulqad waswaskaa faraha badan

    • @khayrechanel5507
      @khayrechanel5507 3 месяца назад +1

      Sxb wa ladhibanahay intee kasoo qabtaa

    • @NuuxAbiib-h3z
      @NuuxAbiib-h3z 2 месяца назад

      Sxp numperkayga ayaan soo ku qori

    • @NuuxAbiib-h3z
      @NuuxAbiib-h3z 2 месяца назад +1

      Sxp salaada subax jamacaha ku tuko
      Athkaarta--subaxa iyo galapta haka tagin Akhri maainkasta suratul baqra 10 sadar ama 5 ka akhri maalintipa hadaad dhamaykartana kapa sii fiican

    • @AdoontiAlle-ii8eo
      @AdoontiAlle-ii8eo 11 дней назад

      @NuuxAbiib-h3z maka caafimaaday wll😢 anaa la dhiban😢😢

  • @hodankeyf3592
    @hodankeyf3592 3 года назад +3

    Thanks wllkey JAZAKALLAH qeyr

  • @ruwaydaabdi9518
    @ruwaydaabdi9518 3 года назад +3

    جزاك الله خيرا يا استاذ

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 3 года назад +8

    جزاك الله خير الجزاء
    Runtii sheekh qalbi wacan ayaad thy abdiasis oogle oo u hagar baxa dadka ku taxan meelo caan ah kuguma arko inta badan hadana fahankaaga iyo sida aad wax noo fahansiiyo waa mid daacadnimo ka muuqato ilaahay ayaan ka magan galnay ibliis.

  • @atika5785
    @atika5785 3 года назад +2

    Sheikh abdi casiis waan ku taageeraa noo soo badj barmaamijada oo kale 😍

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 3 года назад +1

    Jazaakalaahu qeer ilaahay ha kaa farxiyo aduun iyo aaqiro

  • @aishaahmed3847
    @aishaahmed3847 2 года назад +4

    Asaxabay iiso duceya waswaas aya idhibay Alle haga baxsho🤲🤲

  • @daadirabdullahi1596
    @daadirabdullahi1596 2 года назад +8

    Aniga ayuu e heystaa dhibkaan o niyada o dhan sheydan iska maamusho wlh waxa niyada ku heyaaa wax qalbi bini adan asan kuso dhicin subxanallah isoo duceeya

    • @ashaluli4437
      @ashaluli4437 2 года назад

      ASC walal dibka aya ihayo

    • @mohamedweli2129
      @mohamedweli2129 2 года назад

      Seetahay hada .

    • @daadirabdullahi1596
      @daadirabdullahi1596 2 года назад

      @@mohamedweli2129 wll wali sideen baan ahay lkn insha allah wanka bixi doonaa adkaarta iyo saliga nabiga scw baan laasimaa

    • @mohamedweli2129
      @mohamedweli2129 2 года назад

      @@daadirabdullahi1596 xanun wayo arintas .aniga kula mid ahay .Allah qalbiyadena diinta haku sugo.

    • @daadirabdullahi1596
      @daadirabdullahi1596 2 года назад +2

      @@mohamedweli2129 aamin insha allah wll meel aan kalso xariiro e sheeeg aan is xaal wareysane wll

  • @leyomar5877
    @leyomar5877 3 года назад +2

    Scw Subxana allah ani unbat iga hadleysa

  • @aminayusuf960
    @aminayusuf960 3 года назад +1

    Jazakallahu kheir sheikh

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 3 года назад +2

    jesakallah kheerk ❤❤❤

  • @maryanosmaan2328
    @maryanosmaan2328 3 года назад +1

    Shukran wax wanaksan ayad Noo sheektay

  • @ismahanmohmoud89
    @ismahanmohmoud89 3 года назад +2

    Khayr Alleh haku siiyo sheekh

  • @mariasalaad4569
    @mariasalaad4569 3 года назад +1

    Masha allah jizaka lahu qayra

  • @mohamedweli2129
    @mohamedweli2129 3 года назад +1

    Sheikh Allah haku xafido runti culays bay igu ahayd.

