Game Ayaan Ku Sameeyay 72 Saacadood

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024
  • instagram / hassantimo_
    Download Game: libaax.netlify... (only availabe for pc)
    Game Ayaan Ku Sameeyay 72 Saacadood
    🎬Muuqaalo aad ka heli doontid • Ma Dareemaysaa Kalsoon...
    📧business email: hassanabdirahim21@gmail.com
    Credits
    Brackeys: ‪@Brackeys‬
    Music Produced By: ‪@PandaBeatsMusic‬
    Character Design: craftpix.net/
    Haddii Su'aalo aad haysid comment ga ku reeb, waan kuu soo jawaabayaa!
    ⏰timestamps⏰
    #hassantimo
    About: Somalia,Somaliland,Somali,Waqal Studio 2024,RUclips Tutorial,RUclips Algorithm,Online Income,Make Money Online,Blow Up RUclips Channel,RUclips Video Ideas,Arimaheena,Asad Hagio27,Dadweynaha,Dirlis Abdi,Somali Editor,Hosow Pro,Lacag Samee,Ogaansho,Quran,Shabalaala,Sharma Boy.,sidee lacag loo sameeyaa,sidee loo sameeyaa,sidee loo,sidee,Sidee Loo Bartaa english,sidee english loo bartaa,sidee english ku baran karaa,sidee english ku bartay, food challengee, cunto, asadhagio27, team27, Game Ayaan Ku Sameeyay 72 Saacadood, Game Ayaan Ku Sameeyay 72 Saacadood, Game Ayaan Ku Sameeyay 72 Saacadood, I Made A Video Game in 72 Hours, I Made A Video Game in 72 Hours, I Made A Video Game in 72 Hours

Комментарии • 405

  • @m.bashiirbootaan2824
    @m.bashiirbootaan2824 Месяц назад +47

    Gamkaan waasoo dagsaday Dareen gooni ah buuna xambaarsan yahay maadam qofka Wlaalkey oo Soomali muslim ah Sameeyay 🎉🇸🇴☪️❤️

    • @MrBaraawe
      @MrBaraawe Месяц назад +2

      Somaliga saxda ayaa tahay walahi sxb legend salaaan sare

  • @ILEYSCHANNEL1
    @ILEYSCHANNEL1 2 месяца назад +178

    War lpx keep doing nin wx barty 🫡

    • @war-yg5ft
      @war-yg5ft 2 месяца назад +5

      Ifiye

    • @MaankaMoha
      @MaankaMoha 2 месяца назад +5

      Yow ifiye 😂 to reply you❤

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN 2 месяца назад

      ifiye pro mx 🎉
      lkn sxp
      tusalle sal cml hadii lasameeyo wa xaadi somah
      void AimAtPos(float x, float y)
      {
      //By fredaikis
      float ScreenCenterX = (this.Width / 2);
      float ScreenCenterY = (this.Height / 2);
      float TargetX = 0;
      float TargetY = 0;
      if (x != 0)
      {
      if (x > ScreenCenterX)
      {
      TargetX = -(ScreenCenterX - x);
      TargetX /= AimSpeed;
      if (TargetX + ScreenCenterX > ScreenCenterX * 2) TargetX = 0;
      }
      if (x < ScreenCenterX)
      {
      TargetX = x - ScreenCenterX;
      TargetX /= AimSpeed;
      if (TargetX + ScreenCenterX < 0) TargetX = 0;
      }
      }
      if (y != 0)
      {
      if (y > ScreenCenterY)
      {
      TargetY = -(ScreenCenterY - y);
      TargetY /= AimSpeed;
      if (TargetY + ScreenCenterY > ScreenCenterY * 2) TargetY = 0;
      }
      if (y < ScreenCenterY)
      {
      TargetY = y - ScreenCenterY;
      TargetY /= AimSpeed;
      if (TargetY + ScreenCenterY < 0) TargetY = 0;
      }
      }
      if (!smooth)
      {
      mouse_event(0x0001, (uint)(TargetX), (uint)(TargetY), NULL, NULLPTR);
      return;
      }
      TargetX /= 10;
      TargetY /= 10;
      if (Math.Abs(TargetX) < 1)

