qurux ku dhiigle walaahi isku dabeecad baan nhy dadka Ceylan baa la saaxiibaa cuqdad ma yaqaanaan Waana farxad iyo Xushmad socota One love Dadka lagu dadaale❤🤩🦋
Wllhi dad aan ogahay famaliga wax kasugayan Ee ku tabce wax baray halka haben $90 ku casheyan marka dada indha u kala furtay haday wax ku qadanayaan 💯💯🙏
Breakfast was £3 Lunch was £4 Dinner was £2.70 So how did you manage to go and buy noodles and and a mango drink?!?? Did anyone not notice it didn’t add up!!! 😂
Hadli aad doneyso barashada qur aan ka kariim ka wxa ku diyar ah qudus online kala so Xiriir profile Numbarka saran qof walpo donayo hana gala so xiriiro mahad sanisiin
Not trying to cause issues but the hot dog and even the chicken noodles aren’t they not really halal?? Or is it different there in the UK, I’m in Canada and anything I buy from local groceries is vegetarian unless it says “Halal” on them.
Waxaan xasuustaa 1950kii, shan keliya ayaanu Facebook-ga ahayn. Ani, adeerkay iyo saddex qof oo kale gebi ahaanba ma fahmin xaalad sidan oo kale ah. Maanta waxaan ku noolnahay adduun ay dadku waqtigooda ku lumiyaan akhrinta commentigeyka
£10 xitaa 2 times cunto ma ii goyso, £7 chicken burger + £1.50 drink laiga qaata lunchkeya marka ten pound 3 times wax malagu gadan karo hdii aan la is dileyn
FYI: Hot dogs are made from the emulsified meat trimmings of chicken, beef, or pork. This meat mixture is blended with other ingredients (like preservatives, spices, and coloring) into a batter-like substance!! GROSS
HOT DOG noocyo kala duwan baa laga sameeyaa markaa waxa jira mid checking laga sameeyo mid pork laga sameeyo hadii wuu yahay kii pork laga sameeyay waa xaraan hadii uu yahay hot dog chicken waa okay lkn inta badan waxa laga sameeyaa ka pork ama qansiirka restaurant Muslim mooyee ku kale lama aamino vegetables uunbaa laga cunaa meat laagama cuno haday restaurant gaalo leedahay 😊
😂😂 dadka maskinta mesha haku sirin 10 pound wa nothing wa time waye because waxa ad cuntay wax qof 24 hrs ku joogi karo ma ahan hadi subaxi inta cuntay u qofku cuno wa inu qado macqul ah cuna so macqul ma ahan
Inaalilaah showba English dhan eber baad ka tahay. War maxaad Kenya ka qabanaysay maxaad u baran weyday hadaad ba ogeed in visa U.K kuu xareesnaa ood mar uun tagaysay maxaad isu diyaarin weyday?
LIKE , SHARE , COMMENT SUBSCRIBE ROAD TO 1 MILLION IDINKU FANAA WALALAHA NOLOSHA THE FAMILY EMPIRE 👌
Asc sxb inad fican tahy ayan rajeyna sxb 50 dollar ma igu cawin karta bells
Sxb 50 dollar ma igu cawin karta hada xarif tahy
Kkk saan u qoslaaye caanaha yar like and share bror.