  • @jannogasho730
    @jannogasho730 3 года назад +1

    Jazaka laahu khayran shiikh ajar xasanaad hakasiiyo

  • @NimcoMaxamed-d4r
    @NimcoMaxamed-d4r Год назад

    جزاك الله خير يا استاد

  • @anabhassan6506
    @anabhassan6506 3 года назад

    Mashaallh sheeq Allah ku xifidiyo amiiiin amiiiin amiiiin yarabi 👍🏾❤❤❤

  • @xafsamaxamud158
    @xafsamaxamud158 Год назад

    Msha allh sheekh alle hka aqar siyo

  • @faadil76
    @faadil76 3 года назад +2

    Allaha Ku xafido aduun Iyo aaqiro

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 3 года назад +1

    Jazaakallaah kheyran Aqi

  • @nimcoabdi3435
    @nimcoabdi3435 Год назад

    Kheer ilahay haku siyo shekh jasakalah kheer

  • @AdoontiAlle-ii8eo
    @AdoontiAlle-ii8eo 12 дней назад

    Wll alle ajar hakaa siiyo wlhi qofkuu hayo ama soo maray ayaa dareemi kara waan wareray culays daranba ihayay noloshii geeri baan ka doorbidayy qlbiga i holcayay waswaas baa idhibay balse hada taladan ayaan qaadan yaa rabi caafimadkaygii isoo celi😢🤲

    • @XaajiSamaale
      @XaajiSamaale 2 дня назад

      comment aan rabay inaan kuusoo diro baa youtube iga mamnuucay maadama uusan ogalayn in commentiga lambar la igasa diro anigana intuu marar badan iga diiday baa ku celceliyey sidaa darteed buu iga mamnuucay inaan diro commento dambe.
      Hadaas snapchat leedahay fariin iiga soo dir, magaca ku qoran waa isla" xaaji samaale"

  • @fadumomohamed619
    @fadumomohamed619 3 года назад +3

    Qeyr ka noo sheegtaye ilaahey qeyr ku sheeg

  • @AsAs-rf6vq
    @AsAs-rf6vq 3 года назад +1

    شيخ الله يجزاك الجنه

  • @saynabnuur6922
    @saynabnuur6922 Год назад

    Maasha allah ilaahey ha ina wada xafido

  • @ubaxaqueenubaxaqueen2513
    @ubaxaqueenubaxaqueen2513 3 года назад +3

    Salaalahu calyhii wasalaam

  • @ismyismahan323
    @ismyismahan323 Год назад

    Ilahayow noo dambi dhaaf 🤲😭

  • @abdallaali1833
    @abdallaali1833 3 года назад +2

    Mashallah Allah

  • @nurtomoalin385
    @nurtomoalin385 3 года назад +1

    Sheq allh kubarakeeyo lamarkaaga ayaan ubaahanhy arin muhiim ah ayaan kaarabaa

  • @saqocumar8092
    @saqocumar8092 3 года назад +2

    Maasha Alaah sheekhena

  • @SabirinBabikir
    @SabirinBabikir 10 месяцев назад

    ALLAHU AKBAR ❤❤
    ALHAMDULILAH ❤😢🤲

  • @SafiyosheekhCabdi-iz5lm
    @SafiyosheekhCabdi-iz5lm 8 месяцев назад +1

    Alhu akabr wa arkay sheq

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 года назад +1

    Jizaaka Allah kheyr

  • @Abdilaahidaacad33
    @Abdilaahidaacad33 8 месяцев назад +1

    Allah ha i gargaaro anigu markan camal wanaagsan qabta ayuu waswasku igu badanyahay

  • @ayaanlemohamed5480
    @ayaanlemohamed5480 3 года назад +7

    باقيك تعليم الصلوات ١-صلاة الوتر ٢-صلاة الليل ٣-صلاة الإستسقاء ٤-وصلاة الكسوف والخسوف