    • @AhmedAbdi-fi6bg
      @AhmedAbdi-fi6bg 2 месяца назад +2

      Ifiye team

    • @FitaahYaataa-bn1oe
      @FitaahYaataa-bn1oe 2 месяца назад +2

      IFIYE NOUR 😂😂😂😂

  • @CuruboFlimsHD
    @CuruboFlimsHD 2 месяца назад +47

    Keep going brother

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad 2 месяца назад +33

    Masha allah cilmiga alle Haku barakeeyo

    • @Ahmed_alta
      @Ahmed_alta Месяц назад

      War cabdulaahi daacadoow sxb share out u samee oo channel kaaga qaybta community ga u dhig please

  • @nadifocali3781
    @nadifocali3781 2 месяца назад +34

    Koorso noo biloow waxaad tahay wiilka kaliya ee soomaaliga ah ee aan ku arkay xirfadan asagoo soo gudbinayo ❤❤❤❤❤

  • @AhmedMohamed-tv4zt
    @AhmedMohamed-tv4zt Месяц назад +10

    We need Somali games based on our local realities, the hardest part is the story , hope you will develop more sophisticated games 🎮

    • @hassan_Abdirahim
      @hassan_Abdirahim  Месяц назад +1

      That aint me man 😂 😂

    • @l0wu
      @l0wu Месяц назад +1

      Think about qabil staff on game😂. And some of hagbet uruuris in it. To level up ure Maqaxi 😂

    • @hassan_Abdirahim
      @hassan_Abdirahim  Месяц назад

      @@l0wu hahahahahhahha, commentigii ugu fiicnaa ee aan arko wlhi

  • @hassan_Abdirahim
    @hassan_Abdirahim  2 месяца назад +92

    Download Game: libaax.netlify.app/ (only availabe for pc)

    • @apdiii.s
      @apdiii.s 2 месяца назад +1

      Thats great man , Luqadee ayaad isticmashay

    • @Kingsoodha
      @Kingsoodha 2 месяца назад +2

      Good pro

    • @hamze875
      @hamze875 2 месяца назад +5

      war apdete ka dhig geem ka😂 apps story soo gali

    • @diinijees
      @diinijees 2 месяца назад +2

      Iso qabo anaa waxbad ka og godot engine Maraka hadakadib waxaad ubaahato iso qabo

    • @CAQLiKAAB
      @CAQLiKAAB 2 месяца назад +2

      Waar game ka naga macaane waxyaabaha ka dhiman u soo dhamee video kalena kasoo samee markaa waxyaabaha ka dhiman usoo hagaajinayso part 2