Tijabi Jamaican food plz
Quruxku kudhiiglow insha allah mardhow waad gaari 1M wad dadaalkaga ha caajisin 👑👍🥰🌹💯
Hadaad ujeedo magaca nabigeena suuban muxamed scw like saar ❤❤❤❤❤❤
Zcw🥰
scw
Masha Allah fartun iyo akafia garab bay ku noqdeen ilaahay ha isku kiin daayo ❤❤❤
adiga akhrinaayo hadad UK waliga tagin LIKE saar
qurux ku dhiigle walaahi isku dabeecad baan nhy dadka Ceylan baa la saaxiibaa cuqdad ma yaqaanaan Waana farxad iyo Xushmad socota One love Dadka lagu dadaale❤🤩🦋
Wallee farduun waay ku
Taba bartay waa fariid
Maasha allah❤❤
😂😂😂Qurux kudhiigle 1 million coming soon insha Allah 🎉🎉🎉❤❤❤
Wllhi dad aan ogahay famaliga wax kasugayan Ee ku tabce wax baray halka haben $90 ku casheyan marka dada indha u kala furtay haday wax ku qadanayaan 💯💯🙏
Adi intejogtaaa
I entered your write translate and then l understood you thanks 😂❤
@@farxandaacad9875 hadan ku sheego maxad ka faidaysa wllky 🥰
Qurux ku dhiigle good economy abowe 👍👍👍👍
Saawax walba noolasocodsiisid oonoogusookudbisid Aa,ujeceshahay sidaas ookle Aakuujecel nahay tliye keep going😊❤
£10 is a lot tho I haven't been to UK😂😂will carry my leftovers in the fridge for breakfast and save the rest💔💔
Chanelkan markey Fartun sogashe sifcn udawasho bilawe😂😂😂 luv u girl❤❤❤
Walalaha muslinka ah ee wax caawiso waxan idinka codsan laha in aad iga caawisan wiljarka lagu socdo iyo alabta dhaawac lagu dhayo plz 🙏 rabi lixdiina lixad ha idin daaye wlhi waxan ahay wiil sariir jiifo muda 3sano ah fadlan iga kiciya sariirtan waan ku rafadaye
Yaarabi yaa Allah slow ku caawi 😭
Garab igu si inan noqdo RUclipsr muqalka an so dhigay so dawo sxb hadu ku qanciyay waxle isar 🙏 ❣️
Im from Los Angeles USA I explored in this train station damn London is old city it reminds me Mombasa
Queen Duvet ilahey hku xafido
Kuwaygii keep rocking 👑❤️❤️👏
Thanks 😊 video waxa fagmikara dadka caqliga osaxiibka ah kulay aniga wan fahmay micnaha video ga aad ayaad umahadsantahay inaad nakalabarto dalka anan imankararin hadan imanao san wax iskugu filaysinlahayn 😊 xpipi 💋
The two legends Fartuun N lion Qurux kudhigle in the building coming soon 700k in this week insha Allaah 🥰🥰
Legend Jack 🙌🦁👊🏽
I remember when I use to buy £1.99 for a burger meal I don't think it's like that anymore in the uk😢😢ohh I miss Gregg's 😢😢😢
It’s £4.50 burger with meal but sometimes is like £5 but still is fine 😂😂
Breakfast was £3
Lunch was £4
Dinner was £2.70
So how did you manage to go and buy noodles and and a mango drink?!?? Did anyone not notice it didn’t add up!!! 😂
😂😂😂 he thinks all the people that watch him are in Somalia
@@warsanfarah8844😂
I did notice but I had just move on 😌
Suuqa Lidlka wax ka raqiisan ma arkin Aldi ayaana kusoo xigo 😊
Masatahay fidowa nosobadi wagaheley❤❤❤
Waxaad cuntay oo dhan waa very sweet kuuma fiicno cunto fiican cun donot cunto ma aha.
Walaal be careful mobileka meeshaad saartay ilbidhiqsi ayaa lagaa xadankaraa UK is FULL with pickpockets (tuug) is ilaali walaalahay ayaa laga xaday dhowr jeer mid iyadoo wax dhageesanaysa oo headphones ugu jiro ayaa jeebkeeda lagala baxay hadda ogoow headphoneskii ayaa ku rakibnaa mobileka. Dadkan waa belaayo mobile inaad meelo dhigdhigtid jooji.