  • @barlin7796
    @barlin7796 3 года назад +2

    Masha alaah tabarakallaah

  • @faatimacooking3577
    @faatimacooking3577 2 года назад +1

    AmeeN yaa rabi

  • @fadumonurannimohamed625
    @fadumonurannimohamed625 3 года назад +1

    🎋💗manshalhu amamiin amamiin yaa

  • @hodankeyf3592
    @hodankeyf3592 3 года назад +2

    اللهم آمين يارب العالمين

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Год назад +1

    الله اكبر ولله الحمد

  • @basidfarax9484
    @basidfarax9484 9 месяцев назад

    Insha Allah iso duceya ipliis aya wiswis igu ride

  • @Somali24.
    @Somali24. 2 года назад +1

    اللهم صل على سيدنا محمد

  • @Sacdia1976
    @Sacdia1976 Год назад +2

    Walalyaloow cibaadada badso intaan isdahay baa balaayo igu dacdayna madihi karee wax an afka kasheegi karin ayaa oo aad aad uxu. Aya laigu imtihamay 😢😢😢😢😢waan waalan rabaaa muslimooow iiduceeeya inuu ilhay sideydi hore and igusoceliyo

    • @ramloaadan
      @ramloaadan Год назад

      Sii badso abaayo cibaadada illahey haku caafiyo ❤️🥺 aniga xitaa bukaan socda camal ahay 😢

    • @abdishakuur1498
      @abdishakuur1498 Год назад

      ​@@ramloaadan meeqo Sano ku hayaa wll

    • @ramloaadan
      @ramloaadan Год назад

      @@abdishakuur1498 labo bil

    • @DumarBilla
      @DumarBilla Год назад

      Ilhy hku cafiyo abyo ha joojin pls wad ilhy hnga cafiyo Insh alh wn ka cafimadynaa

    • @Sacdia1976
      @Sacdia1976 Год назад

      Alhamdullilh hada wanficnahay ilhay iguma sooceliyo

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Год назад +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @mukhtarduale7701
    @mukhtarduale7701 3 года назад +2

    MoshaAlalh shiekh

  • @abdishakurhussein9598
    @abdishakurhussein9598 3 года назад +1

    Allahuma Aamiin Allahuma Aamiin Allahuma Aamiin

  • @saidanoor3922
    @saidanoor3922 2 года назад

    Mashallah Allahuma bariik

  • @ahmedhass4627
    @ahmedhass4627 3 года назад +1

    Illahi Aya Ila cafiyay mar aan wareray inan walanahay iyo inkale Kala garan wayay Aya jirtay Alxamdullilah

    • @sadiamohamedhassn4124
      @sadiamohamedhassn4124 3 года назад

      Alxmdulilaah

    • @sadiamohamedhassn4124
      @sadiamohamedhassn4124 3 года назад

      Isoo duceey anigeey ihaystaa taas

    • @mariamaanka2406
      @mariamaanka2406 2 года назад

      @funy vidio wll ani 2020 ilaa hada ayu ihayaa marmarba marka kadanbeeso waa igu siisiyadaaye heer aan gaaray inaa sariirta iska koro waxna qabsan on murug sariirta lasaarnaado, lkn hada dagaal kula jiraa wax walbo niyada kaaga so rido ha israac raacin Allah hanaga caafiyo, hana no kaso inaa ka gulesano tan kale waxaa lasimtaa digriga Allah iyo saliga nabiga sallalahu caleyhi wasalam ❤

    • @mariamaanka2406
      @mariamaanka2406 2 года назад

      @funy vidio dabcan Haa wll kaaga iso aor waxa ku saaran isheeg markaan kugu so darsado delet ka dheh meshaan,

    • @shakracali3486
      @shakracali3486 2 года назад

      @@mariamaanka2406 abyo aniga sariir isaaray hamiga iga qaaday inaa walanahay iyo inkale kalagaramayo qof ku og majiro alle lee og digriga maalin iyo habiin mawadaa