  • @AbasAqil411
    @AbasAqil411 2 месяца назад +14

    Waaw ❤

  • @cabdalecali3794
    @cabdalecali3794 2 месяца назад +20

    Masha alah aad ayee xirfadada usareysaa😮

  • @hufanesk
    @hufanesk 2 месяца назад +18

    waxan leeyahay 4 sano ah khibrada game ka loo sameeyo horaantii waxan soo saarey games fara badan, waxan ku bilaabay unity engine wali midkii aha unity 2019 oo python lagu sameynaayey kadib inkasta oo markii dambe c# ay ka dhigeen.
    game kii iigu horeeyey waxan sameeyey 2019/12 wuxuu ahaa spaceshooter kadib ilaa dhawr sidaa oo yaryar ayaan sameeyey sidoo kale projects keygii waan weyneeyey waxaan soo bartay Animating iyo sida 3D models loo sameeyo kadibna waxaan bilaabay projects keygii iigu weynaa waxan sameeyey game sida GTA oo kale oo iga qaadatay 13 bilood sidoo kale game gaadhi ah oo high ah oo iga qaadatay 6 bilood, kadib waxan bilaabay projectgii iigu weynaa game falastiin iyo yuhuuda oo lasoo xoreynaayo falastiin, waxan u sameeyey dhawr mission, mission 1 oo ah awoodeysi ilaa mission 8 oo ah midkii lagu xoreynaayey waxa iigu dhib adkeyd ayaa ahayd sameynta Animation ka inkasta oo ay hada AI isla daqiiqad kuugu sameynaayo soo baxay kadib markaan rafaaday, anigoo wado projectgaa 8 bilood ayaan is weydiiyay markaan dhamaan soo shaaciyo games keyga oo aan soo gasho playstore iyo appstore ka wran dad intee le'eg ayaa ku waqti beelaayo imisa qof baa dhihi doonto ninkan waqtigii buu naga dilay waxan is weydiiyey amay tahay dambi sababtoo sh game la cayaaraayo kaliya ayaa dad salaada ku dhaafin, waalidkiiso u yeedhaayo ku mashquulin adu cala kuli xaal sidaa baan ku dhaafay arintaas oo waan iska joojiyay. ninka brackeyes ahna waan ku xidhnaan jiray ilaa uu iska dhaafey youtube ka kadibna uu Discord u guurey.
    waxaan bilaabay anigoo ah 14jir waxana kafara qaaday anoo ah 18jir imika.
    waxa jiray waxyaabo qarbush igu noqday sida in projectgi aan waday in uu qof asagoo ogey deledey sidoo kale magaca ka badalay folderadii yo cs filekii sido kalena la delete gareeyey. intaasoo dhan dib iima dhigin lakin waxa dib ii dhigtay in uu yahay dambi

    • @hassan_Abdirahim
      @hassan_Abdirahim  2 месяца назад +1

      way adkaan kartaa inaad ka guurtid shay aad wakhtigaas oo dhan aad waday. mararka qaar sidaas ayaa igu dhacda, lkn decision kaad qaadatay haddii ay ka danbayso sabab wanaagsan, waxba haka warwarin bro, albaabada risiqu way badan yihiin. keep your chin up 😉

    • @omrklnn1749
      @omrklnn1749 Месяц назад +2

      Nin yar oo aad u dadaalaya ayaad tahay sida muuqato sifiicanna ufakaray
      Runtiii sababta aad isaga dhaaftay waa sabab jirta oo sax ah ilaahey dartiis baad uga tagtay badal fiican ayaadna heleysaa inshaa allaah
      Waxaan rajaynayaa in maskaxdaada aad uga faaideysid naftaada, diintaada, dadkaaga iyo dalkaagaba

    • @abdirisakabdirashid7354
      @abdirisakabdirashid7354 Месяц назад

      Bro meel aan kaala Soo xidhiidho isheg

    • @Somali100
      @Somali100 Месяц назад

      Lbx Animation Iyo game hada sameesy nin adaga tahay Ai ayaa mustaqbal leh iyada baro

    • @abdullahiqaasim7120
      @abdullahiqaasim7120 Месяц назад

      Somali Maxamed walle wa dad adag. Saxib wan ku hambalyaynaya goaankas wana kugu taageeraya wixi taageeo lacageed ahna wixi an awoodo wa iga diyaar qof qiimo leh oo waxkasta u qalmaa tahay. Lakin shaydanku iyo asxabta xuni wadadan yaysan kugu so celin . Si wacana wad uga fakartay markad tiri cid bu sabab u noqon karaa inuu salaad ka dahiyo ama waxbarasho seejiyo. Alleylehe caqliga Alle hakuu daayo.

  • @mo.buruuj8424
    @mo.buruuj8424 Месяц назад +4

    Aad iyo aad sxb jill dunida lajanqqadaya aya soomaliya usoobaxay ❤

  • @travelchannel-l1z
    @travelchannel-l1z Месяц назад +4

    War zhp Top tahay laakin zxp ma noo sameyn kartaa coursea lagu baranayo sida gameska lagu sameeyo taaa oo na anfacysa oo faaido inoo ah adiga ajarkuu noqonaysaa. Waa rajeynaya zhp Inaad commentigayga aragtid. Mahadsanid👍

  • @murtidhawr01
    @murtidhawr01 Месяц назад +4

    Cajiib.. garaadka iyo cilmiga allaha ku barakeeyo waxan kugu darsan maadama aad hadda game samaysay inaad samayso wax Somali oo Idil faido u leh.