Adiga 😅😅 saas lagaaga boojeeyay miyay
@@sleepimmediately9107 wax lagu qoslo maaha walaal 😢
Insha allaah 1milyan coming soon
M.allah M.allah thank you so much quruxow in.a keep up the good work in.a
Maxamedbashiirmaxamedcabdiraxmaan.iyo.gabadheyda.fartuun.waa.idin.salaamay.brankiga.badiya
Waliba meelaha aad joogto waa qali balse melha kale £5 ayaa ku samayn lahayd hada rabti Uk every little helps❤ 😮 hada malha aad jogtaan is not halal
Sxp quruxkudhigle you tubrka kaliya aan taageero baa tahay keep going 😊
Pum pum in the house 😢😢😢
1M coming soon
Qurux kudhiigle iyo fartuun Masha'Allaah hore usoco walaloyal❤ 💐 ♥️ 💐
Hadli aad doneyso barashada qur aan ka kariim ka wxa ku diyar ah qudus online kala so Xiriir profile Numbarka saran qof walpo donayo hana gala so xiriiro mahad sanisiin
Yaahda xee ahyd😅😂❤
Am on my way insha allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Not trying to cause issues but the hot dog and even the chicken noodles aren’t they not really halal?? Or is it different there in the UK, I’m in Canada and anything I buy from local groceries is vegetarian unless it says “Halal” on them.
Ma donat io hot dog io rooti ba fetamin io nafaqa arjaga walhi intasu ku nolyhy😂😂😊😂😂😂
Jack legend hore u soco sxp
Legend moha wankusalame saxib sami ciyarta manceti ii real nosodawo
Waxaan xasuustaa 1950kii, shan keliya ayaanu Facebook-ga ahayn. Ani, adeerkay iyo saddex qof oo kale gebi ahaanba ma fahmin xaalad sidan oo kale ah. Maanta waxaan ku noolnahay adduun ay dadku waqtigooda ku lumiyaan akhrinta commentigeyka
😂😂😂
Dhaga hadalka naga daa😂😂
🤩😍😮Masha allah 👌👍🥰💯👏🎉
😋😋💝💕💕💕💕💕💕💕💕💕💙💝💓😁💝💝
😋😋😂😂😂😋💝💝💝💝💝💝🤗😂🤗🤗🤗🤗🤗🤗💝💞😍😍😍😍😋💝💝
Mar walba farxd ku rajeena iyo dholacad wangsan abtu😊😊😊
£10 xitaa 2 times cunto ma ii goyso, £7 chicken burger + £1.50 drink laiga qaata lunchkeya marka ten pound 3 times wax malagu gadan karo hdii aan la is dileyn
Why don't you prepare from your home lunch to take to work?
True 18 or 20 pound daily waye i hve never seen £10 meel xita 3 times wax loga cuno even chicken shop one time wa 6 to 7 pound
Keep up legend qurux ku dhiigle
Waxaa soo gadatay oo dhan casariya ayaa ladhahaa somalia allaha noo dhaafo
Wan ka diday 🍩 doughnut waa laku catila lasku macaateyo 😅😅 ben ta kada tatka is cates ka kijiro yey cunin macan wayay gedkas
Asaga miyaa cayilan marka waba ujeedaa miskiinkee nasftisu wax u iibsanayaaye
inta aan noolahey waan ku garab taaganey
Keep up bro❤️🙏
Donut aa...dhanka nafaqada naga dhisa.
(Moos iyo tifaax ayaa ku darilaheed).
Jack intasu isagu 24 hours isticmala😂😂😂😂
bakhiilnimo inaad u dhimatid aa ka baqaa🤣😅😅
Qurux ku dhiglow sxb iyaah cadaanka ama shiinyska mey garanaayaan ar adiyaa wixi ka galaayo englishka ayat gilini kwrn😅😅
Donholm phase8 maalin aa wax kuduubeysid kusoo agmary 😂
Iso boqda asxaabey ❤❤
I breath and 10£ is gone 🤣🤣😭😭😭
FYI: Hot dogs are made from the emulsified meat trimmings of chicken, beef, or pork. This meat mixture is blended with other ingredients (like preservatives, spices, and coloring) into a batter-like substance!! GROSS
i think they have halal ones
@@fadumoabdiyare204 I think they do UK is not like USA and Canada. Uk has many halal options.