  • @indheeyindheey8105
    @indheeyindheey8105 2 года назад

    Wll kheir allha ku siyo wllhi arinta waxa kaliya ey ahed mida igu tagan ❤🧠

  • @Fardososaid
    @Fardososaid Год назад

    صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم

  • @daadirabdullahi1596
    @daadirabdullahi1596 2 года назад +7

    Wa sid aan damacsanhy ilaa hada wlh inaan daaci alle noqday o aan diinta xaqa ah raaco o aan ku dhaqmo o aan salad iyo soon waxaan aheen qabanin😓😓😓

    • @daadirabdullahi1596
      @daadirabdullahi1596 2 года назад +1

      @funy vidio wll niyada qeer u sheeg hana raaraacin wax o qalbigada ku sheegaayo rajada alle lee marwalbo filo gargaraha allah weeyan asaga filo asagne rajey

    • @AdoontiAlle-ii8eo
      @AdoontiAlle-ii8eo 11 дней назад

      @@daadirabdullahi1596 wll miyuu kugu shacay se maka caafimaaday ani la dhiban iisoo Ducee wll. diinta baro khayr badan shaqayso markaan is idhi ayuu Qalbiga waswas laygaga soo tuuray wax anan af ka sheegi karin wll 😭😭

  • @sucaad111
    @sucaad111 Год назад

    Qayr ilahy haku siiyo

  • @ayanothman4963
    @ayanothman4963 Год назад

    Jazaakallaahu Khayran

  • @miskidaahir6133
    @miskidaahir6133 5 месяцев назад +1

    Isoo duceya walyal ani alaxanun San 😢

    • @AdoontiAlle-ii8eo
      @AdoontiAlle-ii8eo 10 дней назад

      @@miskidaahir6133 maka caafimaaday wll

    • @XaajiSamaale
      @XaajiSamaale 2 дня назад

      Hunno Maxaa la xanuunsan tahay ma waswaaska? 😌

  • @umaahmed6059
    @umaahmed6059 3 года назад +1

    Masha allah sheekh

  • @ciisebarakalefaqi7174
    @ciisebarakalefaqi7174 3 года назад +1

    Maasha allah

  • @azimaabdi344
    @azimaabdi344 2 месяца назад +2

    Aniga waswas xun ayaa igu dhacay inta uu shiiqa shegay oo ah diinta in liiga so maro ama rasuulka xagiisa ama family xita liigu mashquliyo mar walpa waa iska ooyi jiray lkn waan ka cafimaday hdana qalbiga waxaa iiga tagan dhimasho mar walba waan ku fakiraya oo waa iska oyna mar walba meel ayuu ku geyna waswaska ilaahay hanaga caafiyo aan isku duceyno dhamanten

    • @khabiircabdicabdilaahi3949
      @khabiircabdicabdilaahi3949 Месяц назад

      Walaal waxaad samaysaa
      marka uu fikirkaasi kugusoo dhaco
      haka nixin, hanabkasoo qaadin wax saamayn kugu leh,
      waxaadna tidhaahdaa maxaa iga galay ma kolay baan u badheedhay oo aniga la ii qabsanayaa, maxaa iga galay waa iska shaydaan iyo ficilkiisee, hana la murugoon.
      aniga waxa uu iga bilaabay in aan moodo in aan caayayo waalidiin geeriyooday, markaasaan yaxyax iyo naxdin dareeni jiray oo iska ooyi jiray.
      Hadana waxa uu igasoo galay dhinaca Diinta,
      waxana ay ila noqon jirtay in aan Diinta wax xun ka sheegayo.
      ka bacdi oohin iyo naxdin ayay igu noqon jirtay.
      Anigoo sidaa iskaga jira
      ayaan diinta sii bartay oo waxaan ogaaday in waxani yihiin iska waswaas shaydaan oo aanay ahayn wax aan u badheedhay, waxaana fahmay hadaanan ficil u bedelin ama afka kaga dhawaaqin in aan la ii qabsanayn Aakhiro, mudo yar markaan sidaa ula dhaqmay
      fikirkaasi wuu iska baaba'ay.
      Hadana mudo ka dib waxa uu igasoo galay dhinaca faraxalka iyo waxyaabo la mid ah, oo faraxalka ayaan ku dhibtoon jiray.
      mudo ka bacdi waxaan is waydiiyay
      waxa farahan igaga yaal iyo waxa ay i yeelikaraan hadaan iskaba dhaafo oo aanan saabuunba ku faraxalan, ka bacdi faraxalkii waxaan ku dedaalay in aan u faraxasho sida ugu yar ee dadka kale ubfaraxashaan, anigoo yareeyay waqtiga aan faraha maydhayo iyo biyaha aan u isticmaalayo, mudo yar markaan u waday fikirkaasina wuu iska baaba'ay.
      intii wixii ka dambeeyayna
      waxkasta oo uu i hor keenaba qaacidadaas uun baan u mari jiray, ka bacdina dhibkiisu iguma raagi jirin, Maasha Allaah.
      hadaba adigu is waydii oo si sax ah u fikir oo u fiiri fikirkan markaa kugusoo dhacay.
      ogoowna insha Allaah in waxani yihiin wax laga gudbo oo dad badani xaaladaadan iyo ka daran kasoo gudbeen.