  • @kamalkaay9925
    @kamalkaay9925 2 месяца назад +12

    A.salam Aleikum Wa Rahma Tullahi Wa Barakatuhu Walal Ad Iyo Aad Ayan Ku Salamay Salan Sharaf Kadib Walal Gacaliye Waxan Ku lee Yahay Qibrad Ad Uu Wanagsan Ona Xirfaad Racsaan Ayu Alle Tabaraka Wa'tacala Ku Siyey Waxa Iga Taala Ah In Ad In Ad Ka Niyad Jabin Waad Gaari Karta Hamiga Sare Herkan Wa Ki Kowaad Blse Gusha Wa Miida Ad Ku Riyaaqi Dontid Haadu Alle Ka Raali Noqdo Ee Waxan Ku Lee Yahay Hore Usoco Never Lose Hope Well Done

    • @hassan_Abdirahim
      @hassan_Abdirahim  2 месяца назад +3

      aad baad u mahadsantay bro, i will never give up taasi waa balan

    • @abdullahiqaasim7120
      @abdullahiqaasim7120 Месяц назад

      Wacalaykuma salaam waraxmatullahi wabarakatuh sazib

  • @MAAWEELOSHEEKO
    @MAAWEELOSHEEKO Месяц назад +2

    Keep going

  • @mohahmed6423
    @mohahmed6423 Месяц назад +2

    Not our normal "reaction videos" finally something different on our feeds.
    This is just great,Brother horeey u soco,guul ayaan kurajeynaa.

  • @Daxiix_filims
    @Daxiix_filims 2 месяца назад +16

    Hadal karimaysid Legend horumar wacan kuleeyay✊

  • @jamilamohamedabdikarim2866
    @jamilamohamedabdikarim2866 27 дней назад

    waxaa u maleenaayay inaa scratch isticmaali doontid lkn you went all out i'm impressed

  • @BistooladBistoolad
    @BistooladBistoolad Месяц назад +1

    War libaax keep going wllhi fikir baa lee dahe

  • @euphoriahope9885
    @euphoriahope9885 Месяц назад

    Brother this is so intriguing and awesome,I'm so proud of my Somalian Brothers, Allahuma baarik walaal.

  • @Ahmet090
    @Ahmet090 Месяц назад +3

    Mansha Allah Bro si fiican ayaad u samaysay, wakhtina waad gelisay Keep going.... New Sub

  • @xidigtamudug932
    @xidigtamudug932 27 дней назад

    Masha allaha gacantaada iyo maskaxdaadu way fadhiyaan walow ay caqabado badan kaaraceen lkn you did it
    Hadal uma baahna realty

  • @yassermoud9750
    @yassermoud9750 Месяц назад +1

    Wa farad wiil somaliyed o game dhisayaa o programmer mashallah horee u soco ❤❤❤ inshallah wad dhameyn dontaa 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Amine-28101
    @Amine-28101 Месяц назад +1

    Somali Developer 🧑‍💻🔥
    Ku salamaya taliyeh 💪🏾

  • @Xasankiko
    @Xasankiko 25 дней назад

    Sxb horay usoco talent aya letahy ha niyad jabin bro

  • @maxamedcabdinur-lj7wg
    @maxamedcabdinur-lj7wg Месяц назад +2

    Intaan iyo in ka bdan . Waad sameeen kartaa Pro.. keep going 🫡

  • @zacknour3988
    @zacknour3988 Месяц назад

    Saaxada RUclipsrs somaliyeed qof kaa hal-abuur badan kuma arag. Horey u soco sxb.