Don’t just judge if you don’t know what it is. Do you really think they would make a vlog them eating things that aren’t halal? 🙈
It is gross you are right and terrible for health.
In uk the lots of halal
Cuna qabateenta maxaa waaye ma guryaha nairobi kenya ma ibsaan rabtaa 😂😂😂😂😂😊
Wax caloosha galo waye Lakin wax nafaqo eh kumajiraan part from the yakult 😂
Lajan qurux kudhiigle and fartuun happy
Hot dog mxaa la yidhaahda ma cuntadii ayda la siinayayba subxaanallaah hhhhhhhh
Keep going
Sxb jacka waxi mariisha sheegi jirtayaba dhaba afka wayne uk 🇬🇧 iyareeya ku dhe
Hot dog 🌭 xaran waye jack ma walatay😂😮
Anigaba marku hot dog cunay dheh 🤣 layabay
HOT DOG noocyo kala duwan baa laga sameeyaa markaa waxa jira mid checking laga sameeyo mid pork laga sameeyo hadii wuu yahay kii pork laga sameeyay waa xaraan hadii uu yahay hot dog chicken waa okay lkn inta badan waxa laga sameeyaa ka pork ama qansiirka restaurant Muslim mooyee ku kale lama aamino vegetables uunbaa laga cunaa meat laagama cuno haday restaurant gaalo leedahay 😊
The family 👪 embai❤
Legend keep going
Mar ka qadada Exeter adigoo dalbanaya arkaye 😂😂
Asc quruxu ku dheegle waxaa soo istimaash £9.70p iyo waxa kale
Talow ma aadi dona mcqul mtahy. 😏
10 maxay goysaa sxb. Waa saxan bariis ee
Horta hotdogs xalaal miya mise maba la qoro xalasha iyo xaranta marka uk la joogo 😂
Gajadhan maxay walalkey basto iyo aaw😂😂😂😂😂
the lagen pro 👌
Birmingham wa cadi Lkn London wa qali waxkasta
Legend❤
£10 no chance specially London
Gaajadii buu ka baxay Alla muxu neyrobi ku gaajooday hah miskiin
Kkkk it's corn dog man is not hot dog
😂😂 dadka maskinta mesha haku sirin 10 pound wa nothing wa time waye because waxa ad cuntay wax qof 24 hrs ku joogi karo ma ahan hadi subaxi inta cuntay u qofku cuno wa inu qado macqul ah cuna so macqul ma ahan
War nio vedeo lagama hayo 😢😢
Todobo bond😂😂
What was our fartun eating the whole time? 😂😂😂
Hot dog is haram from not halal restaurant 😮
Sug sug HOT DOG 🌭 so raxaan ma aheyn 😂
Lkn wllo cuntooyinka ineey xalaalyihiin ma iska ektaa inleen wadankas muslim maahnee
Gobolka sooduub sxb
Is it Halal the hotdog your eating
Aniga kula joogo uk sxb baahi ha isku dilin malinka ugu yara kaligay 15 pound waa iga baxdaa
£15 for food a day?!
👍👍
UK Abar ka jirto yah
Bakhiil
The tou lions ar back 😂
Hanbak lama dhigo miyaa jack funny
Boorsatada iska dhig ina adeer
Habeen ma maalin nooga dhigee 😂😂qada kulahaa
I support you and Fartuun loves you. Forget about Marish...
We mss marish 😊
£10 xe goysaa 😅😅
Inaalilaah showba English dhan eber baad ka tahay. War maxaad Kenya ka qabanaysay maxaad u baran weyday hadaad ba ogeed in visa U.K kuu xareesnaa ood mar uun tagaysay maxaad isu diyaarin weyday?
Sawirka aad saraty badal waxa shaqadada aheyn heysa
@@hamdashiine7145 ma ku fahmin walaal.