    • @khabiircabdicabdilaahi3949
      @khabiircabdicabdilaahi3949 Месяц назад

      Waxaan garanayaa nin marka uu salaada galo, is odhan jiray salaadii kuuma xidhna, oo ku noqnoqon jiray salaad xidhashada, isaga oo is leh weli salaadu kuuma xidhna
      ayuu aabihii arkay, shoow odaygu wuu u fiirsaday in waswaas hayo, ka bacdina odaygii baa ku yidhi
      "Hebeloow, walaahi salaadu way kuu xidhan tahaye sii wado salaada"
      Waxa uu yidhi
      naxdintii aan ka qaaday hadalkaa aabahay, maalin dambe ma waswaasin oo markii hore in aan la i ogayn ayaan moodayay.
      maalintaa ayaana ugu dambaysay waswaaskii salaada ka haystay.
      waxaan garanayaa
      nin kale oo isaguna caruurtiisa iyo xaaskiisa u welweli jiray markasta oo ka biqi jiray in dhibaato ku dhacdo, welwel iyo cabsi awgeed hurdo fiican muu seexan jiray, isaga oo is leh ilaali caruurta, siduu sidaa isaga ahaa
      ayuu maalintii dambe wiil caruurtiisii ka mid ahi
      sun ku qaldamay oo uu cabay.
      naxdintii uu ka qaaday waswaaskii ayaa ka hadhay, waxana uu yidhi
      maalintaa ka bacdi waxaan fahmay
      in aanan anigu cidna ilaalin karin.
      sidii ayuu waswaaskii caruurta ka haystay kaga hadhay.
      markaa walaal waxani waa fikir kugusoo dhacaya oo u baahan in aad iska fujisid.
      Ilaahay waxaan ka baryayaa inuu dhamaan ka caafiyo cidkasta oo la dhibaatoonaysan waswaaska.

    • @AdoontiAlle-ii8eo
      @AdoontiAlle-ii8eo 11 дней назад

      Anigu wllo waxaan ka caafimaaday sanadkii 2024 bilawgisii waswaaska dhimashada iyo kan cudurada heer baan gaadhay aan kansar iyo HIV iskasoo baadho anaan ogayn in waxan waswaas yahay Hada lkn xagii diinta ayuu igaso maray markaan is idhahdo khayr samee ayuu waxanan afka soo marin karin igusoo dhacayaa

  • @leeyloaxmedcartan3806
    @leeyloaxmedcartan3806 2 года назад

    Shiq alle naxaristisa hagu siiyo shiiq was was xaga salaada ayaa igu badan subxana rabiyal cadim madhi hin ayuu idhaha allahu akbartana woow igu adkeyaa san yelaa allow ika qaad waswaswkan alle ibari adiyo mus liinta oo dhan inti ay garto fariintan yaraxman

    • @XaajiSamaale
      @XaajiSamaale 2 дня назад

      Mid oo nadaafada iyo albaabka oo maanta dhan la xirxiraayo kuma haayo miyaa

  • @shemsoomer4976
    @shemsoomer4976 2 года назад

    Aamiin aamiin aamiin yaa Rabi