  • @idirisnouh4475
    @idirisnouh4475 Месяц назад +1

    mashallah zxb .Halkaa ka wad oo sii horumari xirfadaada game samaynta

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi 2 месяца назад +5

    Masha allah

  • @hatix4533
    @hatix4533 2 месяца назад +4

    Mansha allah wllhy that is super impressive m gonna try to make my own game too wllhy
    Good job sxb

  • @mohamad-yl7gw
    @mohamad-yl7gw 2 месяца назад +3

    first time seeing somali game dev keep going

  • @Zain_Ahmed-4
    @Zain_Ahmed-4 2 месяца назад +10

    Impossible 😮

  • @YackaBoy117
    @YackaBoy117 2 месяца назад +1

    walahi legend tahay sidaa u wad intaa iyo in kabadan waad gaareesaa

  • @YuusufAli-qz6tx
    @YuusufAli-qz6tx 2 месяца назад +2

    Lph waan daremi kraa juhdiga iyo dadalka aad kubixisay lph wxn kuleyahy Hormar wcn:This Geme on 🔥 👌

  • @ShuaybTani-bl9vr
    @ShuaybTani-bl9vr Месяц назад

    Masha Allah horay ùsoco lph

  • @user-lq4le7bx3r
    @user-lq4le7bx3r Месяц назад

    Keep going lps❤😊

  • @bashiirabdullaahi7699
    @bashiirabdullaahi7699 2 месяца назад +5

    Shaqo wacan sxb, waxaan kugu boorinayaa inaad sii hormariso, Kadibna aad kusoo publish gareeso Steam.

  • @zhugriahmett7539
    @zhugriahmett7539 Месяц назад +2

    Keep going pro🔥

  • @Code_Inspire
    @Code_Inspire 2 месяца назад +2

    nio godot wlhi wa wax kle 😂 mobile ka dhaxdisa ban game 3d ah ku sameyay less than 1 day ❤😂

  • @amiinmustafe8010
    @amiinmustafe8010 2 месяца назад +3

    keep going pro hassan

  • @Malisa84
    @Malisa84 2 месяца назад +4

    Libaax soo jabay 😂😂 I like it

  • @ismaaciilckariin8423
    @ismaaciilckariin8423 Месяц назад

    Hore u soco zxp

  • @mahamedhussienali8263
    @mahamedhussienali8263 Месяц назад

    Good job mate + i can see onepiece at the background

  • @AhmedSaleh-b8v
    @AhmedSaleh-b8v 2 месяца назад +3

    Keep it pro waxaan rajaynayaa inaad sii wadidoontid game_ka
    Hormar wacan👊

  • @suhaybcazkaofficial5179
    @suhaybcazkaofficial5179 Месяц назад +1

    Nin wax bartay zhp hore u soco❤

  • @Apdi999
    @Apdi999 Месяц назад +1

    Hard worker keep up pro 💯🐐

  • @bailong9698
    @bailong9698 2 месяца назад +2

    impressive man really impressive 🎉

  • @ZakiBinCali
    @ZakiBinCali Месяц назад

    Sxb hormar wacan waan soodagsaday wllhi sxb 🎉❤❤❤

  • @HakimNoah24
    @HakimNoah24 2 месяца назад +3

    That was impressive

  • @sumayaahmet
    @sumayaahmet 2 месяца назад +3

    Xasan u are doing amazing keep it up 🎉

  • @ASLAT_TOP.1
    @ASLAT_TOP.1 Месяц назад

    horay u soco sxb soo badina vidiowaka nocana

  • @aishamoha3308
    @aishamoha3308 Месяц назад

    Masha allah kg 🎉
    Aniga aad ayaan u jeclhy ina barto sida app lo sameyo ama game meshan ka bilawo garan la ahay 😢

  • @XOGSIDE
    @XOGSIDE Месяц назад

    Hor mar ayaa ku Rajeynaa🎉🎉Allah kugu anfaco cilmigaga

  • @OsamaApdi
    @OsamaApdi 2 месяца назад +4

    Amazing zxp good job ku leyhy 🎉❤

  • @cheezet8989
    @cheezet8989 Месяц назад

    Hormar wacan sxp

  • @inabile5825
    @inabile5825 2 месяца назад +1

    keep going brotha

  • @mahadamin8072
    @mahadamin8072 Месяц назад

    Is very funny good job bro

  • @IsmacAxmed
    @IsmacAxmed 2 месяца назад +5

    ManshAllah sxb xirfad ayaad leedahay, keep going. 💪💪💪💪

  • @apokorapdirisaaqtube7703
    @apokorapdirisaaqtube7703 Месяц назад

    War zxp bubge oo le inoo samee dee hindi da iyo kr naga baraaje 🎉🎉🎉🎉

  • @ilyaasofficial10
    @ilyaasofficial10 Месяц назад

    Woow masha Allah ❤❤ niow waxasd sameeysa Ludo Lacag realty

  • @abdiladifbarket4339
    @abdiladifbarket4339 Месяц назад +2

    bro you are genius you deserve more subscribers 👏

  • @fawazfowzi1478
    @fawazfowzi1478 2 месяца назад +1

    Nah honestly that is impressive big up my guy.

  • @MuhzinMohdi
    @MuhzinMohdi Месяц назад

    Wow❤

  • @sahracabdirisaaq1873
    @sahracabdirisaaq1873 2 месяца назад

    Waan jeclahy game inaa dhiso waxaana thy qofki ugu horeeyi oo aan arko oo afsoomaali ku dhisaayo amazing 👏

  • @Naja_Omo
    @Naja_Omo Месяц назад +1

    Thank you idea ha marban islaha tijabi xuga ka yara cabsanayey but waxa iga seesay experience aad u fecn thanks mar labaaad I will subscribe you San waxbdan kaga faido ❤❤and I also I have questions which Application you used to develop this game 👍

  • @salmaankan5404
    @salmaankan5404 Месяц назад

    Best video wllhi keep going

  • @munamuhudiinmohamoud8996
    @munamuhudiinmohamoud8996 Месяц назад +2

    Adke ❤

  • @Naano970
    @Naano970 2 месяца назад +1

    Om garooor
    Aaryaa legend wad noo dhumatay 😊keep going pro

  • @Yeah-xx8nz
    @Yeah-xx8nz Месяц назад

    Legendary Keep Going 👏

  • @shamsqani
    @shamsqani 2 месяца назад +1

    sxb soo badi videoyada games ka iyo code ka... thanks

  • @NaasirFaarax-xu1ew
    @NaasirFaarax-xu1ew 2 месяца назад +2

    Libax caruurta ayan isoo dajiyey oo ciyaaran ku idhi 😂
    Keep going brother

  • @XamseOscar
    @XamseOscar 29 дней назад

    Hore usoco pro

  • @abdihakim391
    @abdihakim391 Месяц назад

    Your channel is unique in Somali communities.
    I take a quick look to your videos
    Every single video. You take a challenge by yourself
    Keep going, bro
    New subs

    • @hassan_Abdirahim
      @hassan_Abdirahim  Месяц назад

      Or are you least i try 😂, thanks man i appreciate it

  • @yasinahmed2028
    @yasinahmed2028 2 месяца назад +1

    Amazing! keep going bro

  • @GuledSuldaan-nn5fz
    @GuledSuldaan-nn5fz 2 месяца назад

    ''Hadii aad wax ku fiican tahay haka dhigin bilaash " hormari xirfadaada oo ka dhig mid course lacag ah ❤

    • @hassan_Abdirahim
      @hassan_Abdirahim  2 месяца назад +2

      waxaan jeceluun inaan muuqaalo sameeyo bro

  • @nuurjr961
    @nuurjr961 Месяц назад

    Horey usoco zhp

  • @riderm8303
    @riderm8303 Месяц назад +1

    Adiga oo kale u bahanahay hadaa nahay dhalinta soomaliyeed

  • @Abdohebel48
    @Abdohebel48 Месяц назад

    Wow❤❤🎉

  • @Mahad.cali1
    @Mahad.cali1 2 месяца назад +2

    Wooow

  • @Baariyow90
    @Baariyow90 Месяц назад

    M.a Wll keep it up, I really like it, hopping success for you.

  • @SuleeqoMahdiwali
    @SuleeqoMahdiwali Месяц назад

    Magicii

  • @maryanahmed7082
    @maryanahmed7082 Месяц назад

    Ma sha Allah.❤ subscribe baan ku dhahay wll. Keep going.

  • @ClraxmaanIsmaaciil-or3it
    @ClraxmaanIsmaaciil-or3it 2 месяца назад +1

    Bro more videos manoo soo samaynkartaa sida game loo sameeyo 😢

  • @RuunASMR
    @RuunASMR Месяц назад

    Manshallah xirfad ayaad leedahay ee keep winning walaalo ❤❤❤

  • @Daacad24tv
    @Daacad24tv 25 дней назад

    Wllkey hormar wacan hore usii wado shaqadaada waxaana kaa rajeyneynaa game,kaani iyo game man kale inaad noo keeni doontid ❤

  • @qudhanjomedia
    @qudhanjomedia Месяц назад

    Hore u soco wlhi wad dadaashay

  • @19_.
    @19_. 2 месяца назад +1

    Damn man is doing fine❤😍

  • @vegter_mo
    @vegter_mo Месяц назад

    Keep up the good work brother

  • @Samuelchannel7943
    @Samuelchannel7943 2 месяца назад

    CREATIVITY IS EXTREMELY CRAZY LIKE AINSHTINE 🙃🙃
    PRO THIS IS AMAZING WLHY I WAS WAITING JAVA AND PROGRAMMING LANGS AT THE END OF THE DAY I SAW SOME THING LOOK LIKE DRAGAND DROP
    I GOT ALOT OF MOTIVATION THANKS FOR THAT MAKE THESE VIDS MORE THEY'RE SOOOOO APPRICIATIVE THKS🤛🤛🤛🤛

  • @SareyFarah
    @SareyFarah Месяц назад +1

    Bro code ayaan arkaa ee code maa qortay mise waa design caadi ah waxa aad isticmaashay, hadee coding yihiin luuqadee adeegsatay ma C,C++ mise Javascript midee adeegsatay bro?

  • @muniirno.1youtube24
    @muniirno.1youtube24 Месяц назад

    War wllhi like shere iyo sup xalala wad iga hysa wxno kle weyi ina lala imado ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 congratulations na zxp

  • @faclon.
    @faclon. Месяц назад +1

    Zhp unity aad ayuu u fudud yahay. Good jop

    • @faclon.
      @faclon. Месяц назад

      Unity asset store free ayaan ku isticmaalaa😂

    • @faclon.
      @faclon. Месяц назад

      Zhp unity waxa lagu isticmaalaa C# aad ayay u yar adag tahay laakiin waxa aad la soo dagi kartaa (bolt & playmaker)😊 siiba playmaker aad ugu isticmaal

    • @faclon.
      @faclon. Месяц назад

      Unreal engine. Waa ka ugu adag uguna fiican waxana lagu sameeyay (fortnight iyo GAT6, pubg )
      Lakiin marka af soomali loo micneeyo (Unreal engine )(waa matoor aan caadi ahay🤯)

    • @hassan_Abdirahim
      @hassan_Abdirahim  Месяц назад

      thanks bro

  • @cabdulcazizcali
    @cabdulcazizcali 2 месяца назад

    Nice programmer. Keep going bro

  • @SmilingBirdNest-sl3uh
    @SmilingBirdNest-sl3uh Месяц назад

    M.a cep going

  • @yasirmustafe3231
    @yasirmustafe3231 2 месяца назад

    Waaaw🎉waar waaba game kan waaba kuwaan ugu jeclahay keep going zxp 🙌🏻

  • @Zamuu174
    @Zamuu174 2 месяца назад

    Masha Allah abowe hormar wacan 🫡hoaray u soco🥰waad guuleysane

  • @user-dy6wl5xl9q
    @user-dy6wl5xl9q Месяц назад

    Msha.Allah wll Allah haku xafido

  • @admbnks
    @admbnks 2 месяца назад

    That's was so good this has to be viral

  • @BUSKUTAbuuwalad
    @BUSKUTAbuuwalad Месяц назад +1

    Brother comment ma qori jirin lkn adiga waan kuu soo diriyaa
    Nio inan in badan ku irahdo ban jeclaan lahaa sidee kuula soo xiriira

    • @hassan_Abdirahim
      @hassan_Abdirahim  Месяц назад +1

      Buskudoow legend sxb instagram iga soo qabo 😂

  • @NBMMohamed
    @NBMMohamed 2 месяца назад

    very smart such a user of his brain.
    keep creating bro